Reer Somaliland labadan mid ha qaataan hadii kale ma cada meesha uu masiirkoodu ku danbayn doono✍️

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 82

  • @ApdiraxmaanJeesto
    @ApdiraxmaanJeesto 3 місяці тому

    Guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland ❤❤❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @mohamedamir7751
    @mohamedamir7751 3 місяці тому

    Good point and great advice to every citizen . Somalilanders must be human beings like Somalians

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 3 місяці тому +3

    Guul ilaahow si somaliland❤❤❤❤❤

  • @yasirfarah399
    @yasirfarah399 3 місяці тому

    Nice speech

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 3 місяці тому +1

    Anaguna hadabu garxajis yahay Somali waynu baanu nahay ❤

    • @HooyoSucad
      @HooyoSucad 3 місяці тому

      Garxjis micnheeeda bro wlll

  • @MubYus
    @MubYus 3 місяці тому +6

    Xasan sheekh.. ilmada Yaxaaska ayuu daadinayaa.

  • @AliHaybe-w1y
    @AliHaybe-w1y 3 місяці тому +1

    Good boy waa geesi mashlh

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 3 місяці тому +1

    7️⃣Somalia Somali 🇸🇴baa leh ❤️

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 3 місяці тому +2

    Odeygaan rifrifkale somaliland muxuka Raba kayaala ma hooyadkiba kubugta inkaari kudhacdey guul somaliland ❤❤❤

    • @geediali437
      @geediali437 3 місяці тому +1

      Waar hooyadii kuma bugtee ninkan qaxooti weeyee wuu gaajoodayoo lacag buu ka tuugayaa somaliland waayo wuu musalafay meelwalbana waa laga soo xishay muuse buuxi baa cuna qabateeyey

  • @abdirahmansalah3643
    @abdirahmansalah3643 3 місяці тому +4

    xasan sheekh oohin & baryatan & calaacal faqash somalia
    muuse biixi rageedi guul somaliland u soo hoyatay.

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 3 місяці тому

    Walaalo ma nihin odaygan waashayow

  • @iali8540
    @iali8540 3 місяці тому

    Walaatinimo haduu Garanayo Xasan sheekh Daarood inooma soo raaceen
    Dagaalkii Laascaanoodna kamuu qayb qaateen .

  • @amiira8902
    @amiira8902 3 місяці тому +1

    wa sax geeeeesi buufi cayayaanka kuwashay

  • @amiiramohemed495
    @amiiramohemed495 3 місяці тому

    Masha allah guul somalind

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 3 місяці тому +1

    guul qaranka somaaliland

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 3 місяці тому

    Iska riyood waa bilaashe xasan sheekhow

  • @KhadarCabdiawjaamac
    @KhadarCabdiawjaamac 3 місяці тому +1

    Inanka ugu qaalisan warbahinta

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd 3 місяці тому +2

    Somaliland guuuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @maxamedcqaadir8787
    @maxamedcqaadir8787 3 місяці тому

    Cafimaa majiraa

  • @xaroguled3126
    @xaroguled3126 3 місяці тому

    Munafaq cadow ah oo tag wayey waxkastana isku dayey Lakin laga gulaysatay ohinta calooshu gubanayso iyo nacaybka ku jira isaga iyo kuwu wata guul somaliland

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 3 місяці тому

    Wallaal marwalba adkaada ragayagoow baroorta cadawda waligiin hauarxamina waayo goormey inooarxameen !! 💚🤍❤️🫡✊🦶cadawga wajiga badan futada kalaada

  • @NimoMohamedhassan
    @NimoMohamedhassan 3 місяці тому

    Waa runtaa taasaa ka khaldan reer somaliland afku kuma go o edo

  • @NimaIbrahim-p8f
    @NimaIbrahim-p8f 3 місяці тому +1

    Xasan shikh wuu baroranayaa 😢😢😢😢😢😢

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 3 місяці тому +1

    Xasan noo tuugsi 😂😂😂😂😂😂 viva somaliland and ithoipia ❤❤❤❤❤

  • @said1498ify
    @said1498ify 3 місяці тому

    Xaaji Basar Runtaad taabsiisay Hadal qiimo badan oo garnaqsi ah baad sheegtay. Alle caqliga ha kuu barakeeyo. Reer Somaliland Like iyo Share meelaha kale ba waad la aadaane ninkan ha la diiliyo.

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 3 місяці тому

    Yaad ka caqli badan tahay oo aad wax u sheegaysaa. Miyaanad ahayn kii dowlada iyo umada dhan ku caayay lacag baa lay siin waayay. SOMALILAND KAA WAR ROON

  • @MubYus
    @MubYus 3 місяці тому

    Xasan sheekh.. waa 2 wajiile.. dadku intaa wuu wada ogayahy.

  • @hamda2342
    @hamda2342 3 місяці тому

    Xasan.coofle
    Wuu.inagu.waashay
    Hush.munaafaqyow

  • @magacaygamaxamuud7253
    @magacaygamaxamuud7253 3 місяці тому

    kalmadii abwaan bililiqo ayaa kudhacday

  • @yasirfarah399
    @yasirfarah399 3 місяці тому +1

    Somaliland Abessoyin bhai kabuxa safeya abessoinka

  • @maxamedsamter4185
    @maxamedsamter4185 3 місяці тому +1

    Gar

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 місяці тому

    Kaayari Ma Negeeye Kooxsiisa?

  • @Maxamed-un2el
    @Maxamed-un2el 3 місяці тому

    Maxonayno jirtan iyo midnight midana

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 3 місяці тому +1

    Xasan si fiican ayuu ugu confused 😐 Somaliland danahaga ku foof
    That’s Enough 🙄🫡🤥🤥

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 3 місяці тому

    Ha rumeyn dameer cidiis.
    Is qabadsii:
    1. Haasid oo yidhi, Ethiopia ayaa hadal dalbatay.
    2. Haasid oo niyo jab ku yidhi, Ethiopia wey nala fadhiisan weyday oo Turkey ayaa noo kala eryo qaadayey?
    Labadaa is qabadsii Dameer ciyey, yaa fahmaya?

  • @munaqaali4556
    @munaqaali4556 3 місяці тому

    Slnd baad noo quudhi weyday ma walaalnimaa inaga dhexaysa

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 3 місяці тому

    War doqon ha noqonin goni gosatkii gala diday oo in itobiya qadhmun laynagu daro aya la donaysaye xalkuna waa in la midobo

  • @CabdiAxmed.cabdi.3355
    @CabdiAxmed.cabdi.3355 3 місяці тому +1

    Iibaan.laawe.xabaalihii.baa.kufilaan.waayey

  • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
    @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 3 місяці тому

    Odaygii yaraa sawkan rifrifmay axx wuu daalayba Alla muu iska nasto waa qof Wayne 😮

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 місяці тому

    xaaji basar TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 місяці тому

    Reer Somaliland Hadaynu Nahay Jilicsanaan badaba Inagamuuqata
    Walaalo Walaalo .. walalagaane?

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 місяці тому

    ilaahii soomaali nakala furdaamiyay wax danbe nagama dhaxaysiiyo Anna ducada Aammmiiiiiiiiin oo hadana Aammmiiiiiiiiine soomaalinimo Aabeheed waa hore goblamay iyo walaalnimo dhagaraysan oo kolba koox meel lagu ciijiyo iyo islaamnimo khuraafaad iyo ku salaysan khayaali idinkaa ku ceeshee- soomaali wayneey hooyadaa dabada ka gali please,,,, for ever Somaliland rep,,,

  • @kowsarayaan4752
    @kowsarayaan4752 3 місяці тому

    Waa runta wn kugu raac sananahy Somaliland MAYD BAA LUGTA KAGA XIDHAN waa INAY iska furta ILMO AMIZON MUSTAQBAL MALE ISAAQ MAR LABAAD INTU IDIN DHISO ISNA QADI MAAYO DAANTAADU HAL KAY KU DHIGTO AAYAD TAALA

  • @mohamedhassan1379
    @mohamedhassan1379 3 місяці тому

    Niicda ingu badan IYO kuwo waxay rabaan aan la garanayn

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 3 місяці тому +1

    Xassan wuu waalan yahay. Somaliland Xadkeeda iyo Dadkeeda Ictiraaf looma raadinayo. Dalka Somaliland Xuduudeedu way Qeexantay. Reer Somaliland waxay in Caalamku la shaqeeyo Dawlada Somaliland. Xassan Sheekh ha Qirto in Somalia 🇸🇴 Talyaani iyo British 🇬🇧 ay laba dawladood kala yihiin. Intaas uun ha Qirto Xassan. Hadii kale Milyan jeer Cadaabta ha ku Gubto.

  • @NimaIbrahim-p8f
    @NimaIbrahim-p8f 3 місяці тому

    Waa laba wajiile washay 😂😂😂😂😂

  • @Jacaylmohamed1
    @Jacaylmohamed1 3 місяці тому

    Horta yaad is mooday in aad tahay
    Mise hassan sheikh baa adiga
    Sharaf kaaga baahan
    Mise adiga ayaaa ahay gobolada waqooyi faan iyo dhuusaad wadaane runta xabad baanu kuugu sheegaynaa aabahaa ku wasye

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 3 місяці тому +1

    WAAR DEE WUU WAASHAY WALAHAY. TOBAN HADAL OO KALA DUWAN BUU MALINBA ODHANAYAA. SOWKII HANJABAYAY EE LAHAA DHIIG BANU DAADI NAYNAA. WAA KAAS HADANA BARYOOTAMAYA

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 місяці тому

    Markuu jiritaankeena aanu ogolayn inaguna aynu ugu yeedhno kooxda wardhiigleey ee xamar

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 3 місяці тому

    Libaax ku tuf intuu gobolada waqooyi ku tasbiixsanayo somaliland afka ka quudhi laayey walee ma dhawa !!!!

  • @AbdallaHersi-hj6ln
    @AbdallaHersi-hj6ln 3 місяці тому

    Oo macneheedu yahay, anniga kharashka ila ogaada.😅😅😅😅

  • @Nasra-u5u
    @Nasra-u5u 3 місяці тому

    8. sideedi. Gobol. oo. Somalia. sow Kamid. Ma ehen gorma noqotay. dowdal gar ah dabka shiidten. hakugubay

  • @geediali437
    @geediali437 3 місяці тому

    Fariid hadal waad dhamaysee xasan wala weyn muyuu qaadan aad buu u madax adag yee

  • @yasirfarah399
    @yasirfarah399 3 місяці тому

    Kkkkkkk xaji Basaar

  • @saidmohamed464
    @saidmohamed464 3 місяці тому +2

    Bye bye xasnoow.

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 3 місяці тому +1

    Xasiid dalin tuug cadowga Caaaaaac 😂

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 3 місяці тому

    Muuse waa ninka sland ceebeeyay ee cadawga u naageeyay

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 3 місяці тому

    Arinka somaliland wadahadal dambe maajiro
    Eehacabadin

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 3 місяці тому

    Waxasi ma qudbad ba wa xaare😂

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 3 місяці тому

    Dal bila dawalad ihi ma Jiri Karo wana layna qadan akhirka doqon hayska dhigin 😮

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 3 місяці тому +1

    Calool jileec reer somaliland ma qoraan wey bislaadeen

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 місяці тому

    Sooceshada Karaamadaad Sheegeyso Gurigaabeye. Injineerasaydii Aadwaxna Sirqisay Waxna Suntasiisay. Inajeelka Kuhaysato WanaagInamadhexyao. Ee Iskatawakaldheh…👋🏽👋🏽👋🏽

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 3 місяці тому

    💚🤍❤️🫡👆✊🫶💯🤲🏽🎉💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡Doonimeyno munaafiqiin Itiyobiya dawlad jiiraankeena ah oo aanu abaal weyn Huey o oo Somaliland un ogtahay Dantayada baanu ku wallaaltinimada nahay aduunka siyaasad baa laguwalaltinmo lagunoqdaa

  • @maxamedsamter4185
    @maxamedsamter4185 3 місяці тому

    Xasanoow xininyo iska baa dhoo aqoonso soomaalind 80000 kunbaa udhimatay inka lana waawdiyaar

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif 3 місяці тому

    Waa been ee somalia walaal manihin ka somalilanda ee somalia walaal kusheega dhagax ladhaca

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 3 місяці тому

    Taariikh beenta ahaday waa kii kahu limaya ee laga humadaya dad badan oo qiimo lahaa warkiis waa mid marba sida uu doona uu hadal ,maalin fhaqaday waxa uu lahaa xogoog ay qabnanaa.

  • @mohamedamir7751
    @mohamedamir7751 3 місяці тому

    Somalia Somalian Ethiopia Ethiopian Australia Australian Kenya Kenyan no more Somali okay because Somali is a language not nationality or citizenship.

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 3 місяці тому

    Wiilashii noo Daaya aad qalateen 😮qaarna jeelka ku ciqaabaysan 🤢😬😫😫

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 3 місяці тому

    Khaansiir buu u ekaaday Xaasid Shiid. Nacala tulaa calayg.
    Xinjir buu ku dhaartey...
    Walaahey wuu istaahilaa tii Qadaafi ee qoryeeynta iyo tii Sadaam ee godka doofaarka.

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 3 місяці тому +1

    Gobolada Waqooyi Halkee ku yaalaa?????😂😂😂👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿

    • @oogdhugee_3072
      @oogdhugee_3072 3 місяці тому +1

      Labada daan ee hooyadii.

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 3 місяці тому

      gobolada waqooyi ee somaliya waa putland

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 3 місяці тому

    Walanimadu maxa xasidnimo ,munafaqnimo, dadka somaliland maxad moodaysa inay ku rumeystan ,ha isku darsan been iyo oohin ,aduunkii ayaad ka soo qosatay ,walaalnimo iyo midnimo adag ayaa diley dilaalyahowv,viva somaliland

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 3 місяці тому

    Hassanow iska naaso peeshin baa tahaye ee somaliland maaha xoolo meele ade dhigataye ee byeee xabaalo qoote dadkaga Iyo shacabkaga kuu soo dortaye waax uu qaabo waax somali laa yiidha maa jirto ee danahaga raaac byee byee xassan xabalo qoote hassanow raagi ade laysen Iyo kuwa jiliic kuu jiira ee dulumka kuu haysan iska soo daa somaliland waa kuu deeyse ❌❌❌❌❌❌❌❌

  • @mohamedabdisuleman8113
    @mohamedabdisuleman8113 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NimaIbrahim-p8f
    @NimaIbrahim-p8f 3 місяці тому +1

    Waa laba wajiile washay 😂😂😂😂😂