Wll adanow wxn ku weydinaya somalida aqonyahnkoda iyo kodan wax aqoonba oo rag iyo dumar meel isugu yimi why uga doodan mawduca kala duwananshoda quseyo iyado midwalba rabo inu kakle ku qasbo fakarkiisa,aniga madiidani in la doodo wax leysla meel dhigo ee wxn diidanhy in lagu doodo wxn waba laga badili karin macnha ku jira doodahas ma iishegi karta wll?iyo sbbta keenty?
Aadanoow 7:09 marka aad hunguriga tilmaameyso oo aad tilmaamaha adeegsaneyso si qof ku horfadhiya oo ku fiirinaaya, adeegso kalmado waayo qaab maqal aha ayaan u dhageysaneynaa walow aan fahmay hacana dad aan fahminaa jiri kara. Waxaan ka wado waa iska fahmeysaa.
Siyaasiyiinteena ayaa dantooda ka dhex arkay dowlad la'aanta 2012 ilaa hada waxaa lagu kari layaway maxkamada dastuuriga ee dalka ugu sareyso hala sameeyo
Aadan Sahan
Nin hormuud u ah Dhalinyarada somaliyeed
Run ahaantii waxbadan ayaan kafaa iiday hab feker ahaan
Maskaxdaydii ayaa dhisantay markaan Mowduucyadaada dhegaystay
Alle hakaa abaal mariyo sxp
Macalin aqoonta iyo casharada sidoooda ayaanu uqaadanaa waxanu kaaga mahadnaqayaa sid adiiran ee aad udhisayso caqliyada dhalinta soomaaliyeed ❤
dhibaatada ugu weyn ee ina haysataa wataa dawlada iyo xukuumadu iska keen khaldanyihiin
Adenow waxbadan iftiimisay waxbadan bad iftiimisay jazakallah
Aadanow si kastaba waad ugu saxan tahay fikirkaaga ah, xukuumada iyo dowlada hala kala saaro, marka sidaa la yidhaahdo, hogaamiyaha taasi wax dan ahi ugama jirto, ee waxa ay dani ugu jirtaa noqo halbeega dowlada, calashaan midkastaba maamul. Danta shacabka ayaa ku jirta kala sarida dowlada iyo xukuumada . Inaad aragto ayaan rajaynayaa
Wll adanow wxn ku weydinaya somalida aqonyahnkoda iyo kodan wax aqoonba oo rag iyo dumar meel isugu yimi why uga doodan mawduca kala duwananshoda quseyo iyado midwalba rabo inu kakle ku qasbo fakarkiisa,aniga madiidani in la doodo wax leysla meel dhigo ee wxn diidanhy in lagu doodo wxn waba laga badili karin macnha ku jira doodahas ma iishegi karta wll?iyo sbbta keenty?
Mahadsanid wllo guuleyso
Bulshada somaliyeed kaalin mug leh ayaad ugu jirtaa 💯
0:02 وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته.
Topic Mudane 1hrs Nooga dhig Goos gooska Aaad ayaad uyareynaysaaaye Mudane🎉❤
Pro Aaden sahan madxa Mufakarka soomaaliyeed 🎉❤
Dadka qaar baanan awoodin inay wax badan mar daawadan goos gooskan laguma caajisayo adigu laftigagaa xiise ayaad uqaadeysaa oo waad sugeysaa
Ustad fadlan no so khulaase bugaa xercise
You are the GOAT ❤
Guulayso walaal❤
Buuga Wabar xagee ka helayaa ?
Codsi ayan wataa wll inad nooso turjunto buuga ارسس
Aadanoow 7:09 marka aad hunguriga tilmaameyso oo aad tilmaamaha adeegsaneyso si qof ku horfadhiya oo ku fiirinaaya, adeegso kalmado waayo qaab maqal aha ayaan u dhageysaneynaa walow aan fahmay hacana dad aan fahminaa jiri kara. Waxaan ka wado waa iska fahmeysaa.
Isago pdf ah makaa helayaa
Umadaha kale Sida loo maamulo Soomaalida ma loo maamulikara?
Adanoow ma siyaasada baad barata
Shugrn ustaad lkn ustaad wxd ii soo sheeegtaa buuga atomic habits hadaa duub tay waan wayay
Xager laga helaa😂 War Horta ma somali baa mise Waa Türkei
Ma buuga.....
Wabar ladhaha kadalbo iqra books
@@AyuzhAisha Abti Raashin baa soo baxayee Linkiga shere ii soo dheh please
buuga halkken ka helnaa asagoo somali ku turjuman ??
HOGAMIYASHA LAGU DAYSADO WAA NABIGA
UMAR
ABUBAKAR
OSMAN
ALI
UMAR BIN ABDUL AZIZ
Sharxida buuga wabar muusa biixi leba lagu karbashohayaa hhh
Asc wll adaan sahanoow bal dhankaa iyo. Qudus inoo yar celi
Marxalada taagan inoo yar falanqee wll tnx. Waa fikirkayga shukran laka
Wll xalda falastiin ka soo hadal madamo hooganki ay dhilen yuhuudi talow raygaga ma iisdhibi doonan mise 🤔
Siyaasiyiinta dalkeena umamalaynyo inay waxan oo siyaasada wax ka garanayan 😂
Wll Aadan sahanow wd mhdsanthy horta saad noogu faaiidayso lkn hl codsi buuga xiga fadlan kasoo dhig buuga Loolan
Siyaasiyiinteena ayaa dantooda ka dhex arkay dowlad la'aanta
2012 ilaa hada waxaa lagu kari layaway maxkamada dastuuriga ee dalka ugu sareyso hala sameeyo
❤❤ASC ❤❤ jamac wanaagsan hagaag
Niiyo adan wahan is waydiin somalida markad ka hadlayso djabuti ma hadlayso Maxaad uga jeedsata???
wllkyow hadaan edit badan aqoon Lahaad lahayd waxan kuu hubaa inad manta 400k mari lahayd😢
Aadanow mawduuca bilaal bulshaawi iyo dhaliyeen ee xittaa dooda laga qabtay (som debate lagu qabtay) wali sidii larabay loogama hadlin ninka mawduucuu qabto kaw kaga siin jiray ee ilaahay xikmada siiyay waa adigee kaqabo raga dooda waxba mahayaane masuul.
Maqaallo la akhri karo,ma qabtaa