10 RIYO FASIRKEEDA OO AAN AAD ULA YAABEY OO COMMENTIGA LA,IGU SOO WEYDIIYEY YEY KU DHAAFIN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 90

  • @Xabiibatullaah100
    @Xabiibatullaah100 Рік тому +1

    ASC sheekh riimi
    Waxa jira adeerkay oo yara xanuusanaya xaga maskaxda
    Kadib xalay ayaan ku riyooday isagoo raba inuu i kufsado aniguna waan ka baxsaanayay nin ayaa igasoo hor baxay waxan ku idhi icaawi oo iga qabo kadib ninkii intuu iso eegay ayaan ka dreemay in uu rabo in uu iqabto oo isaga iyo adeeraba i wada kufsadaan kadibna waan ka cararay waxaan ku biiray dumar badan oo wadada xaafadayada loo maro u socda
    Gurigii markaan imi waxan uga sheekeeyay walaashay
    Hadana hooyo ayaa timi oo waan uga sheekeeyay
    Kadib anigoo hooyo uga sheekaynaya ayaan riyadii ka toosay
    Ii soo fasir sheekh allah haku sharfee
    Waxan ahay gabadh aan wali guursan

  • @cilaamoissa2020
    @cilaamoissa2020 Рік тому +1

    Sheikh xagee ayaan kala soo xiriiraa

  • @KaltumaNuur-t5x
    @KaltumaNuur-t5x Рік тому +1

    Asc sheekh riimi waxan kuriyoday 4mar aniga o Riyada dexdeda leygueryanaya o kucelcelinaya xasbunallahu wanimcalwakil isofasi sheekh

  • @fatxiyaaleel6703
    @fatxiyaaleel6703 Рік тому

    Sheekh wax ku riyooday anigoo jidhkayga kaso baxay finana balbaladhan cad cad kadib dhakhtarka bn tagy way ibadheen waxba igu may sheegin kadib ilamaha an dhalay ban ku arakay finankii garabkiisaa
    Sheekh xaamila ahay ilmihii u horeeyay
    Alxmdulilah
    Jizika Alaha khair shekh iso fasir

  • @bashedahir4186
    @bashedahir4186 Рік тому +1

    Asc sheikh riimi dhowr jeerna wan ku so qoray imadan so jawabin dabacan wadan arag ayaan fillaya waxan ku riyooday anigoo god nin aanu Saxilb nahay qodayo anah madaraqii ama badelki ayaan kusi qodayay kadib godka ayuu galay sxbkey marku hoos galay godki ill malab ah ayaa godkaa ka arkay kadib isha meel luxud ah jiiro ah ayay ahayd godka dhexdisa balse muusan arkin aniga arkay godka dhexdisa markan dancay inaan u shego waxan is iri armuu dadka ushega balse waxan is iri adigaba ka ganacso kadib qori maro ku duuban ayan galiyay isha wana dhadhamiyay waa malabka cas ama madob isoo fasir insha allah jazakallahahu qayran

  • @NafissaDjamaFarah
    @NafissaDjamaFarah Рік тому

    Asc sheekh allah haku barageeyo wa iyo soo noq nooqoto suuli ayan ubahta markan gashid ayan iidhahdo kal ka biidisa hagoogi aya laga cado sheekh imacnee

  • @rayaan7903
    @rayaan7903 Рік тому +1

    Asc sheekh wanku salamay sheekh waxan kuriyoday anoo gacanta waliba suulka idalooshamay oo kolba cad kasoo dhacayo shekh iifasir jasakalhu kheyr

  • @sagalmumin3494
    @sagalmumin3494 Рік тому +1

    Asc shiikh rimi
    Waxa ku riyoday anigoo biyo xareeda dhax socd oo nadiifa dhibadane igeysaneen kabacdi isbitaal aadayo oo dhalayo xanun dhan ma arki

  • @ZeynabHoussein
    @ZeynabHoussein 9 місяців тому

    Asc shek waxan kuriyoday ano laydhahayo suratul mulki ana an akhriyay ayadan ina mulku suleymana walakina kafara shaydana ina yucalimu nasa sixir an ku xijisiyay allahu jabar allahu akbar

  • @footballtime680
    @footballtime680 Рік тому +2

    Sheekh ilaah Baan kuugu dhaarshay ee iisoo fasir riyadan.
    Waxa aan ku riyooday anoo webi socda ku dabaalanaya walaalkayna Iga danbeeyo oo uu isaguna webiga ku dabaalanaya, Saan u dabaalanayay ayuu yaxaas i cunay, isaga oo I cunaya ayaan walaalkay ku dhahay ka carar oo ha ii imaan.

  • @wacanmuse7865
    @wacanmuse7865 Рік тому +1

    Halkee lagala soo xidhiidhaa Sheekow khayr hele.

  • @amiiromoogeisxaaqmooge4724
    @amiiromoogeisxaaqmooge4724 Рік тому +1

    Asc sheekh Alle haku barakeeyo sheekh waxaan ku riyooday in badan anoo mushkilad ihaysato kadib aan kuqaylinaayo سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم isoo fasir sheekh

  • @Dalka623
    @Dalka623 Рік тому +1

    Asc sh. RIIMI
    WXN ku riyooday anigo qoraayo quraan, loox ban ku quraayi
    Waana hingaadinayi wxn qoraayi Alhamdullilaah
    bes ah

  • @EngireelMaxamedCabdulaahi
    @EngireelMaxamedCabdulaahi 6 місяців тому

    Asc shiq rimi waxa efisirtah riyadan qer .alhakusiyo waxankuriyodi welkasay .idhayo waxakug0 salami rasooka salalahu calehi wasalam wafarxaye iisheg riiyadan qer.allahakusiyo

  • @HaniHani-t4d
    @HaniHani-t4d Рік тому +1

    Asc shiikh Alle hakubarayeeyo riyadaan ii fasir
    Ninkayga ayaa wuxuu kuriyooday
    Anigoo xanuusan oo matagaayo
    Oo Walacay waxaanahay reercusub

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim7533 Рік тому

    ما شاء الله تبارك الله

  • @LonwaboMgweba-io9ql
    @LonwaboMgweba-io9ql 7 місяців тому

    Masha Allah

  • @raxmomuktar8021
    @raxmomuktar8021 Рік тому

    😊
    Asc sheeq allaaha ku barakeeyo waan ku riyooda gabar aan diris nahay aa gabar dhashay waxeena dhahaday walaalkaa aa dhalay waana marwo sheeq ii fasir adiga oo raaliya

  • @Cadil_Tube
    @Cadil_Tube Рік тому

    Sheik Allah ha kubarakeyo mahan kalo kuriyodey ano u iso martiyey boqorka qatar riyada madahda at bey iguso noqnoqotey wali ayako lacag iyo warqat aqonsi ah isinayan iso jawab fatlan

  • @shamsocali8472
    @shamsocali8472 Рік тому +2

    Sallallahu caleyhi wasallam Sallallahu caleyhi wasallam

  • @Anfabotan133
    @Anfabotan133 Рік тому +1

    Ascwrb sheeq riimi allaha noga xifdiyo sh waxaan kuriyoday ano dhahaya magaca Ibrahim ii fasir sh

  • @sahraahmed2695
    @sahraahmed2695 Рік тому +1

    Asc shiikh allh Haku Bara keeyo riyadan marhorena
    Waan kuwaydiiyey weli iima fasrin please shiikh waxaan ku riyooday anigoo hadyad laiisiiyay malaay ama kaluun nool oo goorta xarig uga xiranyahay sida ariga malaayga
    Waa isoo fiiriyaaa, xaas Ayaan ahay jsakallaahu khyr

  • @Shugri-or6ps
    @Shugri-or6ps Рік тому

    Sheeqo waxaan ku riyooda walaahy labo gabdhood ika wayn ooh ixasdayah waliba meel baadiya iku coojinayah

  • @safwansayid6338
    @safwansayid6338 Рік тому +1

    Asc sheekh Riimi Allaha kubarakeyo waxaan rabaa ina riyadaan ii fasirtid waxaan habeen habeenada kamid ah kuriyooday qof idhahaayo waxa kuu yeerayo Nabigeena SCW kadib wan utagay asago aqal kujira dhowr qof aya lajogay maxasuusta waxa aay ahaayeen wuu ilahadlay Nabigena NNKH inkaston wijigiisa aan arkin lkn waan salamay anoo aad uqiireysan kadib wuxuu igu dhahay orod beerta tag kuna aadin farxad awgeed ayaan laorday anigoo aadimayo ayaa salaadi subax la,aqimay oon hurdadi kakacay beerta waxaa kuyaalay geedo canba ah wlh maalintaas maalin iiga farxad badneed malahan ii fasir sheekh ii fasir Jazakallahu kheyran. Sheekh aan kugu daree ani beer malihi xaasna maqabi walina maguursan .

  • @faadumanuura222
    @faadumanuura222 Рік тому +1

    Asc shiikh Allah ha kuxafido wxn kuriyoday anigo saran ged lama tare ah dhaxdii yaban sida ku koray ma aqani mana sodagi kari ayaa nin damcay inu iso dajiyo wan diday adiga ayaa mesha somartay wad idhahday laxawla magaranaydaa kuma jawabin islamarkiiba wan dhahay wan sodagay silayaableh iso fasir horayna wan ku sowaydiiyay

  • @samiraboss6155
    @samiraboss6155 Рік тому +1

    Sheekh aniga riyo aan kusoo diray igamadan soo jawaabin pls isoo jawaab sheekh alle haku barakeeyo sheekh halkana waan kuso dhiga insha allaah

  • @sagalmumin3494
    @sagalmumin3494 Рік тому +1

    Asc shiik riimi kheyr Allaha kusiyi
    Gabar walashey waxay kuriyoday ayado ladhahayo qof dacada dahliil haku dufo

  • @SahroMaxamed-dx7wg
    @SahroMaxamed-dx7wg Рік тому

    asc shikh waxan ku riyoday surad im biya iyo wanasicad iyo alamtara shiikh alaha kubarakeyo iso fasir

  • @Ahlamii12
    @Ahlamii12 Рік тому +1

    Shiikh riimi iifasir plz riyadan duco aan inbadan ku ducaysanayy ayaan habeen ku riyooday anigoo kacbada oo furan eegaya kadib dhunkanaya oo ooynaya lehna ilahow waa kugumahad ducadad iga aqbashay. Layma qabo

  • @shukrisaid5929
    @shukrisaid5929 Рік тому

    Asc sheekh wax ku riyoday aniga oo abaso baadan oo madow oo dhaxda guy jiro Laki aan waxba ii gasan markale ayaa ku riyoday 2 kale oo midna waa abasada cad midna waa abasada madow way xagaga baay sosctay anigan waan ka caraaray sheekhow iso fasir allah haku barakeyo

  • @uma9600
    @uma9600 Рік тому

    Xagee ba loogu qoraa sheekha riyooyinka

  • @Cadil_Tube
    @Cadil_Tube Рік тому

    Sheik mahan kalo ku riyodey magaca ALLAH o cirka kuso qormayo iso jawab fatlan

  • @XamseAk
    @XamseAk Рік тому

    Asc Sheekh alaah hakuxafido

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 Рік тому +1

    MashaAllaah ❤❤❤

  • @maxamedxuseen5058
    @maxamedxuseen5058 2 місяці тому

    Asc shik igu horen ilahey haku xafido shiik waxan kuriyoday anigo jifa kadib shiimbir cirka u eeg iyo aftiin ah sey usoduleysay waxey dhaxgashay ruxdeyda micnaha dhunra kadib wangariray.isla riyadi hadanah waxa ixigay fariis cadan ah oo balalo leh.dhankeygu usosocday kadibnah waxaan arkay mel gedo dheerdher ah qurux badan oo dog.ahiyo dad badan wada jogan farxad kamuqato

  • @FaadumoCumar-u2y
    @FaadumoCumar-u2y Рік тому +1

    Asc shiqa riyada isotasir gelmata nodha layo

  • @abdiaziizabdixirsi
    @abdiaziizabdixirsi Рік тому +2

    Allah kubara keeyo shiiq riimi

    • @dekomahamuud3429
      @dekomahamuud3429 Рік тому

      Asc sheekh wxaa ku riyooday wiil aan xariir wadaag nahy anigoo xaafada walidkiis iyo walihiisa joogaan tegaayo kasigan majoogin walihiisa ayaa joogay waa kasoo tegay wiil kale oo gareyneyn ayaa isoo waday xaafada ayuu iikeeynay hadana waa laabty gaber ayaa igu tiri naag ayuu qabaa wxaan tegay xaafada gabdha joogty anagoo buuqeyno ayaa nin tuug ah noo yimid teleefoonkio ayuu iga dafay gaber yaa kula dhegty toorey ayuu kudhufty ana qolkii ayaa ku caray sheekh iifasi

    • @dekomahamuud3429
      @dekomahamuud3429 Рік тому

      Riyada 2aab wiilka xarii wadaagnahy ayaa kuriyooday ayadoo leygu daraayo dir cagaar ahy ayaa hooyo igu leedahy orod soo tolo waa bixi laheydeene

  • @munaameen3599
    @munaameen3599 Рік тому

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا طيب ماشاء الله حفظك الله طال عمرك ان شاء الله الحمدلله على نعمة الإسلام سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم

  • @mandeequenngoumaneh3031
    @mandeequenngoumaneh3031 Рік тому +2

    Sherk wahan kuriyodey ano arninaya surada "noun" iso fasir Allah haku barakeyo amin❤

  • @munaameen3599
    @munaameen3599 Рік тому +1

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد أللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @shamsocali8472
    @shamsocali8472 Рік тому

    Wcs yaa sheikh

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim7533 Рік тому

    شيخنا جزك الله خيرا

  • @hiboabdirisack8792
    @hiboabdirisack8792 Рік тому +1

    Mansha Allah shekh riimi

  • @FatumaDeeqo
    @FatumaDeeqo Рік тому

    Asc sheikh Riyadan isòo fasìir waxaan ku riyodey awoowkey aniguu kuag unaayo gacmaha heysto sheikh awoowgey waa qof sariir iska saraan dhowr maar ayaan kuriyodey asaguu socdo balsah aan xiis fican laheeyn

  • @MahatMohamed-kc3lx
    @MahatMohamed-kc3lx 6 місяців тому

    Sheekh riyo aan arkay anigoo cunaya sabuulka kan dabka lagu dubo oo aad umacaan su fiicanaa uga dhargay ii macnee sheekhoow.....

  • @HodanCabdi-gc3io
    @HodanCabdi-gc3io Рік тому

    Jazakallah shiikh

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 Рік тому +1

    Masha allaah sheekhanaa allaha haku barakeeyo

  • @SamsamAragsan-vt5vi
    @SamsamAragsan-vt5vi Рік тому

    Sheekhoow iisoo fasir riyo hadi lagudhaho walagu xadaabi

  • @wiilomoha8463
    @wiilomoha8463 Рік тому

    Asc shiikh rimi waxanku riyoday anigo ari wadah bay abeeso lugta bidix iga qanintay wn dilay ayado igu dhagan ilkihi wn iska so saray lugtin wn iska xiray iso fasir illahy haku xidiye

  • @ifraxhassan1842
    @ifraxhassan1842 Рік тому +1

    Asc sheekh waxan ku riyoodey ina abtidey oo saddex shiid i siiyey isoo fasir jasa kalaah

  • @Cadil_Tube
    @Cadil_Tube Рік тому

    Sheik mahan kalo ku riyodey ano dad hanunsan quran sarayo ayna bogsonayan

  • @Suleeqoa
    @Suleeqoa Рік тому +1

    Asc shiq rabi haku xafido waxan kuriyoday anigo shini sedex mar iqanintay o gacanta ibarartay micigedana lega sarayo ana waxba uma arkin

    • @waananwarewaananware
      @waananwarewaananware Рік тому

      Asc sh,alle hakuxifdiyo waxaan kuriyooday roob igudul da,aya gaadhi aansaarnay oo gabadh aangaranayo isoo eegeyso sicadho leh roobkana weel isaga dhigayso fadlan iisoo fasir sh

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Рік тому +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah

  • @SafaJamac-h3g
    @SafaJamac-h3g Рік тому

    Jasaa kaka khaye scw scw scw

  • @waananwarewaananware
    @waananwarewaananware Рік тому +1

    sheekh ii fasir roob ku daya gaadhi aan saarnay oo tagan oo gabadh aan garanayo isoo egeyso si cadho leh roobkana weel isaga dhigayso

  • @cilaamoissa2020
    @cilaamoissa2020 Рік тому

    Scw scw scw

  • @rejaaden2418
    @rejaaden2418 Рік тому

    Asc shiiq Rimi waxaan ku riyooday bahal fara badan anagoo cunayna oo kala goo goosananeyno waxaannu iila ekaa mid ku jira badda noociisa shiikhow ii fasir insha allaah

  • @Cadil_Tube
    @Cadil_Tube Рік тому

    asc sheikh mahan kuriyodey ano li hirayo kofiyat suno ah o iga wen lawa hewen ayan ku riyodey

  • @honeyyusuph5892
    @honeyyusuph5892 Рік тому

    Sheikh riimi wan kuriyoday ano suratul cimraan aqri laileyahy kadibna wan aqrinayay waxa laidhahay mel biyo kujiraan ku dul istag marki an biyihi kabaqayna gacanta intaa laiqaabtay ayan biyi kudul istagay mana kudhicin biyahii o wan iska dul taganahy pzl isofasir

  • @LeeyloAbdullahi-fo7qe
    @LeeyloAbdullahi-fo7qe Рік тому

    Sh alle hakubarakeeyo waxaan kuriyooday naag dhimatay 6 bilood kahor ama 7 bilood kahor intaas gurigaa lagu haayay ilaa 9 bilood markay gaartay waxaan arkay ayadoo dhulka taalo ookarfan cad ayaa cunugi caloosha laga soo bixiyay cunuga wuxuu yahay ma ogi naagta ma aqaano waxaa agyaaalo naago karfan cad mana aqaano dadkaas dhamaan sh waxaan ahay naag ilmo iyo reerleh sh iisoo fasir alaha ku barakeeyo

  • @foozia426
    @foozia426 Рік тому

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Malyuuncire
    @Malyuuncire Рік тому

    Asc shiiq riimi waxaan kuriyooday aniga oo qof dilay subxanllh oo la iqabtay oo la idilirabo ooriyada dhexdeeda kunaxsan ootoogasho kale uxiran subxanllh shiiq allaah fadligiisa igusosafir waan kanacay riyada qayrkeeda allow isii sharteedana igaduw xitaa aniga hada mudo ayaan xanuunsanhy xanuunda ruuxiga ah ooguriga kama baxo wax fiicana maqAbsado alxamdulilaah isooduceeya wllahy

  • @LibanKhalif-y8o
    @LibanKhalif-y8o Рік тому

    Riyada wxan unaqana riyole lkn maaha riyo qaarked wa risaala busharat noloshada lagu badbaadinayo lkn madahano

  • @saciidocabdimaxamed2230
    @saciidocabdimaxamed2230 Рік тому

    Asc sheeq riimi allaha kubarakeyo waxan kuriyo ayado suwax ah oo salaada suwax andugade xili 5:00ee ehed kadib saliga nabiga scw aan ilaa ibraahimyada aa aqriye ilaa 500aa aqriye ano sijayada aankudukade fadgiyo kadib wagamay waxan aaday sariiirta ano tusbaxsanayo walina saliga an aqrinayo kadib wanhurday waxaanakuriyoday walaalkeyga igayar dadaigu xikta ah aso xabad xawadka ugu dhacdey kadib woo dhinte liidhahay 😢 kadib an isasabarsiiye kadib an u imade asoo nol Ana nooleyn kadib dhabteyda kujiifiye kadib saliga nabiga scw aan ku aqriye waliba ibraahimyada anlo marki tobanad an ku aqrinaaye ona kutifaye kadib woo ficnade aso sicaadi ilahad laayo waayabe sheeq iifasil

  • @Zuhuureyyyyyyyyy
    @Zuhuureyyyyyyyyy Рік тому +1

    Sheikh waxaan kuriyooday aabahay oo geeriyooday oo faras wato dhul doog ahna ku socdo Dhar gadgaduud ahna wato plz 🙏 iifasir aabahayna 5years kahor ayuu geeriyoody riyadaana mar hore Ayaan kuriyoody lkn way igu taaganthy 😭

    • @ismahaan2374
      @ismahaan2374 Рік тому

      Wiil ama gabar yaa tahay aniga riyadada aya qoroyaa

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Рік тому

    Shiikh asc waxaan ku riyoodey analog guu reerka oo Dhani labo baabuur Ayaan kugurnay allaabta Ayaan kuguraney have Ayaan baneenay marcad Ayaan kugogley waxaan leeyahay inta ilamaha fariisinaa waxaa Lee dhahay Intel uguree waxaan dhay meeshaa ka soo gurney Ayaan unoqon ii soofasir shiikh

  • @ZamzamAbdiDhuhil-om8zk
    @ZamzamAbdiDhuhil-om8zk Рік тому

    Dhowar jeer so kala diray inaad meel badan ku argta laga yabaa riyad 3 aad waa anigo meel koreen mashan waa goda waan dhiigo masha la fulaayo aad dhiiqo u tahay god god ah waan lagu sanbarirax cunga yar wuu ii xanbasan yahay si silac ku fulay walib si dhiba ku fuulay dad badan iga danbeyay gacanta u tagay ka diba hurdadi kaso kacay man la ii qabo lkn hooyo caruur waween hesta ahay

  • @YassmiinAbuukar
    @YassmiinAbuukar Рік тому

    Gabar oo adeer geey dhalay baa idheheeso yasmiineey irida iska xer niman walan irida fadhiyo

  • @hadayaomar8737
    @hadayaomar8737 Рік тому

    Asc sheihk rimi, waxan ku riyoday aniga school jooga magaca idleh ku qorane sabuurada wa mahey riyada fasirka waxa aheyn gabar.Mahadsani

  • @Cadil_Tube
    @Cadil_Tube Рік тому

    Sheik mahan kalo ku riyodey ano mel fadiyo ayey busat iyo hayawan kale agteyda kudimten wan qadey mel ban digey o haga qilbada ah ilahey ban u baryey inu idim kisa kuso noleyo weyna so noladen o wey ska tagen iso jawab fatlan

  • @YassmiinAbuukar
    @YassmiinAbuukar Рік тому +1

    Asc shiiq waxaa ku riyodey riyo mar murgo ah marana farxayo marka aan aad u murgaayo waxaa waaye

  • @SahraXasan-i3m
    @SahraXasan-i3m Рік тому

    Shiikh waxan wankuriyodaa
    Marwalba anooh
    adhi waxkawada
    Socoda

  • @saarpyalmas8392
    @saarpyalmas8392 Рік тому

    Sheikh waxan jooga jabuuti waxan marhoree ku riyooday Dr zakir naik iyo daadkale oo dhaar cadan ah wato anigo la kulmay oo dictoor zakir igu leyahay inakeen dariqaas ayan mareyna dhuul wada nuuraya ayenu joogney . Sheikh maxa waaye fasiir ka riyadan jazaka Allahu khairan

  • @Cadil_Tube
    @Cadil_Tube Рік тому

    Sheik mahan kalo ku riyodey ano boqorki masar o get weyn hostisa fadiyo o kursi dahab ah kufadiyo aniganah an hayo kob dahab ah ona u gurayo miraha canabka ona ka digayo sharab canab ah iso fasir fatlan

  • @hoodoabdi3634
    @hoodoabdi3634 Рік тому

    Asc

  • @samiraboss6155
    @samiraboss6155 Рік тому

    Asc sheekh qiso aan la yaabay aya igu dhacday runti sina aan Lea yaabay sina aan ugu farxay wxa jira wiil aan jeclahay hada waxa kala maqanahay mudo ugu yaran 2_bilood wu i blocky salaad walba wan tukadey si walba ayan u ducaystay saliga nebiga scw wan aqristaa xitaa salaado dheerad ayan tukada barqadi oo kle ayan badana tukada si aan alle u baryo mr wlba
    Marmar ayan habeenki hurdada kaso kaca si aan alle subxanawatacala u baryo sido kale sunaha salada subax ka horeeya alle ayan waydista in uu dib iiguso celiyo wiilkas malin kasta wxan eega in uu blockta iga qaaday mana dhacdo xoga niyad jab ayan si dareema salad walaba aan tukadana alle subaxaana watacaala ayan gacmaha u taagta inuu iso celiyo oo weliba khayr iiga dhigo sujuuda ayan ku baryaa ano dhahaya ilaahow hebelkaygi iso celi kheerna iiga dhig cabaar kabacdi waan eega bal hada inuu ina blockti iga qaaday oo ilaso hadlay
    Mr marka qaar mrkan ducausto oo aan alle waydisto inuu isoo celiyo wiilkas happy ayan noqone oo wxan naiyayasanaya in uu alle baryadayda iga aqbali doono oo alle iso celin doono insha allaah
    blse mrkan arko anigo alle baryaya ducaysanaya salaad wlba aan tukado gacmaha kor u taganaya sujuuda ku ducaysanaya magaciisi ku dhawaqaya hadana aanu ilaso hadlin wiilki ayan niyad jaba
    Mrka Saaka aya wxa igu dhacday salaad subax markan tukaday anigo alle baryaya gacmaha kor u taaganaya ayaan halmar ilmeyey wxan u ilmeyey alle wn baryaya wn ducaysana in aan halmar wilkas iso labto oo an oridisa noqdo balse ducadayda baryada sujuuda an ku dacaysanayo saliga nebiga aan aqrisanayo malayga aqbalayo miya aniga is canantay qof sidee ah ayaad tahay baan is dhahay
    Ma qof aan wxaba laga aqbaleen ayad thy wan yaabay gefna igama aha ee aniga aya is canaantay shek anigo weli ilmaynaya oo alle la sheekaysanaya ayan gogoshii ku laabtay sidii ayan ku gam’ay
    Mrka wxn arkay riyo mrna aan yabay see cml marna aan farxay
    Wxa riyadi laygu tusay anigo wiilki xaaskiisa xalaasha ah aan ahay
    Weliba wiil an ku qiyaasay 5jir meelahas haysana uur xaamilo ahna aan ahay gurigayagana ay la buxo dad badan oo ehelka ka mid ah aya nala jogay labada dhicanba
    Lkin farxada aan isaga ka helayo an salug sana wx yar wiilka aan u haayo mrkas aad ayu ugu farax sana oo wuu jecla blse wxan daremayey inu yahay qof bananka ku mashqulsan oo mr wlba bananka u ordaaya cuntada xita wuxu i dhahayey bananka an ka cuna cuntada ay naagta shalaha ahi karisay cusbada ayan kubadan madadama oo an gasteri qabo aniga aya ku karinaye jog an dhahay maya adiga wad culustahay ee hays dhibin uu i dhahay mesha u cuntada ka donanaayo ayu ii sheegay haye sida aad jeceshahay ayan ku yeelaya manta ayan ku dhahay lkin mar danbe sas ha samen dadka ayago gurigooda ka cuteeyay oo qurux badan ay ka baxan an ku dhahay hye u idhahay insha allah
    bes
    Anigana wiilkaygi ayaan u wacay anigo ugu yeeraya ina hebeloow oo magaca aabihiis aha wana wiikan aan jeclahay magacisa ayan wiiki yara dhabta gashaday intaan sariirtayadii aadnay
    riyadu way dheerayd blse inta ayan kaso qaatay
    sheek inad iso jawabi doonto ayan rajaynaya insha allaah qof wlba oo commentgyga arkana ha iso duceeyo
    Sheekh adigana isoo ducee pls in alle sida ugu dhaqsaha badan iiguso celiyo khayrna iiga dhigo insha allaah
    Wxan rajayna oo maanta ii farxad ah in alle riyadaas ii rumeeyo idinkana ducada iguso caawayi pls insha allaah🙏🤲🤲🤲sheekh iso jawab pls

  • @fadumabile1252
    @fadumabile1252 Рік тому

    Shiikh riimi riyad ii fasir waxa aytahy waxan ayhay singalah guriayan dad aqaan kujiran marki an lahadlay ayey ibaasadeen waxa aynoq deendad badan way ibaacsadiin dagal dhagax ladhacay walay dhawaaqay aadkursi akhriso laydhahay marka an akhriye waxa idheheen nagada nagada nin kaas utag ninkii ban utegey wuxu hayaa kitaabo waxan iri maxaa igarabtaa ulayan kudhiftay uubabay idaa adkursi baad akhrisatay kay iskadaa

  • @YassmiinAbuukar
    @YassmiinAbuukar Рік тому

    Kadib waa cararaa iridi xeraa kuri naku dhagan aan kalaa anoo murugsan kadib wiil iladhashey baa lama dheef oo ido ah oo dhaqan oo cadiin leh waxa lii dhaahaa lamada nin oo irida kuriga

  • @hanefa283
    @hanefa283 2 місяці тому

    Riyada qeyb soomaahan maxay tahay dadkaa riyada iifasir leh yaab badanaa

  • @hage375
    @hage375 Рік тому

    Asc sheq riiimi waxaa idhiba cudurada ruuxiga ah , waxaan ku riyooday anoo waydiinayo nin wadaad ah oo dhahaayo suradeen aqristaa aan isku difaacaa wuxuu iigu jawaabay suratu aldaariyaad ayaa la aqristaa .
    Sh isoo fasir alaha ku barakeeyo

  • @YassmiinAbuukar
    @YassmiinAbuukar Рік тому

    Kuriga fadhiyo wexee wadeen lamaadan neef oo iriga ah ee cabsida dhaaf shiiq blz isoo fasir ilhaay dartii

  • @footballtime680
    @footballtime680 Рік тому +1

    Sheekh ilaah Baan kuugu dhaarshay ee iisoo fasir riyadan.
    Waxa aan ku riyooday anoo webi socda ku dabaalanaya walaalkayna Iga danbeeyo oo uu isaguna webiga ku dabaalanaya, Saan u dabaalanayay ayuu yaxaas i cunay, isaga oo I cunaya ayaan walaalkay ku dhahay ka carar oo ha ii imaan

  • @footballtime680
    @footballtime680 Рік тому +2

    Sheekh ilaah Baan kuugu dhaarshay ee iisoo fasir riyadan.
    Waxa aan ku riyooday anoo webi socda ku dabaalanaya walaalkayna Iga danbeeyo oo uu isaguna webiga ku dabaalanaya, Saan u dabaalanayay ayuu yaxaas i cunay, isaga oo I cunaya ayaan walaalkay ku dhahay ka carar oo ha ii imaan

    • @ismahaan2374
      @ismahaan2374 Рік тому +1

      Wiil ama gabar tee tahay riyada aya qoraayi

  • @footballtime680
    @footballtime680 Рік тому +1

    Sheekh ilaah Baan kuugu dhaarshay ee iisoo fasir riyadan.
    Waxa aan ku riyooday anoo webi socda ku dabaalanaya walaalkayna Iga danbeeyo oo uu isaguna webiga ku dabaalanaya, Saan u dabaalanayay ayuu yaxaas i cunay, isaga oo I cunaya ayaan walaalkay ku dhahay ka carar oo ha ii imaan