Huwantii Laascaanood oo sadex qaybood u kala jabtay iyo guusha Somaliland💪

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 36

  • @naasiraxmed4734
    @naasiraxmed4734 Місяць тому +9

    soomaaliland qarnimo ayay ku baaysaa putlandna qabyaalad qaranimadaana ku leh hadii run laga sheego guul iyo gobanimo qaranka soomaaliland illaahaw guusha sii qaranka soomaaliland goor iyo amin I LOVE MY COUNTRY SOOMAALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saleebandaauud6289
    @saleebandaauud6289 Місяць тому +5

    Ninkani.waa.xogogaal..guul.soomaliland

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft Місяць тому +6

    Somaliland guul iyo gobonimo

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 Місяць тому +5

    Guul somaliland

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 Місяць тому +3

    WAR DAYA HA SOO ARKAN RUNTA. SOMALILAND INSHAA'ALLAH KHAIR ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HindaAbdulle-fl2jj
    @HindaAbdulle-fl2jj Місяць тому +1

    Xaajiyoow inaga daa meeshooda haku jiraan doorashadana iyagoo maqan baynu qabsan insha allaah meel daran haka dhacaan wsxba mawadaagikaro dad isir ahaan inoo neceb oon somalilander inala noqonkarin aynu wada faraxno inagoo danteena wada wadana walalo wax wada lehna inala noqonkarin bye baynu lernahay hortiinu banaan

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Місяць тому +5

    Sax lascanood shabaab ayaa gacanta ku dhigtay

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib Місяць тому +1

    Somaliland guuuul Somaliland hanoolaato 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 Місяць тому

    Awdal State guuleysta

  • @iftin2024
    @iftin2024 Місяць тому +4

    Allow dhulbahante ha nagu soo celin gaajada cadowga ah waa laga raystay munaafaqadoodii iyo dewersigoodii.

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 Місяць тому

    ❤ you from Kenya 🎉

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Місяць тому +6

    Lascanod somaliland ayaa awalba astureysey

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 Місяць тому

    guul qaranka somaaliland

  • @hassanomar8696
    @hassanomar8696 Місяць тому

    Libaax.

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e Місяць тому

    Buntiland ha raacaan

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 Місяць тому

    Sharkooda Allah haynaga fogeeyo huwanta

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Місяць тому

    Sadexda wallee iyo billee waa la eedayaa wixii dhacay oo wallaahiyee ha ogaado nin moogi insh tcaalaa, ilaahayna cawaantaa dib nooguma soo ceshee haka cabeen cadaabaha,, for ever Somaliland rep,,

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 Місяць тому +1

    YAMANI WALAHAY WAR MA HAYSID.ANAGA OO JAMAC SIYAD AH AYAA KU NOQONAYNA SOMALILAND WALAHAY. MESHA ANAGAA KU JABNAY GARAAD GALA DAGALKANA WALAHAY ANAGAA GACAN TAYADA KU DILAYSA.DHULBAHAN TANA WUU NAGU RAACAYAA BA HARARSAMENA MEEL BANU UGA SOO WADA JESANAYNAA

    • @munahaybe6749
      @munahaybe6749 Місяць тому

      Halkiiina iska jooga walaalo anagu xadkuna saas bu inogu xidhnanaya.

  • @hereaftergolory9114
    @hereaftergolory9114 Місяць тому +1

    Hhhhhh ilaahayow irsaaqadda been iyo waxa ninkani wado ha iga gelin

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Місяць тому

    Istahil

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Місяць тому

    Kuwaas muuse masha ku naxiyay

  • @user-db2hm8wd6r
    @user-db2hm8wd6r Місяць тому

    Adiga maxaa kaga jira taada u tali somaliland waxaa baabiyay noociina jidh xunta ah iyo ka meesha fadhiya

  • @user-bx9uy7bx2v
    @user-bx9uy7bx2v Місяць тому

    Waaar maxaa naga galay laascaanood haday olosho imika puntland haday dhakada kaga kaadshayso iyo hadii kaleba caydh bay ahaayne somaliland yagaa dan kuqabaye Ha isqashaane adeer kor uga bax soohadal qaadkeedaba xaaraanee

  • @ikk8851
    @ikk8851 Місяць тому

    Waar heedhe caynaba mise oog waa in dagdag caasimadii sool laga dhigo laga furo maanul daadajin oo albaabada laga xidho dhulbahante dambe oo aynu niic ka qaadano oo ina hoda waa in meeshaa dhexe ee bilaa dakada ah lagu xidhaa forever sidii shaydaankii dulqarnayn soo arkay ee badaha shishadooda ku xidhnaa ilaa qiyaamyhu dhaco inta kaliya ee ay Somaliland kaga nabad galayso hoosaasin dambe waa sidii hadii kale calool jileec ayaa indoor baabiiyay

  • @mustafaali7560
    @mustafaali7560 Місяць тому

    Poor guy

  • @iali8540
    @iali8540 Місяць тому

    Abaalkoodbaa helaye dib yaanay inoogu soo noqon ilaa intay ka soo daynayaan maxaabiista ay haystaan.

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t Місяць тому

    Xabsigaa Dusha furan hadhax wareegaan dhaqaalihii inagaga bixijiray waynaga diyaaradaha soosiisanee sanad danbe haday inagamaqnaadaan maraakiib waawaynbaynu soo iibsanaynaa Soomaaliland haguulaysato

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 Місяць тому

    Waa beenaale

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 Місяць тому

    Put land & S.LAND HESHIIS KU YIHIIN IN SIDAAS MAANTA TAHAY KU JIRTO LAAS CANOOD. HHH HHH?

  • @user-bd1lg7eb6w
    @user-bd1lg7eb6w Місяць тому

    Hoyadaa was iidoor futon gade

  • @jibrilbuniabdle3010
    @jibrilbuniabdle3010 Місяць тому

    Kkkk adidiguna ma beenaale ayaad noqotay

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa Місяць тому

    Ufuuf been huwaas

  • @YamaniMaxamed-j9s
    @YamaniMaxamed-j9s Місяць тому

    Nin lajabiyay uma xumid xaaji beenaale