Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

5 Wakhti Oo Ay Khasaba Tahay Inad Aamusto iyo Faaidada Aamusnaanta

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 чер 2024
  • Aslamh calaykum waracmatulahi tacala wabarakaatu
    Aamusnaantu waa xikmad iyo awood waxan ay Leedahay ereyo , xita dadka qaarba u arka inay ka xanuun badan tahay ereyada
    waana habka ugu wanaagsan ee loga jawaab celiyo hadalda iyo ereyada anad jecleysan
    amusnaantu waa awood marka u qofku yahay qof xakamayn kara nafsadiisa xiliyada xanaaqa iyo xamaasada iyo waxyaabaha la midka ah
    qofku wuxu u baahan yahay 2 sano si u hadalka u barto marka u yar yahay lkn sido kale qofku wuxu u baahan yahay sanado aad u badan si u u barto aamusnaanta
    wax jira wakhtiyo an caqli gal ahayn in la aamuso amuusnaantu waxay keeni karta shaki iyo xasiloon daro, gaar ahaan markad la joogto masuliyin adiga ka sareya
    balse markad si wanaagsan u sameeyso waxay leedahay faaidooyin aad u badan
    muuqalkan waxaynu kaga hadleyna 5 wakhti oo ay haboon tahay inad aamusto

КОМЕНТАРІ • 7