6 Xirfadood Oo Ay Tahay Inaad Barato || Ku socota Dhaliyarada 15 Ila 30 Jirka ah.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • Asalamu cayku waraxmatulahi wa barakaatu
    maanta waxaynu ka hadleyna Xirfado Ay tahay inad barato Kuwaasi oo ku fududeyn doona Inad Gaadho Guulo Aad U Farabadan
    Guushu waxay kaaga baahan tahay inad ficil sameeyso Si ad u Qabato Ficil Wanaagsan waxtarna leh Waa Inad lahaata Xirfado
    Qar badan oo ka mid ah xirfadahan laguma dhigo Iskuulada Hadii lagu Dhigona ma aha kuwo inagu Filan
    Liiska Xirfadah Noloshu Waa Kuwo Aad u Tiro badan Man Aha kuwo an kuwsoo koobi karno daqiiqad yar balse waxan kula wadaageya 5ta xirfadood ee ugu muhiimsan uguna wax tarka badan #share #subscribe #like #comment

КОМЕНТАРІ • 9