Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

7 Fariimood oo Ku socoda Dhalinyarada || Muuqaal Badali Doona Noloshaada

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лип 2024
  • Marxalada dhalinyarnimadu waa fursad aad u Qaali ah taasi oo so marta qofka bani aadamka ah, balse dadka badankoodu wa ay ku kadsooman marxaladan dhalinyarninada kamana warqabaan muhiimada ay ku fadhido, ilaa inta uu Qofku garwaaqsado in uu iska lumiyay fursadan iyo in aysan jirin wado haba yaraate lagu soo celin karo. Muuqalkan waxaan kugula wadaagaya fariimo an jecleestay inan kusoo gaarsiiyo. #like #subscribe #share #comment

КОМЕНТАРІ • 3