7 Shay Oo Ay Tahay Inanad Qofna Lawadaagin || @Xogtamaalmaha

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 лют 2024
  • ASC WARAXMATULAHI WABARAKAATU
    7 Shay Oo Ay Tahay Inaanad Qofna La Wadaagin, Ma tahy Qof Arimihiisa jecel inu Social mediayaha Kula Wadaago Dadka Kale hadaba ma ah mid wanaagsan inad Arimahaaga qaaska ah la wadaagto Dadka kale,
    Mar waliba waxa Muhiim ah, Oo Ad U Baahan tahay inad hesho isku dheli tirnaan,
    Arimaha Qaar Ba Ku Haboon inaanad Qofna Lawadaagin Dadku mahan Isku mid
    Qarba Laga Yaaba inu san ku farxin Arimahaaga ama u ku xaasido,
    inad ilaaliso farqiga u dhexay noloshaada shakhsiyadee iyo Noloshaada bulsheed way adgtahay laakiin aad bay muhiim u tahay.

КОМЕНТАРІ • 2