Ibrahim Caydid oo ka hadlay Diyarad Drone ah oo khal-khal Amni ku Riday Safarada Itobiya ee Hargeysa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 133

  • @warfaachanel1473
    @warfaachanel1473 Годину тому +2

    Run iyo xaqiiq ayaad sheegtay mujaahid ibraahim caydiid

  • @Sirad47
    @Sirad47 2 години тому +2

    Ibarahim Caydid; waa Cabdiwaraabihi labaad...Allah haku barakeeyo.

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 4 години тому +7

    GUUUL madax waynihii hore muuse Biixi cabd❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd 41 хвилина тому +2

    Somaliland Guul iyo gobanimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @FadxiyaMowliid
    @FadxiyaMowliid 4 години тому +6

    Geesi guuul masha allah guuul Ibrahim guuul 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @BarwaqoAbdilahi-n9i
    @BarwaqoAbdilahi-n9i 2 години тому +2

    Ibrihim ceydiid waa geesi qaren nolow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Ladhere❤❤❤❤❤❤

  • @abdihussein9554
    @abdihussein9554 4 години тому +8

    Allah bless you Ibrahim. VIVA Somaliland Republic. Nolow Red Sea News.

  • @MohamedDahir-w3v
    @MohamedDahir-w3v 4 години тому +8

    Jesaakum laah mujaahid ibraahin caydiid alle haku barakeeyo

  • @Yoo-g5n
    @Yoo-g5n 4 години тому +6

    Geesi geesi dhalay noolow ibrahim caydiid waanu ku wadanaa runsheeg

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707
    @baadhitaanadawararkaabdira8707 3 години тому +7

    Hala haku xafido

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 години тому +4

    Baska waxay rabaan in la Aqoosan somalilaan ilahayow naga qabo cadowga somalilaan imrahim caydiid ilahay haku xafido guuleyso hore u soco 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤👍👏👏👏👏

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 4 години тому +9

    Xayaakallaah Daljire ibraahiim caydiid iyo weriye illeeye

    • @HanaQalbi-x2j
      @HanaQalbi-x2j 4 години тому

      Wadani ciro iyo shacabka iyo ciidamada ayey isku lisayaan ciroy ka hadal nimankaa qaranka duminaya

  • @avoidcruel744
    @avoidcruel744 2 години тому +1

    Noolaw oo guulayso Ibrahim Caydiid❤. Guul Somaliland❤

    • @AbdirashidHassan-b9o
      @AbdirashidHassan-b9o Годину тому

      Sacabka haddii aan xeeladdi ku jirrin maxaa habeenkii loo tumaa, duufle ma sacad musaa, maxaa ilaaladda muse ka gallay

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 Годину тому +1

    Ibraahin caydiid ilaahayoow noo xafid waa nin xalaala FROM Allaybaday khadar dhukur waxaan arkidoonnaa isaga oo orodka ku xaaray sidii neef takari fuushay

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 4 години тому +2

    Gud S Gaashaan Alle haku xafido fidaareynka Waaranka iyo Arrinka Khadar guunba waa Ka tashaday ee Tasho ciidan iyo maamul samayso Khasaaruhu iyaguu u yaal meel ogow thanks Siciid

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 4 години тому +4

    reer samaterki gacanta kululaa ayaan khadar helin

  • @fahmi1435
    @fahmi1435 2 години тому +1

    Alle haku xafido ibraahim caydiid iyo ree somalilnd inta daacada ah

  • @maxamedsiciid8390
    @maxamedsiciid8390 3 години тому +3

    Muse biixi anagayaa ilaalin oo qoryaha lasoobi biixi khadar dhukurow car nookaalay

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 години тому +1

    Imrahim caydiid Adaa lugugu ilbayaa waxay samenayaan tolkaa Adba waad ka dhalatay lakiin waxa ls yidhi uur hooyo Ayaa eexasho lega bartaa noolow in badan 🎉🎉❤❤❤

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 4 години тому +7

    Xirsi halaga eryo xusbiga wadani.

  • @maxamuudibraahin5814
    @maxamuudibraahin5814 3 години тому +3

    Mujahid ibraahin caydid xaqa ayaad ku adintaa allahakuxafido

  • @MUSTAFEMAXAMEDCiise-d6o
    @MUSTAFEMAXAMEDCiise-d6o 2 години тому +1

    Yaa ku daca mudane muuse bixii cabdi waa halya parna

  • @CabdisalanDilaal
    @CabdisalanDilaal 4 години тому +4

    Daljire.guuul.guuul.

  • @cabdixuseen2686
    @cabdixuseen2686 Годину тому

    Red Sea network ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @ismaelgure3992
    @ismaelgure3992 3 години тому +1

    ❤❤❤❤❤ 👍👋

  • @marianh123
    @marianh123 2 години тому

    Waad mahadsantahay

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 години тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 16 хвилин тому

    Khadar dhukur ilahay haynaga qabto cadawga somaliland buu ushaqeeya ciro miyula ogyahayo wukuraba sidaa somaliya waxay ttidhi waa in abniga somaliland khalkhal lageliya dagaal waxba waanukaga qaadi weyne Si aanlo ictoraafin allah haynaga qabto cadawga ❤❤❤❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 години тому +2

    IBRAAHIM WUU INAGU DAALLAY

  • @MaxamuudMeecaad-b6j
    @MaxamuudMeecaad-b6j 3 години тому +1

    Somaliland yay ayaa qabsatay shacabka somaliland waa inay iska qabtaan ooy muduharaadu ku dhaqan lagaga hortago waxa ay wadaan somaliland guul ❤❤❤❤cadawga somaliland waa soomaliya iyo jabuuti iyo masar iyo turky iyo qadar iyo wadani iyo Elantra iyo jayne alaha haligo inshallaahu masar iyo turky iyo qadar iyo wadani iyo Elantra iyo jayne alaha haligo inshallaahu

  • @Mohamed-u2z-b8c
    @Mohamed-u2z-b8c 3 години тому +1

    Allow sahal amuuraha

  • @deedee8934
    @deedee8934 3 години тому +1

    Horta ninka siciid red sea network suaalada uweydiyo waan la yaaba. Safaraad dal kale leeyihin inad drone dawlaada ay la joogan dul mariyaan waa mabnuc, because safaaradu waxaad tahay dal kale. It is generally not allowed to fly a drone over an embassy, as this is considered a restricted airspace due to security concerns and potential privacy violations, making it illegal in most jurisdictions.

  • @sabahgoth1081
    @sabahgoth1081 3 години тому +3

    Toloow muuse maxaa laga rabaa

    • @caliducaale464
      @caliducaale464 16 хвилин тому

      Muuse cadaw dibeda ahbaa dilkiisa loo fududaynayaa iyo dawladihii uu ciilay sirdoonkii dili lahaana lagayaabee inay dalka maanta joogaan

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed3380 4 години тому +5

    Garxajisow hore u kala dira wadanka ha kusii daahina😂😂😂😂😂😂

    • @Abdirahmanmohamed5104
      @Abdirahmanmohamed5104 4 години тому +1

      Hayna kala gurin wll

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 4 години тому +1

      HHHHHHH YAA MAAD SUGI LA DIHIIN BA HOYADIIN ANAGA WASNA FAQASH HAWIYE DAROOD TANI WAA WADANKAYGII FAQASH KUMA DOORSANAYO

    • @f.warsame1069
      @f.warsame1069 3 години тому +2

      Yaa Allah jabi Cadawga Somaliland AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 3 години тому +1

    Wixii la Doortay ma Ayagaaba khal-khal gelinaya wadanka,sowtii iyagoon Madax ahayn oo Mucaarad aan Daacad ahayn ahaa Ciidanka haystay Maxaa Ka siya Jaahiliinta shaqadoodiiba weli may garan, Maxay uga hadli waayeen waxa ka dhacaya hareeraha,ilaahay ha ka Qabto Ummadda,Fidno Abuurka,waa wax laga xishoodo waxa la soo sheegayaa😂

  • @dualehissak1536
    @dualehissak1536 4 години тому +1

    🙏🏿🙏🏿🙏🏿

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 3 години тому +1

    walee garbaad ku hadleysaaye markalaa lagaran

  • @MukhtaarCumar549
    @MukhtaarCumar549 3 години тому +1

    Maa laga yaba iin ninkani UU shageanyo cid kale oo donaysa iin layisku diro reer Somaliland sidi tii ololaha

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 4 години тому +2

    Dad jahilina iga dheh😂😂

  • @mahmoudxasan7041
    @mahmoudxasan7041 3 години тому +1

    Koox xanuunsanaysa ayaa taladii waddanka inoo qabatay alle ha sahlo waddanku 34sano ayuu qarka u saaran yahay inuu dib

  • @faysalabdirahman
    @faysalabdirahman 2 години тому

    Wallahi dowladan cusub hadey sidan udhaqanto meel dheer ayaa lagadooni .maxaan layahay muuse iso hawlihiisa faraha kala baxa wa hadii dowladnimo ladonayo

  • @XasanIpraahin
    @XasanIpraahin 3 години тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 години тому

    Waad sheegtay ibraahin meeshii muuse in lagu mashquulay talo waa ta alle

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 години тому +1

    IN LAGU KALO TAGO AYEY RABAAN LKN GUUSHU WAXAY KU DAMBAYN INTA WARANKA JECEL

  • @JaamacMaxamed-m6o
    @JaamacMaxamed-m6o 2 години тому

    Ninkaas inacaydiid waa keleb furfurka soomaalilaan buu kashaqeeyaa

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 4 години тому +1

    Oo Cirro hadu ka hadliwayo oo uu qaban wayo khadar dhukur isaga bari ya ilaalin ilayn xukunka ku warimayee

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 3 години тому +1

    Reerki Kursiga ku dagaalamayay maxa helay mar hadi ay Kursigiiku fadhisteen waa inay Qaranka ilaaliyaan oo Raga M/Weynaha fashilinaya ka qabtaan.

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 3 години тому

    waxaa lagu maahmaahay " Libaax nin galladayna og,nin ganayna og!
    Khadar ,khadar sow maahan! khadar aqoon buuxda uma laha subeer Awal malaha!
    waxaa la yiri:Libaaxnin galladay na og,nin ganay na og!

  • @UbahAbdirisak-h2u
    @UbahAbdirisak-h2u 3 години тому +1

    Ma amnigeeda inay sugto ayay safaarada ethopia waydiisanaysaa cajiib

  • @Guuleed-yaasin.
    @Guuleed-yaasin. 4 години тому +1

    Ibrahim Aydid shekadu way durugsan tahay muuse iyo reerkiisa aya la raba in la kiciyo dalkana gudaha iyo dibadaba dagaal iyo mashakil ka dhaco oo nabad galyadu faraha ka baxdo oo aan la helin xasilini iyo war bixino dadkuna asqooban ka dibna ciidamo shisheye layna dul keeno xaasilna mamul goboled aynu noqono

  • @SalM00Z
    @SalM00Z 2 години тому

    Ina caydiid unbaa Heego sida loo maalo bartay. Mujahid, ilaahey ha ku xafido kk Hada waa tuufo-toore qolkiisa kasoo nav-nac leh

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 3 години тому +1

    dee yaa loogu badalayaa oo kale!

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 2 години тому

    Adeer maalin kaliya walaahi 10kun oo qof inagu kala dhiman hadii ina biixi badihiisa lagalo

  • @munahaybe6749
    @munahaybe6749 Годину тому

    Superawal wuu xishooday tolkooda uma xoog wayna ee missed call 📞 ka ha laga daayo reerka sharafta leh

  • @Jannah-m4o
    @Jannah-m4o 3 години тому +1

    Ogaan ayaa la rabaa in citiraafka lagu baa bi iyo oo loo yidhaah do wadanku nabad maaha ayay u rabaan cadowgu waxan odhan lahaa somalilander ka xalaasha ahi isku duub naada cadowga meel uga soo wada jeesta

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 3 години тому

      Aqoonsiga yaa keenaya filmka huwantu lacaga ku bixisaad run moodaysaa

  • @Abdifah
    @Abdifah 3 години тому +1

    Ibrahim caydiid, waxaa ku dhacay cudur layidhaahdo Khadar, Oo ah wasiirka Madaxtooyada, inaader ninka isaga hadh baan ku odhan lahaaa

  • @gergaar
    @gergaar 3 години тому +1

    Waaryadha manta maaha markii aad isaq iska dhigijirten ayale Tigree madhalin shekh isxaq dagalki fiqi ayub ayanu qabanay waxa muslimeyey arab iyo daud ayaga xoleyey waana hogamiyi cidanka watey waxba laysunqarinmayo
    Awhaybe iyo araba waatan ay
    Ayale Qaatene
    Afantaanu hayniyo maxay
    Eedu nagu raacday
    Gabaygan nin habarjecla ah aya tirshy

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 4 години тому +1

    Hubaal Dronkaa waxaa leh sirdoonkii Hassan sheekh madama aay hada sirdoonkii Somaliya Fadhiyan oo xafiis ku leeyahiin Madaxtooyada

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 4 години тому

    WAA NALA DALBADAY S AWAL IYO X KULMIYABA WAXUU K HADAR GABHAAREY KA HELO HA ARKO WAARAN WAXBA U QABAN MAAYO thanks

  • @gergaar
    @gergaar 3 години тому +1

    Kani magmale anaguu nasheegta walan waxlayska weydiineyn ninkan lamana wasin waxna belayo kama taro isaga iyo qoyskodu wayo faqash ayey basasin u ahayen kana wad aragta wa kirole

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 2 години тому

    H.awal waa xuusho ilaa dhiigu dareero hore waxba uma fahmaaan

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 3 години тому

    CIIRO WAA SAAQAJAN WAXABA ISKUU FAALYAN OO FAAQASHA WAXA AMAR BAA LAAGU SIIYE INUU DAAGLE SOKEYE DACO WAXA UU KAA HELO HAA LAA ARKO😮😮😮😮

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 23 хвилини тому

    Garxajis duminta somaliland ayuu mashruuc kusoo qaatay , wax hore u cusub maaha waa cadadoode lkn cida daawanysaa ayaan ka yaabahy

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 4 години тому +1

    😂😂😂😂waasheekokalee mafahnteen colaad baagudaa laga abuurayaa oo qolokalaa lagahayaa sidagaalka inagu soda laagamashquulo siday u egtahay waayo sidani caadimaaha 🥹🥹🥹🥹

  • @BasheNotayo
    @BasheNotayo 2 години тому

    Hadaya taasi run noqdaan,waa dhab inay dawladan cirro laga qabto.

  • @Kawsarali-p3c
    @Kawsarali-p3c 4 години тому +1

    Maamo malyuun inaga qabta

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 3 години тому +1

    oo khadarkan shaqadiiso ma shaqo isku furan baa!
    maafiya sideeduu u dhaqmayaa,shaqadiisu ma waysankoobnayn?

  • @CabdiraxmanmuxumedAlaale
    @CabdiraxmanmuxumedAlaale 52 хвилини тому

    Ninku xayawaan haduu yahey reerkoda loo adeegsado waxey uyaqaanaan ninrageed waa sida kanookale munaafaqa ah

  • @FatimaAhmed-v2o
    @FatimaAhmed-v2o 2 години тому

    Dagaal Isaaq ka dhex dhaca ayay rabaan se way eedi taasi

  • @HASSANYey-x1r
    @HASSANYey-x1r Годину тому

    Ibrahim safaarada ha uhadline,madaxtooyadu ma kilometres baa mayna ahyan intan ishu arkayso

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 2 години тому

    Ku xigeenka ayaa ku ciyaara dront

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 3 години тому

    habar yoonis waa ehlu sharaf ma caytanto . ciidagalaa waashay oo waxna dowlladii kama nihin.

  • @zamzamabokor7705
    @zamzamabokor7705 Хвилина тому

    Khadar hargeysa dhexdeeda buu raba inuu dagalkabilabo oo laga qaxo huwanruu lashaqeynaya

  • @avoidcruel744
    @avoidcruel744 2 години тому

    Xirsi iyo malaayiin kaloo xun inaynaan reer ku sheegin

  • @deeqawliyo293
    @deeqawliyo293 2 години тому

    Difaacaha.dalka.ibrahim.caydiid..genesis.daljirka.muuqda

    • @AbdirashidHassan-b9o
      @AbdirashidHassan-b9o Годину тому

      Ethiopia ayaa cadhootay ayuu war noogga dhigayaa kkkkk th
      Duufle Naaggo sacsac muse ah ayaa ticketka ka bixiya

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 3 години тому

    War madaxtoyadu waxay duulan ku tahay Agoonsiga somaliland ee Albaabka taagan ayaa dacwadkaleh dalka lagu abuurayaa iyo in aan dalka ladiifaac baa wax aan jiirin loo abuurayaa War dawlada ha loo fiirsado wax wayen baa jiiraa

  • @ibrahimSulub-t3w
    @ibrahimSulub-t3w 3 години тому

    Xaaji daa,uud

  • @MuuseHaaruun
    @MuuseHaaruun 2 години тому

    Warxumada dadkakadaa

  • @MahemedBaahad
    @MahemedBaahad 3 години тому +1

    WAAR NINKAANI ISAAGAA XAALAAD AABUUR AH ,MASIIBO ALAAKUGU RIID

  • @Sirad47
    @Sirad47 2 години тому

    Allahayoow, dadka sharka wada naga qabo, Allahayoow.inta sharka wadda naga qabo.
    Khadarku ma wax ninkawaynbaa..?
    Adeerayaal haddii dawladdu qaban waydo waa in reerka uu yahay qabsadaan.
    Reerkan Ciidagale horta maxaa ka khaldan ..? Reerka shaydaanka ayaa ku badan.

  • @hodanahmed8489
    @hodanahmed8489 Годину тому

    Heego naasdheer iyo suti maxaan liqnaa weli weey barooranayaan

  • @cismaansiyaad.guushu.waxayraac
    @cismaansiyaad.guushu.waxayraac 3 години тому

    Waxalagaxukuma ciro xamar iyo xertiisa wasomaaliya maxtoyadu

  • @AdenSulayman
    @AdenSulayman 3 години тому

    Inan gumeed ciil qabe ah

  • @hanaLafaise
    @hanaLafaise 3 години тому

    kkkkkk ictirafka maraykan.yaala kulaha. horta taywan Hala.aqosado.

  • @abdirixiingaaxuure2621
    @abdirixiingaaxuure2621 2 години тому

    Waar imika miyaa la waashay ma waxaa aragteen madaxwayne dhacay oo ciidan farabadan haysta intii madaxwayna yaashii hore la joogtay ayuumbaa loo o golyay wax isaga u gaarana laga yeelimaayo ama ka buuqa ama ka aamusa

  • @caliducaale464
    @caliducaale464 29 хвилин тому

    Reerka talada dalka loo dhiibey ha iswaydiiyaan diyaaradahan duqaynaya dadaalkooda gegida ku dhow ee ay kasoo kacayaan raadaaradooduna hashaqeeyaan hawsha xirsigaas aan adeerka u ahaybaa wata waxaas oocadaw dalja soo gelaya ninka wadaa waa xirsi xubnaha khadar iyo ka aarimaha debedda ka warfaafinta waxaba xirsibaa magacaabay isagoo xisbifa isaga dhigaya nin aan hj waxladoonayn ee danta dalka wada ninbuu hj kaga darayoo tiwantuu kasoo horjeedaybuu safiir uga dhigay lk mushkilada jirtaa waxa weeye musdambeedkii xisbiga horuu uqabsaday magacyadana isagaa bixiya xirsi reerwalba intuu gudi uuleeyahay kasamaystay magacna ubixiyey dadkeenii juhulada ahaana miidhiyahuunbay kamaqlaan gudi hebel iyo suldaan hadlaya lk su.aashu waa xirsingoormuu siyaasada noocan ah bartay jawaabtu waa nabuu barane waa ngo looyeedhiyo qaabka oo ay uyeedhiyaan dawlado waawayn oo cadawga somaliland iyo somaalitaba ahbaan odhankaraa isaga iyo marba kuwa somaliya xukumana waa la.isku xidhaa iyadoo la.eegayo inay cagta mar wada qaadayaan sida askar tareerin ku jirta ayaandarraduse waa xumaan uu kadamveeyo xirsi oohadana ku dhacaysa reerka naanta xilja haya iyana weli ismabay waydiin garoonka dhowee diyaaradaha dadaalkooda xumaynayaa kasoo kacaan

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 4 години тому

    Waar maxa lasugaya ma iney dadku khaxaan khadar iyo cirro way ibsadeen bixi illahay ha xafidee wey ku talajiraan waana lagu amrey

  • @Jaamac-z5l
    @Jaamac-z5l 2 години тому

    Waar ma habar yoonisbaad ka shaqaysay ibraahinoow
    Walaahi ninka kula hadlayaa waa habar jeclo
    Deelqaaf fagaaraa ibliis kugu dukhuulaa
    Dibno hadal kayimi baa cag geel loogu daw galay

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 4 години тому

    walee ciro wuxuu doonayaa burburka soomaaliland

  • @mahameddero2347
    @mahameddero2347 3 години тому

    Waxaa la rabaa in xabad xabad lootoogto waxaa jooga wadank isnybaradii erataria

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j 4 години тому

    Wadani ma m.weynahay kursiga u diidan yihiin ciro ayaa jawaab laga sugayaa

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 4 години тому

    Badawdan huwanta kabaqaadka u ah yaa ka qabsada dalka

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 4 години тому

    bank soomaaliland cidii lacagikataal hakala baxaan dagaalbaa laga cabsi qabaa

  • @DiiriyeAbdi-z8s
    @DiiriyeAbdi-z8s 3 години тому

    Fash ayaa

  • @Jaamac-z5l
    @Jaamac-z5l 2 години тому

    Waar waan yaabay ee ibraahin caydiid ma xaaraanbuu cunay
    Wax la yidhi dhergaa falan
    Dhadhanshaana kaba daran
    Waar madadkaad isku direysaa?
    Walaahi waad iska bedeshay suti gaashaan ee dib isu eeg ibraahin caydiidow
    Waayo waanu ku aragnay dadkayagii aadka uu taageersanaa suti gaashaan
    Iminka ma awal iyo garxajisbaad isku direysaa?

  • @axmed8798
    @axmed8798 4 години тому +1

    BEENAALE DHHALAY CADHA ILAAHAY KUGU DHAACDAY .

    • @hassanmohamoud-t7p
      @hassanmohamoud-t7p 4 години тому

      Adigaa beenaale garaca ah

    • @abdihussein9554
      @abdihussein9554 4 години тому

      Waar xishooda Ibrahim Caydiid waa GEESI. Hanoolaado

    • @MohamedDahir-w3v
      @MohamedDahir-w3v 4 години тому +2

      Niyow xishood waxay sidii gabadh goblana sidedi ayd u habaartamaysaye ninkani waa astaan qaran

    • @osmaanmunasar
      @osmaanmunasar 4 години тому +1

      yusra harti faqashbaa u xiisteen

  • @AdenSulayman
    @AdenSulayman 3 години тому +1

    Ciil qabe

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 3 години тому

    Kkkkkkkkkk diyaarad kulahaa habakhlayso 😂😂😂😂😂😂

  • @YasinKahinYusuf
    @YasinKahinYusuf 3 години тому +1

    muse.ha.adkaysto.ninba.wamare.musmakulgay

  • @YasinKahinYusuf
    @YasinKahinYusuf 3 години тому +1

    safarada.safarada.hagurtu.maxay.uhaysa.hargesa.safirku.kamaqalisana.shicibka.hargessa