si fudud oo xildhibaan maydhane xilka looga qaadikaro xukuumada somaliland maxaa la gudboon?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 133

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z Місяць тому +1

    Insha allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci cadawga kaxun horumarka iyo jiritanka somaliland ilaahay ha jabiyo gude iyo dabadba guul wadankeena somaliland ❤❤❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Місяць тому

    Adeer odaygaad Sheegayso ee waa lasiidayay aad leedahay iyo xildh qaran oo ku dad gud bay Arimihii dastuuriga ahaa isku mid vs maaha
    ❤❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Місяць тому

    Dhegaha ha ugu ridin waxaa cadaw dibadeed iyo mid gudaha ahba waa laga adagyahay❤❤adagyahay

  • @mustafejirde4620
    @mustafejirde4620 Місяць тому +4

    Mushkiladaha hasta soomaliland
    Xalkeedu waa hal mid oo qudha. Kassi oo ah in dastuurka somaliand dib loo buro oo lagu daro qodob ah in ninkasta oo xil xukumada ka haya ama kuwa jooga ama kuwa so socda in lgu daro🎉 qodob ah in qofkii ka hadala qabyaald uu toos xilka ku waayayo

  • @zahromowlid5790
    @zahromowlid5790 Місяць тому

    Manshaallah, aqliga allah hakubarakeyo

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Місяць тому

    Ha lawaydiiyo bal isaga cida umadaxwayne ah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Місяць тому +1

    Ka dareera dheh bal halkay la gaadho❤

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 Місяць тому

    Aslaamucaleykum ka bax wakiilada halag takhaluso xildhibaan cashuurta umada Reer soomaaliland ku kibreen oo aan ogen xilka umada Reer soomaaliland ma ba fahsana waa Nasiib daro soomaaliland ha noolaato ilaahow cadawga umada Reer soomaaliland jebi aamin aamin aamin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Місяць тому +2

    Guuuuuuuul somaliland guuuuuuuul somaliland

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 Місяць тому +3

    Waar dawladu laaluuskii ayay joojisay 😬😂😂😂😂👍🏻

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 Місяць тому

    guul qaranka somaaliland

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Місяць тому +2

    WALAHAY WAA RUNTAAYE XAGA MASKAXDA AYAA LAGA HAYAA

  • @ApdiraxmaanJeesto
    @ApdiraxmaanJeesto Місяць тому +3

    Guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi Місяць тому +2

    Haa waa sidaase, Xildh Maydhane waa sirkhaan. Marwalbana sidaasi qaldan ayuu u hadlaa. 😮🤔😐👹👹👺👺👺😱😱😱😱😱

  • @Halgame334
    @Halgame334 Місяць тому +1

    RAGAN HA BAXAANN TAGA DHAQAALAHA NOO BAAQANAYA

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 Місяць тому +2

    Maydhane ma aha waa dameer dirty ah oo aragga dameeraha leh

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 Місяць тому +2

    Horta awdal makuwii uguliitay bay barlamanka usodorten waadoqmo

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 Місяць тому +1

    Meeshaa umalayn maayo .in dawladi ka jiri doonto mar hadii dad xanuusanaya oo cuqdad qabaa ka mid yihiin kii lala hadlaaba odayaal qabyaaladaysani ka buuqaan iyo jabhad ayaanu samaysanaynaa

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Місяць тому +2

    WAA KII EEYDE LEEYN JEERRY WUU WAALANYE WAANA DOQON CUUQDADYSAN

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 Місяць тому

      Ma kii aayeda layaa hadaa Isgadaa aayedii ayaa kadhix ciyasee

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Місяць тому +1

    XANUUN BIIRAY CUQDADI DHAAMMISAY DAWO LOOMA HELAYO DHIMASHO WEEYE

  • @sheikhhamze5278
    @sheikhhamze5278 Місяць тому +1

    Subxaanallaah waalli baynu kuu dhawnahay

  • @AbdiMohamed-je6bz
    @AbdiMohamed-je6bz Місяць тому

    Walahiwabilahi muse ayaubahin inlabadho madshegtidmaqabyalad baduyelaysa indamer

  • @SulubHasan
    @SulubHasan Місяць тому

    Cajiib
    Todobada cadaabadood
    Ayaa kala subxaanalaysta

  • @markcaa2942
    @markcaa2942 Місяць тому +1

    Waali mahayso waa doqon qabyaaladi gashay oolagu shaqaysanayo

  • @awsalebanxaajiibrahim396
    @awsalebanxaajiibrahim396 Місяць тому

    Walaahi waan kugu raacsannahay waar dadkii horraa dhaamaynba kuwan waa dameero intooda badan walaahi waa saqajaamiin miidhan xooolo uun Iga dheh

  • @MustafeMaxamed-ip8zu
    @MustafeMaxamed-ip8zu Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Місяць тому +1

    Xukuumad ka maskax xun way ka aradan yihiin fikirka iyo xalkeenida

  • @muhamedhusein2980
    @muhamedhusein2980 Місяць тому +1

    Miishaar Awdal ee 100 million dollars ah ayuu qaata. Adeer muuse ayaa sheegtay inuu caaqil u yahay beel afkiisa

  • @engab001
    @engab001 Місяць тому

    Ka dareera

  • @user-yc3oc8eq9y
    @user-yc3oc8eq9y Місяць тому +1

    waa bahal cuqdadi dishootay

  • @sanyarecali7568
    @sanyarecali7568 Місяць тому

    fariiid baad tahy

  • @ahmedsaed-jr6rh
    @ahmedsaed-jr6rh Місяць тому +3

    , Get the crooks out of parliament

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Місяць тому

    Reerka Alle Xaqqa Hawaafajiyo

  • @user-db2hm8wd6r
    @user-db2hm8wd6r Місяць тому +1

    Adeer waa sidaa doonayseene hayaabin

  • @user-lp4qn2lq5h
    @user-lp4qn2lq5h Місяць тому

    Maya ee shaha ayuu xildhibanada ukariya

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Місяць тому +1

    reerkani dhulbahante ayey imoodeen oo daarooda kana fiican gudabiirsi ninka dhulbahante geeri iyo nololba waa leeyahay lkn horaa loo yidhi nafteyda gudabiirsi gacal moodey malaa gabooyana way iigayn

  • @Maxamed-ym7xt
    @Maxamed-ym7xt Місяць тому

    😂😂😂😂,Ey fara,badan ayuu laayay

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Місяць тому

    Xaaji basaroow SHARCIGAA Shaqaynaya Xildhibaan qaran oo khaldan hadii laqaban waayo miyaa ladhooqaysan waa laqabanayaa Oo sharciga lamarinayaa dhegaha Hanagu riding waxyaalahaad ku hadlayso qaranku Wuu ku filanyahay Cadaw gudaha ah iyo mid dabada ahba

  • @user-ik2fq5hv8g
    @user-ik2fq5hv8g Місяць тому

    Marka
    Horeba
    May
    Ahayn
    In
    Saba
    Roon
    Lagu
    Soo
    Daro
    Soomaalilan
    Waayo
    Saba
    Roon
    Waa
    Nijaas
    Nijaasna
    Waa
    Laga
    Fogaadaa

  • @user-yc3oc8eq9y
    @user-yc3oc8eq9y Місяць тому

    xisbiga wadani dadkan xaguu ka soo ururiyay horta waa dad aan somaliland wada aamin sanayn

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 Місяць тому

      Dee wadani laftigiisa ciro iyo xirsiba ma aaminsana way ku danaysanayaan somaliland

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Місяць тому

    KAASI.MAANU.AHAYN.KII.AYDA.WADAN.JIRAY.EE.Iyaga oo NOOL gubay fayooba ka dheere

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Місяць тому +1

    Been Baa Maydhane loosheegay. Somaliland was Qaran ee maaha Qabiil.

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu Місяць тому

    Kuwani waxay doonayaan sidey waligood faqashta ugu shaqeyn jireen iney cashuurta somaliland cunaan vadawga somaliland ushaqayeyaan waxay ucaytamayaan wadad kiciin iney yidhaahdaan walana qabyaladeeyey allah haynaga qabto sharkooda

  • @awsalebanxaajiibrahim396
    @awsalebanxaajiibrahim396 Місяць тому

    Kanu maba hadli yaqaan walaahi waa xaggaaa iyo qolyahaa reer xeebeeda ah ee Iska eberka ah

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 Місяць тому +1

    Waa yaab

  • @maxamedcqaadir8787
    @maxamedcqaadir8787 Місяць тому

    Isagoo lamoodo isagoo lamoodo dameer hamaansanaya bal eeg waxuukuhadlay garage ayaa sheegi

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Місяць тому

    Masuul qaran ma noqon karaa qofka noocan ah caqliga gaaban Midna waa runtii isaaq cadowgiisu waa ilaa kaa shir guddoonka ah ee dan wadaagaan

  • @jiidhe1970
    @jiidhe1970 Місяць тому

    Runtii weeye

  • @yusufmohamed5202
    @yusufmohamed5202 Місяць тому +1

    Intaad xildhibaan arkaysid maad aragtid xumaanta iyo qabyaalada dawlada biixi

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf Місяць тому +1

      Siilkii hooyada ee qadhmuuna arag

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

      Dawladu ma xumee miyaanad arag ooyaye iyo qaar kaloo badan oo buka

  • @user-zu5qx7ff9n
    @user-zu5qx7ff9n Місяць тому

    Hala kala diro

  • @AdanAxmed-gp6ct
    @AdanAxmed-gp6ct Місяць тому

    War tuugtiinaa qoodha salaaxa ah walidinkaqabanayaa umada reerawdal😊

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Місяць тому

    Kan hadalkaa habaar kaga dhacay markii la yidhi gudabiirsi ceeb ayuunbay kororsadaan halka la yidhi reerka ciise xeer ayey ilaashadaan isaaqna magac ayuu olaashadaa

  • @user-ik2fq5hv8g
    @user-ik2fq5hv8g Місяць тому

    Waskgda
    Ku
    Dhex
    Jutta
    Soomaalilan
    Waa
    Sbaroon

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Місяць тому

    Maydhane wuu xanuusanayaa

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Місяць тому

    MARKUU LEEYAHAY BEEL.MADAXWAYNE WAY ISKA CADAHAY WUXUU U JEEDAA ANAGUNA MADAX WAYNE AYAANU SAMAYSANAYNAA

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Місяць тому

    INTA WAX GARADKA SAMAROON IYO AQOON YAHANKA WAA IN AY QABTAAN NIMANKAN DEGDEGAYA

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 Місяць тому

    Xukuumada SL iyo barlamaanka iyo mucaaradka inoo muuqdaa waa kuwii aakhiru samaanka waa wada noocaa mid jilicsan mid waalan mid munaafiq ah kuwaba kuwa ka danbeeyaana ka sii daran axaadiista aakhiru samankaa lagu sheegay waxaa inala gudboon in aynu magacaa somali oo dhan ka wada dhexeeya aynu cadawga ka hoos galo oo intaynu somali ka gonay ayeynu kuwii ugu xumaana dhabarka ku qaadanaye aynu laba maamul goboleed samaysano oo eydan cida badan iyo gafanayaashan aan waxba inoo reebin waxna inaga reebayn dhulkeena ka saaro ha hoos tagaan xamare mana jiri doonto dawlad ta ka dambaysa dhaantaa illaa is bedel ka dhaco caalamka islaamka dadka iimaanka leh ee indheer garadka isaaqna haw istaagaan islaaxinta ummadda waa jihaad ninka maanta arintan murugtey dadka jiheeya ee isugu yeedha ee yidhaahda waa kaa dariiqa badbaadadu

  • @choukriali1710
    @choukriali1710 Місяць тому

    Ķkkkkk wayy daaleen

  • @naasirmohamed7391
    @naasirmohamed7391 Місяць тому

    Ninkani awalba nin buka oo ciilan buu ahaa isaga iyo ina abiiba magaca somaliland way kanaxaan

  • @mohamedboos1313
    @mohamedboos1313 Місяць тому

    Yarkan yuu wax u sharaxaa ma dad aan afsoomaaliga aqoon, warkuu maqlo buu kusoo celiyaa exactly siduu ahaa sidii wax turjumaya mida kale badownimaa ka muuqataa cakuye UA-cam

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b Місяць тому

    Muusaha Doorashada ka cararaya ee mooshin Somaliland lagu kala dirayo goormaydun fahmi dhagalaay ?

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Місяць тому +2

    Iscasila Dibjiriin baad tihiine. Hadmuu Qarankii Qabiil noqday. Waxan hala dareeriyo.

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 Місяць тому

    Kuligoodba ha dareedaan ⛔️❌
    Muse please Handaraab golaha

  • @gare12
    @gare12 Місяць тому

    ISAAQ RUNTA XAQIIQSADA QABIIL QABIIL UMA DOWLADEEN KARO GODOON AYAADNA GASHEEN EE HADII AAD CAAYSO IYO HADII KALE WAXBA SOO KORDHINMEEYSO.

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 Місяць тому

    Maamul dhaqan ganacsi waxbarasho caafimaad iyo sharciba mmuse iyo kuwa hareera joogaa beel ka dhigay weliba beesha qaarkeed aay yihiin cadowga gudaha

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 Місяць тому

    ua-cam.com/video/P7_LdEci_0A/v-deo.htmlsi=SmihzSd9-sF60H_D
    Sidan ayaa looga qaadayaa xubinimada dadka kibraaya

  • @AbdiMohamed-je6bz
    @AbdiMohamed-je6bz Місяць тому

    Maxawila maweclka ayalagashey nag maxadawlada madamerahan axmarada racay idoorbalaguarakay dowondoqon dhalay

  • @mohamedosman3596
    @mohamedosman3596 Місяць тому

    Waxwalba shaashadaha lama keeno.

  • @Cabdirashiid-ct9ui
    @Cabdirashiid-ct9ui Місяць тому

    Inuku hadaad idoormaxaatihiin waarwaxmaankushegaa qoyaaney

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Місяць тому

    Kaani waa mid cuqdadeysaan. Oo Nayeb Isaaqaba ku jra balse dawladu ha iska dhaafto Maxamed Abiib waa kiciin bulsho wuxuu raba In uu Gadabuursi kiciyo

  • @Xiingalool
    @Xiingalool Місяць тому

    Kaaribuu ahaa boorama iyo qulujeed ku kireeya

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow Місяць тому

    Somaliland 2 gobol oo ISAAQ dego ayey kusoo KOOBANTAY!! Iyaguna JILIB, JILIB MASAAJID kula tukadaa ma jiro!

  • @Saxansaxo11
    @Saxansaxo11 Місяць тому

    Muse Waa kaaba qabiil meesha wax dawlad la yidhaa kama jirto. 33 sano ayaa shacabiga been loo sheegayey.

  • @faysalahmed9622
    @faysalahmed9622 Місяць тому

    Intooda badanba way waalanyihine hala baadho waa qaar eey soo layay iyo
    Qaar waxaro soo gubaye hala baadho

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Місяць тому

    MAXAA LAGA HANAN MUWAADIN MAAHA XIL XASHIISHKA

  • @khadaraynanshe9093
    @khadaraynanshe9093 Місяць тому

    Waryaa Ninka waxanu waligii helin helay ee wax loog yahay ku had laya waa duni aakhir sabaan waxana waxa dalka iyo dadkaba ugu wacan edaab oo dhan jiidh aya dimiqraadiyad noogu sheegaysan wadanka hadan saxafad ku shegta iyo xildhinaano ku sheegta laga qaban gadar mushaharka haka qaatan waxay dhashana wala ogaan

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 Місяць тому

    Jamuuriyada haye kkkkjjjjjjj

  • @mohamedabdullahi6754
    @mohamedabdullahi6754 Місяць тому

    Ma runtaa ku dhibaysa saaxiib, wuxu dhanba waa qabiil beesha Isaaq ayaana wadda soona wii sano la soo dhaafay. Dadka waxa garashada ka qaaday qaabka reer Isaaq u wadaan qabiilka taas baa kuleelka keentay.

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 Місяць тому

      Maye kulaylka waxa keenay sidsy faqash u dhex oroday ee iyana aanay u dhaadayn isaaq maba soo jeedo

  • @khadaraynanshe9093
    @khadaraynanshe9093 Місяць тому

    War qab yaalad waxanoo kale lama yidhaa wadankaa cidlo la mooday 500 kun aya gabigooda wareerisay wadanka burburya oo boqol boqol ku qaataa lagu yidhi waa marg madoon kuwanoo kale dad looma nisbeeyo kaligoodna maaha malinba qaar aya so biixi mar marsiiyo muse u noqon maayo danta dalka aya lala dagaalamayaa

  • @xaroguled3126
    @xaroguled3126 Місяць тому

    War waxan halakala diro away shacabki codka kalsonida shacabku hakala noqdan waxani xildhibano maha

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Місяць тому

    SOOBAX BAA LALALEEYOO SACABKAY LEEFAYSAA

  • @user-zu5qx7ff9n
    @user-zu5qx7ff9n Місяць тому

    Waxa dibjirka ah ee marba meel isusootaadayo hala soo rirxiro haduu iscasil yaa wax kufalaya dameer baad tahay xagaadqaban waxcanka u eeg baa ladoortay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 Місяць тому

    Hatdad iscasilaysiin waasax yaawaxkuguqabay

  • @user-db2hm8wd6r
    @user-db2hm8wd6r Місяць тому

    Ina biixi iyo kaahin ayaa baadhis u baahan

  • @cismanqanciye
    @cismanqanciye Місяць тому

    waxan waa lagu khasaaray maha barlaman niyow halaga tashado

  • @abdinouryousuf3849
    @abdinouryousuf3849 Місяць тому

    Anigu waxan odhan laha arinka reer boorama hoos haloodhigo waayo dalka siyaasadiisa oo dhan aya liiq liiqanaysa
    Muse marki maxkamad la soo taagi wayay isga iyo kuwii ciidanka jebiyay ee welina kursiga lagu hayo
    In aynu ka hadalo ayay ahayd weynu aamusnay muse hadana isagii aya wax fara faraynaya

  • @khadraosman9892
    @khadraosman9892 Місяць тому

    faarax macalin hadal uu yiri ayuu xilkiisa lagaga qaaday ninmanka goodinay cirka ha gujiyaan maxay sheegaysaa boorame waa kuwii na qalay af la safnaa

  • @Halgame334
    @Halgame334 Місяць тому

    INA ABIIIB MASII JOOGAYO GOLAHA CAY BUUQ DEGENSN LA.AAN CIDII IS CASILAYSA GADHI GACAN RAG WATAA BUU XINAYA BOOSAS KOODA BAXA TAGA

  • @mahamouddjama7117
    @mahamouddjama7117 Місяць тому

    Isaaqow markaad waalantihiin iyo markaad fayawdihiin bal inigu sheega qabyaaladbaad ku atixiyaadsatiin ku shaqaysiin marka la inigu cadeeyana isaaq baad necebtahay iyo muxuu ku hadlayaa iyo wuu waalanyahay adeer qabyaaladu inigay iniga bilaabataa iniguna dhamaataa iimaankiinuna qabyaalad yahay marka hadaa la inigu gartay gidaarada haku xoqaninee sidaad ubadheedheen waad is ogtihiine u cadaysta la inigama caqli yara mala mafikirtaana waad hadashaanuun

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 Місяць тому

    Waar daraar who cares waa ka dadka inoo fadhiya barlamank waa wad cilaaj tuug ingeel so bisbasay I can’t wait in ta Ethiopia ku dhawagad independence of Somaliland ❤

  • @mohamedhandule8507
    @mohamedhandule8507 Місяць тому

    Deg deg isucasila. Cid wax idinku falaysa ma jirto. Sida aad u foolxuntahay yaad u xuntahay

  • @user-db2hm8wd6r
    @user-db2hm8wd6r Місяць тому

    Xukumada aad sheegaysa adeerka ayaa ku xaaray

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

      Waar ma xaar uun baad sheegi maxaa xaar ku jeclay siiyay caruureey ba caruur baa xaar cay u taqaane dad koo dhan baa xaara goormuu xaar cay noqday kkkk

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Місяць тому

    WAXAB BAADHAAN MEEYNE SHARCIGA HAALA HOORGEYO

  • @warsameyaahoo7274
    @warsameyaahoo7274 Місяць тому

    Ina dhilo xildhibaan maydhane runtuu ka hadlay Somaliland na ama waa lawada yeelN amaayeey waa lagu kala tagi Eat that!

  • @Xaajiwarfaa
    @Xaajiwarfaa Місяць тому

    Isaaq waa beel madaxweyne bay leedahay

    • @Maxamed-ym7xt
      @Maxamed-ym7xt Місяць тому

      ❤❤❤❤❤❤guuul,somaliland, cadawgu hayska hadlee hobaya,hiddooy

  • @ibraahimcabdi6426
    @ibraahimcabdi6426 Місяць тому

    Cid waliba beel bay kasoo jeegaan jamhuuriyadu ma muusaa

  • @hereaftergolory9114
    @hereaftergolory9114 Місяць тому

    Marba kii idinku kaca caaya waxaa xaqiiqa ah in uu ninkaasi miyir qabo laakiin iska shakiya idinku

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Місяць тому

    Dee qof walba eryada

  • @Cabdirashiid-ct9ui
    @Cabdirashiid-ct9ui Місяць тому

    Lascaano tagtay

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 Місяць тому

    Ciyaala suuq 💯🛑❌