5 Ta shay Ee ugu Waaweyn Ee ay Ka Murugoodan Dadku Markay sii Dhimaneyaan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Qof walba oo Aduunka ku nool Ilaahay waxa uu siiyay 24 saacadood; dadka guusha gaadhayna maaha kuwo ka waqti badan dadka kale ee dhigooda ah, ee waa kuwo si fiican u mareeyey ugana faa'ïideeyey waqtigaas kooban ee haysataan. Qofba qofka uu waqtigiisa ka maarayn ogyahay, ayuu ka soo wax soo saar badanyahay kana talaabo horeeyaa; dhibaatada iyo dib u dhaca ugu wayn ee Ummad ama shaqsi ku yimaadaa
    waxa uu kaga yimaada maarayn la'aanta waqtiga. maaree waqtigaaga si aad u meel martid #comment #subscribe #wakhtiga #like #share

КОМЕНТАРІ • 7