أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا شيخ الله يحفظك و يطول بعمرك ان شاء الله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم ألله أكبر ماشا ء الله ❤❤❤❤❤
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما باركت على محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤
Asc macalin waxan ku riyooday abahay oo dhintay waxan tegay baanka lacagta waxan ugu tegay nin waxan ku yidh abahay imisa lacaga ah ayaa ugu jirta baanka markasu igu yidh ninkii 5000 dolar markaasu lacagti ku soo diray telfoonkayga markas ku idh waar maxad igu soo dirtay lacagta massage ayaan arke ku celi lacagta baanka sheikh alle ha ku xidtiyo riyada ii soo fasir jaskumlaaha khayr
Asc sheeqaow waan ku salamaya markasto waan ku dhegeysata ajar allaha kasiye Mar walba waxaan ku riyoda markan sexdo duhurkii riyada dhexdeda anigoo indho beelay marka iiga jawaba adigo mahdsan
riyada wsxay sheegey waxaa jiro waxad iska reebi la dahay oo aad sameyso oo aadna ku ibtaleysan tahay. sida in furiin lagu inta imtixaanay ama wax kale , marka waa wax sanad kasta ku haysto . marka riyada wax qof waa in la su aalaa? marka sida guud waa wax aad ku imtuxaanan tahay oo marar badan kugu dhacay ama aad samaysay. wlhu aclam.
Asc sheikh dahab amaano baan hayeya waxan ka gatay faranti hal baxah 10 sano baan ka soo wareegtay hada baan rabaa inaan soo gado farantigii seen usiiyaa
Shiikh waxad ii fasirta waxan ku riyoday wiil gari gacn wato oo ilbabka iso istagay kadib waye ayan ku dhahay lcgta biya iska bixi buu igu yiri markas ban se niyada iska yiri ninka biyaha mahan beeh maxa ka kalay markas buu ayad aqriyey ku jirta khafir ayada 7 wuxu ka bilabay rabbana wascta ila ayada dhamad kedaa ii fasiir shiikh allha ku xafido
riayadaa wsxay sheegeysaa arin kaa dhacday oo aad ka towbadkeentay , marka allahna kuwa towbadkeena dambigooda wuu cafiyaa. marka tusaale, waa sida qof aan ku qabin uu qofka hasaawe la sameeyo xaga aaladaha maanta la isticmaalo maqal ama muqaalba. wlahu aclm
@@mom.iit- Gaal baad afka ka maqashay...dulli aqoon gaab iska rumeysanayo wixii loo sheego. Waxaad la mid tahay tarmuuska wax lagu shubto..haddii qabow ama kuleyl hadba wixii lagu shubto keydinayo
riyada waxay sheegeysaa in shayaadiin ay ku hayaan ee is quraami , suratul baqara dhageysigeeda daaim , iyo ruqiyada, hadii qof ku saaara helinkartidna haku saaro ama tag meel quran la isku saaro, . shaydiinta ayaa iska dhigaayo xanuunka ee marka hore quran muda 7 maalmood isa saar, oo isku xigta , kadib hada rabtid taqtar aad . allaha ku caafiyo.
Wcs sheikh Jazakallahu khaira, Amin ya rabbi
Wallahi been madan sheegin sheikhow intaba wan arkay muraadkaygana wan helay😊alx Allah muraadkena hano wada fududeyo
Abaayo murad baan leyahay ee isheg waxaad akhrisatay
Maashaa Allah tabaaraka Allah sheekh Allahuma Aameen ducada 🤲🤲🤲
MASHA ALLAH ILAAHAY HA KAA FARXIYO SHIIKH ❤❤❤
asc sheq iso duceey allaha ku barakeyo in allah i cafiyo
Masha allaah jasakallaah alf kheyran yaa sheekhanaa faadil
Masha Allh sheeq Riimi Allha ku xafido shiiqow riyaa rabaa inaa ifisirto waxaa riyada legu dhahay istiqfarta badi waliba zayidul istiqfar iyo suratul duxaa aqri
riyadaa sida lagu dhahay ugu dadaal, ee mitad xanuun aan tahay.
amiiin amiin amiin yarabi
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❣️
Scw
Amin Amin Amin ya rabbi
Shiikh riyada xagee lagugu soo dira
manshallah shekhrimi waxaan jeclaanlahaa inaan ku waydiyo suaal 4 sano xaga shaqada dhib xoogle igahaystaa khaasatan maamulka wadanka aan joogo cadaadis badan iga haysta markaa fadlan talo iyo caawin kaaga bahanahay
shaqada hilisteeda miyaa kugu adag?
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا شيخ الله يحفظك و يطول بعمرك ان شاء الله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم ألله أكبر ماشا ء الله ❤❤❤❤❤
Allahuma Ameen
Ala sheikhow kujecliya Illahayow ikaxafid❤
Ammin
Shiikh Jazaakallaahu khyran
Shiiq halkee kaala soo xiriiraa
Aamin yarabi 🤲🤲
Jasaakallahu kheyr Sheikh
Wcs sheikh jazakallahu amin yarabi
Amiim
I am going to pay $100
And I am paying on behalf of my sick family members please make dua for them.
Aamin aamin ❤❤
Shek dar Allaha ban kujeclahy wadathatha oo Dan walagu guleystaa Masha Allah Astaqfarta iguhogamisay
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما باركت على محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid shiekh❤️
AAMIN AAMIN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ii soo jawaab sheikh
Amin amiin
Wcs❤😊
Shiikh halkee lagala soo xiriiraa
😢😢😢😢iiso duceeya in ale ducada iga aqbalo arsaqadana ale ii baladhiyo
Sadaqadaan rabaa inaan wax ku darsado insha alaah nubarkaaga ayaan rabaa
Amin ya rabi 🤲🤲🤲😢😢😢
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته كيف حالك يا شيخنا اريد تفسير رؤيا رأيتها في المنام
Aamiin aamiin yaa rabbi
Amiin Amiin Amiin yarabi 🤲🤲
Asc sheik....please ifisir riyada adhiga oo lugaha lagatobayo ee diig madhow kaimanayo...Allah haa kubarakeyo please ifisir
Shiikh jasaka Allah
Alxm farxadaas anay igu imaataa ana aqoon sadaqadana waaan jecladas
Shekhow waxan kuriyodey masjid malaro badan arkey gudihisu kujiran culumo quanka aqrinayan all babka ayaa istagey
Asc sheikh suaalo prifet ah ayaan rabaa inaad kuweydiiyo waa suaalo inbadan igusoonoqnoqday
Sheekh waxaan ku riyooday anoo jannada la iigu bishaareeyay riyadaas ii fasir
Aamiin Aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤
Mash
Allaahu alkbar
Amiiin Amiiin Amiiin
Aamiin aamiin aamiin
M.a
Shiiiiq wax aan tijaabiyay ayaa haayaa xageee ku sooo qoraaa
Maanshaallah .
Salallaahu calayhi wasalam
mshalaha
ءأ مين ءأ مين ءأ مين 🤲🤲🤲
Mâcha Allah
Alle hanagawada aqbalo anaga iyo intii muslim ahba salaalada soonka ducada tasbiixda
Amiin amiin amiin 🤲🤲🤲🥰🥰
Allaahu akbar
Sheekh inte kala so xarira suaal aya rabay inaa ku weydiiyo
Shekhow waxan kuriyodey masjid malaro badan arkey gudihisu kujiran culumo quanka aqrinayan all babka ayaa istagey 8:44
وعليكم السلام
Amiin
Asc sheekh hooyo qurbaha ku noolbaan ahay waxan u bahna inan kula soxiriiro please lambar iyo melaan kala soxiriiro
Asc
Amiin amiin amiiiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Asc halke kala soo xidhhi karaa insha allah
Amiin AmiinAmiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin❤ alhumataqabal yaarabi❤
Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh ❤
Sheikhow meel aa kala soo xariro isoo sheeg please❤😢😢
Asc
Shiikh waxad ii fasirtaa waxan kuriyoday labo ido ( ari ) oo qalan . Yacnii labireeyay?
❤❤😮😮😮AAIINM aiiiman
Sheikh what's upkaaga maad sheeted please si aan kula so xidhiidho riyaan rabaybin lay fasire
😢😢😢😢😢❤❤❤❤
Asc macalin waxan ku riyooday abahay oo dhintay waxan tegay baanka lacagta waxan ugu tegay nin waxan ku yidh abahay imisa lacaga ah ayaa ugu jirta baanka markasu igu yidh ninkii 5000 dolar markaasu lacagti ku soo diray telfoonkayga markas ku idh waar maxad igu soo dirtay lacagta massage ayaan arke ku celi lacagta baanka sheikh alle ha ku xidtiyo riyada ii soo fasir jaskumlaaha khayr
Asc sheeqaow waan ku salamaya markasto waan ku dhegeysata ajar allaha kasiye Mar walba waxaan ku riyoda markan sexdo duhurkii riyada dhexdeda anigoo indho beelay marka iiga jawaba adigo mahdsan
Asc.shiiq.ilahy.reer.baydhabo.iyo.muslin.ka.kale.ee.nimcad.rabi.saamaysAy.haugargaaro
Aamiin shukran
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته shikh waxan ku riyooda ano akhrinayah صورة الزلزال wax ley dhahay akhri الكافرون shikh fadlan ee fasir
riyada waxay sheegeysaa in xanuun jirkaga ku jiro ee aqri labada suurad in badan ku celceli 70 jeer ama 21 jeer amaba ka badan.
wlh aclam.
Asc sheekhrimi waxaad iifasirta hooyaday oo dhimatay Ayan waxan kuriyoday ayadoon meel cilaaja geynayo Wana amusantahay ooilama hadasho
hooyadaa ma deen ma lagu lahaa? arinkaa ogaw, in deel lagu leeyahay hubi.
Riyada dhardhaqista waamaxay
. 5 maso tuuri Kara wll
Haa walaal sadaqada yaraan magasho
@@SheekhRiimiChannelasc sethy waxan rabaa inaad riyo iguso noqtay ayaan rabaa inaad iifasirto halkee kaga Soo xiriraa
Sheik wansihrannahey illaho icafi😂😂😂 jatka ayalegusihrey
Sheik adigo mahadsan waxad ifasirta waxan kuriyodaa inbadan anigo imtixaanka skolka sare sameynaayo skolne marhore ayan dameyee
riyada wsxay sheegey waxaa jiro waxad iska reebi la dahay oo aad sameyso oo aadna ku ibtaleysan tahay.
sida in furiin lagu inta imtixaanay ama wax kale , marka waa wax sanad kasta ku haysto .
marka riyada wax qof waa in la su aalaa?
marka sida guud waa wax aad ku imtuxaanan tahay oo marar badan kugu dhacay ama aad samaysay.
wlhu aclam.
Asc sheikh dahab amaano baan hayeya waxan ka gatay faranti hal baxah 10 sano baan ka soo wareegtay hada baan rabaa inaan soo gado farantigii seen usiiyaa
ii soo jawaab sheikh
Shiikh waxad ii fasirta waxan ku riyoday wiil gari gacn wato oo ilbabka iso istagay kadib waye ayan ku dhahay lcgta biya iska bixi buu igu yiri markas ban se niyada iska yiri ninka biyaha mahan beeh maxa ka kalay markas buu ayad aqriyey ku jirta khafir ayada 7 wuxu ka bilabay rabbana wascta ila ayada dhamad kedaa ii fasiir shiikh allha ku xafido
riayadaa wsxay sheegeysaa arin kaa dhacday oo aad ka towbadkeentay , marka allahna kuwa towbadkeena dambigooda wuu cafiyaa.
marka tusaale, waa sida qof aan ku qabin uu qofka hasaawe la sameeyo xaga aaladaha maanta la isticmaalo maqal ama muqaalba.
wlahu aclm
sideen ku siiyaa ma hadiya ahaan baan usiiyaa farantiga
Asc sheikh number kaga intee kahelaana
Aniga ayaa diyar ah intee kagala so xiriira numberka aan ku so dirayo ii sheeg
Shashada ayukusoqore abyo qoro
Quraafaad
Gàal gaal ay ka bax meesha
@@mom.iit- Gaal baad afka ka maqashay...dulli aqoon gaab iska rumeysanayo wixii loo sheego. Waxaad la mid tahay tarmuuska wax lagu shubto..haddii qabow ama kuleyl hadba wixii lagu shubto keydinayo
Maraan waaxid waar waxyhow doofarka kadarane orod quraanka ilahay ayad beenineysa naarta mrkad gasho ha iso xasusan
Kuwaar naarta idam alle doofaryhow
Sheekh waxaan ku riyood waan xanuunsanaay marka iku hureeysay dhuunta leeyka haayay iyo laabta kadib waan seexday waxaana ku riyooday anoo leey dhahaayo waxaad qabtaa cudurka thyroid oo ah bura kasoo baxda dhuunta oon family dhahaayo dhib mlhn daawa ayeey leedahay waan cafimaada aan dhahaayay😢ifasir plz Sheekh ilaa hadana waan xanuunsanahay
riyada waxay sheegeysaa in shayaadiin ay ku hayaan ee is quraami , suratul baqara dhageysigeeda daaim , iyo ruqiyada, hadii qof ku saaara helinkartidna haku saaro ama tag meel quran la isku saaro, .
shaydiinta ayaa iska dhigaayo xanuunka ee marka hore quran muda 7 maalmood isa saar, oo isku xigta , kadib hada rabtid taqtar aad .
allaha ku caafiyo.
A
Asalamacaleykum.shikh.wankucusbahay.chnl.ka.riyo.aya.igo.sonqnoqoto.eeyoh.ba.anosarirtayda.jifah.qolkayega.iigusogalah.xas.ayan..ayah.fadlan.iisojab.wan.walwalsanahay
Aamiin yaa rabbi
M.a
Shekhow waxan kuriyodey masjid malaro badan arkey gudihisu kujiran culumo quanka aqrinayan all babka ayaa istagey
Asc
Shekhow waxan kuriyodey masjid malaro badan arkey gudihisu kujiran culumo quanka aqrinayan all babka ayaa istagey
Shekhow waxan kuriyodey masjid malaro badan arkey gudihisu kujiran culumo quanka aqrinayan all babka ayaa istagey
Masha Allah
Sheekh wax aan ku riyooday aniga oo ilbeelay oo hooyo u sheegaaya subaxii oo iska farax oo hooyo ku leh ayaa alle ayaa iisoo celinayaa ishaydii
Asc