Hadii Ay Ku Heysato Xaalad Adag Shido iyo Quus Aataagantahay Aqriso Aayadan iyo Saligan Alle Ayaa ..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 79

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 8 місяців тому +8

    🥺🥺 🥺 ilaahoow xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta iga dul qaad. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo ah oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin gelinkeed ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa ku noolahay...🥺🥺

    • @samiraduale3447
      @samiraduale3447 8 місяців тому

      Nuur cabdi
      Dhibka iyo culayska ilaahay hakaadulqaado wll culayska fudayd ilaahay hakuugubadalo albaabada kgayrkoodana hakuufuro kuwashartana ilaahay hakaadaboolo

  • @ummsabir5
    @ummsabir5 8 місяців тому +6

    ‏يا حي يا قيوم برحمتك أستغيث أصلح لي شاني كله ولا تكلني إلى نفسي طرفة عين

  • @anabm1955
    @anabm1955 8 місяців тому +7

    ALAYSALLAHU BIKAAFIN CABDA YAAXAYU YAAQAYUUM BIRAXMATIKA ASTAQIITH ASLIXLII SHANII KULAH WALAATAKILNII ILAA NAFSII DARFATA CAYN ❤ YAARABI KUN FAYAKUU 😢 ALLAHUMA AAMIIN ALLAHUMASALLI CALAA MUXAMEDIN WACALAA AALI MUXAMED KAMAA SALAYTA CALAA IBRAAHIIMA WACALAA AALI IBRAAHIIM INAKA XAMIIDU MAJIID ALLAHUMA BARIK CALAA MUXAMEDIN WACALAA AALI MUXAMED KAMAA BAARAKTA CALAA IBRAAHIMA WACALAA AALI IBRAAHIM INAKA XAMIIDU MAJIID ❤❤❤❤❤

  • @fatimanor1273
    @fatimanor1273 8 місяців тому +7

    اللهم صل على سيدنا محمد قدرحبك فيه وبجا ههي عندك فرج عني ما انا فيه الا هي لا أسألك ردالغضاء بل أسألك لطف فيه )))intaa kadib codkiiba wuu luma sheqow bal inoogu soo celi adigo mhdsn 🙏

  • @NimcoAli-y8u
    @NimcoAli-y8u 8 місяців тому +2

    Ilaahayoow sanakla noogu dhig sanad khayr Le iyo farxad

  • @SaciidAdanSaciidaadan
    @SaciidAdanSaciidaadan 8 місяців тому +3

    illahay hakubarakeeyo
    Wajigaaga illahay hanuuriyo

  • @maqsuud277
    @maqsuud277 8 місяців тому +4

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك علي محمد وعلى آل محمد كما باركت علي ابراهيم وعلي آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤

  • @GarSoore-f8o
    @GarSoore-f8o 8 місяців тому +2

    Masha alaah

  • @abdirazakmahamoud2829
    @abdirazakmahamoud2829 8 місяців тому +1

    Sheekh Saliga Nabiga S C W Codka Waa Ka Go'ay .

  • @yaasmiingaarane1012
    @yaasmiingaarane1012 8 місяців тому +2

    sheq allah kubarakeyo e nosoqor saliga

  • @MuxyadiinCarab-vr6lq
    @MuxyadiinCarab-vr6lq 4 місяці тому

    Msha alaah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim7533 8 місяців тому +1

    جزاك الله خيرا شيخنا

  • @aadanmahamoud3762
    @aadanmahamoud3762 8 місяців тому +3

    Salla llaahu caleyhi wasallam

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor 8 місяців тому +1

    Jasaakallaahu khyr shekh rimi ajar iyo xasand alle haka siyo

  • @HamdiAliHassan-u1x
    @HamdiAliHassan-u1x 8 місяців тому +1

    Maasha Allah jzk❤❤❤❤

  • @Saadaqalfaatix
    @Saadaqalfaatix 8 місяців тому +3

    Sheikh illah dartiisa ayaan kuu jeclahay.❤❤❤

  • @hodmanmohammed632
    @hodmanmohammed632 8 місяців тому

    Ilahey ha ku barakeeyo Sheikh❤️

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim7533 8 місяців тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @Xamdi_xilkas
    @Xamdi_xilkas 8 місяців тому +2

    Hala u dambeyo oo salliga nebiga scw codkaga wa goay shekh malgu maqlo insha allah ina noguso celisida rajeynena jazakallahu kheyr

  • @XaawoCqaadir-c3q
    @XaawoCqaadir-c3q 8 місяців тому +1

    Ajir alah kasiyo

  • @KaltumaSheikhabdi
    @KaltumaSheikhabdi 8 місяців тому +1

    ماشاءالله تبارك الرحمن ❤

  • @meysaabdalla2796
    @meysaabdalla2796 8 місяців тому +1

    Sheeq ino so qor kheyr allah ku siiyo

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 8 місяців тому +1

    Maanshaallah .

  • @Nimco-di4vm
    @Nimco-di4vm 8 місяців тому

    Wcs shiiq riimi Allaha ku barakeeyo runtii aad ban uga faaiday halkan

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim7533 8 місяців тому +1

    اللهم امين يارب العالمين 🤲🤲🤲

  • @JaamacCabdicawil-n3b
    @JaamacCabdicawil-n3b 8 місяців тому +1

    Insha allah shiiq❤❤

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor 8 місяців тому +4

    Haben dhowayd waxan ku riyoday aniga hooyaday iyo wiil walalkay anagoo TiMiR cunayna

  • @queenlucky1827
    @queenlucky1827 8 місяців тому +2

    Amiin, Amiin

  • @ubahmouze5
    @ubahmouze5 8 місяців тому

    ILaahay kheyr haku siiyee soo koob

  • @XaawoCqaadir-c3q
    @XaawoCqaadir-c3q 8 місяців тому +1

    Aamin

  • @Faduma7Abdalla
    @Faduma7Abdalla 8 місяців тому +1

    Asc sheeq ado raali ah codaka malaha inata damage saliga nabiga scw

  • @SumayaCabdi-xv6gk
    @SumayaCabdi-xv6gk 8 місяців тому

    Salaahu calayhi wasalam ❤️ ♥️

  • @SumayaCabdi-xv6gk
    @SumayaCabdi-xv6gk 8 місяців тому

    AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  • @yasinaliomar7649
    @yasinaliomar7649 8 місяців тому +1

    Ya sheekh riimi codka saliga wu go ay madhameystirno

  • @ummsabir5
    @ummsabir5 8 місяців тому +17

    اللهم صل على سيدنا محمد على قدر حبك فيه وزدني يامولاي حباً فيه وبجاهه عندك فرج عني ما أنا فيه ، إلهي لا أسألك رد القضاء بل أسألك اللطف فيه وعلى آله وصحبه وسلم

    • @ummsabir5
      @ummsabir5 8 місяців тому +8

      Waakan saliga nawiga uu shiiqa sheegayo walalayaal. Kafaa ideysta anigane isoo duceeya. Muraat an keeyahay inuu ilaheey isahlo.

    • @meimunaadan2752
      @meimunaadan2752 8 місяців тому

      Allah kusahlo muradhkadha o macsiya laheeeen walal

    • @meimunaadan2752
      @meimunaadan2752 8 місяців тому

      Walal afsomali nogusoqor fadhlan ilahey qeer Hakusiye❤

    • @luisfangal1437
      @luisfangal1437 8 місяців тому

      Ilaahay hakuu fududeeyo

    • @qaalisharaf6594
      @qaalisharaf6594 8 місяців тому

      ​@@ummsabir5allaah haku sahlo muraadkaada oo qeer badan ah si dag dag ah allaah kaaga farxiya aamiin aamiin aamiin

  • @boqoradrersuubi
    @boqoradrersuubi 8 місяців тому

    amiin amiin yarabi

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 8 місяців тому +1

    Scw scw scw

  • @maandeeqmire8254
    @maandeeqmire8254 8 місяців тому +1

    Sheekh waan kuumahad calinaa barnaamijkii kan kahoreeyey waan kufaaiday walhii 😢aad baan umurugsanaa waayo wiil aan jeclahay ayaa maalmo ilasoo hadlin suuratul anbiyaa saas markaa u aqriyay walhii wax yar kadib wuu illa soo hadlay 😮qaabka adiga usheegtay 😊 marka aan uc isticmaalay wuxuu igu yiri abaayo waan xiranahay😢 jasaakallaah

    • @Amran440
      @Amran440 8 місяців тому

      Abaayo sided qaabke u aqrisatey nh

  • @hassansalat7117
    @hassansalat7117 8 місяців тому

    Ameen

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 8 місяців тому +1

    Asc sh lamamqlayo codkaga

  • @farxaancabdalaahi3703
    @farxaancabdalaahi3703 8 місяців тому +1

    Wcs wr wbr sheekh

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 8 місяців тому +2

    Sh markale Nogueira soo celi insha allah

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor 8 місяців тому

    Aamiin

  • @nimcaaadan1167
    @nimcaaadan1167 8 місяців тому +1

    Asc shekh cod inta danbe mala maqlo maso qori karta saliga

  • @Buuralay999
    @Buuralay999 8 місяців тому

    Aamiin 😢😢

  • @JaqqoowCadaawe
    @JaqqoowCadaawe 8 місяців тому

    shekh waxaan ku riyooday taleefanka oqarxaayo wax yar iyado laga jogo ayaa walashey kuriyootay ii sofasir fadlan❤❤❤

  • @ummsabir5
    @ummsabir5 8 місяців тому +2

    ‏ أليس الله بكاف عبدا

  • @MaxamedIbrahin-i2g
    @MaxamedIbrahin-i2g 8 місяців тому +2

    Saliga nabiga inta u danbeysa sheekh codka ayaa go Ay bal asaluka ludhfa fiihi

  • @safiaduco_daahir
    @safiaduco_daahir 8 місяців тому +1

    Coolio waa goay

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 8 місяців тому

    Ma lagu maqlaayo sheekh❤❤❤❤

  • @AbdifatahAdan-r2y
    @AbdifatahAdan-r2y 8 місяців тому +1

    Asc

  • @Dulmidiidbarawe
    @Dulmidiidbarawe 8 місяців тому +1

    Asc sheeq waxaan ahay haas xalay ninkeyga aya wuxuu kuriyoodey anigoo ooh naayo asigana igadaba ooynooyo marka maxey noqoneeysaa riyadaas sheeq iifasir Allah hakaraali noqdee insha Allah

  • @shankaroonabdiraxman6277
    @shankaroonabdiraxman6277 8 місяців тому

    Muddo 2 biloda kurbo an waligay inta igu gaadhin ba ihaysata si an uga baxona ma aqaan yaa rabi i hadee

  • @MaryamMohamed-ru6fr
    @MaryamMohamed-ru6fr 8 місяців тому +1

    Nambarka watsupp kaaga sideyn ku helaa sheikh?

  • @shukriabdi6738
    @shukriabdi6738 8 місяців тому +1

    Sheeq xagee lagu soo diraa

  • @saahidmohamud9333
    @saahidmohamud9333 8 місяців тому

    Asc shiiq sadxa qofbaa igu riyootay anigoo uurle waxan ahay xasa hal wiil heeysato dadka igu riyooday waxay kala yihiin hòoyadey wallkey iyo gabar kale iisoo fasiir shiiqow

  • @naimanalka215
    @naimanalka215 8 місяців тому

    Sheekh codka inta danbe wuu go,ay ee saliga Nabiga SCW noosoo qor ama noogu sooceli please.

  • @mascuudrufaacixuseeniidow6933
    @mascuudrufaacixuseeniidow6933 8 місяців тому +2

    Sheeeq codka aya kaa go,ay ee saliga sii fiiican uma fahan inta ila midka ah farta taaaga qeeer helee

  • @cadowmuna1720
    @cadowmuna1720 8 місяців тому

    Asc cotkaga lama maqlo

  • @FarahHassen-y1v
    @FarahHassen-y1v 8 місяців тому +1

    Yaxayun yaaqayum biraxmatika astaqiit aslixlishamikulawalatakilni iladarfTacayn

  • @Ali-o5t6l
    @Ali-o5t6l 8 місяців тому +3

    1. Sheekh Fadlan video yaashaada 10 ilaa 15 Daqiiqo hakabadin, qarnigaan lagu jiroh dadka majeclaa video yaal dheer sida filimaanta.
    2. Fadlan pointiga aad u soo duubaysidneh abaar isla markiiba.
    Tusaale yar Video gaan labo qayboot ayaad kakala dhigilahayd.

  • @usern134-h4g
    @usern134-h4g 8 місяців тому

    Sh nmber ma ledhay

  • @nuurofaarax7940
    @nuurofaarax7940 8 місяців тому +1

    Shiikh codla inta danbe malamaqo

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor 8 місяців тому +1

    Aamiin