Sahan Podcast
Sahan Podcast
  • 99
  • 2 876 160
099 | 38 | Siday kaa doonayaan u dhaqan | waxa aad aaminsan tahay qarso.
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
UA-cam: www.youtube.com/@sahanka97
Podcast: www.youtube.com/@SahanPodcast97
Facebook Page:
profile.php?id=61556120125829&mibextid=ZbWKwL
X (Twitter): AadanSahan?t=ctff
Instagram: aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sahan?share_id=YNwzXkHJ510&locale=en-GB
TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_t=8iXZwLa9jWw&_r=1
Sahanka Tiktok:
www.tiktok.com/@sahanka97?_t=8lLLi5HkqRh&_r=1
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- إسرائيل البداية والنهاية
Переглядів: 13 307

Відео

098 | 37 | Qaabka dadka looga yaabso | Sirta awoodda ee ka-yaabsiga.
Переглядів 15 тис.16 годин тому
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan: UA-cam: www.youtube.com/@sahanka97 Podcast: www.youtube.com/@SahanPodcast97 Facebook Page: profile.php?id=61556120125829&mibextid=ZbWKwL X (Twitter): AadanSahan?t=ctff Instagram: aadan_sahan Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sahan?share_id=YNwzXkHJ510&locale=en-GB TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_t=8iXZwLa9jWw&...
097 | 36 | Siyaasadda quudhsiga waxa aad gaadhi weydo!
Переглядів 13 тис.19 годин тому
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan: UA-cam: www.youtube.com/@sahanka97 Podcast: www.youtube.com/@SahanPodcast97 Facebook Page: profile.php?id=61556120125829&mibextid=ZbWKwL X (Twitter): AadanSahan?t=ctff Instagram: aadan_sahan Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sahan?share_id=YNwzXkHJ510&locale=en-GB TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_t=8iXZwLa9jWw&...
096 | Xaqiiqada Maasooniyadda iyo aragtida shirqoolka.
Переглядів 26 тис.21 годину тому
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan: UA-cam: www.youtube.com/@sahanka97 Podcast: www.youtube.com/@SahanPodcast97 Facebook Page: profile.php?id=61556120125829&mibextid=ZbWKwL X (Twitter): AadanSahan?t=ctff Instagram: aadan_sahan Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sahan?share_id=YNwzXkHJ510&locale=en-GB TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_t=8iXZwLa9jWw&...
095 | Maasooniyadda | Dajaal | Fitnada ugu weyn adduunka.
Переглядів 31 тис.День тому
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan: UA-cam: www.youtube.com/@sahanka97 Podcast: www.youtube.com/@SahanPodcast97 Facebook Page: profile.php?id=61556120125829&mibextid=ZbWKwL X (Twitter): AadanSahan?t=ctff Instagram: aadan_sahan Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sahan?share_id=YNwzXkHJ510&locale=en-GB TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_t=8iXZwLa9jWw&...
094 | Maasooniyadda | Cibaadada shaydaanka.
Переглядів 24 тис.День тому
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan: UA-cam: www.youtube.com/@sahanka97 Podcast: www.youtube.com/@SahanPodcast97 Facebook Page: profile.php?id=61556120125829&mibextid=ZbWKwL X (Twitter): AadanSahan?t=ctff Instagram: aadan_sahan Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sahan?share_id=YNwzXkHJ510&locale=en-GB TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_t=8iXZwLa9jWw&...
093 | Dhagartii Weyneyd | Calmaaniyadda iyo siraha dagaalkii Bosnia!
Переглядів 21 тис.21 день тому
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan: UA-cam: www.youtube.com/@sahanka97 Podcast: www.youtube.com/@SahanPodcast97 Facebook Page: profile.php?id=61556120125829&mibextid=ZbWKwL X (Twitter): AadanSahan?t=ctff Instagram: aadan_sahan Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sahan?share_id=YNwzXkHJ510&locale=en-GB TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_t=8iXZwLa9jWw&...
092 | Dhagartii Weyneyd | Yuhuuddu sida ay inoo aragto | Damaca Israa'iil.
Переглядів 26 тис.21 день тому
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan: UA-cam: www.youtube.com/@sahanka97 Podcast: www.youtube.com/@SahanPodcast97 Facebook Page: profile.php?id=61556120125829&mibextid=ZbWKwL X (Twitter): AadanSahan?t=ctff Instagram: aadan_sahan Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sahan?share_id=YNwzXkHJ510&locale=en-GB TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_t=8iXZwLa9jWw&...
091 | Dhagartii Weyneyd | Xagjirka, dabargoynta, burburinta Islaamka.
Переглядів 28 тис.28 днів тому
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan: UA-cam: www.youtube.com/@sahanka97 Podcast: www.youtube.com/@SahanPodcast97 Facebook Page: profile.php?id=61556120125829&mibextid=ZbWKwL X (Twitter): AadanSahan?t=ctff Instagram: aadan_sahan Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sahan?share_id=YNwzXkHJ510&locale=en-GB TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_t=8iXZwLa9jWw&...
090 | Dhagartii Weyneyd | Caalamka Siyaasadda Dahsoon | Soomaaliya 1993.
Переглядів 36 тис.Місяць тому
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan: UA-cam: www.youtube.com/@sahanka97 Podcast: www.youtube.com/@SahanPodcast97 Facebook Page: profile.php?id=61556120125829&mibextid=ZbWKwL X (Twitter): AadanSahan?t=ctff Instagram: aadan_sahan Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sahan?share_id=YNwzXkHJ510&locale=en-GB TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_t=8iXZwLa9jWw&...
089 | Hadhkii Madoobaa | Maxaa ka dhacaya Itoobiya?!
Переглядів 20 тис.Місяць тому
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan: UA-cam: www.youtube.com/@sahanka97 Podcast: www.youtube.com/@SahanPodcast97 Facebook Page: profile.php?id=61556120125829&mibextid=ZbWKwL X (Twitter): AadanSahan?t=ctff Instagram: aadan_sahan Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sahan?share_id=YNwzXkHJ510&locale=en-GB TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_t=8iXZwLa9jWw&...
088 | Qiraallada Mucaashaqiinta | Dhib kasta oo ku haysta.
Переглядів 25 тис.Місяць тому
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan: UA-cam: www.youtube.com/@sahanka97 Podcast: www.youtube.com/@SahanPodcast97 Facebook Page: profile.php?id=61556120125829&mibextid=ZbWKwL X (Twitter): AadanSahan?t=ctff Instagram: aadan_sahan Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sahan?share_id=YNwzXkHJ510&locale=en-GB TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_t=8iXZwLa9jWw&...
087 | Akhris Aayatiin leh | Fure dhan kasta ah.
Переглядів 29 тис.Місяць тому
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan: UA-cam: www.youtube.com/@sahanka97 Podcast: www.youtube.com/@SahanPodcast97 Facebook Page: profile.php?id=61556120125829&mibextid=ZbWKwL X (Twitter): AadanSahan?t=ctff Instagram: aadan_sahan Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sahan?share_id=YNwzXkHJ510&locale=en-GB TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_t=8iXZwLa9jWw&...
086 | Nuun | Furaha akhriska iyo qoraalka.
Переглядів 42 тис.Місяць тому
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan: UA-cam: www.youtube.com/@sahanka97 Podcast: www.youtube.com/@SahanPodcast97 Facebook Page: profile.php?id=61556120125829&mibextid=ZbWKwL X (Twitter): AadanSahan?t=ctff Instagram: aadan_sahan Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sahan?share_id=YNwzXkHJ510&locale=en-GB TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_t=8iXZwLa9jWw&...
085 | Basaasaddii Ingiriiska | Sida ummad loo dhiso loona burburiyo!
Переглядів 29 тис.Місяць тому
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan: UA-cam: www.youtube.com/@sahanka97 Podcast: www.youtube.com/@SahanPodcast97 Facebook Page: profile.php?id=61556120125829&mibextid=ZbWKwL X (Twitter): AadanSahan?t=ctff Instagram: aadan_sahan Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sahan?share_id=YNwzXkHJ510&locale=en-GB TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_t=8iXZwLa9jWw&...
084 | Trend...! | Waddada cadaabta!
Переглядів 33 тис.2 місяці тому
084 | Trend...! | Waddada cadaabta!
083 | Wax kasta oo ka khaldan dhallinta!
Переглядів 42 тис.2 місяці тому
083 | Wax kasta oo ka khaldan dhallinta!
082 | Sirta ruuxda | 2 buug iyo 20 magac | Nafaha Dilan!
Переглядів 36 тис.2 місяці тому
082 | Sirta ruuxda | 2 buug iyo 20 magac | Nafaha Dilan!
081 | 35 | Sirta wakhtiga habboon | Xeerka awoodda!
Переглядів 31 тис.2 місяці тому
081 | 35 | Sirta wakhtiga habboon | Xeerka awoodda!
080 | 34 | Sirta sida boqorrada laguu ixtiraamayo.
Переглядів 23 тис.2 місяці тому
080 | 34 | Sirta sida boqorrada laguu ixtiraamayo.
079 | 33 | Meelaha qofku uu ka jilicsan yahay ka mar | Weakness!
Переглядів 29 тис.2 місяці тому
079 | 33 | Meelaha qofku uu ka jilicsan yahay ka mar | Weakness!
078 | Soomaliland-ta aan doonayo | Wax kasta oo inaga khaldan!
Переглядів 22 тис.2 місяці тому
078 | Soomaliland-ta aan doonayo | Wax kasta oo inaga khaldan!
077 | Masalada qabiilka iyo qabyaaladda.
Переглядів 20 тис.3 місяці тому
077 | Masalada qabiilka iyo qabyaaladda.
076 | Xalka mushkiladda Somaliland iyo Soomaaliya.
Переглядів 39 тис.3 місяці тому
076 | Xalka mushkiladda Somaliland iyo Soomaaliya.
075 | 32 | Khiyaanada rejo abuurka | sida ay siyaasiyiintu inoogu danaystaan!
Переглядів 26 тис.3 місяці тому
075 | 32 | Khiyaanada rejo abuurka | sida ay siyaasiyiintu inoogu danaystaan!
074 | 31 | Sirta maamulista dheesha | Xorriyadda bugta ah!
Переглядів 17 тис.3 місяці тому
074 | 31 | Sirta maamulista dheesha | Xorriyadda bugta ah!
073 | 30 | Fanka isdaadraacinta | Sirta qarinta waxqabadyada.
Переглядів 23 тис.3 місяці тому
073 | 30 | Fanka isdaadraacinta | Sirta qarinta waxqabadyada.
072 | Shaqo iyo ma-shaqayste | Doodda ugu liidata ee Soomaalida!
Переглядів 46 тис.3 місяці тому
072 | Shaqo iyo ma-shaqayste | Doodda ugu liidata ee Soomaalida!
071 | 29 | Sirta ugu wanaagsan ee qorshe lagu dejiyo.
Переглядів 21 тис.4 місяці тому
071 | 29 | Sirta ugu wanaagsan ee qorshe lagu dejiyo.
070 | 28 | Sida ugu wanaagsan ee qorshe loo fuliyo.
Переглядів 25 тис.4 місяці тому
070 | 28 | Sida ugu wanaagsan ee qorshe loo fuliyo.

КОМЕНТАРІ

  • @whatsnew3267
    @whatsnew3267 7 хвилин тому

    War bal waxan idinku dhagaysta marka malakul jibril ma awoowdu wax ku noo leyuu leyhy cida se uu dijal qarniyada wata malaha mid lumaysa maha 😂😂😂😂😂😂

  • @marwoasmakhadar8196
    @marwoasmakhadar8196 33 хвилини тому

    Sheekh qodobka xijaabka iska soo sax xijaabku maaha dhaqan carbeed ee waa dhaqan islaam Surwaal hadaan si kasta u balaadhiyo ama u wayneeyo xijab iima noqon karo wayo siden uga duwanada ragga. Xijabka astantiisu waa inu kuwada asturaa kugu dhagsanayn quruxdadana muujineyn ee xijaabku maaha dhaqan dal leyahay xijabkuna maaha madaxa ayan saraya maro yar hoostana surwaal sida an ku arko waddamo badan

  • @hawaayah
    @hawaayah Годину тому

    De ma lacagbaan quudhsan karaa wax kaleba marabe wll😭

  • @zunajprl4348
    @zunajprl4348 2 години тому

    Asc wll aadan wad salamantahay ugu horeyn marka labad waxan kaga mahadcelinaya muqalada faidada leh eed waqtigaga noguso hurtid waxan raba inan hal sual oo intan mawducan dhageysanayay iga dhex guxaysa inan kuweydiyo oo ah dadkan iyaga hadafkodu caynka yahay ee raba inay adunkan dajal udiyariyan horta sey ku aminen inu dajal nin la yidha so socdo madama ooy diinta islamka ku shegantahy ninkas iyo so bixitankisu haday aminena maxay tahay danta iyaga ugu jiri karta inay adunkan isaga udiyariyan hadayba si dhaba u aminen inu imanayo oo diintan waxay shegayso xaqtahay maxay dhinacega toosan uraaci wayen wan jecelahay inad iga so jahil bixiso haday farintaydani kuso gaadho inşallah wanan rajeynaya inay kuso gadho Mahadsanid

  • @Cabdi.AxmedCige
    @Cabdi.AxmedCige 2 години тому

    Haday dhalinta soo.aliyeed kaliya 100 wiil oo fekerkoodu sidaada yahay guul ayay soomali gaadhi lahayd

  • @user-kc7ye1sg2m
    @user-kc7ye1sg2m 2 години тому

    Anaa gawlaale ah adaan

  • @Cabdi.AxmedCige
    @Cabdi.AxmedCige 2 години тому

    Mala oran karaa waxaa siyaasadaa Marin habaabiyay faratoon oo shisheeye ah

  • @LibanIbrahim-n1f
    @LibanIbrahim-n1f 9 годин тому

    Walala wax tahy aqoonta muslinka ilhahy ha ku dheereeyo ciimriiga❤

  • @LibanIbrahim-n1f
    @LibanIbrahim-n1f 10 годин тому

    Mahsanid walkenii ❤❤

  • @mustaphemolto2822
    @mustaphemolto2822 15 годин тому

    Waxad kaso waranta la dagalanka nuurka

  • @NajiibAden
    @NajiibAden 21 годину тому

    Aden Khadar Cali Rooble

  • @YaxyeMaxamed-tr7xj
    @YaxyeMaxamed-tr7xj 21 годину тому

    Xijabka somali ayaa Asastay nio gabdhahenana haduu asturayo waa ku faraxsanahay

  • @TiiNCune
    @TiiNCune День тому

    Arimaha yuhuuda wllkyaw inoo soo badi si aan uga digtoonaano😮

  • @daljir___10
    @daljir___10 День тому

    ينزغ ❌️ ينزع ✅️

  • @HamdiLuul
    @HamdiLuul День тому

    Wanku fuulaya iyo ima fuuli kartid😂😂😂😂 alla run weynaa

  • @MuradMahamed-tv3vc
    @MuradMahamed-tv3vc День тому

    Wlhi waa runtaa galbeedka naga gabadh aan gudnin fircooni lagu sameeyn lamaba guursado Waana ceeb naag aan gudniin fircooni aheeyn

  • @marshalcoffe
    @marshalcoffe День тому

    kan wa dadka u quranku sheegay oo la dhaho( Sufuhaa) ma sufuhaa baa wax ni sheegi karta wa maya yaabka adunka anigu ninkan wa ku qosla un waxba kama rumaysto waayo wa sufuhaaa

  • @xamsexiis7217
    @xamsexiis7217 День тому

    Ustaad su'aal : Nabi muuse Nabiyadii ka horee yey ma waxa ay umadooda uga digayeen Saamiri oo iman doona waqtiga nabi muuse soo baxo ? جزاك الله خير الجزاء يا اخي

  • @CabdiDaauud-u9p
    @CabdiDaauud-u9p День тому

    Thanks 🎉

  • @user-xh7lf7oo3v
    @user-xh7lf7oo3v День тому

    Asc wll adan wxn kaa codsnyaa inad ilasoo eegto buuga la dhaho YOU CAN BE THE HAPPIEST WOMEN IN THE WORLD mugaas wxn u arkaa inuu muhiim u yahay boqolaalka kun ee haweenwaynaha somalida madam a aad turjuba buug tahay ilsooo eeg wll waa iga codsi❤

  • @CaaishaLiban-td3ov
    @CaaishaLiban-td3ov День тому

    Alahayoow Raxmanow Imankeena Siyaadi 😢

  • @berrisamaad23
    @berrisamaad23 День тому

    Cod u badal samee sidii aad uga war bixin jirtay muqaaladii kan ka horeeyey ee lagugu bartay

  • @CamaarCabdinuur
    @CamaarCabdinuur День тому

    Ustaad Sahanow noo soo Turjum buugan Aad baan ula dhacaye markaad dhamaysid Waa Codsiye

  • @SomaaliyaStar
    @SomaaliyaStar День тому

    👍👍👍👍

  • @saafially2547
    @saafially2547 2 дні тому

    Buuga carabigiisa ii sheega af soomali ma aqrin kare

  • @aishaisxaq
    @aishaisxaq 2 дні тому

    Ayaan araweelo❤

  • @maxamed9633
    @maxamed9633 2 дні тому

    Adan sahan sxb shakhsiyadaadaan taageeraa legend

  • @shaaficigaafaay5834
    @shaaficigaafaay5834 2 дні тому

    Kugu maalnay saaxiib Aadanow. Weligey runta kharaar baan jeclahay in la ii sheego.

  • @HamseMohamed-i4j
    @HamseMohamed-i4j 2 дні тому

    Uuu

  • @Cabdi.AxmedCige
    @Cabdi.AxmedCige 2 дні тому

    Waa run marada shulaha la dhigo waa kibir oo shulyhuu dhigay ayaa ka xaragadiisa la sheegayo

  • @fiymamuse3650
    @fiymamuse3650 2 дні тому

    Sawta la dhhy dacuun baa ku dhcy samiri

  • @youssoufamina3793
    @youssoufamina3793 2 дні тому

    Halkey laga hela bugagan

  • @ismahaanahmed
    @ismahaanahmed 2 дні тому

    ألله يحفظك من كل شي

  • @ismahaanahmed
    @ismahaanahmed 2 дні тому

    M.a maclinkayaga 😢❤

  • @hindiofficiallyrics
    @hindiofficiallyrics 2 дні тому

    Pro buugta soo baxday miyaan la helayn soft gooda amase pdf kooda

  • @ShuquleShuqule
    @ShuquleShuqule 2 дні тому

    Inta fahantay ama inta war qabto ayaaba yar dhagartaan😢

  • @abdiwelibadane3404
    @abdiwelibadane3404 2 дні тому

    Fikir ayaa leysku dhaafay

  • @aliabdullahi6170
    @aliabdullahi6170 2 дні тому

    Waran Bishle Inaadeer aadan kalmadihii hore baad is ticmaalysaa

  • @SomaaliyaStar
    @SomaaliyaStar 2 дні тому

    Aden sahan Ka hadal buugga فن الاغواء

  • @abdifatahirgin7210
    @abdifatahirgin7210 2 дні тому

    Isaaqow waanala layay meel u dhaafa adunka waa is wada filay elataria itoobiya 0 ka dhigtay wayna ka goday qof elatarian kamaqli maysid waanala dilay idooorow Uqdad baa idin dishay

  • @farhansteve2283
    @farhansteve2283 2 дні тому

    Mashallah khair allah ku siyo

  • @SomaaliyaStar
    @SomaaliyaStar 2 дні тому

    Good Mr Aden sahan 👍👍👍

  • @bisharojamac3108
    @bisharojamac3108 3 дні тому

    Waa kugu racsanahay in batigi dumarkena uu asturnan ah sidoo kle inay culimadu xirtan dharki dhaqanka no ah inkasto usan ahaynba shatiga io macawista ee labadi go yahy inay markay wax sharaxayan somali dhaba ku hadlan sida mahmahyadena io shekoyinkena io tusal3hena o aysan meel kale daliilsan

  • @whatsnew3267
    @whatsnew3267 3 дні тому

    Lkn sida saxda somliya nabi sulayman ka timi wayo dhulkayagay boqoasho ku timi nagta cagaha qobka lahyd

  • @FihimaCarab
    @FihimaCarab 3 дні тому

    Mahdsanid ustasaad aadan sahan Wllken allaha ku xiftiyo

  • @whatsnew3267
    @whatsnew3267 3 дні тому

    Isaq anu wa layaba inad qof warkisa iyo rayigisa aqrisato ma aqoonba adu rayi malihid

  • @whatsnew3267
    @whatsnew3267 3 дні тому

    Somalind wa mesha ugu yar somali inay jogto iyo maqanthy macno maleh way maqnankaran

  • @whatsnew3267
    @whatsnew3267 3 дні тому

    Hade al shabab waxay waye ma islamba

  • @Oneminutefootball_1
    @Oneminutefootball_1 3 дні тому

    3:02 this moment 😂