Aqoonyahan aragtida iyo fahanka fikradeed ee shaydaan caabudka ama maansooniyada dadka sida qotoda dheer u fahmay baad tahay Mana arag anigu sidaad u gorfayso u sharraxtid cid u sharraxda.thanks for your effort
Nio muuqaal sameyntu wax dhib yar maaha way iska dhib dbn tahey saacado ayaa laga yaaba inay qofka ku qaadato hadana qofku hawlo iyo mashqul bu leyahey noloshiisi kale ayuu dhinac ka wata marka saa ula soco
2018 ano jaamacad dhigto ayaa macalin noo sheegay in Yuhuudu ay dunida ka maamusho daaha gadaashii waxaana jira urur sir ah oo Maasooniyad la dhaho wuxuuna nagu yiri aqriya buuga اليهود وراء كل جريمة Anoo buugaas raadinayo ayan arkay buuga Antikhiristoos waan daawaday waan naxay waan cabsooday stress iyo depression baa igu dhacay waxan sii daawaday taxana Xaqiiqada qaraar ee Aadan Sahan waxan sii daawaday musalsalka وادي الذئاب iyo musalsalka Suldan عبد الحميد waxan aqriyey la dagaalanka nuurka iyo ارض السافلين 2 sano oo xiriir ah waxaa ku mashquulsanaa Maasooniyada. Waa in la i siiyaa diploma of freemasonry 😂. Waxaan si diiran ugu mahad celinaa walal Adan Sahan oo la'antiis an bara laheyn Maasooniyada
@@Mizuu00ma war kuma fanayo ee waxan ku idhi luqada hadad hawl weyn ka ledahey sida inad wadanka laga hadlo tageyso ama aad wax ku baraneyso adaa dan ubaran dona waliba xiiso ayad uqaadi
Adan walal su aal ayaan kuwaydinayaa somalidu sadex oday ayey kasoo fircameen. Dir. Hawiye. Darood. ileen waxaa ladhahaa isma sogalaan waxbana iskuma aha Marka hadii ay san waxb isku Ahayn sidee hal luuqad ugu hadlaan midakale. sadexdaa oday cirka kama sodhicine yaa dhalay Walal in aad isoo jawaabto ayaan sugayaa
Wax faaido ah oo in wakhti lagu bixiyo kujira ka hadalka Masoniyad iyo shaydan cabud ayan jirin. Anigu wallahi aad ayan ula yaaba Somalida. Wxyabaha ugu liita ayay wax wayn ka dhigaan. Nin ilahy aaminsan aya tahy. Cid ka awood badan majirto intad xadhiga Alle haysato. Don’t waste you time about learning kufars and shaytan, indeed their plot is the weakest in front of Islam.
Waxaan soo xasuustey ninkii isagoo farihiisa muudsanayey ee ninkale ku yidhi waar maad dhergine soo kordhiso cuntada ee ku yidhi waa sunadii Nebiga (NNKH) ee intuu dhirbaaxay ku yidhi waar nebigu( NNKH)saqajaan muu ahayn
استغفر الله العظيم الذي لاإله إلا هو الحي القيوم واتوب اليه عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته
Mawduub ka balaran ciwanka aad ugu magac dartay mhdsanid ustaad❤
War aadanow timihii bad iska jartaye ayaamana waad maqneyd ma caruusba ahyd maal mhan❤
Ninka noloshaa ku qabataye masuul
Hhhhh
Ninka iska daa waan taageeraayee
@@sir_fathi216:43
سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزينة عرشه ومداد كلماته
Aqoonyahan aragtida iyo fahanka fikradeed ee shaydaan caabudka ama maansooniyada dadka sida qotoda dheer u fahmay baad tahay Mana arag anigu sidaad u gorfayso u sharraxtid cid u sharraxda.thanks for your effort
War nio cilmigaaga kuma haboona inad 2weak nagala maqnaato, wallaalkayow dhalinyaro wacyigoda dhisaysa baan nahee , inad qashinka nagaga dhex tagto ma wacna walaalkayow . 😢
Nio muuqaal sameyntu wax dhib yar maaha way iska dhib dbn tahey saacado ayaa laga yaaba inay qofka ku qaadato hadana qofku hawlo iyo mashqul bu leyahey noloshiisi kale ayuu dhinac ka wata marka saa ula soco
bro cimiga QURAANKA iyo SUNADA wey qorontahay, iyo maadigabo ee waa baran kartaa waa dudeed dhexda uxiro mahadsanid.
{ إِن یَدۡعُونَ مِن دُونِهِۦۤ إِلَّاۤ إِنَـٰثࣰا وَإِن یَدۡعُونَ إِلَّا شَیۡطَـٰنࣰا مَّرِیدࣰا }
[Surah An-Nisāʾ: 117]
Xafidulaaah walal Sheekh Aaden Sahan Alle Ha ku xiftyo 🎉❤
Allaha Khayrka Rabi Ha na Waafajiyo Yaaa Rabi❤🎉
Masha allah ustaad wax badan Baan kaafaiiday wlhi thanks
Mahadsanid
Wa nio markaygi ugu horaysay een waxa maqlo adaan ka maqlay 2018 😂😂good job
Ilaahay hakaa abaal mariyo walaal Adan Khadar Cali. Wassalaamu Calayk Ya Akhii.
Mahadsanid Aboowe
Thank adan sahan
MashaAllah Allh hakusharfo wll Aadan sahan
Mahadsanid ustaad.....
Somalia iyo aramaha Xalane Kaasoo Hadal 🎉😊
Thanks ustaad Adan
Allah haku xafido adigoo kale oo badan ban u bahanay
Acuudubillahi mina shaydaani rajiim Allah xaqa hanagu dilo
Jazakallah Khair Akhii ❤
Waa runtii arin aad dadaal badan kubixisay runtii, waa milkmida mawduucyada ugu muhiimsan.
Masha allah guulaysoh hogaamiye
Maashallh❤Waan sugayay inaad mar labaad inoogusoo celiso❤
Kuwii dhihi jiray hhh
Bilawgii Alla aadan waa gaaloobayaa😂maanta waxaan rajayn inay dhahaan Aadanoow mahadsanid
Aad & aad baad umahadsantahy ❤❤
الله يبارك فيك
Wlhi aden sahan number one all somaliya👍👍👍👍
Best your VIDEO ALL Time sahanka 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💥👍
Wllhi aaad ayaad ufahantay towxiidka allaha kubarakeeyo sxb
Aadan khadar cali roble ❤
Walal Aan Aad u jeclahay dadka khaar hada Ayay bilabeen iney ka hadlaan wlh your channel Aya ka dhagaystay 2020 Allah hakuxafido walalkeey qali
Ilahay ha ku barakeeyo wll ❤
Best podcast👍
عليه صلاة والسلام
Mawduuc aad inbadan ka soo daahday legend.
Thanks you 😢❤
Soobadi sxp qeyr Allaha ku siiyee 🫂🇸🇴
thanks
Wllkey kheyr alaha ku siiyo
Waan ku salamay ustaad ❤
Adan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mawduuc aaad u miihiima
Mahadsanid Walaal adanow😍❤️
Team Sahan🎉
2018 ano jaamacad dhigto ayaa macalin noo sheegay in Yuhuudu ay dunida ka maamusho daaha gadaashii waxaana jira urur sir ah oo Maasooniyad la dhaho wuxuuna nagu yiri aqriya buuga اليهود وراء كل جريمة
Anoo buugaas raadinayo ayan arkay buuga Antikhiristoos waan daawaday waan naxay waan cabsooday stress iyo depression baa igu dhacay waxan sii daawaday taxana Xaqiiqada qaraar ee Aadan Sahan waxan sii daawaday musalsalka وادي الذئاب iyo musalsalka Suldan عبد الحميد waxan aqriyey la dagaalanka nuurka iyo ارض السافلين
2 sano oo xiriir ah waxaa ku mashquulsanaa Maasooniyada.
Waa in la i siiyaa diploma of freemasonry 😂.
Waxaan si diiran ugu mahad celinaa walal Adan Sahan oo la'antiis an bara laheyn Maasooniyada
Isaga Ka doobe😂
M.allaah cilmi bas kgu dhan
Buuga antikiriistos “Dajaal korayaa qarson”
Iiga waran adaa aqriyee 😂😂 shalay bilaabe dhex uga tagay intaa yara nexe.
@@Maryan_idil waa buug cabsi cabsi ah si uu micno kuugu sameeyo ama aad ula falgasho habeen saq dhexe aqri meel cidlo ahna ku aqri
Waana buug u qoran qaab sheeko ah waxuna ka hadlayaa Namruud iyo sheydaan , diimaha la taxriifiyey iyo sheydaan , crusaders ka iyo sheydaan , aasaasida Maasooniyada , kacdoonadii waaweyna , zionism , daahfeydka qaaradaha America , isticmaarka ilaa soo bixida Masiixu dajaal
@@wejdanaabdurahman5973 Haye abayo mahadsanid , buug cabsi cabsi eh maa habeen aqri idheheee baayo see camal hee kkk
Ardaydiii Antikhirostoos iyo ardul saafiliin & xaqiiqada qadhaad,, soo yacaaa
M a wllkay wad mahadsantahay
Adan sahan
Masha Allah
Adanow hdaa kubertyy waxwayn aan kaafaaiidyy alle hakaa abaal mariyo❤
Aadanow hawshaasi sidii aad u tiirisay inooga daa🙏🙏😎
Ustaaaad Adam allh ku amaaansado ❤❤❤
nio aadan sahanow maad is babiseyy
War nio mesha wax naga soo gal gali malinwalba wan firiya inad sogalisaye😊
❤❤❤❤❤❤❤
War zxp waa lagu waayay❤❤❤
Gogol-dhig wanaagsan ayaad u sameeysay, alle ha garabgalo inta dulman ee xisbigiisa ah
Part two nio soo dadaji ❤
Aadanoow walaal hal suaal aan jeclaan lahaay inaa ku weydiiiyo anaga madaama aan dhalinyaro iska nahay waxa nagu adag barashada luqadaha talo
Dee baro meeel walba cilmiba yaale course isqor ama UA-cam Ka kabaro
Koley adiga unbay kugu adagtahey anigu waan bartaa dantanta iyo muhiimada ay agtada ka ledahey ayey ku xidhan tahey
@@ABUKE8 suaal aamba ku weydiyee maxaa iigu fanosaa
@@Mizuu00ma war kuma fanayo ee waxan ku idhi luqada hadad hawl weyn ka ledahey sida inad wadanka laga hadlo tageyso ama aad wax ku baraneyso adaa dan ubaran dona waliba xiiso ayad uqaadi
Qofka Ugu horreeya 🤜
Antikiristoos
Ardu saafilin ilaa mashruucii...
Runtii aadan wax bdn nagu biirise.. Allaha kaa abaal mariyo
Waa bari-samaad-kii 2018-2020
Asc sxb wan kusalamay buga fhagarti waynayd xalken ka heli kara❤😅
Adan walal su aal ayaan kuwaydinayaa somalidu sadex oday ayey kasoo fircameen. Dir. Hawiye. Darood. ileen waxaa ladhahaa isma sogalaan waxbana iskuma aha
Marka hadii ay san waxb isku Ahayn sidee hal luuqad ugu hadlaan
midakale. sadexdaa oday cirka kama sodhicine yaa dhalay
Walal in aad isoo jawaabto ayaan sugayaa
Taariilhda waa laysku khilaafsan yhy walal
wll carabtuba intaso nabi bay kaso kala jedan hadana wa isku luuqad
@@roobleyare2351 halnabi ayay kasojedaa Wana nabi ibraahim
10:43 hawada iyo sheydaanka waa too alle dhahay واجتنبو الطاغوت
U fiirso aqoonyahankan 😢, hadana 100k ma gaadhin , wlahi bilaahi xaqiiqda indhaha saaray , inay dadku ku badneyn meesha qiimaha leh
Mhdsanid kun jeer ustaadii❤❤❤❤❤❤
Walaalo adaan suufi nahay faraa nugu fiiqday 12:20
WalalkeeN Adan timahaadi wacanaa e dhaadheera mxa iskaga jartey? Duca Qabe?
Afsoomali reer waqooyiga yaa ibarayo❤😊
Anaa ku baraya
@@MohammedaliQaaje332 inte kaala so xiriira
Af-guri dheh niyow
@@Bulshada08lama bartee waa u dhalasho uun
Oo ma barasho ayey kaga bahantahey waa lahjad waxani qofba meshu ku dhasho lahjadoda ayuu ku hadlaya maxa ku heley😂
Xalane kasoo hadal Aadanow walaale
M.n war wll waanba kkuraweer sanayne
Aayada aad u,aqrisay waa qalad ينزغ
Kalamadaas waxay kusaxantahay
ينزع
Ciwaanka muuqaalka maansooniyayd❎qodobka uu ku Saab sanyahy jinni✅
🧠🤏
لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
War Nio ururkan kale la dagalama hadii ay wax ka jiraan ka so Hadal Ustaad
Ustaad adanaw bugaas COVERka ka badal inta jer la igu qbsday tiro malaha xafadanadi inaaan galobay imoden wala i xidhxidhi gaadhay
Wr legend keygi Wa iga yara so dahdey un😮😂❤
Nin la waayay xogaha ino so badi inder
IlahaY misanka xasanaTka haku saaro wll waad nGa JaaHiL saarTaY jzak allahu khayr
اعوذبالله من الشيطان الر جيم
War nio markii Hore caadi maana u fahmine caadi noogu fah fahi nio ustaad
Runta waaye wll
ينزع بالعين
War niyow adanow 3 dexdii buug maad pdf nooga dhigtid suuqa wey ka baxeen markane. Waan kaa sugeynaa ustaad.
War calmaaniyad iyo islaam toona addunku kuma hormaro muxuu ka wadaa wll😢
Nabiga_kusali ❤❤❤
Aadanoow bro ARDU ZIKOOLA kama hayo dee 😊😊
Wax faaido ah oo in wakhti lagu bixiyo kujira ka hadalka Masoniyad iyo shaydan cabud ayan jirin. Anigu wallahi aad ayan ula yaaba Somalida. Wxyabaha ugu liita ayay wax wayn ka dhigaan. Nin ilahy aaminsan aya tahy. Cid ka awood badan majirto intad xadhiga Alle haysato. Don’t waste you time about learning kufars and shaytan, indeed their plot is the weakest in front of Islam.
Halke ka hela buga dhagarto weynd gar shan laazcaanood
Waa ku go soberay
اتا جعلنا الشياطين اوليا للدين لا بو منون
Ku celi
Dadka dhaha illlahy iyo awowey hebaloowa kuwaas maxaan dhihi karaa? Dad maanta jooga somaalia
Wll arinaha somalida kaso hdl sbbty isu dgln qabiil qabiil
Oo cid walba og waxey isku dagalan dhul kaliya weyan wax kale kuma arkeysid
Aadanow hada turkigad jogta lasoco burco marogtid😂
Waan ilaawey qofnaba
Timihhi 1xpet mould saaraty shp😂
ينزغ ❌️ ينزع ✅️
Adam. SXP timiihi maxa uu xiirteey
Calmaaniyad iyo islaam tona kuma horumaro❓️4:56
maxad ula jeda
Hadalka afka Inu kaso dafay laga yaaba
Wuxu uga jeedaa sheegasho aad sheeganayso islaam ama calmaani laguma horumaro
Hadaanad samayn wuxu islaamku ku farayo
U fiirso inta danbe
mayee siraha isaaq
Waxaan soo xasuustey ninkii isagoo farihiisa muudsanayey ee ninkale ku yidhi waar maad dhergine soo kordhiso cuntada ee ku yidhi waa sunadii Nebiga (NNKH) ee intuu dhirbaaxay ku yidhi waar nebigu( NNKH)saqajaan muu ahayn
First comment
Aadanow caawa caadi baad noogu dhamaatey cilmaaniyadu waa hab dawladeed umaduhu qaatan iyo liberalism waxa Naga khaldan oo qudha waa abortionka iyo lgbtq+ waana inta kaliya ee ay Nagaga fiican yihiin qolyaha far right midigta ah neo conservative
Waxaasi waa araax(ideology) reer galbeed ee yayna ku marin habaabin, Islaam la'aantii waa hoog.
@@Addour zxp somalidu hadaad run doonayso secular democracy liberal progressive bay u baahan tahay
Secular: siduu Ku BiLowday taariikhdiisa soo Yar baar .
Diinta isLaamku siday Caqabad ugu Tahay Dowlada?
Diinteena Suuban Waa Nidaam Nololeed oo dhamaystiran .
Mana Ogola in Ladhaco Xoolaha umada iyo Dadka La adoonsado , Qaawanaanta iyo khaniisnimada Lamid , Ribada iyo xaaranta Lamid, Dilka Lamid .
Tan kale waa in LaheLo Dowlad islaam oo Fulisa Sharciga isLaamka .
Hadaad sinaysatid oo shuruudaha Labuuxsho Waa lagugu Oo finayaa Xadka .
Waa in Dowlad ladhisaa Laakin waa Dowlad Eebaha wayn Kitaabkiisa Ku Jaango'an.
@@xasansuudi4565