Saaka iyo Berbera nala daawo muuqaalka qurxoon ee magaalada🚘

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 44

  • @Fuadismaeil
    @Fuadismaeil 2 місяці тому +6

    Allahayow Noo barakee dhulkayaga aNigu REER BURCO ayaan ahay ANiGOO yar ayaan u Soo baxsaday berbera si aan u daawado cilmi boodhare iyo bada guul guul soomaalilan ciidanka qaranka guul guul soomaalilan 💚🤍❤️💪💪💪❤️💪❤️💪❤️❤️❤️

  • @sakariyeCabdi-yu6bo
    @sakariyeCabdi-yu6bo 2 місяці тому +1

    ASC,, Masha Allah guul JSL,Berbera guul iyo gobonimo ,, Inshallah,,Aadban idin salamaaya,,,❤❤❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 2 місяці тому +4

    Masha allllah reer berbera nooooooolaada oobarakooba jira oojoooga❤ guulasta aaamiiin❤

  • @kaltumkahin9681
    @kaltumkahin9681 2 місяці тому +3

    MashaAllah wa magaaladan ku dhashey berbera caddey

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 2 місяці тому +4

    Manshallah waa nabad ay keenta horamarka iyo hadal yar iyo shaqa baddan

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 2 місяці тому +4

    Aadbaa Looga shaqeeyey berbera indhahaagu geed la beeray iyo wado ayuunbay qabanayaan maashaalah👏🏾

  • @abdimuhumed8411
    @abdimuhumed8411 2 місяці тому +4

    Golaha deegaanka ee barbara magalada way u shaqeeyeen dhir badan ayay ka bareen

  • @markcaa2942
    @markcaa2942 2 місяці тому +4

    Illaayow barbaraay balaayo kaahay iyo dhamaan somaliland iyo Muslimiinta

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 2 місяці тому +1

    Nice view berbera ❤caday

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 місяці тому +2

    Mahad Sanid kun jeer. Dalku wuu Socday ee Cadowga Gudaha ee Wadani ka ilaashada Dalka.

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 2 місяці тому +3

    Maasha allah
    ❤❤❤❤❤

  • @AbdaleAbdirahman-zg1ng
    @AbdaleAbdirahman-zg1ng 2 місяці тому +3

    Waa caalam berbera

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 місяці тому +4

    Guul somaliland ❤❤❤

  • @FadumoQurux-y1l
    @FadumoQurux-y1l 2 місяці тому +3

    Manshaallah ❤❤❤

  • @khadraabdillahigouled5843
    @khadraabdillahigouled5843 2 місяці тому +2

    Berbera my home❤

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 2 місяці тому +2

    Mnsha Allah

  • @suldanahmed6454
    @suldanahmed6454 2 місяці тому +2

    Mashaall

  • @Siciid22
    @Siciid22 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 2 місяці тому

    Mansha Allah tabaraka Eedo xaaji basar ma Reer Burcaad tahay?

  • @laylaa3698
    @laylaa3698 2 місяці тому

    Manshallah ❤❤❤ magaaaladaydii. Berbera. ❤❤❤❤❤

  • @sheikhhamze5278
    @sheikhhamze5278 2 місяці тому

    Xaajaw raggii ka xanaaqay baad ka mid ahayd hadalkii xinif uu jidhi berbera waa hanti kulmiye

  • @suadasmar6821
    @suadasmar6821 2 місяці тому +1

    Wow beautiful ❤️❤️❤️

  • @fatoumaabdi8723
    @fatoumaabdi8723 2 місяці тому

    Machallah

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg 2 місяці тому +1

    Mashaa Allah berberis waa ok lkn berbera dhirayn iyo dadsyn labadaba way u baahan tahay ,berberis waa faaruq No People dadkii halagu soo celiyo

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 2 місяці тому

    iNSHA ALLAAH WA ALXAMDU LILLAAH ILLAAHAW NIMCABADA NOO SIYAADI,

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg 2 місяці тому

    Msshaa alle dadkii uun baa ka dhiman

  • @Internet_n_Things
    @Internet_n_Things 2 місяці тому +2

    Hanti Kulmiye 😎

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 2 місяці тому

    Faraskii ina jamac hsbiil ha lagu samaya goladaha name street waa u bahan berbera

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 2 місяці тому +1

    Madiina xajaas waa qadiim

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 2 місяці тому

    Berbera geesi dhala❤❤❤

  • @XamdaAhmed-ic7wb
    @XamdaAhmed-ic7wb Місяць тому

    Magaala madaxda Gobolka saaxil caasimad 2aad ee soomaaliland

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 2 місяці тому

    SIDA DHAMASTU GEEDAHA DHIRTA UGA SARRAYSAA ,,,ADIGUNA DHAMMAANTOOD QAYRKAA KU DHAAFTEE❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 2 місяці тому

    CIDIN BAA SABABAY❤❤❤❤❤❤

  • @munahaybe6749
    @munahaybe6749 2 місяці тому

    Ina cid ninka an ka yaabay wax qabdkiisa alle gacantiisa ha barakeeyo

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 2 місяці тому

    Moyar cidin baa sababay quruxda

  • @gamalahmedhoussein2267
    @gamalahmedhoussein2267 2 місяці тому

    Ka' da a sharixiin magaalada

  • @HamseHirsi-v5k
    @HamseHirsi-v5k 2 місяці тому

    Niyaw waxan ku talin lahaa ilaa xeeb soor ilaa jamcada bada ilaa fow wixii lamida bada ka xiga mesha halaga saaro ciid wacana hal dhigo viva moosko❤👽♂️✌🏾

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624 2 місяці тому

    Wa in dad lagu beero hadee kalay waxay noqon tuulo

  • @sheikhhamze5278
    @sheikhhamze5278 2 місяці тому

    Waa hanti kulmiye 😂

  • @isseyare837
    @isseyare837 2 місяці тому

    Somaliland wax layidhaahdaa ma jiraane walaalayaal Somalia 🇸🇴 iska dhaha please

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 2 місяці тому

    Ma gareneysid sida barnasmijyada loo soo tebiyo

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 2 місяці тому

    RING ROAD❤❤😂😂

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 2 місяці тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdimuhumed8411
    @abdimuhumed8411 2 місяці тому

    Mansha allah