FAQIIR LAMA GUURSAN KARO ISAGUNA MAGUURSAN KARO ILAAL U HANTI KAHELO WATANA DALIILKEEDA O FAH FAHSAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • #sheekh #riimi #channelsubscribe

КОМЕНТАРІ • 77

  • @Ssssss-t3x
    @Ssssss-t3x 29 днів тому +3

    ❤ اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيم إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ اللَّهُمَّ بَارِكَ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ
    Jazakallah khair Sheikh.❤

  • @saciidoclle4946
    @saciidoclle4946 29 днів тому +4

    ❤sallalaahu caleyhi wasalam sallalaahu caleyhi wasalam sallalaahu caleyhi wasalam sallalaahu caleyhi wasalam sallalaahu caleyhi wasalam sallalaahu caleyhi wasalam sallalaahu caleyhi wasalam ❤❤

  • @BoqoradaRerkeenadiid
    @BoqoradaRerkeenadiid 29 днів тому +3

    Masha Allah tabarakallah sheekh jazakallahum qeyran

  • @ZeinabMuhudin
    @ZeinabMuhudin 29 днів тому +2

    Sallallahu calleyhi wasallam

  • @mansaneboukoul3147
    @mansaneboukoul3147 29 днів тому +4

    Salallahu calayhi wasalam ❤Salallahu calayhi wasalam ❤Salallahu ❤calayhi ❤wasalam ❤Salallahu ❤calayhi ❤wasalam ❤Salallahu ❤calayhi ❤wasalam ❤Salallahu ❤calayhi ❤wasalam ❤Salallahu ❤calayhi wasalam ❤Salallahu ❤calayhi ❤wasalam ❤Salallahu ❤calayhi ❤wasalam ❤Salallahu ❤calayhi ❤wasalam ❤Salallahu ❤calayhi ❤wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aliosman8874
    @aliosman8874 29 днів тому

    Wcs sheikh, Amin ya rabbi

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 27 днів тому

    Maanshaallah.

  • @talaseyabdi3503
    @talaseyabdi3503 29 днів тому +1

    Masha Allah jazakallahu khair sheikh

  • @hannahahmed7602
    @hannahahmed7602 29 днів тому +1

    Ya Salam ❤❤❤Allahumma barik, inta aad sunnah iyo haqa kashiftay

  • @Xamdamohamud518
    @Xamdamohamud518 17 днів тому

    Salalaahu caleyhi wasalam ❤

  • @IbrahimCabduqadir-v3e
    @IbrahimCabduqadir-v3e 29 днів тому

    Maashaa allaah shiqunaa jazaakallaah

  • @ZaytuunXasan
    @ZaytuunXasan 29 днів тому

    Madasha Alaah. Sheekh❤❤❤❤❤

  • @cqaadiribrahim9405
    @cqaadiribrahim9405 28 днів тому

    ما شاء الله فضيلة الشيخ ريمي

  • @منىامينشيخامين
    @منىامينشيخامين 29 днів тому

    ألله أكبر ماشاء الله لاقوة الا بالله جزاك الله خيرا وبارك الله فيك يا طيب حفظك الله و طال عمرك يارب العالمين

  • @MunoAbdiraxiin
    @MunoAbdiraxiin 29 днів тому +1

    Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @MunoAbdiraxiin
    @MunoAbdiraxiin 29 днів тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shamsanoorsabe-lu6lu
    @shamsanoorsabe-lu6lu 29 днів тому

    Masha Allaah Masha Allaah ❤❤❤

  • @khadramaxamed1203
    @khadramaxamed1203 29 днів тому

    Scw

  • @aminasheikh2481
    @aminasheikh2481 29 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ mashaa alaah

  • @ummuyusuf3706
    @ummuyusuf3706 29 днів тому

    MashaaAllah tabaarakaAllah sheekhi riimi ilaahey ha ku barakeeyo waa sugaayay qof ayadaas si sax ah u fasiro ilinta waan celin waayay abaalkaaga janatul firdows InshaaAllah waligaa waxaan kugu ogahay runta InshaaAllah

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 29 днів тому

    Xaqa waba lala dagaalamayaa runtii jazaakallahu sheekh

  • @منىامينشيخامين
    @منىامينشيخامين 29 днів тому

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد و على آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤❤لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 29 днів тому +2

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @RuunClraxmaan-ds2rk
    @RuunClraxmaan-ds2rk 29 днів тому

    Xafidakalaahu

  • @khadejocabdule9105
    @khadejocabdule9105 29 днів тому

    Shiiq Alle ha ku xafido

  • @FatxiAdan-jv2uf
    @FatxiAdan-jv2uf 28 днів тому

    Sheekh nin faqoir ah mafiicno xitaa hadii u wuxu cuno sooshaqenkkaro hadhow cunugiisa aya xanunsankaro waxkala imaankaro in u lacagta kabixinkaro waalidkeyga ay faqri isku guur saden aniga wax ey igu daaweyan wey waayen jiradi wey isaameysey jirooley aya noqdey hadana wexwy igu siidaraayan caay iyo bahdil wexey idhahayan gabdhaha walaalaha niman lacagleh lala raba adna nin faqiir ah aya ku guurineyna anaga kugu masruufeyno waxas xaqmiya sheekh intey sidas ii galan hadana ey sidas iibah dilan manta hadan caafimad qabilaha sidas ma idhihi lehen wijigooda nacay allaha iga hor leexiyo wexeyba iga heysa yurub aad ayaga o o dhan gooy 😢😢😢

  • @umaramadaanchannel3871
    @umaramadaanchannel3871 29 днів тому

    Masha Allah sheikh Mahadsanid.culimadu hablaha wax ba uma shegan wanu kaga mahad celinana jizakjkalahu khayr

  • @BoqoradaRerkeenadiid
    @BoqoradaRerkeenadiid 29 днів тому +1

    Scw scw scw N.N.K.H.

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 29 днів тому

    Xaqa waba lala dagaalamayaa runtii

  • @FaizoMohamed-r1p
    @FaizoMohamed-r1p 29 днів тому

    Sallaallaahu caleyhi wasalam

  • @khadejocabdule9105
    @khadejocabdule9105 29 днів тому

    ❤❤❤

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 29 днів тому

    Shekhow kheyr alaha kusiiyo raga somaliyeed weey isagu tageen daaci Muna dumarkana waxbaa uma ogola waana ognahy

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  29 днів тому

      Haa walaahi daaciyadaas garan maayo sidaas ay tahay dar alle ayaan u jeclahay waana difaacaa inta aan noolahay in sha alaah

  • @MunaAadan-vz4jt
    @MunaAadan-vz4jt 28 днів тому

    ASC sheekh magacaygu waa muuna waxaan Ku riyooday aniga oo libaax i eryanaayo oo aan duulayo aniguna

  • @aliosman8874
    @aliosman8874 29 днів тому

    SCW SCW SCW

  • @Saad-l6q
    @Saad-l6q 29 днів тому

    Ilhy yaa xaqa garnya wango wan dinko daly dhxdina❤❤

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  29 днів тому

      Kkkkkk sabarka badi walaal ugu dambeen xaqa ayaad lakulmee in sha alaah

  • @nastexoosman4199
    @nastexoosman4199 29 днів тому

    Scw ❤scw❤scw❤

  • @NaimaAbdirahman-g7l
    @NaimaAbdirahman-g7l 29 днів тому

    Muraadaa leeyahay faatada iisomara walaal

  • @LaxRite
    @LaxRite 29 днів тому +1

    Sheekhaw cid cid adoonsanaysaa ma jirtee diinta ciyaarta ka daa... Gabadhu fakhiirka ay sheegayso maaha kaad mooday iyadu nin lacagley ah guursada ayay tidhi diintuna taas inamay farin

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  29 днів тому +1

      Kali ah hadalka aan ka.maqlay maamada ayaa waxa uu ahaa faqiir ha guursanina aniga faqiirkii umbaan umada fahamsiinaayey

    • @LaxRite
      @LaxRite 29 днів тому

      @@SheekhRiimiChannel sheekh waad mahadsan tahay lkn gabadhaasi diin umay socon ee inay caan noqoto ayay rabtay diintaaanay ka been sheegaysay. Allahu aclam

  • @Cadalad12
    @Cadalad12 29 днів тому

    Daci muno warkeda mafahmin waxey dhahday quf shaqesto o faqir ah lama gusan karo waxey tiray xita loma bahana quf bajaj wadayo am quf ka shaqeyo shaqo dhagax xita shekh remi adiga wad ku jirta dadka eyka hadashay dadka odhan lacag ma hestan lakin bilka wey bixin karan eyad waxey dhaday quf bil dhiwayo xita lama rawo dib u fir muqalkeda Ali bin abi talib marow rasulka dhahayi waxan rawa fadma Ali wax maheysan rasulka aya ku daray 🎉🎉🎉

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  29 днів тому +1

      Walaahi taas aad sheegyso mamaqlin lkn nabiga qofkii abooda inantuu rabo in uu guursado wixii lasaarey oo eheladewdi ay saareen haduu ka soo bixi karo waa guursan karaa shaqo kasta ha haayo

    • @XXx-xp8ll
      @XXx-xp8ll 29 днів тому

      @@Cadalad12 Adiga maa maqashay iyadoo dhaheyso sidaas.

    • @Cadalad12
      @Cadalad12 29 днів тому

      @@XXx-xp8ll waxey ku tiray nin hantile gurso hagursan faqir hantilaha wa kee faqirkana wa kee nin bajaj wado ma hantila maya wa faqir nin shaqo dhagax ka shaqeyo ma hantila maya nin gari damer wado ma hantila maya nin gari homey wada ma hantila maya nin ka shaqeyo iwinta malayga ma hantila maya hantilaha ey shegeso wa nin shirkad leh ama dagada badeco ogo so dagta ama marakib badan leh ama leh guryo tiro badan .. marka dadko dhan ma sasba maya marka hadi sidas la dhoho yaa gursanayo gabdha guryaha ayey wayel ku noqnayan

    • @XXx-xp8ll
      @XXx-xp8ll 28 днів тому

      @@Cadalad12 maya sidaas ma ahan. Wiilka guursanaayo waa inuu shaqeystaa marka hore guri ijaarto alaab dhigaa lacagta arooska haba yaraatee aruursado isu diyaariyo aabenimo. Bajaaj iyo dameer wadid waa shaqo sidoo kale dhisma ka shaqeynta. Inta aan Aabe lagu dhihin Arabo dheh waa maahmaah Soomaaliyeed. Isu diaari guurka geber ku jecel ma weey heeysid Insha Allah

    • @Cadalad12
      @Cadalad12 28 днів тому

      @@XXx-xp8ll arsqada Allah aya bixiyo waxa laga yawa quf faqirnimo ku dhacay inow lacag yeshto kan tajirnimo ku jeclatay in ow noqdo faqir hadiba qufka ad jeceshahay ad ka heleysid farxad dhib malahan lacagta wa lahela likin waxa daran quf faqir o madax adag an lahenin naxris kaas ma taqanin sabata ad ku racday .. .. waxa jirta hal daran ka qeer badan boqal guri iyo boqol jiif mahimada waa farxad lacag an lahenin farxad wax matarto .. ninka faqirka xaskisa weey ka iman badan tahay kan tajirka xaskisa

  • @munacali9965
    @munacali9965 24 дні тому

    Sax shekhowo sidasan kugu racasanay raga somaliyed gumaysigay kahelan

  • @Cabdiraxmanka
    @Cabdiraxmanka 29 днів тому

    Shiiqa ha laga xishoodo waa qof barakeysan oo ku daawoow nay barnaamij yadiisa wax na ka faaidnay

  • @BasroXaashi
    @BasroXaashi 29 днів тому

    Sca scà scw scw scw sax afkaaga cannot laguna qabay

  • @user-fg6lh5xj4p
    @user-fg6lh5xj4p 28 днів тому

    Scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤😊

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll 29 днів тому

    Sheikh Riimi intee jirtay markii Sheikha Muna la rifaayey yac maxaa uga dhihi weyday.

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  29 днів тому

      Sheekhada meel cidla ah lagu heley anna waxaan is lahaa qofkale hasoo baxo oo uu difaac u noqdo lkn waan waayey sidaas ayaana hada iga soo hadalsiisey

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 29 днів тому

    Raga qeybtood waxay rabaan iney xaqa ilaheey qariyaan afka qabtaan

  • @kaltumhassan744
    @kaltumhassan744 29 днів тому

    Sheikh sual ban qabaa xage kalasoxirira.waxan kuxiranyahay chanelkada

  • @LiibaanGacayte
    @LiibaanGacayte 29 днів тому

    Been laane ayaa tabay

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  29 днів тому

      Koley wixii aan.haayey waan soo gudbiyey been io run waxey ahaadaaanba

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 29 днів тому +1

    Sallallahu calayhi wasalam

  • @khadramaxamed1203
    @khadramaxamed1203 29 днів тому

    Scw

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 29 днів тому

    Xaqa waba lala dagaalamayaa runtii