Maxaad kala socotaa qaabka cusub ee ay Somalia iyo Jabuuti usoo Weerarayaan Somaliland✍️

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 92

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg 3 місяці тому +12

    Basar iyo war idaad iyo ibraahin caydiid,ubale24,nimankasi waa u daacad dalkooda hallo ogaado ❤❤guulaysta

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 3 місяці тому +1

      Aad iyo aad ayaay uhalgamayaan
      May Allah SWT impower them all Maasha Allah

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 3 місяці тому

      SOMAALILAND DAD GOONIYA OO JAAJUUS ETHIOPIA AH AYAA HOGAAMIYA kUWAAS AYAA BARTILMAAMEED AH. SOMAALIYA MAANTA WAXAA KA GO,AN IN MIDNIMADII DALKA LA SOO CELIYO. CIIDANKA 50000 EE IMINKA LA DIYAARIYEY CIDII XABAD KALA HORTAGTA WAXAA LOO AQOONSAN DOONAA CADOWGA SOMAALIYA. WAA DIGNIIN KU SOCOTA JABHADDA GOONI GOOSADKA AH EE MUUSE HOGAAMIYO. GUUL SOOMALIYA
      GUUL DJABOUTI.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @fadumogedi7423
      @fadumogedi7423 3 місяці тому

      @@YusufxasannMidnimo midnimo🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮horda marka hore mideeya somaliya dan 5 Madaxweyne haysata ee Xasan Gurguurte dhex gurguuranaayo
      Guul Somaliland inshaAllaah Calanka TOWXIIDKA LEH Alloow Cadowgiisa Jebi Jabweyn
      Aamiin

    • @fartuunfartuun8784
      @fartuunfartuun8784 2 місяці тому

      Aad iyo aad Alle ha barakeeyo dhamaantood ba❤🎉

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 місяці тому +9

    WEERARKA GALBEED WAANU KA ADAGNAHAY HADAANU NAHAY GOB GABILAY Khaatumo waa inaad ka adkaataan reer bariyoow.cadawga sland badan but ah Ayaan ku qabanaynaa.markaa❤❤❤❤❤

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 місяці тому +5

    Habar jeclo cadawga bari.ka yimaada.inaga difaaca cadawga Galbeedd ubalamayana ..jibriir Abokor Ayaa jooga oo difaacaya.❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SaharaJamc
    @SaharaJamc 2 місяці тому

    Maasha allaa geesi guulayso guul soomaaliland ❤❤❤❤❤❤❤

  • @soleimanfarah12
    @soleimanfarah12 3 місяці тому

    Guuuuuul iyo gobanimo Basra media

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 місяці тому

    xaaji basar TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹

  • @zahraabdula1553
    @zahraabdula1553 2 місяці тому

    Salaan sare ❤❤❤❤❤❤❤ ♥ ❤ 💖 😍 Guul iyo Gobanimo Somaliland jir oo joog guulayso waliga ❤❤❤ ♥ 😆 😍 🤣 😄 ❤❤❤ Mahadsanid 🎉❤🎉❤🎉🎉❤❤❤

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e 3 місяці тому +2

    Yamyam. Iyo Qadadweyn aya sland isubaheysaty lakiin. Cadowga wa ayjabayan insha allah gul sland❤❤❤❤

    • @DaahirCilmi-t1z
      @DaahirCilmi-t1z 2 місяці тому

      Shir kasta oo faqash iyo waxay cago kuqaataan sirmaqabe allaa usahana waynu kaguulaysanaynaa illaahay idamkii cadowgeenu mahadinmaayo Somaaliland guuul

  • @MMGL43233
    @MMGL43233 3 місяці тому +1

    asc geesiga qaranka jamuriyada somaliland waa guul iyo gobanimo wana tabtaan ee sida ku biyacab insha Alaahu tacaala

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 3 місяці тому

    Alle hawnaxariisto Ina Cigaal Amiin Amiin

  • @abdillahiaden1622
    @abdillahiaden1622 2 місяці тому

    Mashalla
    Si fiican baad u hadashay.

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 2 місяці тому

    Long life to Muuse his a hero.

  • @kastankastan2983
    @kastankastan2983 3 місяці тому +1

    Mahadsanid Adeer ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 2 місяці тому

    Libaax ha soo hindhisayn.ha u baqan.

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 3 місяці тому

    Wadnahu ha wada istaago 😮in shaa Allah

  • @markcaa2942
    @markcaa2942 3 місяці тому +3

    Somali oodhan markasta cadow ayaa inagu ahaayeen

  • @HiboNour-oe5xm
    @HiboNour-oe5xm 3 місяці тому +1

    Well said xaaji basar

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e 3 місяці тому

    Insha allah Cadowga sland wa ay jabayaan❤

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 3 місяці тому +2

    Somaliland guul iyo gobonimo, ilahayow cadowgee ha jabiyo

  • @cabdicasiiscali9253
    @cabdicasiiscali9253 2 місяці тому

    Somaliland❤❤❤ anaga xeebata galbeed nagudaa

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 3 місяці тому +2

    Shacabku iyaga dalkoda difaci kara waa in ay hor istagan galaha wakilada halkas marka laxidho xisbiga wadani ee somali weyin ta ah ayaa ka xun cadowga debedaba 😢😢😢

    • @SakariyeSiciid-df9zs
      @SakariyeSiciid-df9zs 2 місяці тому

      Waa beentaa, waa laydun ku fahmay huwanay divide and conquer. Wax cadaw gudaha ahi ma jiro. Wadani waa xisbi qaran, Somalia na nama gayn karo. Waa layska celinayaa waxa Qaranimada Somaliland ku soo xad gudba.

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 2 місяці тому +1

    Djibouti iyo Somalia bal ha midoobaan

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 3 місяці тому

    Cadawga galbeed waxa uxiiridota gebiley ka marina waxa xiiri donta habar jealous oo ah xininyaha reer sheekh isaxaaq marka xukumadu waa inay talaabo adag kaqaadaa cadawga gudaha oo sharcigeedu shaqeeyaa waayo somaali oo dhami waxay kutashatay in mar labaad laxasuuqo reer sheekh isaxaaq ŕeer sheekh isaxaaq na ilaahay baa lajira somali land guul guul guul barwaaqo ❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @AbdiDaher-nx4qo
    @AbdiDaher-nx4qo 2 місяці тому

    Okay

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 2 місяці тому

    Viva Somaliland ❤😮

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 2 місяці тому

    Viv Somaliland

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 місяці тому +2

    Iyo in lakala jabiyo bulshada reer sland❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤Guuuùl sland

  • @FaizaNuur-ce5oq
    @FaizaNuur-ce5oq 3 місяці тому +3

    Afku kuma go a

  • @FadxiyaDaahir-dc9co
    @FadxiyaDaahir-dc9co 3 місяці тому +1

    ❤x basar geesi qaran waxba inaga qaadimaayaan❤

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 3 місяці тому

    Reer Bari beri horeba waxay samaysteen ciidamo u gaara ee Reer galbeedow diyaar garooba Difaaca dalka 💪🏾

  • @kaahalive3505
    @kaahalive3505 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 2 місяці тому

    Ilaahayba inagaqaban

  • @abdullahiusmanjama4946
    @abdullahiusmanjama4946 3 місяці тому

    Doqmihii Isaaq Ee Segegerkii Oofwareen buurta la galay hadaanay inaka dhex toosin Shanta Somaaliyeed 4 tooda kale ka adkin waana gumayn doonaa marka ay weerarka bilaabaan waa guul inoo soo hoyatay in dhiigoodu noo xalaaloobayo in aanu cabno.

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 3 місяці тому

    Riwaayad ayay ku noolyihiin kusoco Xaaji basar guul soomaaliland❤❤❤❤❤❤

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 3 місяці тому

    Guuuuuuuuuuul baan inoo rajeynayaa somaliland isha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 3 місяці тому +1

    Halaysku duubnaado somalilad haddii kale waxa jooga ka sii daran alle haynaga haywe ayaa iman kara

  • @MohamedAhmeddiriye-zy8im
    @MohamedAhmeddiriye-zy8im 2 місяці тому

    Ku soo mujaahid

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e 3 місяці тому

    Gull sland❤

  • @salahahmed2091
    @salahahmed2091 3 місяці тому

    War meel kale irsiq ka raadi
    Ilaahey ayaa
    Irsiqaaga hayee

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 3 місяці тому

    Ilaahay baa ku filan
    Oo iyaga isku jebin
    Belaayo idinku dhacday intaba waa ku filanahay💪🏾

  • @LAANDHEERE360
    @LAANDHEERE360 2 місяці тому

    Wer nio indeer slnd xagaa intaad dhigto kly somalinimo da aan ka shaqeyno

    • @aminajama160
      @aminajama160 2 місяці тому

      LAANDHEERE360 Soomalinimo ma aqaano waxaan ku dhashay Somaliland, Somaliland na waan u dhimanaya, diyaar baan u ahay inan wadankayga difaaco

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 місяці тому

    waa taynu ku midoobi lhyn
    weli inaga kulaylba maynu dareemin

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas6536 3 місяці тому

    Cadeeyn buuxda keen

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 3 місяці тому

    War ma noolayad inaad suuxday ayaan moodayay

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 3 місяці тому +2

    Ceerigaabo Huwan duulaan bay ku soo tahay. Magaaladan walaahi in aan Cidina Carqaladayn karin nabadeeda. Balantu waxay noqon doontaa Garoowe. Walaahi in aan Wadani, Ciro iyo Islaan kale toona na hoosaasinayn markan.

  • @nasriina6617
    @nasriina6617 2 місяці тому

    Hi cuqdadland

  • @zeynababdullahi1851
    @zeynababdullahi1851 2 місяці тому

    Hadal jileeca iska daaya oo jabhada canfar iyo ciisaha soo xeraya oo hub siiya Si culayska idiinka yaraado

  • @mohamedosman3596
    @mohamedosman3596 3 місяці тому

    Xaaji Kor u bax oo arrimaha difaaca dalka iyo horu markiisa ka hadal oo iska illow cadow baa soo socda Hjlo ayaa ku filan.

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 3 місяці тому

    Bal ninka Ku qaxey xarshin, awaare, jigjiga oo hadana kuleh waxaan u tagney walaalahayo Ethiopia...waa dad noocee ah?

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 2 місяці тому

    Djibouti waa cadow

  • @MaxamedAadan-z4p
    @MaxamedAadan-z4p 3 місяці тому

    Wad aragta lakin habardugag ba ubalamay diin o layidhahdo wadabaruur warkiba loshegay waxanu kujawabay masha laygubalamay ilaahay miyanu ilaahay jogin wajogay balayidhi wuxu kujawabay ilahay idayicimayo habenkiba qolafta adagba baruurti ilahay ugubedelay dadku haday cidna kala jeedin waxlamayelikaro Mar kay ugu xuntay Bay inoguwacantahay inaga may umaduba ina sowerarto wax inamayelikaran xaqiiqdi

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif 3 місяці тому +1

    Cadawgu waa shax uu udhigay waxmagaratada somaliland ku nool oo lagu yiri muuse baan la dagaalamana cadaw gudahow muuse lalama dagaalamaye waxaa ladoonaya in somaliland la burburiyo shacabka reer somaliland fadhiga kakaca saaqii iyo kaabiir qoriga qaata oo dalkiin dafaaca oo ladagaalama cadawga guudaha iyo ka deebeda soomaali qurunweeyn hore baay utijabisey inaay inaay inala dagaalaman oo waay ku jabtay dalkeenan waanu xorasanay maantan waxb inaga qaadimaayan

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 3 місяці тому

    Waar iminka ayaynu galka seefta kala baxaynaa intii hore gacmaha ayaa nala hayey 😬

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 3 місяці тому

    Somaaliland kala qayabinteeda wadada ay u soo marayaan way ogyihiin dadka reer somaliland shicib iyo siyaasiba ee runta ha la isku sheego meelna halooga soo wada jeesto

  • @CabdiBoos-f8p
    @CabdiBoos-f8p 2 місяці тому

    Waxba maqaadi karaan cadawga somaaliland anaga oo maxamed case ah ayaa ku filan

  • @shariifcumaribraahim7380
    @shariifcumaribraahim7380 2 місяці тому

    War kuwani awod maleh ee fulay nimada

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 2 місяці тому

    nabada somaalilaan taalaa waar hooyi somaali oodhan hada waa udan ee yaan la il duufin

  • @YamaniMaxamed-j9s
    @YamaniMaxamed-j9s 3 місяці тому

    En en iska celeya

  • @Khaatumawi987
    @Khaatumawi987 2 місяці тому

    😀😀😀🍏🍏🍎🍎🥚no more qudarland

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 3 місяці тому

    Balaayo waa amxaar Adeerkaa baa soo Toosiyay. Kkkkkkkmm

  • @mohamudahmed5353
    @mohamudahmed5353 2 місяці тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 місяці тому

    Halo diyaar garoowo dufaaca qaranka Somaliland 💚🤍❤️ dhalinyaro diyaar garowey iska

  • @AminaOmar-h3j
    @AminaOmar-h3j 2 місяці тому

    L

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 3 місяці тому

    Cadwaga Somaliland waa jabiyaa wlee meel uujoogaba
    Fiqi waa nin walan weyi Musdafe cagjar waa nin ethipian ah weyi maxa ka.khuseeya midnimo somali

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 2 місяці тому

    Waar ha u carani çawayyaanka hana u baqan .

  • @LAANDHEERE360
    @LAANDHEERE360 2 місяці тому

    Awdal wey go dey

  • @FaraxIzaxaq
    @FaraxIzaxaq 3 місяці тому

    ❤❤❤❤😂

  • @ugazmawlid5418
    @ugazmawlid5418 3 місяці тому

    Waar. Maistidhi. Faqasha. Ba. Soonoqotayi

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 місяці тому

    😂🎉😢😢😮😅😅😅😅😅😊😊😊

  • @AliMadina-o6o
    @AliMadina-o6o 3 місяці тому

    Viva somalia down oromo iyo muso

  • @abdikadirmohamed9169
    @abdikadirmohamed9169 3 місяці тому

    Kkkkkkkkkk isaqlan umadii odhan ba ma is naceen anagu hadan ree awdal nahay somali ban nahee axmaara noqda abtiyal diinta orthodox kana qaata

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 2 місяці тому

    waa been muusa la necbyahayi waa somaalilaan diid

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 3 місяці тому

    SOMAALILAND DAD GOONIYA OO JAAJUUS ETHIOPIA AH AYAA HOGAAMIYA kUWAAS AYAA BARTILMAAMEED AH. SOMAALIYA MAANTA WAXAA KA GO,AN IN MIDNIMADII DALKA LA SOO CELIYO. CIIDANKA 50000 EE IMINKA LA DIYAARIYEY CIDII XABAD KALA HORTAGTA WAXAA LOO AQOONSAN DOONAA CADOWGA SOMAALIYA. WAA DIGNIIN KU SOCOTA JABHADDA GOONI GOOSADKA AH EE MUUSE HOGAAMIYO. GUUL SOOMALIYA
    GUUL DJABOUTI.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 3 місяці тому

    Xa muuse dhiikar ayaa ku dhacay

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 3 місяці тому

    Waxaa nasiib daro ah in qoon dhan 33sano been aan raad laheyn loo sheegayey. Qaar baa lafo lo'aad sita 40 sano, qaar baa weedh xidhan sida Faysal A. Waraabe.....

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 3 місяці тому

    Huuno gabiley haday ka bilaabato xagaad adesaan ma xarshin

  • @AbdiMohamed-je6bz
    @AbdiMohamed-je6bz 3 місяці тому

    Idoorow ohinta nagadaya xaran xaran dhalshay bad tihin

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 3 місяці тому

    Ciriir ayaad gasheen waxaa muusp😅

  • @MustafeMaxamed-ip8zu
    @MustafeMaxamed-ip8zu 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedabdisuleman8113
    @mohamedabdisuleman8113 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤