Xudeydi,bashir koobe,cumar dhuule,hassan great,salax qasim,jango,jiim,daud cigaal,mohamed mooge,ragu makala dhacane mid waliba dhinac ayuu ku wacana isbarbardhigna ma galan
Labadaas nin waa labo kaban aad u yaqaano balse marka jimmy iyo saalax, Daa'uud, goobe ,xudeyda markaas oo kale kaban waxee ka noqonayaan arday wax faham
Xudeydi Qarshe ayaa u ahaa macalin Cumar dhuulle Xudeydi ayaa Macalin u ahaa Axmed Naji isagana Cumar dhuulle ayaa Macalin u ahaa waa sida aan ka maqlay dad fanka ehel u ah
Kabanka sugule ugu heysto sixirka lagu walay axmed naji sixray dhahan dadka marka axmed naji xiligi danbe ugu heysata cumar dhule jimi shiq mumin Al fine
Sugule darod aha walida dhaqan tu noqday sugule dorasho Kenya lagu Qaban abahey dhahay aun marka ugu jawabay albabka iyo lamiyeriga fuqsaten sida darishada u fuqsan laheyden bad Kenya isugu so doran rabtin sugule ma walnid abahey dhahay 😂😂😂Aun labada
Xudaydi Waa No. 1 sxb Number 2 waa Cumar Dhuule No 3 Jiim Sh. Moumin No 4 waa Aways Goobe No. 5 waa Ahmed Ali Egal No.6 waa Dauud Ali masxaf
Salaax qaasim hadaaba sheegin kaban waxbo kama taqaanid sxb
@@abshircarab18 sxb raga meesha marayaa saalax qaasim ma barbardhigi kartid
@@abshircarab18 Xudaydi waa aabaha kamanka markaasaad saalax qaasim na horwadaa
Wad keentay lkn 4 iyo 5 bad Kala hordhigtay
@@SaidOsman-ob9ek kolay sxb waa qof iyo dookhii waayo ma jirto daraasad & qiimayn lagu sameeyay si loo kala saaro
Cigaal waxa uu kamid ahaa 4 nin ee dhanka laxanka u haystay wuxuuna laxameeyey heeso badan iyo riwaayado waxaa ka mid ahaa heesaha wayska xaal aduun 2 sida laba isjeceloo laydhsanayaa fiidkii 3 dayaxii madoobaa 4 12 jeer iguso ligligataa 5 shawahaada iga daa 6 galaydh 7 allahayoow inoo shahal 8 dadnimada aqoonso 9 intaan doonida wadaayo dhuyaalay awgaa Saalax Qaasim iyo khadra daahir ayaa markii bambe wada qaaday afka lagama sheegto iyo waxaanahay nin caano iyo iyo riwayado badan waxaan ka mid ahaa jin iyo jacayl 2 beeraye nasiibkay 3 biyo Sara tagay 4 dab jayal kariwaa 5 dhado roob noqon wayad 6 aabahay ka samray ee adiga 7 nina waal nina waani 8 hagar daamada guurka 9 dirqi maaha jacayl 10 jacayl boob uma baahna masiibada aduunyada heesta haldhaa isgaa codeeyey markaa cigaal lamasoo koobi kadho heesaha iyo iyo riwaayadaha uu codeeyey laakiinse Anigu waxaa aad u jeclahay heesta masal guuro caashaqu cigaal ayaa codeeye
AHUN Jiim
AHUN Xudaydi
AHUN Daauud
AHUN Cumar dhuule
AHN Aways Goobe
AHN Xasan Sabriye afrax
Hassan Garayt
AHUN Axmed naaji
Saalax qaasim
Axmed A Cigaal
1. Jiim sh. Muumin
2. Kooshin yare
3. Daauud cali
4. Xudaydi
5. Maxamed Miyir
6. CUMAR DHUULE
7. Saalax Qaasin
8. Axmed Cali Cigaa
9. C/naasir M. Caydiid
10.Aweeys Goobe
11.Bashiir Xadi
12 Barre M. Fiidow
Xudaydi
Xassan great
Jiim sheekh
Daauud
Cumar dhuule
C/naasir macalin caydiid
Saalax qaasin
Cigaal
Shamuuri
@@ahmedabdilahi3718xassan great dhadhan mabo lahane
Awees goobe 1
Aragtidayda waa saalax qaasim
Nr 1 waa Jiim Sh Muumin cidina kumasoo xigto.
Kanfiirso asuunkoo dhan waa lagu tartamaa kaalinta 1 kaalinta 2aad kaalinta 3aad kaalinta 4aad kaal8nta 5aad iwm.
@@Allaahu_akbbar jiim tartan kumabo jiro ee kuwa kale un halaga hadlo
Xudeydi,bashir koobe,cumar dhuule,hassan great,salax qasim,jango,jiim,daud cigaal,mohamed mooge,ragu makala dhacane mid waliba dhinac ayuu ku wacana isbarbardhigna ma galan
Fanaan buuxa waa axmed Cali cigaal oo buuxiyey 5 qodob ee fanaanka tumista heesaaga midhaha maslaxa iyo raxeeye ama subciska❤❤❤❤ fanaanku waa kaas axmed naji okale
Jiim👍
Cigaal no 1 daauud 2 s qaasim 3
Abwan Omar cheik waxnsiyay jibshekh muumin
Sxbkay aweys abuukar nuur (goobe)intii dhimatay Allah ha u naxariisto Aamiin insha Allah
Walsall Adiga raali ha Horta soo Basto Adana fanka iyo Tariq’s Tansaniya
Jiim sh muumin
Si fiican ayaad ubaratey xayeysiinta munkar.lkn maanta maxay kusuganyihiin .illaahay ha unaxariisto.
Jiim 1 iyo xudeydi 2 dhuule 3
waxaad ka tagtay ismaciil ashari sxb
Axmed c cigaal iyo salax Qasim labadoda school ayey ugu so baxeen waana top
Axmed Cali Cigaal halkees u waddaan ?
Cigaal waa kabanayste wayn iyo mulaxamiiste
1. Jiim sh muumin Aun always number one ❤
1 waa Jiim Sh. Muumin
MUYUUSIG MAAN!!! I WEEK IN MAAYNDH
GUUL iyo GOBANIMO Buulshada Cusub. Fanka iyo Suugaanta SOMALIYEED 🇸🇴 ♥️ ❤️ 😍
Yaab waa adiunyo. Waxaan la yaabanahay meel kaban lagu sheegayo oo ay ka maqan yihiin Axmed Nuur Jaangow iyo Xasan garayd
Labadaas nin waa labo kaban aad u yaqaano balse marka jimmy iyo saalax, Daa'uud, goobe ,xudeyda markaas oo kale kaban waxee ka noqonayaan arday wax faham
Cabdi baadil iyo kamanle ma ilowday
Ciyaal weeye abdi baadil ragaa waa ragii fanka salka udhigay
Cabdi baadil ciyaal ma ahan sxb
Xudeydi Qarshe ayaa u ahaa macalin Cumar dhuulle Xudeydi ayaa Macalin u ahaa
Axmed Naji isagana Cumar dhuulle ayaa Macalin u ahaa waa sida aan ka maqlay dad fanka ehel u ah
#BUSHADA CUSUB kahor intaanad barnaamijka samayn raadi xog ku saabsan mowduuca aad ka hadlayso.
Oo kala baro Mulaxan iyo Musishan.
Tusaale. Heesta Cajabeey waxaa laxanka u sameeyey Cabdikariin Jiir AHN
Adna waxaad ku sheegtay Jiim !!!
Heesta Cajabeey Kabanka Jiim baa garaacayaa,Se Ma oran laxanka buu sameyay.Thank u
Cigaal kaban kiisu waa siiqad gooniya siduu kabank u tumo waa style gooniya
Waa run...Seddexda ugu laxansamaynta ugu dhaqso badan ..1 Cigaal 2 Goobeh 3 Gacayte
Hanuuniye jaangow abdibadil jiim goobe
AHU 1- Jim Sheekh
AHU 2- Daa’uud Cali
AHU 3- Xudeydi
AHU 4- Cumar Dhuule
My opinion .
Dadku waa wada tumi jireen lkn gacan jiim lamid ah somalida masoo marin
AAMIIN IS KA DHE!!!
Waxaad ka tagtay macalinki waynaa Axmed Nuur Jaangow.
1. Jiim sh.muumin.
2. Xudaydi.
3. Saalax Qaasim.
4. Daa-uud Masxaf.
5. A.nuur jaangoo.
6. Axmed Cali Cigaal.
7: Cumar dhuule.
8. Maxamed mooge.
9. Xasan great.
10. Goobe.
Aaway axmed nuur jaangow macallinkii Kabanka
Jaangow Alle haw naxariistee laxameyste cajiibuu ahaa lkn kabaniste kaban lagu qadderiyo maaheyn macnaha kabaniste si gaar ah loo xuso maaha.
looma dhammo cumar mahdi aaway?
1 waa jimmy sheikh mumin
Daauud cali maslax
1
Jiim
2. Maxamed mooge
3 saalax qaasin
Igaal caadi maaha axmed Cali igaal caadi maaha heesaha khadra daahir cige heesaheeda qaraacay
Xudeydi Aabaha Cuudka, Daa''uud Maslax Electrica
Axmed Cali cigaal no 1
Garaacista iyo Tummidda CUUDKA ama KABANKA waa lagu kala horreeyey dadkuna isku JIIL ma aha mana ahayn wayna kala gacan macaan yihiin sida XUDEEYDI iyo Daa'uud A.Masxaf isku waqti ma ahayn mana isku soo gaarin fanka, waxaa isku JIIL ahaa XUDEEYDI iskuna soo gaaray fanka Cumar dhuulle -Ahmed Naaji- Xasan Greet-. Jiilkii dambe waxaa hoggaaminayey JIIMY SHEEKH MUUMIN _CIGAAL -SAALAX QAASIM- AWEES GOOBBE- markaas ka dib waa DAA'UUD Ali MAsxaf , marka anigu intaan kabanka ka aqaanno waxaa ugu gacan macaan -DAA'UUD- AHMED NAAJI iyo JIIMMY
Aaway saalax qaasim
1waxan siin lahaa jiim shekh muumin 2 dauud cali 3 waa goobe 4 salax qaasim 5 axmed cali cigaal
Waxad hilmantay Hassan great iyo hudeyfi iyo Ahmed nur jango
Waa raggii qaaciga tumi garaaci oo jiray oo keliya,raggii kale macalimiinta ahaa waan sheegay sida Axmed Naaji,Xudeydi IWM.,THABKS
Magac hore ayaa u baxay Xudaydi ii kuwa hore. Laakiin Jiim waa 1. Daauud waa 2
1: Jiim 2: Daa'ud 3: Saalax 4: Cigaal
Numbar 1 saalax qaasim
Aways Abu Bakar Cabdalraxmaan [ Goobeh ]...Waxa uu ahaa sida Phil Collins of 🇬🇧
Jiim sh muumin 1aad
1jiim sheeq mumin 2 axmed nuure iidow jaango 3 saalax qasim naaji
CANJALAD Mise CAJALAD?
Kkk
1 somaliya jiimi aun 2 cumar dhule aun 3 goobe aun 4 daud aun
Jiim 1 daud 2 xudefi 3 goobe 4 axmed naaji 4 gaywaroow 5
1 Jimmy sh.muumin
cumar dhuule
Cigal special one
Heesa u Timo waa siqad goni
Allow unaxristo wallkas gobe❤
NINKA UGU BADAN WAA GOOBE IYO SAALAX QAASIN
1 jiim sh muumin
Axmed Cali cigaal is the first
Jim gacan ka macaan kaban ma tumin
Kuwa hadda Nool. Fil fil.Nuurdiin.al ustaad marduuf.al ustaad muqbil.kuso dara hee kuwa kale....
Jiim shiikh muunin 1
Canjalada maaha
Kabanka boqorka cuudka xudadi 2 cumar dhuule 3 xasan sabriye afrax xsn garaad
War axmed Cali cigaal caadi maaha
Makala dhacaan lkn sidan Ayan Kuala horeysiin lahaa
1 UNH Jiim sheikh muumin
2 AUN. Cumar dhuule
3- Xudeydi
4 Daa,uud calj musxaf
5 Saalax Qaasim
6 AUN Xasan garayt
Allah unaxristo intii dhimatay bahdii fanka
1 jiim 2 daauud 3 xudaydi
1 saalax qaasim
Jiimi
Canjaladihii bella ku degtey
WAA CAJALADIHII KKKK
1945 xudaydii iyo axmed naaji iyo jiimi sheekh
Hadal ayaad Heysaan Aaway Ninkii Kabanka la hadli Jirey ,Weliba dadkii uu kabanka Baray waxaa Ka mid Ahaa Marxuum Daa'uud Cali Masxaf..Waana Cumar C/lle Shooli..Madaalihii hoballadii Waaberi Allah Yaaraxma..Aamiin Aamiin...Scww.
Cumar dhuule
No.1.cumar dhuule
Kabanka sugule ugu heysto sixirka lagu walay axmed naji sixray dhahan dadka marka axmed naji xiligi danbe ugu heysata cumar dhule jimi shiq mumin Al fine
1 jiim 2 xudeeydi 3 daa uud cali masxaf ahmed naaji4 m mooge saalax5 cumar dhuule goobe 7 cigaal hanuuniye waa badan yihiin intaa weeye xulka
XUDAYDI 2 JIIMI 3 GOOBE 4 CIGAAL 5 DAA.UUD 6 DHUULE
Lambar wa jiim ilahey ha cafiyo❤
@@AbdiraxmanHussein-y8o alaha u naxariisto jiim
HEESta cajabay cajiibey waxaa tumaya ninkii hesta laxankeeda sameeyey waa xasan garaat
I) jiim
2) in xudaydi
3) da,ud
4) goobe
5) A naaji
6) saalax
Alahaunaxristo awes❤
Waad mahadaantahay lakin hees fican u madsoqaban aweys gobe
Aways goobo
Jiim cid gaadhysaa majirto
MUSTDAVAA GIBILCD
Aqoon gaab
NOORWAYNA KAA RARA!!!
Kani qabyaalad badanaa, ragii reer waqooyiga ee giitaarka iyo aabaha fanka ahaa midh kagamuu soo darin, giitaarkii cabdilaahi qarshe, maxamed mooge, cabdinaasir macalin caydiid, faysal cumar mushteeg, dararamle, cabdi qays, dacar
Sxb meesha waxaana ka maqan cumar dhuule, waa qabyaaladiiste ninkan
1Saalax qasin.2dhuule.3daauud.Axmed.naaji
Salax Qaasin iyo jaango
Xayeysiis ayaad ka buuxisay waqtigiiba ?
Waxaa fiicnayd inaad min 5 daqiiqo siiso dadwaynahana usoo bandhigto??
XUDAYDI 2 GOOBE 3 JIIN SAALAX 4 CIGAAL 5 CUMAR DHUULE 6 CABDIQADIR MUUSE 7 DAA.UUD 8 NAAJI 9 XASAN GAREYT
Been iyo eexda joojiya 1Axmed Naaji 2 saalax qaasim
Cumar Shooli 3....thanks.
1 jiim
Yaa ku yiri "Xudeydi iyo Axmed Naaji waa lambar one"?
Wax aadan aqoon ha dabbaalan!
AHUN jiim
Ahun xudeydi
AHUN daud
Ahun Maxamed mooge
Ahun Cumar dhuule
Ahun salax qasim
Ninki digfer awey.khatar bu ahaa.
Sugule darod aha walida dhaqan tu noqday sugule dorasho Kenya lagu Qaban abahey dhahay aun marka ugu jawabay albabka iyo lamiyeriga fuqsaten sida darishada u fuqsan laheyden bad Kenya isugu so doran rabtin sugule ma walnid abahey dhahay 😂😂😂Aun labada
Hhhhhhh
Sugulahas yoo yhy
@@abshircarab18 Sugulle waa Macalinkii ugu qatarsanaa Organka Kooxihii Soomaaliya,wuxuu ka tirsanaa Kooxdii Iftin ee Wasaaraddi Waxbarasha iyo Barbaarinta.