Asc shiiq wan ku salamay hada kahor bad riyo i fasirtay sidad igu shegatayna way noqotay thanks riyadas for waxay eheed hadad ku riyoto ado cado kugu dhacayso ama dhig ka imanayo waxa qadaysa uur wana qaaday wana dhalay hada ayan umul ahay marka m a wan kugu xiranahay alle haku sharfo
Shiiqow nin baa waxaa idhibay nin macalin school ah o an waa hore dhameyey wuu ixasday wuxuuba taagan yahay anaa sixray kamana furayo waan jeclahay wayna idiiday ayuu kuhayaa markiii qur aan laisaaro wa igadhawaaqaa waana laiigasoosheegay warkaas marka ma uaqrinkaraa allaah igareebo
Asc sh sthy Allaah haku barakeeyo Adiga iyo reerkaagaba Sh ii soo duceeya waxaa idhibay xanuunaadka ruuxiga ah in uu Allaah iga dul qaado isoo duceey pls😢mana heesto lacag cilaaj aan ku tago caruur agoon ah ayaan heestaa mana sha qeesto waalidna iima noola Aniga wax lacag ah marabi lkn ii duceeya in uu Allaah iga qaado xanuunka muraad keeyga in uu Allaah ii sahlo
asc sheeeq allah ku barakeeyo waxaad noo sheegtaa daliil maa leeyahay suurada aad ka hadleeso iyo cadadkooda hadii uusan laheen daliil quraanka ka socdo ama nabiga SCW ama asxaabta sheeq waa qalad dadka waxa aad u sheegeyso markaas
ASC Shekhow Allaha ku Xafido Barakallah Fiik Suurada aan saqda dhexe aan aqrinayo Sadaxda Jeer ma halka habssn miyaan aqrinaya mise sadax habeen iga so jawaab Shekhow Allaha ku Barakeeye?
Asc Sheqoow ma noo sheegi karta Sidee ku ogaan karnaa inee runtahay maxaa yeelay dadka qaaar ayaa waxee dhahan hadii aad magacan Allah akhrisoo waxa iyo waxad bad helesaa marka. Xagee laga soo weriyay ma wax ay nabiga scw iyo asxaabta sameeyn jireen miya bal iga soo jahil bixi

Asc jazaka Allah wa Djibouti 🇩🇯
Shugran sheish 😊Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw 😊
Salallahu caleyhi wasalam
MashaAllah sheikh allaha ku xiftiyo Aamiin yaraabi 🤲🤲
Shiiqow nin baa waxaa idhibay nin macalin school ah o an waa hore dhameyey wuu ixasday wuxuuba taagan yahay anaa sixray kamana furayo waan jeclahay wayna idiiday ayuu kuhayaa markiii qur aan laisaaro wa igadhawaaqaa waana laiigasoosheegay warkaas marka ma uaqrinkaraa allaah igareebo
Abyo ane nin maa saa oo kale ii dabasoco waa xaasidiin Allah naga qabto
Suratul baqara aqrista InshaAllah youtube kana geliya faidada suaratul baqara wad ka heleysan video fah fahsa
Haladilo waasaaxir hadad jogto dalki
Suratul baqara iyo ancam iyo yasin malin waliba aqri walahi waad arki doona asago oyayey
Mashaallah jzkl waad noo faideysaa
Masha Allah sheekh tel ii soo sheeg Thanks ❤️👍❤️
Jazaakalaahu khayraa shiikhunaa alle haku sharfo ❤❤❤❤
Quranka barashadisa igu adag
Salallahu Caleyhi Wasalam
Sheekhoow kheyr illaahay haku siiyo sifiican ayaad sharaxday khidmada 1 doolar ayaa laqataa riyo fasirida
Reer falastin u sgeeg yahuda hadhamate
Asc sheq shiQow dhib ayaa iheysta inaan kula wadago an rabaa xalna markaas aad isiiso isoo jawab i sha allah
Masha allah allaha ku xafiido shekh rimii
Masha allaah dad midiyaha ugu wanaagsan bt tahay walaal ❤❤❤
جزاك الله خيرا شيخنا
Asc.manshallh.ilaahy.hakubarkeyo
Scw scw scw scw scw scw scw scw
Mashallaah shukran ❤️ 😢
Mashallaha tabarakallaha shukaran sheqow
miiqaa habeen ayaa la akhrinaaaa shiikh
masha allaahu.🎉shiikh riimi😅❤
Asc shekh waxan kuriyodhi aniga iyo hoyadey oo arii kenya Mel arigalugudarerinay yarki igayaray ayanargakenin anwaynay waxanalajogi iddul adha hoyadey Aya gowracthay Ari balse arigisafecan mayugowricin waxan arkay arigi oo celka kudacayo ankacilini laayahay celka ayaskudacay markidambe anigu markan kuriyonay waxan joga India ayan cafimad ujogaa 14 Malin qalin ayangalay Alhamdulillah sheqow isofisir
Asc sh sthy Allaah haku barakeeyo Adiga iyo reerkaagaba Sh ii soo duceeya waxaa idhibay xanuunaadka ruuxiga ah in uu Allaah iga dul qaado isoo duceey pls😢mana heesto lacag cilaaj aan ku tago caruur agoon ah ayaan heestaa mana sha qeesto waalidna iima noola Aniga wax lacag ah marabi lkn ii duceeya in uu Allaah iga qaado xanuunka muraad keeyga in uu Allaah ii sahlo
Walaale allaah haku caafiyo hadaan awoodo wlhi waan kaa bixin lahaa sorry 😢
@@Unknown44567mahadsanid walaalkey Aniga duco ayaan idiin weey diistay dadka shiiqa ku xiran iyo shiiqa dhamaantiina
wllo waxba manoqonaysid laakiin waxan kuracinayaa suratu baqra iyo suratu yaasiin akhri maaliin walba iyo habeen walba waad yaabi isbadalka kugu yimada iyo farxad ayaad heli laakiin adkayso inaad xanuusata lagayaba waayo way gubanayaan joogtee maalin walba anaa wax ka arkay suratu baqra iyo suratu yaasiin saliga nabiga
Maasha allah
Salallahu caleyhi wasalim
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
MASHALA ALAAH JZALAA QERAN
Masha Allah
asc sheeeq allah ku barakeeyo waxaad noo sheegtaa daliil maa leeyahay suurada aad ka hadleeso iyo cadadkooda hadii uusan laheen daliil quraanka ka socdo ama nabiga SCW ama asxaabta sheeq waa qalad dadka waxa aad u sheegeyso markaas
Mashallaha shukaran
Maanshaallah.
Mnsha.allaah
Jasaakallaahu khyr❤
ASC Shekhow Allaha ku Xafido Barakallah Fiik Suurada aan saqda dhexe aan aqrinayo Sadaxda Jeer ma halka habssn miyaan aqrinaya mise sadax habeen iga so jawaab Shekhow Allaha ku Barakeeye?
Salla llaahu caleyhi wasallam
Suratul baqra kadoohadal sheikh thanks
Asc sheeqoow lambaarkaa ayaan rawaa inbadan ayaan raadinaayay riyoo yin ayaan rawaa in li iifi siro in tee kaa he laa
Asc sheq
waxaa qofka ku filan oo kaliya xusnul muslim in uu aqristo galabtto iyo subaxdii inta aad sheegtay oo dhan asagaa ka kaafiyo
Wa surad al arad number 13 umada please number suuradaha u sheega sheik dad badan ba aqoon Quran
Thanks wallo
Asc walalalaya please ii sheeg surata magaceda
الرعد
❤❤❤
Asc sheek hahi riyo lagu weydin rabi ma tlfon laistocmala sidena nabarka uheli kara.
Asc sh lacagaha marka lagu sidiray iyo fartinta u soo jawaab sh
Asc sheekh cadwga Ku dhibayo hadu yahay jini maxa la sameya
Cadowgeyga hadeyba gogogogo kasiineyso caawo ba wan bilaabaya😂 sheydan iyo cadowgaba halmar wada dilaa🥺
😂😂 gubta dheh
Kula mid ahy sxbey
@@drsayaanmohammed4725kkkk😂
Haa hagubtaan naarta Allah kuu fugeeyee
Scw scw scw
Aamiin aamiin jasaakallaahu khyr
Suradaas waa suurade wllayal
سورة الرعد
asc sheekh lanbarkan aad soodirtay khadmalahan miyaa sheekh
Arintan rscw ma sheegay?
Sheikh maalintii ma la aqrisan kara?jwb please
Wcs wrwb Sheikh Jazakallah khayr.
Maxan sameyna sheeq
Asc sheeq hadanan
Aqririskeeda suurada
Sheekh markaa halkee lagaa helaa namberkee
Sheekoow telefon maka dhegaysan karaa
Sheikh Number kaaga inoo sooqor
Sixir iyo qawaadkiisa😂😂😂
🙄
Wcs
Sh kasohadal suratul hijri
Shiikh number kaada isheeg
Shekho maxumo hadalkaada maxaa daliil ah oo aad noo sheegi karta markii laga soo tago aragtidaada bal noo sheeg halxadiithe
Asc Sheqoow ma noo sheegi karta Sidee ku ogaan karnaa inee runtahay maxaa yeelay dadka qaaar ayaa waxee dhahan hadii aad magacan Allah akhrisoo waxa iyo waxad bad helesaa marka. Xagee laga soo weriyay ma wax ay nabiga scw iyo asxaabta sameeyn jireen miya bal iga soo jahil bixi
Cules hada visarada culesaatu mala cu aqri Kara
❤❤❤❤