Waaraya gabooye waa qabilo badan oo isku jira lakin Madhiban waa reer ka mid gabooye. Marka Cabdi Nasir Macalim waxa uu aha Tumaal maha Madhiban. Allah unaxaristo 🙌Tumaalo reer ayeeday aabo from reer sheikh Muse🥰
HIBAQ MAADAN FAHMIN MOWDUUCA E SI FIICAN U DHAGEYSO,meesheey ka soo jeedaan asalkooda waa yaqaanin ee qabiilo kale bay inan la yaal la yihiin ooy iminka ka tirsanyihiin sidaa u baro sxbeey
Intaadan. Ka soo bandhigin Fanaanka taaiirkhdiisa Soo hubi Oo soo ururi xogtiisa AUN. C/Naasir Mcakin Saciid KU MIIS an dhalan. Ceeldheere Mana. Ahan Madhibaan ee Waa. Beesha Tumaal Reer Dhuusa mareeb weeyaan 1983. Ayuu KU dhintay shil baabuur Bar Bikiiin soo hubso War sugan la. Keen sxb
muqdisho waa magaalada kaliye somalidan ku nooshahay ee marti gelisay 1960 ilaa hada taas waxee kuu cadeyn inee hawiye yihiin dad lala noolaan karo maxee somalida ugu noolaan waayeen boosaaso garoowe laas caano hargeysa bal adi is weydii waa dad qbaiiliista yaal oo ayaga is neceb,
puntland yaaku noolaan karo cali saleemaan aa xil loo diiday oo ayaga la dhashay somali kale kuma noolaan karto ayagaa is neceb oo cuqdad iskula nool isaaq waa sidoo kale hargeysa tag cida gale xil looma dhiibo iyo arab laan gaab aalagu xisaabaa, h/yoonis iyo h/jeclo aa xil ka qabta kaliya, mqudisho abgaal cidaa aheyn xil ma qabato inta kale marti waaye, somali intee saas tahay iska iloow inee nabad noqoto
@@asmaubax4409 wlaalo ilaahay ka cabso Waa kuu jawaabay please raaali galin Iga sii ama ka bixi hadalkaa soo qortay Haddii kale ilaahay ayaa kugu daynayaa !!!!!
fanaanku waa astaan umadi leedahay qabiil ma aha dadka waxaad u sheegaysaan dhallinyarada yaryar ee dalkoodi iyo magacoodi soomaaliyeed baabaayay ka daaya waxaad baraysaan ma waxaad sheegtaan oo kale miyaad waydeen
Juba qabiil kiisa wala yaqaana waa qabiil doloobay oo ka xanaqay koodii waana mareexan eedadiis baana ii sheeg day juba oo diri waana xumeeyay mana soo socono
beenta jooji, C/Jubba wa nin la yaqaan o hawiye ah .wa nin murusade ah. ma mareexaan ba raba iney ku badsadaan, o xabadaha isaga dhigaan ka dibna qaaraan ka aruursadaan.
inan la,yaal waa maxay waar afsoomaaliga ha marin habaabin inan la,yaal waa nin reer uu gabadh kaqabo la,degan takale soomaalidu waa qoomiyad ee qabiil ma aha!
WAXAA ILOOWDEY SALAAD DARBI OO CEYR LA DAGO BEERDILÀCSHE OO OGAADEEN LA DAGO ABDI BAADIL OO DUU.AAD LA DAGO BACALWAAN OO MAJERTEN LA DAGO KULUC OO ISAAQ LA DAGO AXMED INSHAR OLOL OO REER XAMAR LA DAGO SANKA OO WACEYSLE LA DAGO BASHIR ALI XUSEN OO GALJECEL LA DAGO
Kuluc miyaa isaaq la dega, waar naga xishood, Maxamed Axmed Kuluc, asal isaaq, garxajis, habaryoonis reer xuseen, ku dhashay oodewyne, original ina cigaalna qaraabo dhaw ayay ahaayeen
Sax walaahi juba waad ku saxan dahay jarmalka Bari uu joogay baa uu afkiisa uga sheegay gabar aan habar yar u ahay oo ku yiri sax mareexan baanahay lakiin waanala xumeeyay waana war xaqiiq ah daas reer farax ugaas oo reer diini ah waye
@@abdullahiayanle955 habar daa ha dhabdo jubo mahan waxa aad sheegaysid 3 iyo 9 waxad ka wadid ma aqaani anaa faamiligiisa la sheekaysday waa qabiil doloobay wayna is ogyahiin lakiin waa dad 100 sano ka hor soo xanaqay wdaasee waydii asga aniga gabar aan habar yar u ahay buu usheegee ana eedadiis baa ii sheegdee hana wAaalin aryaa muran marbnee qabylad baa idin dat datdee wakase soo waydii asaga
@@dulqarnaylbargaan5594 wax walan baadahay marka ani hadal gaaga dhib uu igu Hayo baa iska yar dameer qayliyay dhib ma jiro waad na ka Yara dhacaan dahay 300 oo sano siyad bare halkee ku noolaa war bahasha iska yaree dee way ku wareerisee 🤣🤣🤣🤣🤣
been baad sheegaysa wuxuu fanka ka soo bilaabay kooxda halgan ee ciidanka guulwadayaasha todobaaatanaadki ka dib markii caan noqday buu waaberi ku wareegay hargeysa loo badelay hargeisa waaberi
Waaraya gabooye waa qabilo badan oo isku jira lakin Madhiban waa reer ka mid gabooye. Marka Cabdi Nasir Macalim waxa uu aha Tumaal maha Madhiban. Allah unaxaristo 🙌Tumaalo reer ayeeday aabo from reer sheikh Muse🥰
WAR cabdi naasir sawirada aad soo dhigtay mid baa ah muuse ismaaciil qalinle, la soco wiilyahow
WAXAAN AQAAN FAYNUUS SHEIKH DAAHIR OO KA SOO JEEDA REER CISMAAN SHEIKH DIR LAAKIIN LADHAQANTAY MAHAMED SUBEER OGAADEEN
Cabdinasir macalin waa reer Dhuusamareeb
Cabduqadir jubo waa murusade wana ina aderkey marixana mahan waa nin murusade xoga joga jojiya matexanow
Maxaa faa'iido ah oo barnaamijkan qabiilka lagga helayaa kk kk. Somali iyo waqti lumis iyo macna la'aan.
Macalin dhiblaawe hawiiye maahan waa kudhaxmilmeen kkkkkk
waqooyi iyo koonfur aad bay u kala dhaqan duwanyihiin
Asc sxb Waxad shegay cabdinaasir macalin siciid uu gaboye madhiban lkn midaas waqalad cabdinaasir m s waa maheerteen Cali xijiijle anaga naqan dadkisa
Waa ka diidan reer soomaaliyeed oo aan qabiilkooda aqoob baa jira sxb wax kale noo sheeg soomaali shaqo aan qabiil ahayn ma lehe
HIBAQ MAADAN FAHMIN MOWDUUCA E SI FIICAN U DHAGEYSO,meesheey ka soo jeedaan asalkooda waa yaqaanin ee qabiilo kale bay inan la yaal la yihiin ooy iminka ka tirsanyihiin sidaa u baro sxbeey
@@bulshadacusub
War inan layaal waa ninka xididkii ladagan.
Balse kuwan oo kale waxaa loogu yeedhaa wey tolooben oo reero kale ayey sheegteen.
Walaalow dadka iyo qabiilada ma kala taqaanid aun c/naasir macalim siciid madhibaan ma aheyn ee tumaal buu ahaa ceel dheerna kuma dhalan waceyslana qabiilada kale ugama sokeynin wiil iyo gabar ayuuna dhalay oo nool ee sidaas ila soco
Abdulaziz Guled wll waa beenale ninkani maalin horena waxu lahaa CabdiNaasir Macalin saciid muuse qalinlena waa isaaq Ciidagale wuu iska hadalay Cumar shuulina Habargidir Saleebaan
Intaadan. Ka soo bandhigin
Fanaanka taaiirkhdiisa
Soo hubi Oo soo ururi xogtiisa
AUN. C/Naasir Mcakin Saciid
KU MIIS an dhalan. Ceeldheere
Mana. Ahan Madhibaan ee
Waa. Beesha Tumaal
Reer Dhuusa mareeb weeyaan
1983. Ayuu KU dhintay shil baabuur
Bar Bikiiin soo hubso
War sugan la. Keen sxb
@@banadirchannel8187 Sxb warkiisa waa sax Dadkeey qaaraanka iyo Xeerka la leeyihiin baa la yaqaan,,tan Tumaal in uu yahay waa ku saxantahay
@@umulkhairahmed168 asc wlaal dadkeennii waa kaas
Ilaahay kama baqaan siday rabaan ayey uhadlaaan
Ushaga wll malinta hore naa Cumer Dhuule Cali iyo Abwaan Hussein Aw Farax oo muse dhairye ama reer sheikh Muse buu dahay Madhiban. Aniga Muse lakin ninkan waxa uu haysta qabilo daa gabooye ka wada tiirsan Madhiban kalaya yaaba wallahi.
Kkkk hoyada was. Ina afrax mig Maa qabil kale aah.
Hhhhhhhhhh kaalaya hee nawada hadiiba amaanle uumurusade aheeyn
Cumarr shooli waa Nin Biiyamaal ah
Iyaa macalin dhiblaawe aa 😂😂waligey ma maqlin ino naga tirsanay allah u naxariisto dad somali wada nahay
Baan badanaa juba ader dadkiisa iyo hooyadadiis iyo walaalhiis ayaan aqaan ???
Beenta jooji.cabdiqadir juba wa hawiye.shoolina waa jareer
Intaad Sheegtay Hawiye ayeey ladagaan Kana midnoqdeen, hadaba waxaa isweydiis leh Hadii Beesha Sidaa ay Umadda umartigaliso , Maxaa Dugaag kadhigay Waqtigan?
faqash aa ah dugaag hawiye waa dadkii maxamed cabdule xasan dhahay derisnimo iyo deegaan ayagaa leh hadee dad xun yihiin maanta maadan joogteen muqdisho walee
muqdisho waa magaalada kaliye somalidan ku nooshahay ee marti gelisay 1960 ilaa hada taas waxee kuu cadeyn inee hawiye yihiin dad lala noolaan karo maxee somalida ugu noolaan waayeen boosaaso garoowe laas caano hargeysa bal adi is weydii waa dad qbaiiliista yaal oo ayaga is neceb,
puntland yaaku noolaan karo cali saleemaan aa xil loo diiday oo ayaga la dhashay somali kale kuma noolaan karto ayagaa is neceb oo cuqdad iskula nool isaaq waa sidoo kale hargeysa tag cida gale xil looma dhiibo iyo arab laan gaab aalagu xisaabaa, h/yoonis iyo h/jeclo aa xil ka qabta kaliya, mqudisho abgaal cidaa aheyn xil ma qabato inta kale marti waaye, somali intee saas tahay iska iloow inee nabad noqoto
soomaali oo dhan waa hal qabiil ee qabiileeste jooji aderr
Abdikadir Juba waa muransade
Sxb faanaan oo dhan waa isku qabiil hakala saarin teeda kii toowba keeno fanka ayaa ku biiray qabiil oo ku qaran ah qeyrka inta jeceyl
Saado cali warsame afkiibaa juuqda gabay hortooday kaqaaday geesuyadu ilayn wawax aan afsomali garanayne intaan looturjumin bay duushay
Waa sax jubo asalkisa waa marexan waa sidii hashi weheliye maalin taasi shaki kuma jiro
Waa marexan weliba reer xirsi waa la ogyahay murusade wuu ka tirsanyahay
sax ma ahan waa nin 3 9la oo murusade juba ee denbiga.iska dhaaf
@@asmaubax4409 wlaalo ilaahay ka cabso
Waa kuu jawaabay please raaali galin
Iga sii ama ka bixi hadalkaa soo qortay
Haddii kale ilaahay ayaa kugu daynayaa !!!!!
@@dulqarnaylbargaan5594 okay wlalo ralli noqo waa sida an maqlay e ma hubo anni sorry
War dadka maxad uso hoysa ? 2023 iyo qabil nin fican matihid
fanaanku waa astaan umadi leedahay qabiil ma aha dadka waxaad u sheegaysaan dhallinyarada yaryar ee dalkoodi iyo magacoodi soomaaliyeed baabaayay ka daaya waxaad baraysaan ma waxaad sheegtaan oo kale miyaad waydeen
Wllo codsi fanaaniintii waaberi soo bandhig fanaaniintii waaberi kuwii isugu colaadda xumaaaaa ee xaga dumarka Ee zanado is laynjiry
cabdi naasir macalin waxaa uu ka soo jeedaa magaalada qalaafe ee degaanka soomaali galbeed
Hees Qalaafe la yiraahdo ayuu qaaday mooyee ,waa nin reer Ceeldheer ah u baro sidaas
Qalinle maaxa sawirkisa meesha keenay?
Waar cidagalow sidani waa noocma maxaa gabooye idin dhexgeeyey kkkkkk😂😂😂
Abduqadir cumar jura waan ka diiday waa nin murursade ah yoyadii waa duduble saxiib aniga aqaan amus jooji ninow waa diiday
Waa cawaan caadi eh wlhi bilaahi anoo abti ii yahay teedakale laf waxaa jirto gondaale eh oo famil kamidaa intey xanaaqeen mariixaan aadeen sxbtey aabeheed aa kamidaa aabeheed mareexaan uu sheegtaa adeerkeed aabeheed ladhashay neh Murusade marka waxa xanaaqay waa familkaas murusadahaa ee maahan mareexaan soo xanaaqay oo murusade soo galay cida juba waa layaqaan waa reer Wardhiigley ninkaan doqonkaa
Juba waa nin murusade Ah Yeeykaa Qaldamin
Qalinle.waa.qolodee
WAA madhibaan
Waxan meesha kalatag ader nin walba cidii uu markaas ka tirsanyahay ayuu kamid yahay e
Juba qabiil kiisa wala yaqaana waa qabiil doloobay oo ka xanaqay koodii waana mareexan eedadiis baana ii sheeg day juba oo diri waana xumeeyay mana soo socono
Yaahuu hooyadis ha ku maqasho
@@rayanacookingchannel4756 ayadaba sheegdee in uu yahay oo u sheeg day mamo kale oo ay qarabo yahiin hooyadiis
Beesha weceesle waa gabooye la dhiig baxa hawiyaha
Cabdinasir wuxu kudhashay meel udhaw dhuso mareeb
Cumar shooli waa beesha xintire oo jareer ah waxay dagaan sh hoose weligii ma sheegan laakin waxaa isu mid ah magaca saleemaan xinteri waa leeyehay saleban iyo xintireba cumar maha h gidir
Habargidir.
Usheeg wlhi bilaahi walalkiis iyo ilmuu dhalaa Wardhiigley isla daganen
@@salma3ahmed890 hada muu hg noqday jaahilad yehey😂😂😂
Marqaatiga noool allaha kuxafdiyo
Jubba waa nin marexan ah waliba reer farah ugas
Kkkkkk kkkkkkk
Ma lays xogaa
yab😂
beenta jooji, C/Jubba wa nin la yaqaan o hawiye ah .wa nin murusade ah. ma mareexaan ba raba iney ku badsadaan, o xabadaha isaga dhigaan ka dibna qaaraan ka aruursadaan.
inan la,yaal waa maxay waar afsoomaaliga ha marin habaabin inan la,yaal waa nin reer uu gabadh kaqabo la,degan takale soomaalidu waa qoomiyad ee qabiil ma aha!
Been badana cabdnasir waa tumaal rer mudug ah galkacyo Somalia anagaba daris lah waa ahlu diin kuligod wnagsan oo khayr badan
Caruur mu dhalay alle haw naxariistee
Allaha u naxariisto cumar shooli asalkiisa jareer weyne waaye waana reer golweyn, golweyn waa tuulo katirsan gobolka shabeelada hoose .
Ani waxaan kuhubaa oo wlhi marqaati ka ahay walalkiis iyo ilmoo dhalay inaa Wardhiigley daris ku eheen waana sidaa sheegtay waa jareer ayakaa kamaqlay oo iigu faani jireen
C/naasir waxaa si bareer udilay mareexaan
Waxa dilay Allah baa uu jada lakin Allah unaxaristo awoowe Cabdi Nasir macalim 🙌
Fanaankii rashiid bulo
Maxamed maxud xeebow lama yaqaano
Waa gaal jecel
Sxb waqtigiiba waxaad ku dhameysey hadal badan. Hadalka nuxurkii guda gal
Wuu idaaliyayba. In uu soo koobo ayay ahayd.
👍
waar riwaayadii waa maadeeys aduunyadu dadkuna wey metelayaan waxa iska leh abwaan Xasan ganay ee beenta dadka kadaa
❤❤❤❤❤❤❤
Adiguna iyaad inan layaal la tahay😁😁
been badaanaa juba waanin murusade ah
Juba waa xirsi faarax reer diini ayay la Dhasheen diini faarax
Diinta orod uga bax waa nin murusadaa sabtiyaa waliba gondaala cadaa anoo abti ii yahay ee daneysta waana ciyaal suuqa bakaraha cidiisa dhan neh waa reer Wardhiigley
Like,Share & Subscribe
Cabdiqadir macalin sicid sidaa cidi uma aqoon adiga ayuun baa xayaysiya
Cabdinaasir Macalin Saciid waa fanaan weyn oo heeso aad u mcn qaaday malaha heesaha iyo isaga ayaadan isu aqoon bal soo baar magaciisa oo soo dhageyso.so dhawow
C/naasir macalin siciid fanaan caan ah ayuu ahaa abwaaniin badan baana hooso u dhiibay waxaa ka mid ahaa abwaan tukaale abwaan maxamad cali kaariye iyo kuwo kale
Adiga ayuun baan aqoon juba iyo c nasir m. Siciid, caan caan dhalay bay ahaayeen
@@yousufabdi74 waar wax ay yihin ma jirto ee hadaa dadka la barayaa
Gabooye= midgaan+ tumaal+ yibir. Midgaan= madhibaan+ muusa dheriyo. reer mudug midgaan oo dhan waxay u yaqaanaan madhibaan, ma dhibaan waa jilib ka mid ah midgaha isla markaan ah gabooye.
Waryaa caayda daa xeebow dhalasho ahan waa gare maantana waa gaaljecl
Xeebow waa nin Eeylo Cali iyo Cabdulle ah sidaa u baro
Juba beeshiisa waa ajuuraan
Asal ahaan miyaa? mise wuu kusoo biirey?;
War naga tag waa murusade dee
❤😂😂😂
Sawirka muuse ismaaciil qalinle maxaad usoo qaadatay🤔
Muse Ismail waa garxajis
Xiiso badan ayey leedahay 😂😂
Niinkan war aanu hubin bu dadka u sheega
Kkkk aadban uqoslay walaahi orod juba kudheh mareexanbaa tahay maxaa been laysku sheegay
WAXAA ILOOWDEY
SALAAD DARBI OO CEYR LA DAGO
BEERDILÀCSHE OO OGAADEEN LA DAGO
ABDI BAADIL OO DUU.AAD LA DAGO
BACALWAAN OO MAJERTEN LA DAGO
KULUC OO ISAAQ LA DAGO
AXMED INSHAR OLOL OO REER XAMAR LA DAGO
SANKA OO WACEYSLE LA DAGO
BASHIR ALI XUSEN OO GALJECEL LA DAGO
Kuluc miyaa isaaq la dega, waar naga xishood, Maxamed Axmed Kuluc, asal isaaq, garxajis, habaryoonis reer xuseen, ku dhashay oodewyne, original ina cigaalna qaraabo dhaw ayay ahaayeen
Fanaaninta dadku yaqaanin inta badan kama sheekaysid wax bagasha ayaad neesha keentay
Kuli mid an can ahayn kuma jiro
Beenloow xeeboow wa nin dagoodi ah
kan Inanla'yaal baa ku cusub
kkkkk
Sax walaahi juba waad ku saxan dahay jarmalka Bari uu joogay baa uu afkiisa uga sheegay gabar aan habar yar u ahay oo ku yiri sax mareexan baanahay lakiin waanala xumeeyay waana war xaqiiq ah daas reer farax ugaas oo reer diini ah waye
Bax baas haku dhabee juba waa 3&9
@@abdullahiayanle955 habar daa ha dhabdo jubo mahan waxa aad sheegaysid 3 iyo 9 waxad ka wadid ma aqaani anaa faamiligiisa la sheekaysday waa qabiil doloobay wayna is ogyahiin lakiin waa dad 100 sano ka hor soo xanaqay wdaasee waydii asga aniga gabar aan habar yar u ahay buu usheegee ana eedadiis baa ii sheegdee hana wAaalin aryaa muran marbnee qabylad baa idin dat datdee wakase soo waydii asaga
@@ayaanabdulkadir5363 wlaal murusade iyo mareexaan waa wlaalo ee taa ogow
Ayaaneey!!! Annaga iyo murusade 300 sano iyo dheeraad ayaa xiriir naga dhexeeyey!!!!!@@
Abaal ay noo galleena maxamed siyaad barre ayaa u abaaal guday eee sidaaa ula soco
@@dulqarnaylbargaan5594 wax walan baadahay marka ani hadal gaaga dhib uu igu Hayo baa iska yar dameer qayliyay dhib ma jiro waad na ka Yara dhacaan dahay 300 oo sano siyad bare halkee ku noolaa war bahasha iska yaree dee way ku wareerisee 🤣🤣🤣🤣🤣
Ruux beentiisa waa ladhacday.
Waar sawirkii muse ismacil qalinle ee kadhashay diriyada ree sheekh isaxaaq gar.ahaan ciidagale ayaad sawirkiisii soosoortay meesha why...?
Juba beenaa ka sheegtay
Waar sawirkii muuse ismaaciil qalinle baad soo saaratee iska hubso shiikhoow waxaad sheegayso, waar niyoow cumar beenaalihii qarnigu ba waa adiga wax walba miyaad noogu sheekaynaysaa neefyahaw
caayda jooji,fikradaada dhiibo ama iska aamus
been baad sheegaysa wuxuu fanka ka soo bilaabay kooxda halgan ee ciidanka guulwadayaasha todobaaatanaadki ka dib markii caan noqday buu waaberi ku wareegay hargeysa loo badelay hargeisa waaberi
Xeebow been ayaad ka sheegtay
Waaryaa cabdiqadir juba sidaa umuu cod wacnayn ee Xasan ganay ayuu daba carari jiray
Qeebta qaraarka 😂