Xogta Maalmaha
Xogta Maalmaha
  • 36
  • 51 951
Burburkii Midowga Sofiyeedka !
asalaamu caleykum, ku soo dhoweynaynaa kanaalkeena [Xogta maalmaha]. Maanta waxaan diiradda saari doonaa dhacdo taariikhi ah oo saameyn weyn ku yeelatay aduunka: burburkii Midowgii Soofiyeed. Midowga Soofiyeed, oo sidoo kale loo yaqaanay Unionka Soofiyeed, Oo Loo soo qaabiyo ( U S,S,R) Union of Soviet Socialist Republics wuxuu ahaa dowlad isbahaysi ah oo xukunkeeda ku fadhiyey qaaradda Yurub iyo Qaarada Aasiya, waxaana la aasaasay sanadkii 1922. Si kastaba ha ahaatee, sanadkii 1991, Midowga Soofiyeed si lama filaan ah ayuu u burburay iyado ay sabab u ahayn xaalado siyaasadeed, dhaqaale, iyo bulsho. Maanta, waxaan baran doonaa sababaha keenay burburkaasi, saamaynta uu ku yeeshay Aduunka, iyo waxa laga bartay dhacdadan.”
Переглядів: 25

Відео

7 Talo Oo Qadhaadh Oo Maqalkeeda ay dhagtu u boogi waydo @Xogtamaalmaha
Переглядів 9112 годин тому
7 Talo Oo Qadhaadh Oo Maqalkeeda ay dhagtu u boogi waydo @Xogtamaalmaha
7 Cashar Oo Muhiim Ah || Buuga How To Win A Freinds And Influence People
Переглядів 7219 годин тому
Halkan ka akhriso Qodobka 4aad 4. Dadka kala hadal waxa ay danaynayaan: Qof walba waxa uu leeyahay baahiyo ku wayn oo uu doonayo in lagala hadlo. Taasaa keenta in uu qof kasta marka uu cid la sheekaysanayo in uu ka sheekeeyo waxa uu isagu doonayo. Qof walba waxa uu doonayaa in lagala hadlo waxa uu doonayo. Maaddaama aanay dadku wada helin cid kala hadasha waxa ay iyagu doonayaan in lagala sheek...
9 Cashar oo an ka bartay 9 Maalqabeen Oo an la Sheekaystay
Переглядів 598День тому
Ninka iska leed shabakada ama websitedka the inbox inspiration ayaa wax u yidhi Markii aan bilaabay waraysiyada aan la yeeshay hoggaamiyeyaasha ganacsiga si aan ugu baahiyo shabakaddayda internet ka ee The Inbox Inspiration, ma’aan rumaysnayn raadka ay aniga qudhayda igu yeelan doonaan. Waa arrin aad u xiise badan in aad fursad u hesho la sheekaysiga dad firfircoon oo guulo ka gaadhay nolosha. ...
Dib kaga tagi mayso salaada subax | dawashada muuqalkan ka dib
Переглядів 1,2 тис.14 днів тому
Dib kaga tagi mayso salaada subax | dawashada muuqalkan ka dib
5 Waxyaabo anay Sameeynin Dadka Caqliga badan @Xogtamaalmaha
Переглядів 32314 днів тому
5 Waxyaabo anay Sameeynin Dadka Caqliga badan @Xogtamaalmaha
5 Ta shay Ee ugu Waaweyn Ee ay Ka Murugoodan Dadku Markay sii Dhimaneyaan
Переглядів 26421 день тому
Qof walba oo Aduunka ku nool Ilaahay waxa uu siiyay 24 saacadood; dadka guusha gaadhayna maaha kuwo ka waqti badan dadka kale ee dhigooda ah, ee waa kuwo si fiican u mareeyey ugana faa'ïideeyey waqtigaas kooban ee haysataan. Qofba qofka uu waqtigiisa ka maarayn ogyahay, ayuu ka soo wax soo saar badanyahay kana talaabo horeeyaa; dhibaatada iyo dib u dhaca ugu wayn ee Ummad ama shaqsi ku yimaadaa...
Qiimaha Wakhtiga || Iyo 5 Taalbo Oo Ad Ku Maareyn karto Oo Fudud
Переглядів 26621 день тому
Qof walba oo Aduunka ku nool Ilaahay waxa uu siiyay 24 saacadood; dadka guusha gaadhayna maaha kuwo ka waqti badan dadka kale ee dhigooda ah, ee waa kuwo si fiican u mareeyey ugana faa'ïideeyey waqtigaas kooban ee haysataan. Qofba qofka uu waqtigiisa ka maarayn ogyahay, ayuu ka soo wax soo saar badanyahay kana talaabo horeeyaa; dhibaatada iyo dib u dhaca ugu wayn ee Ummad ama shaqsi ku yimaadaa...
Buug Muhiim ah || Fikir Oo Hodan Noqo | Afkaar Muhiim Ah
Переглядів 74421 день тому
QOFKASTA OO RABA INU KA BAXO CIDHIIDHIGA DHAQAALENIMO GAADHONA ISKU FILNASHIYO HANTIYEED Raban inu Noqdo QOF MAALQABEEN HODAAN AH, BUUGANI AAD BUU U ANFACAYA BUUGAN WAX LAGU MAGACAABA THINK And Growth rich [[ Fikir Oo hoodan noqo Hadaba muuqalkan Waxaynu ku soo koobayna buugasi think and growth rich Fikir oo hoodan noqo #comment #share #subscribe
8 Xaqiiqo Oo Ku Saabsan Dadka Afka Gaaban || @Xogtamaalmaha
Переглядів 61428 днів тому
Asalamu caykum Waraxmatulahi Wabarakaatu Daawade Ma ogyahay In Qofnimadeenna waxaa qaabeeya oo qaybta ugu wayn sameeya Ay Tahay habka aan wax u xasuusanno oo u xafidno xogaha, dunida maanta waxaa laga cabanayaa xusuus yarida iyo ilowshaha da’walba. Hadaba Culimada cilmi nafsiga ayaa arrinta hilmaanshiyaha ah walaac ay ka qabaan darteed daabacay talooyin badan, sidoo kale waxey sameeyeen cilmiba...
5 xeeladood oo ad kaga hortagi karto dib u dhigista howlaga ku yalana ugu qaban karo wakhti kooban
Переглядів 174Місяць тому
5 xeeladood oo ad kaga hortagi karto dib u dhigista howlaga ku yalana ugu qaban karo wakhti kooban
JOOJI 4TAN SHAY EE WAKHTIGA KAA LUMIYA MAALIN KASTA || @Xogtamaalmaha
Переглядів 813Місяць тому
Jooji 4tan arimood ee wakhtiga ka lumiya malin kasta Marka aad dhameysid muuqaalkan oo ah casharkaan ku saabsan sida loo isticmaalo waqtiga, waxaad heleysaa hadiyad waqti ah oo aad ku sameyn kartid waxyaabo badan oo aad u baahan tahay. Waxa kaliya ee aad u baahan tahay waa inaad ka takhalustid afar shey si aad u joojisid khasaarinta waqtiga.
7 Fariimood oo Ku socoda Dhalinyarada || Muuqaal Badali Doona Noloshaada
Переглядів 313Місяць тому
Marxalada dhalinyarnimadu waa fursad aad u Qaali ah taasi oo so marta qofka bani aadamka ah, balse dadka badankoodu wa ay ku kadsooman marxaladan dhalinyarninada kamana warqabaan muhiimada ay ku fadhido, ilaa inta uu Qofku garwaaqsado in uu iska lumiyay fursadan iyo in aysan jirin wado haba yaraate lagu soo celin karo. Muuqalkan waxaan kugula wadaagaya fariimo an jecleestay inan kusoo gaarsiiyo...
6 Xirfadood Oo Ay Tahay Inaad Barato || Ku socota Dhaliyarada 15 Ila 30 Jirka ah.
Переглядів 1,6 тис.Місяць тому
6 Xirfadood Oo Ay Tahay Inaad Barato || Ku socota Dhaliyarada 15 Ila 30 Jirka ah.
6 Qalad Oo yar Yar Kuwaasi Oo Buurburinkara Nolishaada Hadii ad sameeyso || @Xogtamaalmaha
Переглядів 312Місяць тому
6 Qalad Oo yar Yar Kuwaasi Oo Buurburinkara Nolishaada Hadii ad sameeyso || @Xogtamaalmaha
Qaababka Sare Ugu Qaad Xasuusta maskaxdada || 14 Qaab
Переглядів 347Місяць тому
Qaababka Sare Ugu Qaad Xasuusta maskaxdada || 14 Qaab
7 ARRIMOOD OO AY TAHAY IN AANAD SAMEEYN MARK AAD CADHAYSANTAHAY & SABABTA
Переглядів 205Місяць тому
7 ARRIMOOD OO AY TAHAY IN AANAD SAMEEYN MARK AAD CADHAYSANTAHAY & SABABTA
Haddii Aad 28 Sanno Jir Ka Yartahay Fursad Weyn Baad Haysataa Ee Ku Dedaal 9-kan Qodob.
Переглядів 455Місяць тому
Haddii Aad 28 Sanno Jir Ka Yartahay Fursad Weyn Baad Haysataa Ee Ku Dedaal 9-kan Qodob.
Sidee Bay Luuqada Englishku Ku Noqotay Luuqada ugu Awooda badan aduunka || @Xogtamaalmaha
Переглядів 211Місяць тому
Sidee Bay Luuqada Englishku Ku Noqotay Luuqada ugu Awooda badan aduunka || @Xogtamaalmaha
5 Wakhti Oo Ay Khasaba Tahay Inad Aamusto iyo Faaidada Aamusnaanta @Xogtamaalmaha
Переглядів 2,4 тис.2 місяці тому
5 Wakhti Oo Ay Khasaba Tahay Inad Aamusto iyo Faaidada Aamusnaanta @Xogtamaalmaha
3 Qodob Oo Kaa Caawin doona Inad Hormariso Kalsonida Naftaada || @Xogtamaalmaha
Переглядів 1,3 тис.2 місяці тому
3 Qodob Oo Kaa Caawin doona Inad Hormariso Kalsonida Naftaada || @Xogtamaalmaha
5 Caado Oo Ay Ka Simaan Yihiin Dadka Guulaha Waaweyn Xaqiijiyeey @Xogtamaalmaha
Переглядів 7882 місяці тому
5 Caado Oo Ay Ka Simaan Yihiin Dadka Guulaha Waaweyn Xaqiijiyeey @Xogtamaalmaha
5 TAN DHAQAN AYAA KA HORTAAGAN INAD GUULEYSATO. @Xogtamaalmaha
Переглядів 6682 місяці тому
5 TAN DHAQAN AYAA KA HORTAAGAN INAD GUULEYSATO. @Xogtamaalmaha
XEELADO AD KU JOOJIN KARTO CAADO XUN || KUNA BILAABI KARTO MID WANAAGSAN @Xogtamaalmaha
Переглядів 3032 місяці тому
XEELADO AD KU JOOJIN KARTO CAADO XUN || KUNA BILAABI KARTO MID WANAAGSAN @Xogtamaalmaha
Sidee Unoqon Karta Arday Wanaagsan Oo Guulaysta? 6 TAALO OO AD KU NOQON KARTO @Xogtamaalmaha
Переглядів 4082 місяці тому
Sidee Unoqon Karta Arday Wanaagsan Oo Guulaysta? 6 TAALO OO AD KU NOQON KARTO @Xogtamaalmaha
11 Waxyaabood Ka Jooji Naftaada || @Xogtamaalmaha
Переглядів 20 тис.3 місяці тому
11 Waxyaabood Ka Jooji Naftaada || @Xogtamaalmaha
JENKIZ KHAN || DILAAGII DILAY 40 MILYAN Ee QOF
Переглядів 1333 місяці тому
JENKIZ KHAN || DILAAGII DILAY 40 MILYAN Ee QOF
Qisadii Cajiibka ahayd Ee Azxaabul Kahfi || 309 Sano ayey Hurdeen Good @Xogtamaalmaha
Переглядів 1834 місяці тому
Qisadii Cajiibka ahayd Ee Azxaabul Kahfi || 309 Sano ayey Hurdeen Good @Xogtamaalmaha
7 Shay Oo Ay Tahay Inanad Qofna Lawadaagin || @Xogtamaalmaha
Переглядів 2,1 тис.6 місяців тому
7 Shay Oo Ay Tahay Inanad Qofna Lawadaagin || @Xogtamaalmaha
6 QALADKA OO AY DADKU KUGU NACAYA || HADAD SAMEEYSO || @Xogtamaalmaha
Переглядів 13 тис.6 місяців тому
6 QALADKA OO AY DADKU KUGU NACAYA || HADAD SAMEEYSO || @Xogtamaalmaha

КОМЕНТАРІ