118 | Doorashada Somaliland | Sii-jirtaanka dalka | Kulmiye iyo Waddani.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 283

  • @xisalyalona1783
    @xisalyalona1783 19 годин тому +32

    Muuqalkani waa no muhiim dhalinyarada reer somaliland waxan leeyahy iskadaya qabiilka oo qarankina badbaadiya maantu idin baahan yahe muuqalkana meel fog hala gaadhsiyo si ay u arkaan dhalinyarada jahwarerku ku dhacay insha lah guuul somaliland❤

  • @DeeqaClaahi-xo3nv
    @DeeqaClaahi-xo3nv 12 годин тому +11

    Saddex sano kahor ayaayey fikraasi iga baxday.waana yaqiin saday inaan dhalinyaradu siyaasada waxbadan kakeenayn hooyaday ayaana ifahansiisay Illaahey kheyr hasiiyee ❤❤❤❤.

  • @MohamedIsmail-pf9bd
    @MohamedIsmail-pf9bd 22 години тому +40

    Aadanow podcast gii waxbarashada Somalia Ayaan kaaga fadhinaa

  • @mariarabla5197
    @mariarabla5197 22 години тому +37

    Warkani waa xadiis, qofkasta oo reer somaliland ah inuu dhegaysto weeye.
    Mahadsanid Adam Sahan

  • @AbdiqadirSiciid-y5l
    @AbdiqadirSiciid-y5l 22 години тому +28

    Zxp hadaad comment akhriso waxa jeclaan lahaa hal mar uun in aad firsad i siiso si aan u soo gudbiyo wax aan u arko fikrayda iy aqoon yar een leeyhy.
    Azxaapy idinna igu taageera zxp

  • @suhuurqurux4541
    @suhuurqurux4541 4 години тому +4

    Dhalinyaro intiina naga leexsanayd muuqaalkan waano haydiin noqdo aan midowno oo somaliland badbadino balankeenu waa wadanni🧡

  • @qaafmaxamed5372
    @qaafmaxamed5372 4 години тому +1

    Legend nin aqoon wax nagufahansiiyey shukran bro

  • @AbdullahiKaahiye-q7v
    @AbdullahiKaahiye-q7v 4 години тому +3

    Siyaad Barre wuxuu Ahaa Nin caqli leh
    Muuse Caqligii Baa kayara ___

  • @RedY21359
    @RedY21359 2 години тому

    GuuLaY so Pro...

  • @dekamuhuyadiin
    @dekamuhuyadiin 21 годину тому +14

    Macalin aadan waxaa kaa sugenaa arimaha Shidaalka ee soomaaliya ,
    Hadaa nahay rer muqdizho🫡

  • @IidSiciid-i3u
    @IidSiciid-i3u 6 годин тому +1

    Mahadsanid saaxiib si wanaagsan baad u taxliilisay.

  • @guledziyad7251
    @guledziyad7251 20 годин тому +28

    Waan dhameystey wlhi cad aan katuurana male from H.A s.m somalilan hala badnaadiyo✌️

  • @XamdahussenXasan
    @XamdahussenXasan 7 годин тому +4

    Illaahay maskaxda hakuu barakeeyo xaqiiqo ayaad ka hadashay ❤

  • @hodan-m8o
    @hodan-m8o 10 годин тому +1

    masha allah tabaraka raxmaan 100% xaqiiqa ka hadashay allah yaxfiduka

  • @mustafedahir7403
    @mustafedahir7403 7 годин тому +5

    Dadka caqli leh waa kuwaas waa danbiile yaal muuse,kaahin,dabagale iyo nuux baasto waa in maxkamad lasoo taagaa.

  • @leezilla9168
    @leezilla9168 13 годин тому +3

    You know what brother, I’m really impressed with your analysis and breakdown. Really impressive, we lack critical thinkers and people who can think objectively rather than subjectively.
    Would love to have a conversation with you one day.

  • @kabadhe9575
    @kabadhe9575 6 годин тому

    Mahatsanid walaal, Alle ha ku barakeeyo

  • @Hinditaajir
    @Hinditaajir 4 години тому

    Ilaahay hakaa abaal mariyo aqoonyahn caqligana haku barakeeyo ❤

  • @crixiinmaxamud3654
    @crixiinmaxamud3654 3 години тому

    Aadansahan legend

  • @muusexiis6283
    @muusexiis6283 21 годину тому +1

    Mahadsanid caqli fayow baad haysaa

  • @Apdale-ue4gb5iq9v
    @Apdale-ue4gb5iq9v 21 годину тому +35

    Nin waxpadan OG❤

    • @mahadtaleex841
      @mahadtaleex841 21 годину тому

      Qoralkaga hagaji saxib "waxBadan"

    • @Apdale-ue4gb5iq9v
      @Apdale-ue4gb5iq9v 20 годин тому +1

      @mahadtaleex841 wllka Nin waxpadan Fahan san kawadaaa

    • @Maanshiil1
      @Maanshiil1 20 годин тому

      P kuma jirto xarfaheena somaliga b aya ku jirta fadlan iska sax😊​@@Apdale-ue4gb5iq9v

    • @Yahyehiis88
      @Yahyehiis88 10 годин тому +1

      ​​@@mahadtaleex841 saaxiib aduuna hagaaji "wax badan og"
      Sabab aad xarafka "B" u waynayn haddii aanu haddalkagu ku bilaaban xarafka.

  • @SuadAwil-z7t
    @SuadAwil-z7t 18 годин тому +7

    Oday dhaqameed ka reer somaalilaan ha laguu doorto in waxbadan og baatahaye 😊 anigo hargaysa jooga ma ogi waxaad ka shakaynayso inta badan walaahay 😊😊 wll

  • @Goalsports5-wx6hl
    @Goalsports5-wx6hl 16 годин тому +2

    Perfect waa kaahayaa mudane

  • @MUNADHIBYAR
    @MUNADHIBYAR 6 годин тому +2

    Wlhy Allah hownaxariisto haadraawi baa sheegay wuxu yidhi somalida iyagaa kaligii taliyaha gacantoodaku 😢samaysta hadhowna qayliya

  • @hamse_saciid_gaariye
    @hamse_saciid_gaariye 15 годин тому

    Mahadsanid Ustaad❤

  • @HdgdhFhfheie7r
    @HdgdhFhfheie7r 3 години тому

    Guul ummada soomaaliyeed

  • @AbwaanKaariye
    @AbwaanKaariye 5 годин тому

    Msha all aadanow waad talisey intuu aqoon yahan dadkiisa la taliin lahaa wlhi ee. Bari hadii qudbada fahmi waayo waligii noocaasu ahaanaya ilaahay haku daayo inder❤

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 18 годин тому +2

    Welcome back suldaan 😊🎉❤

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 6 годин тому

    الله آكبر ماشآءالله الحمدلله سبحان الله وبحمده سبحان الله آلعظيم ❤❤❤❤❤

  • @JimcaleFarhan
    @JimcaleFarhan 22 години тому +8

    Wllhi aadban iso jitey muqlku mrkad tidhi kulmiye mucradban ku ahey 😅☝🏿

  • @Mhamett_1
    @Mhamett_1 21 годину тому +1

    Mansha Allah si fiican baad arimaha oo dhan u gorfaysay

  • @InacazaanYo
    @InacazaanYo 44 хвилини тому

    Right

  • @inamouse
    @inamouse 3 години тому +1

    💯

  • @abdirahmansalaan5564
    @abdirahmansalaan5564 9 годин тому +4

    Cayda qabiilada aynu iska dayno ilmaderayaal

  • @KhadarFaarax-x7k
    @KhadarFaarax-x7k 4 години тому

    ❤❤❤❤❤❤Hadal xaqiiq da ku fadhida❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saidahmed8941
    @saidahmed8941 11 годин тому +1

    Inaadeer I am so proud of you

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 6 годин тому

    صل الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @Ugbaad_abdi
    @Ugbaad_abdi 23 хвилини тому

    Meel dheer hala gaadhsiiyo muuqaalkan , si ay dhalinyarteenu wax bdan ufahmaan doorashada intaan la gaadhin

  • @Maria_mlpzn-0
    @Maria_mlpzn-0 2 години тому

    Siyaad bare intuu dalka taray muuuse muu tarin iskuma dhigmaan.😊

  • @SOMMUSIC505
    @SOMMUSIC505 Годину тому +1

    Wadani moyee wax kale nama maro❤🤚

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 21 годину тому +3

    Waxan leeyahay shakhsiyad ah hadaan arko qof duruufaysan ama dhibaataysan oo miskiin ah amase qof la dulmiyey inaan meel i xanuuunto qalbigana ka damqado .
    Md Biixina Sidan u arko waxa ku lamaan Shakhsiyad ah jacaylka iyo u hamuumida dhibta iyo khalalaasaaha sida daadashadaa dhiiga, is xajiimaynta iyo qoqobka reeraha iyo kuwa la midka ah.

  • @SalmaAhmedzh
    @SalmaAhmedzh 22 години тому +10

    Baryaamijyadaadii wan u xiisnay adna baryahan waad naga gaabisay

    • @DucaysanInaosman
      @DucaysanInaosman 22 години тому +3

      Ani xitta sidaan usugayyay waan daalay😢

  • @SaynabAbdilahi-h6x
    @SaynabAbdilahi-h6x 10 годин тому +2

    Halyay❤❤❤

  • @somalicomendy
    @somalicomendy 8 годин тому +2

    Maxaa caqli aqooneed hadlaya doqona loo sheegi maayo kalmeda qudha ee aan kaa qorey baa ah "slnd waxay u baahantahay inay hesho wada noolaansho wakhti xaadirkan "hadal meeshiisi dabooley weeye lkn ficil u baahan 😊❤

  • @MohamedIsmail-pf9bd
    @MohamedIsmail-pf9bd 22 години тому +3

    Mahadsanid wllo guuleyso Bulshada somaliyeed kaalin mug leh ayaad ugu jirtaa 💯

  • @mohamedmuuse-ck5gm
    @mohamedmuuse-ck5gm 15 годин тому

    Caqligaaga alaah haku siyaadiyo

  • @AbdixakiimAbdixakiim-ez2hw
    @AbdixakiimAbdixakiim-ez2hw 22 години тому +6

    Muuse biixi mababa Rabo inuu soobaxo ee wuxuu rabaa wuxuu sameyey inuu boodh kuqariyo kadibna uu dhuunto lkn meeshii uu kudhuuman Ayaa Laga rabaa Dee

  • @randaahmed1556
    @randaahmed1556 21 годину тому +2

    Videoga man dhamysan oo wan la degey lkin indhahan arko jiritanka Somaliland Faraha kuma sii jirayso ilaahyna aidii khyr leh alle haka dhigo inshlahhh

  • @maxamedraashid376
    @maxamedraashid376 7 годин тому +3

    Dambiilayaal qaran maahee waa gacankudhiiglayaal dilkoodu banaanyahay

  • @NASRI-EEBE
    @NASRI-EEBE 6 годин тому

    Sahanka❤

  • @Bashiir-Ibraahim
    @Bashiir-Ibraahim 5 годин тому +1

    Qofba minute ku adoonkan kagaso horeyey ayu kaga waayo aragsanyahay

  • @apdirahmaanoday1373
    @apdirahmaanoday1373 7 годин тому

    Wlhi runtaad ka hadashay aadanow 🎉

  • @Azooz12-k5z
    @Azooz12-k5z 16 годин тому +1

    Legend bad tahay aadan sahan ilahy sida dadkeena wax ha u fahansiyo

  • @Haytaban
    @Haytaban 6 годин тому

    Adan khadar Cimriga alle hku dhereyo Wlal

  • @Anshax_Music
    @Anshax_Music 4 години тому +2

    Dadkan kulmiye taageera waxay kaga dhagtay waaa nin adag talow caqli miyaanay lahayn talow adeeyga gidaarada hadudumiye caqli ayuu ubaahanyahay hogaanku

  • @HipoFaysal
    @HipoFaysal 18 годин тому +2

    Kugu Maalnay Adnow

  • @Shaaciye2024
    @Shaaciye2024 10 годин тому +1

    Soomaalinimadaa inoo balan ah I.a❤🎉

  • @kaiseomar8064
    @kaiseomar8064 21 годину тому +3

    Saan usugayey aadanoow inaad kasoo hadasho😊

  • @aziza-j8p
    @aziza-j8p 3 години тому

    25:00😂😂😂😂 wuu ku liqayaa

  • @kowsarjama2575
    @kowsarjama2575 8 годин тому

    Aadanow waxa mooda ina ka dhex hadleeso maankeyag👏🥰

  • @faadumomaxamuud4796
    @faadumomaxamuud4796 20 годин тому +4

    Albabadii ilahay bay xiidhayaan 😅

  • @Maanshiil1
    @Maanshiil1 22 години тому +3

    Aadan Yare xiligiisii bu yimi😊

  • @Hafsaomar-c6d
    @Hafsaomar-c6d 7 годин тому

    Wax garaad 🔥❤️

  • @SafaMahamed-b7e
    @SafaMahamed-b7e 52 хвилини тому

    Ufffff muusow walhi wan ka qoomamaynaba hadeer wadani ban racyba anigu

  • @Foosiya856
    @Foosiya856 22 години тому +1

    Ilahay nabada ha ino siyaadiyo doorashadana ilahy nabad iyo cafimad ha inogu dhameeyo 🤲🤲

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 17 годин тому +5

    Inader waan kugu faanaa ❤ intani waa xadiis laaxin laga jari maayo Garaadka iyo Garashadaba Allaah hakuu ziyaadsho 👏👏

    • @suuuuuuuuui-w8m
      @suuuuuuuuui-w8m 8 годин тому

      Reer wadaniyow sida kle wad ficantine xisbiga ka daya qabiilka uun o ka dhiga mid qaran sido klena kala Barta muuse iyo somaliland qabil naceybkana iska daya intas wa talo walalnimo 👍

    • @hoodo9260
      @hoodo9260 6 годин тому +1

      @@suuuuuuuuui-w8m wlhi wll waligay wax ma qabyaaladeyn anigu shaqsiyan Abaahayga idhalay hadaan arko isagoo dulmi iyo cadaalad daro samaynaya lagama yaabo inaan ku raaco
      Ma u maleynaysaa inaan qof kle qabiil dartii u taageerayo

    • @suuuuuuuuui-w8m
      @suuuuuuuuui-w8m 4 години тому

      @@hoodo9260 alle Haku barakeeyoo qof fican ba tey si guud ban u hadlayay wll e adiga kuman lahayn wad sameysa wxs ina fahanta rajeynaya

  • @zadammohamed8518
    @zadammohamed8518 20 годин тому

    Well said ❤

  • @azli5079
    @azli5079 21 годину тому +6

    Doorashada dalkeenu sidii hore uun bay nabad ugu dhacaysaa inshaa Allah dhamanten wadankena iyo dadkeena khyr baan u rajaynayaa💚🤍❤️

  • @villakismayotv9799
    @villakismayotv9799 4 години тому

    Wn kusalaamey wllky adan sahan waxad tahay wil dhalinyaro somaliyed an ugu jaclahay waayo xaqiiqada ayad sheegay iyo sida somalida aad u dhiirigeliso wd mahadsantahay wll lkn siyad bare wu dhintey qof mar hore dhintey hadu xumay iyo hadu ficney ba waxu tagey maxkamaddi ilahey ee cadaaladda ahay qofkasta waxu geystay loga jaraya ee wll siyaad bare aad ayad ugu so cel ceelisey iska dhaf ilahey kher haku siiye

  • @caaisha-d9h
    @caaisha-d9h 20 годин тому +1

    Wllhi waan ku sugaayey

  • @pharthuzdiamond8476
    @pharthuzdiamond8476 6 годин тому +2

    War aadan saacadaasaa hawdkii dhulbhnte iyo h jeclo isku laynayaan😢

  • @mahadcabdi7280
    @mahadcabdi7280 16 годин тому +1

    Ala maxaa hadal waayo aragnimo leh kaa burqanaya wll aadanow sharafi korkaaga ha ahaato ❤❤

  • @tayosiircawil4768
    @tayosiircawil4768 8 годин тому +2

    Isku aragtii bay nahay Cabdiraxmaan qabiil kumaa wato lkn danta somaliland baa Iga muuqata

  • @SuhaybmaxamudDakhare
    @SuhaybmaxamudDakhare 20 годин тому +1

    Soo booqo wll oo qiimee website-kan

  • @ayaanbarre8379
    @ayaanbarre8379 4 години тому +2

    Dhalyaro hadii maanta kulmiye soo saarno anagaa dalkeena burburiny.aan u codeeno isbadal doonka🧡

  • @NuradinAreb
    @NuradinAreb 22 години тому +2

    Adanow sidaan maalmahan muuqaaladaada aan usugayey maqiyaasi kartid.

  • @YusufIprahin
    @YusufIprahin 4 години тому +1

    Jiilec wax laga wada Wu Xukun jilicsan yhy 😂😅

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 12 годин тому +1

    Burburoo Jajab Adigu.
    Somaliland Intanecebi
    Hagoblameen

  • @Mr.Hoiwa123
    @Mr.Hoiwa123 20 годин тому +5

    Mujaaahid Aadan Sahan❤

  • @muwaahibmohamed
    @muwaahibmohamed 8 годин тому

    Alla video xilligiisibu soo dhacy😂

  • @ZakiZatiilaZatiila
    @ZakiZatiilaZatiila 21 годину тому +2

    Maanta umbaad aqoonimadaadi icadaysay wadani is the best wllhi

  • @xisalyalona1783
    @xisalyalona1783 20 годин тому +1

    Xili wanagsan oo loo baahna ayu ku so beegmay podcostigu oo ay dhalinyaradu ku jahwarersan tahy qofka ay dooran lahayen iyagon qabiil ku dooranayn oo ay garan waayen dhalinyaradi heer in ay qaar qabiil ku codeeyan qaarna ay goaan ku gaadhan in ay iskaba daayan aad ayad ugu mahadsantahy aadan in aad xili loo baahna ka so hadasho somaliland in ay ku so noqoto sidedi horana wa mid laga midaysnan doono allow dhawr somalilnd guul iyo gobanimo ayan rajaynayna wadani qabiil kuma doranayno qaran badbaadin ayan ku doranaynaa qofki caqliga leh na uu doran doona insha lah guuul somaliland oo mid ah❤❤😊😊😊

  • @خيرالامر-س3د
    @خيرالامر-س3د 19 годин тому

    Ii soo ducee wll

  • @MaysaFaraax-xb6ql
    @MaysaFaraax-xb6ql 10 годин тому +2

    Adanow kaadhki waad haysta soo baxo kalay code

  • @abdirahman-tq4tn
    @abdirahman-tq4tn 7 годин тому

    Somaliland ha noolaato ❤

  • @miftiganna4084
    @miftiganna4084 4 години тому

    Sowta la yidhi muuse iyo ina kaahinba laxooxada iyo sabayadey dumarka la dubi jireen 😂😂😂😂😂😂

  • @nasramahdi7225
    @nasramahdi7225 18 годин тому +2

    Wli adan barnaamijyadiisa faalo kama soo bixin wll hadan wadanka sii joogo ciro ayaan u codeynya

  • @hassan5896
    @hassan5896 47 хвилин тому +1

    Markaad leedahay dadka waa la xidhaya, aduunka meel aan la is xidhin ma jirto. TUSAALE maanta intaad USA dhex istaagto israel cay bal inaad meel aad martay lagu helo. Ama intaad Paris tagto cay khaniisiinta

    • @KhadarXasankhayare
      @KhadarXasankhayare 50 секунд тому

      Cayda ya kenay manad ogayn marka an arko in dawladu qaldantay een dhaleceyo ee lay xidho saw babari dad caytamaya iman mayan marka wa qalad in siyasint la xidho

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 6 годин тому +1

    Malaha waa markii 10aad een dhagaysanayo

  • @Saidmoktar-r7r
    @Saidmoktar-r7r 21 годину тому +3

    Aadanow ogow wadani waa kulmiye oo shaar kale soo gashaday, waxba isma dhaamaan.

    • @maxamedmuxiyadiin8232
      @maxamedmuxiyadiin8232 20 годин тому +3

      Caden ma uhaysa kulmiye ficilkisa wa aragne

    • @tubtatoosan398
      @tubtatoosan398 19 годин тому +1

      Lkn labada kornel kuma jiraan wadani

    • @hoodo9260
      @hoodo9260 16 годин тому

      Marin habaabinta jooji ma heegaa tahay

    • @Hargeisawi-e7c
      @Hargeisawi-e7c 11 годин тому +1

      ​@@hoodo9260 😅😅😅 iney laanti meel xun marayso hablihiba erayada kulmiye umada u horseeday meel walba ka leh ....heego cadawga gudaha huwan yusra harti waxaasiba waa sheeko kulmiye siiba xukumada hada haysati umada kala dhex dhigtey allah hayno sahlo

    • @suuuuuuuuui-w8m
      @suuuuuuuuui-w8m 8 годин тому

      ​@@maxamedmuxiyadiin8232 dhaqamadoodq kugu filan cadeyn iyo sidey u dhaqman reer wadani Wana dad kaso horjeda horumarka somaliland Wana dad ay iskaga khaldantey somaliland iyo muuse bixi

  • @KawsaarRayaaan
    @KawsaarRayaaan 22 години тому +2

    Anigo midhan oo ay iska dhalen dhulbahante io habar jeclo baa muse habarey 😂

  • @nimcoabdikariin
    @nimcoabdikariin 23 години тому +4

    Aadan khadar cali roble ❤💯

  • @Faraheyy22Faraheyy22
    @Faraheyy22Faraheyy22 22 години тому

    Geeeeesi❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 12 годин тому +1

    Somaliland Hawaarto❤️🤍💚💪🏾

  • @AkramNurfarax
    @AkramNurfarax 23 години тому +4

    Adan sahanow marar bdn waxaa ku cel celisay hadaadan dhalinyaro nimadada qaadanin oo kaftamin ciyaarin oo hami kaa weyn aa saa u sido biri ayaa ka shaleynesaa nio bal arintaa noo faahfaahi adoo Raali.
    Waana ka cudur daaranaa in mowduuca wax ka baxsan aan ka hadlay waxaana u sabab ah nin Rer Somaliland ah inan eheen mahad sanid masul.

    • @sahanka97
      @sahanka97 22 години тому +1

      tobannaan barnaamij ayaan ku faahfaahiyay wll

    • @Abdirahiim_Cimraan
      @Abdirahiim_Cimraan 22 години тому

      ​@@sahanka97 aad now nin nagu weyn baatahay aan waxbadan ka Bartay oon alhriyay buugaag badanood turjuntay xafadaydana waxa yaala waa buugaagtaa ilaahay cimri iyo xoolo ilaahay ha kuu siyaado anuu cidkale maba aamina oo UA-cam somali adiguun Baan ku dhegaystaa legend aqoonyahana ah

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 22 години тому +1

    Hee iga jaabo sual baan wataye maxad wadan u noqon la dihin ileen intaas baa wadan shegatan maxad ugu dhaqman hogamiyayasha hogamiyo maamulka sida kon furta si caqliya iga jawaab dadkan walalyal an kala dhamano ee umada maxa loo lu goynaya dorashada wan idinku gu hamblayeey naya ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

    • @Iamhappy-v9b
      @Iamhappy-v9b 22 години тому

      Nacas baan kuu arkaa ka reer koonfur ahaan

    • @musababdijamal9556
      @musababdijamal9556 22 години тому

      @Iamhappy-v9b Adinga sidaa baa kujiri dunida aad kthy majirto go anka ugu Dan beyana waxa laga ga soo saraya muqdisho xaraaan si caqliya igula hadal cadifad baa kabuxda

    • @MeymuunCeydaruusMaxamedMeyma
      @MeymuunCeydaruusMaxamedMeyma 19 годин тому

      ​@@musababdijamal9556😂😂 gobola thiine riyada iska qaada

  • @muwaahibmohamed
    @muwaahibmohamed 8 годин тому +1

    Ku darso maxaabiista nin kasta hooyadiiba lcagta halkey joogto ayy uga dirtaa

  • @M.Xiddigyoutube
    @M.Xiddigyoutube 19 годин тому +3

    sahanow qudhaada bad ku jira wlhhi
    muusana mar labaad baanu ugu celinaynaa adna liinta cabaysann
    taariikh badan kaa maqan SNM waxy ka koonnayen bal sheeg ragga ubadanna h.jeclo ahaayen

    • @Akram-o1p
      @Akram-o1p 8 годин тому

      Habr jeclo wax kaligeed may difaacin ee dalka lawada xoreeyay adaa wax ogayne

    • @M.Xiddigyoutube
      @M.Xiddigyoutube 8 годин тому

      @Akram-o1p taariikh dib ugu noqo

  • @NuuraPashiir
    @NuuraPashiir 20 годин тому

    Adan ale caqaliga haku dayo inder

  • @AhlamQaasim
    @AhlamQaasim 19 годин тому +1

    Qodobkaa ziwacan baad uga hadazhay