@@iqraabdirashid4597 inta kale waa sax kuma haysto wana ku mahadsan yahay lakin hadda xijaabka ma dhaqan carbeed baa mise waa dhaqan Islaam Carabta itusan nabi Muxamed imaan ma xijaban jirin nabiga aya ina yiri xijaabta sax marka khaladka qofka waa loo sheega ilahow muu boqor ahado aduunka odhan ka talinaya
Aadanoow ustaad jalbaabka somaalida waa meesha keliya ee laga yaqaano. Xijaabkaan soomaaliya ayaa lagu alifay arrintaa bal ku noqo. Waxaan la kulmay culumo la kulmay sh boqol soon oo igu dhahaay jalbaabkaan markaan alifaynay waxaan tijaabinay nin rag ah. Marka bal qodobkaan naga ilaali
Asc walaal Sahan allah kaga cabso culimada anigu ma aaminsani in aad ka cilmi badan tahay culimada Diinta iyo xijaabka ayagaa kaaga cilmi badan ee adiga waxa aad aqoomta u leedahay ka hadal walaal
Hubaal waxa aan arkay Soomaali badan oo aamminsanayn in diraca iyo bacweynuhu aysan xijaab ahayn laakiin marada shulugga ah kaliya ay xijaab tahay. Wadaaddada Soomaalida ah badankoodu waxa ay isku arkaan Carab marka ay khudbaynayaan, siiba kuwa Sacuudiga naga soo galay.
(يقول النبي ﷺ: لعن الله المرأة تلبس لبسة الرجل، ولعن الله الرجل يلبس لبسة المرأة، فالواجب عليها أن تلبس لباسها الخاص والرجل كذلك لباسه الخاص، أما أن تلبس لباسه الخاص ولو تحت ثيابها ما يجوز، وهكذا الرجل ليس له أن يلبس لباس المرأة ولو تحت ثيابه .) Ma banana in ay dumark xidhaan dharka ragga sido kalena ragga uma banaana inuu xidho dharka dumarka . Taasi waaa xadiis ...xataa dharkaaga caadi kama hoos xidhan kartid
Sxp aadanoow soomaalida waa laba go le iyo inta kale balse ogoow in xijaab iyo khamiis cilad lahyn Adu maxaa jeegada ugu jaratay ? Maxaa funaanada u qabtaa Maxaa surwaalka iyo shaadhka kuu xidhay intaba dhaqankeen ma aha e ?
kan wa dadka u quranku sheegay oo la dhaho( Sufuhaa) ma sufuhaa baa wax ni sheegi karta wa maya yaabka adunka anigu ninkan wa ku qosla un waxba kama rumaysto waayo wa sufuhaaa
Adanow walagu wata xalada baryahan uma bogin mara hees mel laso fadisato mara sufi nala Ado mara xijabka wax ka sheegto Abowe hees ya qado hada ma taqana somali dadka ogu daqanka xum hablaha ad ledahey Dirac iyo garbasar ha xirtan ma gabdo cayilan o hadi ey dabesha qabato cowradoda mu qaneyso adanow Abowe wax badan wanka faidey lknse baryahan dambe ma aqano si bey qaladatkaga uso badanayan ad u firfirso
Mahadsanid ustaaad waxaa tahay qofka kaliyee ay iigu baxdo dhagaysigiisu
هذه القاعده تسمى على ما أعتقد : فكر كما تريد وتصرف كالاخرين 😊
Kheyr badan Alah Ku siiyo walal waxyaabaha aanku wareeray dhaqankii bey dad badani diin u fahmeen
Xijabka somali ayaa Asastay nio gabdhahenana haduu asturayo waa ku faraxsanahay
Sax good walahi qofka waxwlba lagama qadan karo
Maskaxdeenu ma qadan karto xijaabku waa dhaqan carbeed
Waryaa xijaabkan maahan mid carbeed ee mid anaga noo gaara
Sacuudigu khamaaruu xirtaa
Imiky tuureen
6:50 ilaa 7:30 arinta ka hadashay kuguma raacsani runtii
Xijaabkuna ma aha dhaqan carbeed intusan rasuulkena sharfta badan scw usan imaan carab ma xijaban jirin xijaabkuna waa diyn iyo fariin ah inaa muslim tahay
Xijaabka ugu saxsan inaga oo somali ah ayaa haysana iyo Bangladeshka
Iska hubi xagaas
Carab xijaabka ma lehe waa dhaqan muslim
Mahadsanid
Adaan rabi haku sharfo wl
Mid kamida indheer garadka inagu dhex jira ayaad tahay Aadanow barakow❤ si wayn baan uga dhex arkay bulshadeena mawduucan aad ka hadlayso.
6:50 ilaa 7:30 arinta ka hadashay kuguma raacsani runtii
Xijaabkuna ma aha dhaqan carbeed intusan rasuulkena sharfta badan scw usan imaan carab ma xijaban jirin xijaabkuna waa diyn iyo fariin ah inaa muslim tahay
Xijaabka ugu saxsan inaga oo somali ah ayaa haysana iyo Bangladeshka
Iska hubi xagaas
Carab xijaabka ma lehe waa dhaqan muslim
Mahadsanid
@@iqraabdirashid4597 inta kale waa sax kuma haysto wana ku mahadsan yahay lakin hadda xijaabka ma dhaqan carbeed baa mise waa dhaqan Islaam
Carabta itusan nabi Muxamed imaan ma xijaban jirin nabiga aya ina yiri xijaabta sax marka khaladka qofka waa loo sheega ilahow muu boqor ahado aduunka odhan ka talinaya
Merci pour la vidéo ❤
Mahadsanid ustaad.
*Sahanow qodobka qamiiska iyo culimada dood adag buu ka dhaliyay Commentland ee video ka soo samee jaale 😂😂😂😂*
qodobkan xijaabka carbeed iyo qamiska ku saabsan kuguma raacsani ustaad
Ha wayo ey batahay waxana ka mid tagay kuwa soamliya ay ka dhismo la dahay damiir xumadoida
6:50 ilaa 7:30 arinta ka hadashay kuguma raacsani runtii
Xijaabkuna ma aha dhaqan carbeed intusan rasuulkena sharfta badan scw usan imaan carab ma xijaban jirin xijaabkuna waa diyn iyo fariin ah inaa muslim tahay
Xijaabka ugu saxsan inaga oo somali ah ayaa haysana iyo Bangladeshka
Iska hubi xagaas
Carab xijaabka ma lehe waa dhaqan muslim
Mahadsanid
@@whatsnew32676:50 ilaa 7:30 arinta ka hadashay kuguma raacsani runtii
Xijaabkuna ma aha dhaqan carbeed intusan rasuulkena sharfta badan scw usan imaan carab ma xijaban jirin xijaabkuna waa diyn iyo fariin ah inaa muslim tahay
Xijaabka ugu saxsan inaga oo somali ah ayaa haysana iyo Bangladeshka
Iska hubi xagaas
Carab xijaabka ma lehe waa dhaqan muslim
Mahadsanid
Ustaaad allha ku xafido
Buugani goormu soo baxaya walal talaw war ma ka haysa isagoo caadiyan rabee"
7:27 6:50 ilaa 7:30 arinta ka hadashay kuguma raacsani runtii
Xijaabkuna ma aha dhaqan carbeed intusan rasuulkena sharfta badan scw usan imaan carab ma xijaban jirin xijaabkuna waa diyn iyo fariin ah inaa muslim tahay
Xijaabka ugu saxsan inaga oo somali ah ayaa haysana iyo Bangladeshka
Iska hubi xagaas
Carab xijaabka ma lehe waa dhaqan muslim
Mahadsanid 7:27
Aadanoow ustaad jalbaabka somaalida waa meesha keliya ee laga yaqaano. Xijaabkaan soomaaliya ayaa lagu alifay arrintaa bal ku noqo. Waxaan la kulmay culumo la kulmay sh boqol soon oo igu dhahaay jalbaabkaan markaan alifaynay waxaan tijaabinay nin rag ah. Marka bal qodobkaan naga ilaali
Masar ba nooga horeysa
Thanks❤
Asc walaal Sahan allah kaga cabso culimada anigu ma aaminsani in aad ka cilmi badan tahay culimada Diinta iyo xijaabka ayagaa kaaga cilmi badan ee adiga waxa aad aqoomta u leedahay ka hadal walaal
Cilmi diin lagama hadlayo wll ee culimada soomalidu inay carab la hadlayaan iyo inay soomali la hadlayaan lama kala garanayo
@@Shaydanwasedhaqanka iyo afsoomaaliga iyo somalinimadaba
Waxa nooga muhim san
Islannimada ❤
@@Mrwaryaa0 islaanimadu carabnimo maha ee diinta baro wll. Diinta islaamku diin carbeed maha
Xijaabka hablaha soomaaliyed sucuudi lagama keenine soomaliba asastay soomalidi horena ma xijaabnayan ustaad suraal la xidhana ma filayo inu shurud buuxinyo
Somalidu weligeed mara madow tolan o siideys ma xidhana wa maro carbeed badh adu
6:50 ilaa 7:30 arinta ka hadashay kuguma raacsani runtii
Xijaabkuna ma aha dhaqan carbeed intusan rasuulkena sharfta badan scw usan imaan carab ma xijaban jirin xijaabkuna waa diyn iyo fariin ah inaa muslim tahay
Xijaabka ugu saxsan inaga oo somali ah ayaa haysana iyo Bangladeshka
Iska hubi xagaas
Carab xijaabka ma lehe waa dhaqan muslim
Mahadsanid
Shukran ustaad❤🫡
Shukran
Wlhi waa runtaa galbeedka naga gabadh aan gudnin fircooni lagu sameeyn lamaba guursado
Waana ceeb naag aan gudniin fircooni aheeyn
Spartada ay athina is hayn jireen ma ahan mida turkiga ee waa mid kaloo caasimada giriiga udhaw
Waxaa jirto labo magaalo oo isku magac eg laakiin midna waxay ku taalaa turkiga midna giriiga waloo waqti ay labada isku ahaayeen giriig
Cilmigaaga haafka ah saan miu ku dhaxal siiyey
فلتذهب الى الجحيم
Qamiska Waa dhaqan diniid
Wuu noqday ee ma ahayn
Mahan lkn waa maradii nebiga cidina inagama xigto xidhashadiisa
Waxay kabilaabaan culumadu waxaan run ahayn
Rayi caamku waxa uu Qadariya
Waxa uu U Arko inuu leeyahay isgu
Dadka Aqbalaada U leh Kale Duwanaashu aadbay u kooban yihiin
Masha allh
Aadanka Qarniga ❤
Wcs ustaad
Waan ku salamay sxb
Goormee muslimiin dhab ah oo mabaadiidooda aan la gamban la arki Doonaa?
❤❤❤ Haddaa jeceshahay barashada English-ka nagu soo biir
Xaadir
1. Khamiiska maaha dhaqan carab ee waa dhaqan islaam soomaaliduna waa islaam wax kastaa islaanimada baa ha weyn kana horaysa
2)qasab maaha shiikha wax kuu wanaagsan kuu sheegaya oo dunidada iyo aakhiraba kugu baraarujinaya inaad muuqiisa aad aado waaba hadii aad tahay qof daacad ka ah barashada diinta iyo waano qaadashada .
Talo:
3) midaan sadexad waxay ku socotaa adiga iyo inta kale ee dhalinyartaa sidaada oo klae ufikiraysa, maaha inay diinta iyo iimaankaagu saamayn ku yeesho buugaagta ay qoreen dad aan diinta islaamka haysan .
Ugu dambeyn waad ku mahadsantahay dadaalkaada wanaagsan ee aad noosoo gudbiso kuwaas oo ku dhisan waaya aragnimo .
Mahadsanidin
6:50 ilaa 7:30 arinta ka hadashay kuguma raacsani runtii
Xijaabkuna ma aha dhaqan carbeed intusan rasuulkena sharfta badan scw usan imaan carab ma xijaban jirin xijaabkuna waa diyn iyo fariin ah inaa muslim tahay
Xijaabka ugu saxsan inaga oo somali ah ayaa haysana iyo Bangladeshka
Iska hubi xagaas
Carab xijaabka ma lehe waa dhaqan muslim
Mahadsanid
(3) qodobkas waa ka helay thanks
Hubaal waxa aan arkay Soomaali badan oo aamminsanayn in diraca iyo bacweynuhu aysan xijaab ahayn laakiin marada shulugga ah kaliya ay xijaab tahay. Wadaaddada Soomaalida ah badankoodu waxa ay isku arkaan Carab marka ay khudbaynayaan, siiba kuwa Sacuudiga naga soo galay.
Oo in xijaab la xirta ma carabnima?
@@Jalley00052
Xijaab maxaad u taqaan adigu?
Madiracaa marka xijaaba ?
Kkkk soo wada bax adeer
5:15
Adanow anuu kuma raacsani marada culimada.
Sababta oo ah macawsta iyo shaadhkaba waa dhaqan hindiya inooga yimid. Dhalintuna dharka aan xidhano waa kii galbeedka.
Haddii layidhaa an u ku noqo dhaqankeenii..dee waa laba go.
Lkn af wan kugu raacsanahay sheekhu wa inuu soomaaliyeeyo wacdigiisa intii karaankiisa ah
Mayee waa dhaqan shiinaha nooga yimid 😂. Beenta jooji
(يقول النبي ﷺ: لعن الله المرأة تلبس لبسة الرجل، ولعن الله الرجل يلبس لبسة المرأة، فالواجب عليها أن تلبس لباسها الخاص والرجل كذلك لباسه الخاص، أما أن تلبس لباسه الخاص ولو تحت ثيابها ما يجوز، وهكذا الرجل ليس له أن يلبس لباس المرأة ولو تحت ثيابه .)
Ma banana in ay dumark xidhaan dharka ragga sido kalena ragga uma banaana inuu xidho dharka dumarka .
Taasi waaa xadiis ...xataa dharkaaga caadi kama hoos xidhan kartid
Aadanow hal qodob wankugu dhaliilaya mida ah in culumadena carab isku ekeysiyan carabta ayaga dad eynan ahyn isku ekeysiya ee culimadena maha macnaheyga wxn ula jeda tusaale qamiiska dhaqan carabed maha ee waa dhar suna ah xirashadiisa sido kle qamiiskana tariiq ahan carab kamu bilawan ee waa dhar soo jiren ah intaso kla nooc oo dad dunida so maray baa xiran jiray oo muslimina, tan kle xijaabka aniga ahan wxan amin sanhy in xijaabkena unan u eken kan carabta anga xijaab waxa kaliya unaqana jalbabka anga wxn xirana cabayad iyo xijab halka carabta ay xirato dumarkodu isku deys ama cabayad iyo turaxad oo marna ma isku qatan cabayad iyo xijaab sido klana xijabka ama jalbabka ma yaqanan oo mba xirtan intaso dhan marka laga soo tago carab in la isku ekeysiyo aniga kma hadlaya inta aan muslimka ahyn lkn carabta muslimiinta ah isku eken siintoda wax dhib mlaha wana wax iska fcn inta badan cadi ahanba wxn arkaa sanadadan danbe marar badan aniga dad isku ekeysinta dadka gaalada ay isku ekeysiyan dadkena ay cadi iyo reer magalnimo lathy lkn wax yar oo carabnima oo waliba dhanka wanagsan ah latusi karin oo dhahy mxa carab iskugu dhajineysa mxa carab dhaqan kisa karabtaa carabta dhaqankoda inta wanagsan wax dhama lawaa.
Umada jabta waxay ku dayataa dhaqanka umada jabisay
Khamisku waa dhaqan carbeed maahan sune . Sidoo kale xijabka wayn iyo inshaterja is wata waa dhaqnda khaliijka . Waa inad wax baryaa intafan haflin ka hor . Arki maysid iskadaa muskiminta kale . Carab xiran qamiska sucudiyanta iyo khalijka
Wll unuku dhaqan ayan lenahy iyaguna dhaqan diintaaa ayaanu wadaagna, maxaa kle oo naga dheexya?
Khamiska waba caadi lakin xijaabka no no war macal haddu dhaqan carbeed yahay waa la qadanaya
Secmal 7:27
Aadanow laakiin surwaal shuruudo ma buuxiyo
Waryaa adaa hada dhaqankeena ka hor imaadaya
Hyeh af daboolan waa dahab maqli jiray
Qofku waa public speaker waxbadana waa khaldaya lakin waa inu khaladkisa uu dib u saxa
Aadanow qodobkan maanta adigu kugu forara sabab to ah markaad arin gudbineyso matairaahdid wa fikirkeyga ama waxa sidan darted bey sax kuyihin balse sida in fikirkaaga ayad quraan yahay ayad sidaas saxan tiraa ra'ayul caamka waxba igama galina madhihid kartido waa dadki aad wax usogudbinaysay od rabty inaad wax fahmsiiso dadku😂
Wcs❤❤
Waa kugu racsanahay in batigi dumarkena uu asturnan ah sidoo kle inay culimadu xirtan dharki dhaqanka no ah inkasto usan ahaynba shatiga io macawista ee labadi go yahy inay markay wax sharaxayan somali dhaba ku hadlan sida mahmahyadena io shekoyinkena io tusal3hena o aysan meel kale daliilsan
Sxp aadanoow soomaalida waa laba go le iyo inta kale balse ogoow in xijaab iyo khamiis cilad lahyn
Adu maxaa jeegada ugu jaratay ?
Maxaa funaanada u qabtaa
Maxaa surwaalka iyo shaadhka kuu xidhay intaba dhaqankeen ma aha e ?
wxii cusub caalamka jecel 😢😂 waa jawabta ugu badan ee dhalintu kusiinayan
Sxp aadan maryaha ayaga miya ku sita mise adiga dharka sita
😂ina adeer buuga aad tarjumaysay fadlan kala saar ku waa qaadanayso iyo kuwa xun waa iskaga kaa dhex yaacdaye
Qodobka iyo book ga ma aha e tusalaha kaqaldamay odayga
kan wa dadka u quranku sheegay oo la dhaho( Sufuhaa) ma sufuhaa baa wax ni sheegi karta wa maya yaabka adunka anigu ninkan wa ku qosla un waxba kama rumaysto waayo wa sufuhaaa
Hhhh Adan arinta qamiiska hadii la yiri waa dhaqan carbeed ,macwista xitaa carabta ayaa laga keenay ,ku daraso Sarwiisha iyo buudka iyo suutka waa dhaqan reer galbeed iyo reer bari war nio wax aynu sameesano ma jidho
Yaa ku dhahay beentaas? Macawiis baa carab laga keenay kulahaa.
@@Shaydanwase soo baar?!
@@محمد08 wax aan jirin sidee loo baadhi karaa? War macawiis waa dhar soomali waxba dhaqankena ha carbayn
Adanow walagu wata xalada baryahan uma bogin mara hees mel laso fadisato mara sufi nala Ado mara xijabka wax ka sheegto Abowe hees ya qado hada ma taqana somali dadka ogu daqanka xum hablaha ad ledahey Dirac iyo garbasar ha xirtan ma gabdo cayilan o hadi ey dabesha qabato cowradoda mu qaneyso adanow Abowe wax badan wanka faidey lknse baryahan dambe ma aqano si bey qaladatkaga uso badanayan ad u firfirso
Saxoo kahadlay runtaa ku dhibaysa Doonimayno Dhaqan carbeed
@@KONAAL. Sac sac orodo galbedka ku dayo 😂 xanun ba ku haye😢😅
Maxad y cayilysaa aduu . Xijabku shurudo buu leyhay waa inad barataa wax walboo madaxga iyo cawradada asturaya marka laga reepo lugaha iyo gacmaha iyo wajiga waa dhar asturan.
Waaban yaabanahy abaayo Dirac dhar maahan anagaa xirana waanba ognahy wuxuu yahy guriga ookaliya xataa haduu qof noo imaado xijaabkeena xiranaa xijaabka sax Alle hanagu toosiyo Dirac dhar maahane
Adanow waa kaa diidnay qamiiska waa sunada nabiga mara hdaa xerano dood maaka qabta😂
Diinta islamka waa carab
Qaladka aad qorayso bal arag 😑
Waa umaleenaaye in heerkaan laysla gaarayo
Afkaartii yuhuuda inoola imaad Qabax yahoow jaqalaha weyn
𝐔𝐬𝐭𝐚𝐚𝐝 𝐑𝐚𝐛𝐛𝐢 𝐇𝐚𝐤𝐮 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐟𝐨.
𝐖𝐚𝐱𝐚𝐧 𝐂𝐡𝐚𝐧𝐧𝐞𝐥𝐤𝐚𝐠𝐚 𝐊𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐁𝐢𝐢𝐫𝐚𝐲 𝐌𝐮𝐝𝐨 𝐇𝐨𝐫𝐞 𝐎𝐨 𝐀𝐡𝐚𝐲𝐝 𝐰𝐚𝐤𝐡𝐭𝐢𝐠𝐚𝐚𝐝 𝐀𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐨𝐧𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐢𝐥𝐚𝐰𝐝𝐚𝐲
𝐈𝐥𝐚𝐚𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐤𝐡𝐭𝐢𝐠𝐚𝐧𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚 𝐂𝐚𝐣𝐢𝐬𝐢𝐧 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐧𝐚 𝐊𝐡𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐢𝐧
𝐔𝐬𝐭𝐚𝐚𝐝 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧𝐢𝐝