Suuratul Anbiyaa Hadi At Qaabkan U Aqriso Muraadkaaga Hal Habeen iyo Hal Maalin Guduhot Ayad Ku Heli

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • #sheekh #riimi #channel

КОМЕНТАРІ • 30

  • @aadanmahamoud3762
    @aadanmahamoud3762 8 місяців тому +3

    Anigoon janis u helin inan sadaqo bixiyo ayan ayan xalay akhristey suuradan iyo ducadiiba faraj weyn ayan la kulmey maanta cidhiidhigiina illaahey aya iga saarey illaahey hakaa jazaai siiyo aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @Zakaria-Ad
    @Zakaria-Ad 8 місяців тому +8

    1:Salada cishe ayaad tukan
    2: Kadibna suratul Anbiyaa akhri kadibna ducayso🤲🤲🤲
    Sadaqana ka hormari inshaa allah muraadkaag waad heli inshaa allah
    سورة الأنبياء - سورة 21 - عدد آياتها 112
    بسم الله الرحمن الرحيم
    اقْتَرَبَ لِلنَّاسِ حِسَابُهُمْ وَهُمْ فِي غَفْلَةٍ مُّعْرِضُونَ
    مَا يَأْتِيهِم مِّن ذِكْرٍ مَّن رَّبِّهِم مُّحْدَثٍ إِلاَّ اسْتَمَعُوهُ وَهُمْ يَلْعَبُونَ
    لاهِيَةً قُلُوبُهُمْ وَأَسَرُّواْ النَّجْوَى الَّذِينَ ظَلَمُواْ هَلْ هَذَا إِلاَّ بَشَرٌ مِّثْلُكُمْ أَفَتَأْتُونَ السِّحْرَ وَأَنتُمْ تُبْصِرُونَ

    • @drsayaanmohammed4725
      @drsayaanmohammed4725 8 місяців тому

      Sadaqo aanbixiyo hadaana haysan kwrn

    • @Zakaria-Ad
      @Zakaria-Ad 8 місяців тому

      @@drsayaanmohammed4725 xabad timira alla haka dhigo waa sadaqo

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 8 місяців тому +3

    🥺.🥺..ilaahoow xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta iga dul qaad. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo ah oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin gelinkeed ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa ku noolahay 🥺.🥺

    • @IqroYuuu
      @IqroYuuu 8 місяців тому +1

      Amuurtaada rabi u sheg
      Bini aadamka baahidaada ma kaafin karaane wll

    • @farehamuhamed5283
      @farehamuhamed5283 8 місяців тому

      Aamiin wll allaha ka dulqaado dhibatada😢

  • @ياسمينمحمدفارح
    @ياسمينمحمدفارح 8 місяців тому

    جزاءك الله بالف خير الله يبارك فيك ويسخرك لك كل خير 😊❤

  • @fartun9503
    @fartun9503 8 місяців тому +2

    Masha Allah 👍

  • @abdinajibmohamudfarah1077
    @abdinajibmohamudfarah1077 8 місяців тому +1

    Sh.Riimi Allaha kuxifdiyo aduun iyo akhiro

  • @Abshir095-vl4so
    @Abshir095-vl4so 8 місяців тому +1

    Jasakallah qeeyr
    Waxa an ku weydiina suaal ah
    Iga jaahil biixisid insha allah
    Soon liigu leeyahay o wajiib ah
    Ma soomikara Qamiista io Jiimcsha
    Maalmaha kale waxbarasho kujiiraa
    Iga soo jawab wall

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim7533 8 місяців тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @RuqiyoAdanxasan
    @RuqiyoAdanxasan 8 місяців тому

    Masha Allah Shekh Riimi

  • @fartun9503
    @fartun9503 8 місяців тому +1

    Wcs welcome Brother 👍

  • @fadumomuqtardhuxulow9389
    @fadumomuqtardhuxulow9389 8 місяців тому +1

    Allow igu bashari qerka culus badan darema io murugo😢 allahuma amiin

  • @Phatima.01
    @Phatima.01 8 місяців тому +1

    M.allh🥰🍂

  • @EdabsanAli
    @EdabsanAli 8 місяців тому

    Masha Allah tabaarakallah yaa syeikh ❤❤❤

  • @farehamuhamed5283
    @farehamuhamed5283 8 місяців тому

    Jasakallah sheik

  • @fartun9503
    @fartun9503 8 місяців тому

    iso Duceey Ustaaaaad insha Allah 👍

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim7533 8 місяців тому

    جزاك الله خيرا شيخنا

  • @Rizz_man45
    @Rizz_man45 8 місяців тому

    ❤❤❤keep going🎉🎉

  • @SalahMacalin-km2vp
    @SalahMacalin-km2vp 8 місяців тому +1

    Asc shekh riyo ayan raba inad ifasirto hagen kala soxirira yashekhana

  • @aadanmahamoud3762
    @aadanmahamoud3762 8 місяців тому

    Kheyr illaahey haku siiyo aamiin aamiin aamiin

  • @shankaroonabdiraxman6277
    @shankaroonabdiraxman6277 8 місяців тому

    Sheekh waxa ku riyooday riyo hada fasirkeda radiyeyna waxa noqotay in maalmo xun adag an galaayo, waana galay shaqadi an hayayi ba waayey .werwer iyo murugo badan xata cibaadadii ankashakinayo gaabinayana ba ku jira

  • @ubahabdrisaakcali8698
    @ubahabdrisaakcali8698 8 місяців тому +1

    Shiikh waxaa kaa codsanayAa inaa riyadaan inaa ii safirto
    Shiikh waxaa ku riyooday anoo gaaloobay hadana isla riyadii towxiidka la iigu qabtay maxay tahay riyadaan shiikh plz iso jwb

  • @MaryamMohamed-ru6fr
    @MaryamMohamed-ru6fr 8 місяців тому +1

    Asc shekh waxan nambarkaaga ayaa raba

  • @abdinajibmohamudfarah1077
    @abdinajibmohamudfarah1077 8 місяців тому

    Meqaa jeer ayaa la akhrini suratul anbiyaa