Eebow -- waaberi - Addiss Ababa 1993

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 жов 2024
  • Eebow -- waaberi - shirkii dib u heshiisiinta

КОМЕНТАРІ • 56

  • @benjaminmiralemfahroudin197
    @benjaminmiralemfahroudin197 3 роки тому +12

    This song make me cry really 🥺🥺🥺!
    I don’t know when my Somali people would gonna realize that together we are invincible and the more we fight each other,the more our enemy takes advantage of that and I don’t neither know when we will realize that having different points of view is not a sufficient reason to kill us each other! It’s ok having a differences because we are a huge society, however,what really matters is that we have to live proud of whom we are in our own country and peacefully,because there is only one life chicken minded!!! Or rather you prefer to live eternally emigrating from one country to another in search of Peace! Y’all really suck
    I’m proud of my blood 🩸 and my people but you really hurt my heart

  • @mohamedsaudi4611
    @mohamedsaudi4611 4 роки тому +9

    Inta daawatay wa *WADANI* 🇸🇴

  • @abdirahmanbile2111
    @abdirahmanbile2111 5 років тому +15

    intii iladawanaysa 2019ka like dhaha

  • @waryaawariiri1812
    @waryaawariiri1812 Рік тому +1

    Eebboow anagoo nabad ah - aamiin
    Eebboow arligoo nabad ah - aamiin
    Eebboow ummaddoo nabad ah - aamiin

  • @aadanciise4649
    @aadanciise4649 Рік тому +1

    Eebe hau naxariisto al fanaan axmad naaji sac ow ku geriyoday uk manta ow tariikhtu tahy 9aad 6deeda malin talada 2023

  • @abdiwelihassan7941
    @abdiwelihassan7941 5 років тому +3

    Gebogebaddii Fankii qurux da badnaa ee Abwaankii qaaliga ahaa Maxamed Cali Kaariye

  • @Fadan613
    @Fadan613 2 місяці тому

    Somali Peace Conference, Addis Ababa, 1993
    Ereyadii Abwaan Maxamed Cali Kaariye (AUN)

  • @FartaBaliil
    @FartaBaliil Рік тому

    Waan ooyey runti sababto ah nabad maanu ku dhalan lkn rabbi ayaa ino qadaray fanaaniitan quruxda badan toos maan u arak shaashad uun baan ka arkaa wxaa usababa burburkii inagu dhacay hadaan ka mid ahay jiilka qadartu la kowsaday Alxmdulliah wax waliba😭😭😭😭😭♥️♥️♥️♥️💋💋💋

  • @farxaanzaki5588
    @farxaanzaki5588 3 роки тому +5

    30 ka dib weli Ilaahay kama aanna rejo dhigin. Ilaahayow mar uu na aqbal. Eebbow arligoo nabad ah. Fanaaniinteennii Allow idin xafidm

  • @mariacae1438
    @mariacae1438 5 років тому +6

    Heesta qofka qaaday ama sameeye inaa iska deysan ee micnaha ereyda inaa fahantaan oo dareentan isku daye😭😭😭😭 ilaahow somalia oo nabada idil

  • @saadaqmuuke6311
    @saadaqmuuke6311 Рік тому +1

    The legends 🙌 👏 😢😢

  • @tayebmussa3836
    @tayebmussa3836 7 років тому +4

    waa Hees Qiima badan oo Wadani ah oo dhiiga kicineysa.
    Legends, Ahmad Naji,Xasan Adan iyo Jubba.

  • @abdul1234123
    @abdul1234123 7 років тому +7

    Samatar fanaan kama horeyn fanaana kama danbeenin ereyadii kaariye codkii dahabiga samatar

  • @safiyamusewarsame4243
    @safiyamusewarsame4243 Рік тому

    En sha allah aMin hassan sheikh .eepow aamin yanyo alim alim magalo buhodlle abdi havid handullah haggi abdi

  • @burhansalad1823
    @burhansalad1823 Рік тому

    21-12-2022 waa 30sano kdb heystaan markii laqaday waline wax xal ah maheyno. Oo waxa marena xili qofkii qof dilo qof kale laku badalo meshii uhoseysay nolosha bili adamka

  • @daruusmedia9655
    @daruusmedia9655 6 років тому

    93 shirki ethiopia waqti dher aa kaso waregty allaha u naxristo faninta mesha ka muqata oo geriyoden qarkod

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 7 місяців тому

    Waa hees xusid mudan AHUN Ahmed N Sacad

  • @Camir_________cadde
    @Camir_________cadde 5 місяців тому +1

    2024🇸🇴😭

  • @HIDDAHAOFFICIAL4220
    @HIDDAHAOFFICIAL4220 7 років тому +1

    Eebaw arligoo nabadda
    waan u oomanahee
    Eebaw aamiiin..

  • @abuyaxya3301
    @abuyaxya3301 6 років тому +4

    Xaqiiq markaan dhageeste heestan ilinta wan ceshan wayay ilahow nabad nasii yaarabi ya raxmaan

  • @daruusmedia9655
    @daruusmedia9655 6 років тому +3

    Xusiis walhi 93 xili dhow ma ahan

  • @amalhersi2038
    @amalhersi2038 5 років тому +1

    cooladu inee qarartahye if iyo aqariba la nacebyhy wlle been kumd shgin al fanan abdiqadir mclin juba

  • @ugaashashi7412
    @ugaashashi7412 9 місяців тому

    Xassan aadan

  • @nunow2722
    @nunow2722 5 років тому +7

    Little did they know it was Just the begining of the end.

  • @yuusufdhanto8237
    @yuusufdhanto8237 3 роки тому

    😭😭eebow eebow waan oomanahy

  • @mohamedomar-ul5gy
    @mohamedomar-ul5gy 5 років тому +1

    1993kii ayeey cabadayeen yaa is garay 30 kii sano waxa hadhay 2 sano markaa ka dib somali xal hrlaysaa

  • @DiirharoOnline
    @DiirharoOnline 7 років тому +2

    odayaashayadaa la laqaboo eeboow la ogge ewboow la adkee waa 24sanno kadib walina wax nahaysto waan garan la'nahay.

  • @waraheee4682
    @waraheee4682 7 років тому +1

    alaha yoahaw somaaliyooo nabada amiii

  • @hamdanuur8456
    @hamdanuur8456 4 роки тому

    allhayow nabad iyo nolol dadka somaliyed

  • @leeb1adam754
    @leeb1adam754 7 років тому +2

    heestan waqti dheer ayaa kasoo wareegtay markii laqaaday laakin midhiheeda wali wey taagan tahay

  • @mohamedabdiyoussouf3225
    @mohamedabdiyoussouf3225 10 місяців тому +1

    25 November 2023 baan daawanayaa heestan wakhti aan colaad baahsan uga cabsi qabo dalkayga Somaliland oo xaalad dagaal soo food saartay.
    Halka walaalahay somaliyeed iyaguna sodonkaa sanoba dagaal ku jireen
    Iyagana ilaahay nabad waarta ha siiyo
    Anagana nabada hanoo adkeeyo
    Aamiin amiin aamiin
    Farhan KB

  • @abdiaziizali1263
    @abdiaziizali1263 7 років тому +2

    23 Sano ka hor weli sideedii yaa Rabi

  • @moustaphamohamed1390
    @moustaphamohamed1390 8 років тому +3

    Kooxdi Waaberi iyo Waano Somaliyed haday wax u tarayso.

  • @ilaysbaxay7295
    @ilaysbaxay7295 3 роки тому

    😭😭😭😭😭

  • @nuuradiincalijaamacaxdi150
    @nuuradiincalijaamacaxdi150 8 років тому

    wakhti waayo iyo waano iyo waabari

    • @mazani6815
      @mazani6815 7 років тому

      juba heesta qaybtiisa warqad uuka aqrina kk lol

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal 7 років тому +1

    Ereyadi Maxamed Cali Kaariye?

    • @hamzamohamoud8505
      @hamzamohamoud8505 4 роки тому

      MUDANE SOOYAAL wllo Qarshe ayaa heeskan erayada iska leh laxanka Axmed Naaji ayaa iska leh.

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 3 роки тому

      Koley riwaayadda waxaa lahaa maxamed cali kaariye , heesaheedana waxaan u malenayaa inuu c.qarshe wax kulahaa.

  • @fatimaahmed3754
    @fatimaahmed3754 2 роки тому

    😞😞

  • @ardohodan7118
    @ardohodan7118 5 років тому

    😢😢

  • @abuyaxya3301
    @abuyaxya3301 6 років тому

    😅😅😅😅😅 Eebow amiin

  • @abdallahabukar4902
    @abdallahabukar4902 6 років тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @IsmaAragto
    @IsmaAragto 3 роки тому

    Funny that Magool is singing this song considering the war crimes she partook.

    • @IsmaAragto
      @IsmaAragto 2 роки тому

      @@z7z766 Siilka hooyada iyo Magoolba wase

    • @afrozzz5634
      @afrozzz5634 2 роки тому

      @@IsmaAragto you shouldn’t say that about her, she’s dead. Ilahay ka cabso

  • @omarodaysuge2503
    @omarodaysuge2503 7 років тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedahmedmohamud2240
    @mohamedahmedmohamud2240 4 роки тому

    waa 27 sanno ka hor qadaad weynta ducadooda lama aqbalo