Xaaji Basar
Xaaji Basar
  • 201
  • 2 194 204

Відео

Saaka iyo Berbera nala daawo muuqaalka qurxoon ee magaalada🚘
Переглядів 3,7 тис.7 годин тому
Saaka iyo Berbera nala daawo muuqaalka qurxoon ee magaalada🚘
Ragi maanta Daaci saalaxoodii way difaacdeen halka inantii halka mar daaci saalaxada noqotay la…
Переглядів 5 тис.14 годин тому
Ragi maanta Daaci saalaxoodii way difaacdeen halka inantii halka mar daaci saalaxada noqotay la…
Gobolkii Awdal oo indhaha faraha ka galiyay cadawgii Somaliland iyo fariimaha kulul uu u diray✍️
Переглядів 2,3 тис.16 годин тому
Gobolkii Awdal oo indhaha faraha ka galiyay cadawgii Somaliland iyo fariimaha kulul uu u diray✍️
Xildhibaan maxamed abiib muxuu qalday? gobolkii awdal maanta wuxuu diray farriin✍️
Переглядів 22 тис.16 годин тому
Xildhibaan maxamed abiib muxuu qalday? gobolkii awdal maanta wuxuu diray farriin✍️
Somaliya oo qaaday talaabo ay Reer Somaliland ku farxeen iyo heshiiskii oo dhaqangal ku dhaw✍️
Переглядів 16 тис.19 годин тому
Somaliya oo qaaday talaabo ay Reer Somaliland ku farxeen iyo heshiiskii oo dhaqangal ku dhaw✍️
Somaliland waxay rumaynaysaa Qorshaha Somaliya iyo jabuuti hadaanay sidan wax ka bedelin✍️
Переглядів 8 тис.21 годину тому
Somaliland waxay rumaynaysaa Qorshaha Somaliya iyo jabuuti hadaanay sidan wax ka bedelin✍️
Masuul ku biiray xusbiga wadani oo sheegay inaanu waxba tarayn citiraafku wadadina inaga luntay✍️
Переглядів 12 тис.21 годину тому
Masuul ku biiray xusbiga wadani oo sheegay inaanu waxba tarayn citiraafku wadadina inaga luntay✍️
si fudud oo xildhibaan maydhane xilka looga qaadikaro xukuumada somaliland maxaa la gudboon?
Переглядів 10 тис.День тому
si fudud oo xildhibaan maydhane xilka looga qaadikaro xukuumada somaliland maxaa la gudboon?
Qorshe halis ah oo la rabo in reer awdal lagu kiciyo waxan odhan lahaa xukuumadu yay fududayn✍️
Переглядів 11 тис.День тому
Waxaa jirta arrin halis ah oo la rabo in lagu kiciyo reer awdal waxaan odhan lahaa xukuumadu yay fududayn.
Huwantii Laascaanood oo sadex qaybood u kala jabtay iyo guusha Somaliland💪
Переглядів 14 тис.День тому
Huwantii Laascaanood oo sadex qaybood u kala jabtay iyo guusha Somaliland💪
Laba hab oo lagaga adkaan karo cadawga Somaliland halkan ka ogow✍️
Переглядів 2,9 тис.День тому
Laba hab oo lagaga adkaan karo cadawga Somaliland halkan ka ogow✍️
Somaliya oo dhabarka ka jabtay iyo jabuuti oo yaaban Somaliland oo guulaysatay💪
Переглядів 6 тис.14 днів тому
Somaliya oo dhabarka ka jabtay iyo jabuuti oo yaaban Somaliland oo guulaysatay💪
Sir wayn oo ka fashilantay Axmed ismaaciil samatar halkan ka ogow🙋🏻‍♂️
Переглядів 9 тис.14 днів тому
Sir wayn oo ka fashilantay Axmed ismaaciil samatar halkan ka ogow🙋🏻‍♂️
Huwanta bariga sool muxuu ina cumar geele ugu yeedhay halkan ka ogow✍️
Переглядів 9 тис.14 днів тому
Huwanta bariga sool muxuu ina cumar geele ugu yeedhay halkan ka ogow✍️
Muxuu yahay xidhiidhka ka dhexeeya Cadawga Somaliland iyo wadani?
Переглядів 9 тис.14 днів тому
Muxuu yahay xidhiidhka ka dhexeeya Cadawga Somaliland iyo wadani?
Maxaad kala socotaa qaabka cusub ee ay Somalia iyo Jabuuti usoo Weerarayaan Somaliland✍️
Переглядів 14 тис.14 днів тому
Maxaad kala socotaa qaabka cusub ee ay Somalia iyo Jabuuti usoo Weerarayaan Somaliland✍️
Reer Somaliland labadan mid ha qaataan hadii kale ma cada meesha uu masiirkoodu ku danbayn doono✍️
Переглядів 9 тис.21 день тому
Reer Somaliland labadan mid ha qaataan hadii kale ma cada meesha uu masiirkoodu ku danbayn doono✍️
Xoghaye Xusbiga Wadani ka tirsan oo lagasoo dhex hadlay iyo Daarood oo Isaaq ku caayay waxay caado..
Переглядів 11 тис.21 день тому
Xoghaye Xusbiga Wadani ka tirsan oo lagasoo dhex hadlay iyo Daarood oo Isaaq ku caayay waxay caado..
Jabhadii Awadal oo kasoo hadashay Jabuuti” Muxuu Barkhad jaamac batuun u difaacay? kala soco✍️
Переглядів 32 тис.21 день тому
Jabhadii Awadal oo kasoo hadashay Jabuuti” Muxuu Barkhad jaamac batuun u difaacay? kala soco✍️
Boorame oo maanta Farriin u dirtay Huwantii iyo xasan shiikh maxamuud oo quus taagan🤦‍♂️
Переглядів 4,9 тис.21 день тому
Boorame oo maanta Farriin u dirtay Huwantii iyo xasan shiikh maxamuud oo quus taagan🤦‍♂️
Sadex qodob oo muhiim ah iyo Somalia oo yaaban✍️
Переглядів 4,3 тис.Місяць тому
Sadex qodob oo muhiim ah iyo Somalia oo yaaban✍️
Hadalka xasan shiikh maxamuud muxuu daaranaa? xog xaasaasi ah✍️
Переглядів 3,5 тис.Місяць тому
Hadalka xasan shiikh maxamuud muxuu daaranaa? xog xaasaasi ah✍️
Oohin wadareedka somalia oo maanta cirka isku shareeray😂
Переглядів 14 тис.Місяць тому
Oohin wadareedka somalia oo maanta cirka isku shareeray😂
Deg deg Xubin ka tirsan Xusbiga wadani oo sheegtay wax somaliland la yidhaahdaa inaanay jirin🙋🏻‍♂️
Переглядів 22 тис.Місяць тому
Deg deg Xubin ka tirsan Xusbiga wadani oo sheegtay wax somaliland la yidhaahdaa inaanay jirin🙋🏻‍♂️
Afarta xasan iyo Boorame
Переглядів 606Місяць тому
Afarta xasan iyo Boorame
Xinif oo sheegay Dadka shaaxiday ee Reer Berbera inay yihiin hanti kulmiye🙋🏻‍♂️
Переглядів 2,6 тис.Місяць тому
Xinif oo sheegay Dadka shaaxiday ee Reer Berbera inay yihiin hanti kulmiye🙋🏻‍♂️
Huwantii oo ku baaqday dagaal ka dhan ah Ceerigabo hadaba dagaalku waa mid noocee ah halkan ka ogow?
Переглядів 6 тис.Місяць тому
Huwantii oo ku baaqday dagaal ka dhan ah Ceerigabo hadaba dagaalku waa mid noocee ah halkan ka ogow?
Huwantii qorshe ay Somaliland u dagtay oo u hirgashay iyo Ceerigaabo oo higoonaysa✍️
Переглядів 15 тис.Місяць тому
Huwantii qorshe ay Somaliland u dagtay oo u hirgashay iyo Ceerigaabo oo higoonaysa✍️
War Kasoo kordhay ninkii habar yoonis ee Buhodle lagu dilay iyo dhulbahante oo xaaladu ku xuntahay✍️
Переглядів 20 тис.Місяць тому
War Kasoo kordhay ninkii habar yoonis ee Buhodle lagu dilay iyo dhulbahante oo xaaladu ku xuntahay✍️

КОМЕНТАРІ

  • @khmahamed2569
    @khmahamed2569 3 години тому

    HALKAY WAXKA KHALDANYIHIIN CADEE BAL IBTILO WAA TANEE AFGARAD YAA INOO SAMEYA

  • @khmahamed2569
    @khmahamed2569 3 години тому

    WIXII DALKA UROON CID HAKA BARYIN HADAAD KAHAGRATANA ALLE HAKU HAGRADO

  • @khmahamed2569
    @khmahamed2569 3 години тому

    Nin qalbi la nin quraan u akhriyey Qaafka ku haraad

  • @MohamedHussein-yz2gp
    @MohamedHussein-yz2gp 5 годин тому

    The reason wadani Huwan members won the parliamentary elections was because they paid bribes to get elected and that money come from Mogadishu mafias, Darod faqash and ictisame terror organizations and majority of Somalilander do not want to destroy their country and Xaaji Bassar I believe you are true patriots of our beloved country of Somaliland and do not fear anyone we support you brother and soon these mercenaries who sold their country for $$$ will be kicked out soon. Somaliland forever.

  • @nathra7351
    @nathra7351 7 годин тому

    Waxaa inoo keeney. Ciro. Xirsi gaab iyo maxmuud xaashi oo cadow ku ah qaranka somaliland cadowgii somaliland weeyaan somalia iyo jabuuti ayaa laga xukumaa hala dilo ishalah kuwaasi

  • @nathra7351
    @nathra7351 7 годин тому

    Ciikqabayaasha faqashta ah waa in dhaqso loo kala diraa ama la laaya cadowga ishalah

  • @nathra7351
    @nathra7351 7 годин тому

    Ciilqabaasha cadowga ku ah somaliland dhaqso haloo kala diro ama hala laayo ishalah

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 8 годин тому

    Anga Reer Somaliland Ahba Dhiganay Faratoon wabillahi Towfiiqwar Shacbkow Aan Dalkeena Meelugasoobaxno

  • @Gob_gobonimo
    @Gob_gobonimo 8 годин тому

    Nidaamka doorashada baarlamanka ayaa qaldan: 1. Xisbyadu ma soo sharraxaan cidda magaca xisbiga lagu dooranayo ee waxa soo xula oday-dhaqameedka 2. Dad ayna xisbiyadu aqoon u lahayn fikirkooda siyaasadeed ayaa haddana magaca xisbiga ku soo baxaya. 3. Kursiga shaqsigaa la doortaa leh ee malaha xisbigu. Maalinta la doortaba wuu ka baxayaa xisbigii 4. Waxa samaysteen xeerar siiyey awood ay sharciga dalkaba kaga sarreeyaan. 5. Haddii kuwan la eryo oo kuwo kale doorto, waxa soo bixi kuwo ka sii xun. Waayo waxa xun nidaamka dhan ee u degsan baarlamanka

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 8 годин тому

    Anga Reer Somaliland Ahba Dhiganay Faratoon wabillahi Towfiiq

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 8 годин тому

    Faratoon Shacabka Reer Somaliland Oodhanba Watee Nimanka Qalaalasaha Wadoow Joojiya

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 8 годин тому

    Meeshu Caafimaadi Mayso hadaan Gobolwaliba Dadkooda Nadiifta Ee Wahagikara Plz . Waamaxay Ceebtanintan Le’egi

  • @abdullahimohamed8746
    @abdullahimohamed8746 8 годин тому

    Kani wadadii huwanta lagu taageri jiray ayu ku socda waxanu ina leeyahay bakhtiga ma cuno fuudkiisa waan cabaa hilibkiisana ma cuno…. Adeer qadiyada Somaliland tiro dad laguma qiimeyo…. Kumaad dhiman dhex ee iscadee adigu…. Munafaqada jooji

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 8 годин тому

    Barlamaanka ha la kale diro waa lagu khasaaray

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 8 годин тому

    Kuwani, waa dabajiir Walahi Ee hala kala diro.

  • @caliibraahincaynan5830
    @caliibraahincaynan5830 9 годин тому

    hakajawaabaan

  • @SicidHugurfarax
    @SicidHugurfarax 9 годин тому

    Galaha.baarlamanka.halakadiro

  • @KhaderSheekhyuusuf
    @KhaderSheekhyuusuf 10 годин тому

    xaji basar hau joojin cidkastoo khalad ad ku aragto mucarad iyo muxafidba runtu waarun udhabar adayg sxb

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 10 годин тому

    Waa run

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 10 годин тому

    Waar waabudhcad dalka loosodray

  • @axmedcabdi5998
    @axmedcabdi5998 10 годин тому

    Waxaynu dooranay ma lax baa mise waa ri

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 10 годин тому

    Kuwan waa in ayanu ka tashanaa wax ay wadankaa ku soo kordhiyeen ma jirto

  • @MaaslaxMaxamed-bj2hc
    @MaaslaxMaxamed-bj2hc 10 годин тому

    😂dee goluu magole daahiraba waxa ad aragte wadamaangaabka ah ee baacaaac daawadahaye ankhajilaynbe😂

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 11 годин тому

    Adigu dar ilaahay dalkaaga uugu shaqee

  • @JohnTheworld-to1ob
    @JohnTheworld-to1ob 11 годин тому

    Sikastoo ay tagay Somaliland ciddaan rabin warkeeda hacadauso . Waxa layidhi ilka iyo hadalba waa lacadeeya . Somaliland way gulaysanayaaa taa iga qora ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 11 годин тому

    DHALUNYARO DANBE Yynaan udoora xildhibaano calooshood laciyAr

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 11 годин тому

    Waa Jiri waa in laga Handaraabaa golaha 😢

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 11 годин тому

    Sorry Faratoon waa ciyaala suuq 😮

  • @sanyarecali7568
    @sanyarecali7568 11 годин тому

    waa inay shacabku ku mudo haraadaan kuwan barlaman maahee waa jiri

  • @sanyarecali7568
    @sanyarecali7568 11 годин тому

    naftay u keeneen faratoon

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 11 годин тому

    Qaybtii golayaasha, waad assiibtey, qaybtii mucaaridka waad u xil qarineysaa, dhowr goor oo horena, waad turunturootey. Bal hays la toosnaane, anoon mucaarid kugu tirineyn, marmar, waad is yar nasaqdaa, waad aragtaa in dowladaha qaarkood isla sawireen !!!!!

  • @sakariyeCabdi-yu6bo
    @sakariyeCabdi-yu6bo 11 годин тому

    Wa dabajir xildhibano Maha ha laga qufulo

  • @ahmedalidireyse7596
    @ahmedalidireyse7596 11 годин тому

    Wallahi hadii wax laga qaban wayo inaanu suqa ku garaci wala xasand walaa wax kale ma waxaan sugnaa wixii aan u soo halganay ee umada reer somalilad u rogmtay inta xaga kale loo rogayo ma dhici karto inaan sidaa u sii dawano, wayo waxay manta maraysaa in dambiilaha la difaaco Sharciga sharcigu ma shicibka oo kaliya ayuu qabta, ma kuwa cashuurtadi ay ku naxeen ayuu qabta yuu sharcigu qabtaa waa su'aal aan jawab teeda donayna?

  • @user-so1hl4km9o
    @user-so1hl4km9o 11 годин тому

    Ina abiib maad kudhuusi waxba kama qaban kartid sxb enarjiga ha iskadhamayn away dadka soodortay waytageen

  • @LibaaxShabeel
    @LibaaxShabeel 11 годин тому

    Waxaa soodhami waa muuse biixi ee meesha ha baneeyo.

  • @user-so1hl4km9o
    @user-so1hl4km9o 11 годин тому

    Kkkkkkkkkkkkkkk waa boodh isku qaris waan fahanay

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w 11 годин тому

    Kuwan hadareeriyo Guul somaliland

  • @mohamedosman3596
    @mohamedosman3596 11 годин тому

    Rakasb xumada Muuse ayaa u sababa wax kasta oo inaga xumaada

  • @user-db2hm8wd6r
    @user-db2hm8wd6r 11 годин тому

    Ma markay fulin waayen wixii Adeerka doonayay ay diideen ayay cidla noqdeen golaha maanta joogaa waa golihii ugu wanaagsanaa

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 5 годин тому

      Wanaaga adiga uun ba arka waxay u matalaan barlamanka xamar

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 11 годин тому

    Isagu ma isagaa in abiib soo doortay markuu casilayo

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 11 годин тому

    Hooyada miyaa dacwen karta

  • @user-tr1nd8fm6z
    @user-tr1nd8fm6z 11 годин тому

    Waaryee xildhibaan maydhane yaashaadhka kajeexay

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 11 годин тому

    Adiga maa lagu doorto reer miyi

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 11 годин тому

    Waar reer somalilandoow cadawgiin ha jabee khatarbaad ku sugan tihiin oo wallaahiya oo jiritaankii qaddiyaddiinna iyo mustaqbalkii qarankiinaba nacab midabo badan oonu maalin qudha tacab ka galin iyo cadaw Aan naxayn'baa ku heshiiyay dumisteeda oo maanta halisbaa dul' hoganaysee u midooba badbaadada dhaxalkiinna please, oo quluubtiinna iyo mideeya cududdiina oo meel Aad joogtaanba heegan iyo wada ahaada gaadh buuxa, geedka muuqdeey guushu hadhisana reer somalilandoow cadawgiin ha jabee waa la gaadhiye yaan la gaagixin insh tcaalaa,, isku soo wada duuboo reer somalilandoow Waar Doofaartan qarankii la dagtay ee golihii baarlamaanka ceebaysay intay goori goor tahay halaga soo dareersho meesha oo dalka doorasho baarlamaan cusub hala galiyo insh tcaalaa,,for ever Somaliland rep,,

  • @sahranoor8397
    @sahranoor8397 11 годин тому

    Waxba ma soo kordhiyaan aan ahayn dagaal iyo sawaxan iyo buuq ( no manners no respect each other maxay qabtaan aan qaylo ahayn iyo cay ay cayaan dadka waaweyn!!!

  • @mahadahmed5252
    @mahadahmed5252 11 годин тому

    Baraaryow baylahsani Inaad badhdiina iyo Boodboodka is daawataan. Inaad bohoshaasi iyo Banaanka u fiigataan. Inaad burka sii xushaan. Inaad fiid bariiqad iyo Baqool subaxdii tagtaan. Inaydaan baraarugayn Xaalkiinuna baylah yahay. Hadana soo baydh ku idhi Miyaa beenoon ku duray?!! Baraaryow baylahsani Inaad baadood luntaan. Xidhkiyo bohoshaa gashaan. Booraan hadimiyo daluun Inaad dhex bariinsataan. Bartaad u jihaysatiyo Baydhbaydh socodkaa ku bado Dhurwaaga wax baaciyiyo Inuu bahalkii ku helo. Tabtii busudkii ku cuno. Maxaad ugu baadi tahay?!! Baraaryow baylahsani Adoon boqonkaa adkaan. Adoon waayaa isbaran. Adoon bahalkaba aqoon. Adoo baxar iyo buxuur Naftaadu ka baari tahay. Adoo lagu baashiroo Caruurtu ku baal socdaan. Miyay bixisada aduun Ka boodoo ka baydh ku tidhi Bartii nabadeed tiqiin?!. Miyay bixisada aduun Bahdaadii ku seejisoo Banaanka uroor ku tidhi?!. Miyay bixisada aduun Baqooloo soco ku tidhi?!. Miyay bixisada aduun Intooy kugu soo buq tidhi Goor aanay badbaado jirin Miyay indhii kuu baxeen. Miyaa badankaa la wadhay?! Baraaryow baylahsani Bulshadu Kay dooratoow. Inaad baandhaynta xeer. Inaad bulshadaa matalin. Inaad buus odhan qalooc. Inaad baraftiin in badan. Inaad booliga cuntaan Booshaaqa u hiilisaan. Inaad badankiina uun Bartaasi u taagantiin. Hadeerna baraarug jirin Miyaa beenoon ku duray?!!! Baraaryow baylahsani Bulshadu Kay dooratoow. Midkaan baahidooda dayin. Midkaan bilicdood waxtarin. Midkaan inuu booqdo iyo Bartii laga doortay tagin. Midkaa boqolaal malyuun Bilaashka u qaatayoow. Miisaaniyad baaciniyo Buuqiyo qayliyo sawaxan Iyo gaadhiga banjari Maxaad u biyaysatood. Maxaad ugu baadi tahay?!!! Baraaryow baylahsani Bulshadu Kay dooratoow. Adoo baradaa ku nool. Adoon buulkaa ka bixin. Adoon bejkii cusbaa Adoon bejkale ku darin. Adoon waayaha u bixin. Aqoontana baal ka jarin Adoon bacad iyo kulayl Adoon soo marin bacaad. Adoo waslad buuran iyo Bariis iska cuurta uun Miyay bulshadani ku tidhi Adaanu ku buulaynaa Adaa boqor noo ahaan?. Miyay bulshadani ku tidhi Adaa bilanoo qurxoon Indhuhu kaa boodahayn?. Miyay bulshadani ku tidhi Bartii lagaa dooray iyo Bulshada sahanbaad u tahay?. Miyay bulshadani ku tidhi Bayaaminta xeerka iyo Bartii unkaysaad ahaan?. Miyay bulshadani ku tidhi Badbaadada qaranka iyo Dhex loo bogaybaad ahaan?. Adoon booskaa ku bixin Miyaad boodood istidhi Biriishka ka bood mar qudha?!!. Adoon baashaasi dayin Miyaad boodood is tidhi Banaan weeyaan salaxan?!! Adoon taladeed buddhigin Miyaad iska baashirtaan Huteelo ku baanisaan?!!!. Miyaad boqno goys ku tahay Maandeeqdii la baafin jiray?!!!. Miyaad boqno goys ku tahay Bulshada idilee dalkani?!!! Miyaad boqno goys ku tahay Baraarug islaamka iyo Dhaqanka biliclee dalkani?!!! Miyaad botor iyo ciyaar Banaanka la taagan tahay?. Miyaad u banaaxisaa Badhkaana u heelan yahay Kuwii buurtaa fantiyo Kuwii baalaha dab sudhay?!!. Buuquun lama doonayee Hadaan basar iýo asluub Goluu wax ku baashirayn! Hadaanay badbaado qaran Bartaa sare kuu ahayn! Badheedhoo dantaa ka raac Banee booskana masuul!!! Maansadii " BARAAR" BY : Eng, Abwaan, Ustaad Mahad Bile.

  • @sahranoor8397
    @sahranoor8397 11 годин тому

    Qurbaha waxa looga yaqaanaa golaha ciyaala suuqa!!! Iyo wax ma garata

  • @MohamudColaadYusuf-ki2pw
    @MohamudColaadYusuf-ki2pw 12 годин тому

    Beenta waar iska daa beenaale ayaad tahee xoolihii miyaa kaa dhamaaday

  • @khadarciidle1706
    @khadarciidle1706 12 годин тому

    Xildhibaanada waa in lakala diraa

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 12 годин тому

    De iscasil jileyc jileyc dhallay bad tahaye aattendance ad sadex malmod qofki habsama shaqada ka eridad sameyn kari ladahay gola maqan unbad haysa