HIGSI NO.1
HIGSI NO.1
  • 940
  • 12 819 368
Niyad Jab #qiso
#supercarab #higsino #haguleystojaceylka
Переглядів: 5 236

Відео

Qabiil & Jaceyl #qiso
Переглядів 15 тис.19 годин тому
#supercarab #higsino #haguleystojaceylka
Xalaashii Xameeye part3 #qiso
Переглядів 7 тис.День тому
#supercarab #higsino #haguleystojaceylka
Xalaashii xumeye part 2 #qiso
Переглядів 6 тис.День тому
#supercarab #higsino #haguleystojaceylka
Xalaashii xumeye part 1#qiso
Переглядів 7 тис.День тому
#supercarab #higsino #haguleystojaceylka
Dumaal #qiso
Переглядів 17 тис.14 днів тому
#supercarab #higsino #haguleystojaceylka
Calafkii Cajiibka 35 Sano #qiso
Переглядів 17 тис.14 днів тому
#supercarab #higsino #haguleystojaceylka
Guurkii Geerida DHaantey #qiso
Переглядів 37 тис.14 днів тому
#supercarab #higsino #haguleystojaceylka
XAAS IYO XAASID PART 2 #qiso
Переглядів 7 тис.21 день тому
#supercarab #higsino #haguleystojaceylka #
Xaas Iyo Xaasid Part 1 #qiso
Переглядів 10 тис.21 день тому
#supercarab #higsino #haguleystojaceylka
Walal ineey isku heesan ka weyn beynu nahay ka jooga halkaan jogno wad aragtaan
Переглядів 1,7 тис.21 день тому
Walal ineey isku heesan ka weyn beynu nahay ka jooga halkaan jogno wad aragtaan
Guurkii Xaaskii Laqawey Part2 #qiso
Переглядів 19 тис.21 день тому
#supercarab #higsino #haguleystojaceylka #qiso
Guurkii Xaaskii Laqawey Part1 #qiso
Переглядів 41 тис.21 день тому
#supercarab #haguleystojaceylka #higsino
Nabsi Ayaa Hal Kaan I keenay #qiso
Переглядів 8 тис.Місяць тому
#supercarab #higsino #haguleystojaceylka #qiso
JIRKAGA ITUS #qiso
Переглядів 19 тис.Місяць тому
#supercarab #higsino #haguleystojaceylka #qiso
Hiil Jaceyl #qiso
Переглядів 20 тис.Місяць тому
Hiil Jaceyl #qiso
KULAMA GURSAN SOMALI full #qiso
Переглядів 10 тис.Місяць тому
KULAMA GURSAN SOMALI full #qiso
Kulama Guursan somali Part 2 #qiso
Переглядів 7 тис.Місяць тому
Kulama Guursan somali Part 2 #qiso
Kulama Guursan somali Part 1#qiso
Переглядів 10 тис.Місяць тому
Kulama Guursan somali Part 1#qiso
Talo Dumar Xumaa #qiso
Переглядів 14 тис.Місяць тому
Talo Dumar Xumaa #qiso
Niyad Jab #qiso
Переглядів 12 тис.Місяць тому
Niyad Jab #qiso
Dhawacii adiga ii geysatey aabaha ayaa iga daweeyey #qiso
Переглядів 16 тис.Місяць тому
Dhawacii adiga ii geysatey aabaha ayaa iga daweeyey #qiso
Caasi #qiso
Переглядів 7 тис.Місяць тому
Caasi #qiso
Guur Part 2 #qiso
Переглядів 11 тис.Місяць тому
Guur Part 2 #qiso
Guur Part 1#qiso
Переглядів 13 тис.Місяць тому
Guur Part 1#qiso
Haguur San Adeer #qiso
Переглядів 13 тис.Місяць тому
Haguur San Adeer #qiso
QOMAMO RAGEED PART2 #qiso
Переглядів 13 тис.Місяць тому
QOMAMO RAGEED PART2 #qiso
QOMAMO RAGEED PART 1#qiso
Переглядів 17 тис.Місяць тому
QOMAMO RAGEED PART 1#qiso
Maxaa America II Keentey #qiso
Переглядів 16 тис.Місяць тому
Maxaa America II Keentey #qiso
Hadaa sidaan noqoneysid maxa america ii keentey part 1#qiso
Переглядів 20 тис.2 місяці тому
Hadaa sidaan noqoneysid maxa america ii keentey part 1#qiso

КОМЕНТАРІ

  • @Ramlamaxamet
    @Ramlamaxamet 29 хвилин тому

    Wllhi waa qiso cajiib ah ,xaqiiqdi jaceylka waa wax jira😢😢😊

  • @user-rw3gv4nt4b
    @user-rw3gv4nt4b Годину тому

    Badal qerleh ale haku siiyo

  • @idilnuurdiini3090
    @idilnuurdiini3090 6 годин тому

    Horta taas macbayguku tahy gabadhas aad qalbigyda jabisyna illhy qalbigeda hakuso jediyo aamiin.❤

  • @SucdiQurux-o6o
    @SucdiQurux-o6o 6 годин тому

    Ilaahow gabadha caafi ilmahedana gacanta gaalada ka soo saar yaa rabi adaa awoode abahn somaliyedna murugta ka saar yaa rabil caalamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @SucdiQurux-o6o
    @SucdiQurux-o6o 6 годин тому

    Ilaahow gabadha caafi ilmahedana gacanta gaalada ka soo saar yaa rabi adaa awoode abahn somaliyedna murugta ka saar yaa rabil caalamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @SucdiQurux-o6o
    @SucdiQurux-o6o 6 годин тому

    Amiin aamin

  • @SucdiQurux-o6o
    @SucdiQurux-o6o 6 годин тому

    Amiin aamin

  • @SucdiQurux-o6o
    @SucdiQurux-o6o 6 годин тому

    Ilaahow caafi maskinta ilmahedana gaalada gacan today ka soo saar yaa rabi walaalkana murugta ka qaa yaa rabi

  • @user-yz6ui1qp8c
    @user-yz6ui1qp8c 9 годин тому

    Aaaax😢😢😢😢 walalo wn iniducanayana insha Allah jclkina dacadnimdeda ilahay haynisiyo ubixi dhaxdina insha Allah waldkana dhibta daya ilahaykabaqa jclka io lamanahana hakala fogaynina bilacalaykum

  • @user-yz6ui1qp8c
    @user-yz6ui1qp8c 9 годин тому

    Aaaax😢😢😢😢 walalo wn iniducanayana insha Allah jclkina dacadnimdeda ilahay haynisiyo ubixi dhaxdina insha Allah waldkana dhibta daya ilahaykabaqa jclka io lamanahana hakala fogaynina bilacalaykum

  • @Faadumo499
    @Faadumo499 9 годин тому

    Subar wll qisaankulasowadagilahaa isojawab wasaabkakalasohadlaye inistigaraamkaagawaanwaayay

  • @MacadaminAden-uk8xd
    @MacadaminAden-uk8xd 9 годин тому

    Masha Allah abowe mcn alah ku xafedo

  • @user-yz6ui1qp8c
    @user-yz6ui1qp8c 10 годин тому

    Amin amin amin insha allah iyadana ilahay qalbigeda hakamasaxo jclkagi dacada aha qisoyinki aad nalaso wadagtay way kawada duwantahay kolay iyadana dhibato umba haysa ilahayna haka dulqado uduceya wlashen raga xasaska badan lana wn kaso horjeda aniga mana jecli wllo xaskaga sad dacada ugutahy uahow waliga hayska badalin inantana teelka kamadalo siayna xaskaga kaga cadhon

  • @user-yz6ui1qp8c
    @user-yz6ui1qp8c 10 годин тому

    Ilahay iyadana qalbiga haudajiyo insha allah ilahayna wilwanagsan oo adokala hasiyo insha Allah

  • @user-yz6ui1qp8c
    @user-yz6ui1qp8c 10 годин тому

    Oooo inantu niyad adaga adigu khalad kumalihid wllo ilahay gabadha hakaga dhigo gabadh kudacada insha Allah rerbarakaysana ilahayhakaga dhigo qaladna kuma lihid ilahayna ubadbarakaysan hakaga dhigo insha Allah

  • @Canbaro-p8n
    @Canbaro-p8n 10 годин тому

    Naaayaa ninka isii idheh tii klebA weeka tagte abaayo wax micno kuuma sameeenayo nin kle Ilhy haku sahlo lkn ifur dheh

  • @fadimadahir
    @fadimadahir 12 годин тому

    Abyo waxaan talo kuu siinaa labo rakaco istiqaara ah tuko kidib illahey talo saaro teeda kle ninka is ka Fur sababtoo ah markle ayuu ku niyadjabinaa

  • @farxiyonuur1463
    @farxiyonuur1463 12 годин тому

    Prant two 😢😢

  • @NasriinaQorane
    @NasriinaQorane 12 годин тому

    🫶😭😭😭😭😭😭❤️🖤

  • @SiidIsmaan
    @SiidIsmaan 12 годин тому

    💛💛💛💛💛💜💜💜💜💙💙💙

  • @user-ro5mz1vp6k
    @user-ro5mz1vp6k 13 годин тому

    Marka horaba way qaldantay wayo nin biil la

  • @FaadumoC.raxman
    @FaadumoC.raxman 14 годин тому

    Allah unaxristo😢😢😢

  • @abdirashidadan8169
    @abdirashidadan8169 16 годин тому

    Allaha u naxariisto jano fardawsa Allaha geeyo amiin yarapi

  • @AsmaAsma-ds3ph
    @AsmaAsma-ds3ph 17 годин тому

    M.a.shalh Hablyo Hablyo Hablyo Hablyo Hablyo habo mcn so barbar inshalha Asma❤😂😊

  • @nafisocali9869
    @nafisocali9869 17 годин тому

    M.a alle hanii barakeeyo qisidii iku farxada badneed❤

  • @QueenZaara-tm1zb
    @QueenZaara-tm1zb 18 годин тому

    Iska fura wllshey bri wxoo kugu sameen kara kadaran Ilaah qalbiga kuu qabojiyo😭🥹

  • @hafsaabdinasir3540
    @hafsaabdinasir3540 19 годин тому

    Runtii abayo qisa we xanun badhantahay maistahishid sidas boqorad aya tahay nafteydi u xorti wahan kuleyahya illahey baryi istiqfarta saliga nabiga badi inshaAllah wa deqi donta farxad warta idin rajeyna adhiga e gabada yar ❤

  • @saadiahussein5607
    @saadiahussein5607 19 годин тому

    Allah kuwaafijiyo mesha qeyr kujira abayo. Lkn Aniga hadda manta boskaaga jogi laha, Maba kafikiren ifur aya dhihi laha wayo qayaanole lama Nolan karo. Intee gori gori tahay oo weli fududahay ifasax dheh abayo. Nin wa hela lkn niyad jab iyo Silac laguma noolado xbbty.

  • @FardowsBosaso
    @FardowsBosaso 20 годин тому

    😢😢

  • @MaryamaGeylshupe
    @MaryamaGeylshupe 21 годину тому

    Abayo waxan kuleyahay gawadhada io adigabo wax manigu dhacayo hadaa kulawato xitaa abayo murug io silac kama baxeysid ee abayo waxa kuleyhy noloshada hore uwado saasne waxa kudhaha hoyada io abahadabo adiyaa dhawarka udhigtay waxne kulama ahan hal cunug inaa wax uu qawan weyso sidoo manta kugu sameye ayune biri kugu sameynaa isku dirne mahan hore somali utiri labo isqabto dhaxdoda lamagalo lkn somalibaa iska tirado ee abayo goaan gagar 😢😢😢😢

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 21 годину тому

    Qofka wuxu kufaro isagana wuunoqon karaa laba qawan is.maqado

  • @user-rw3gv4nt4b
    @user-rw3gv4nt4b 21 годину тому

    Badal qerleh ale haku siiyo abwe

  • @user-yz6ui1qp8c
    @user-yz6ui1qp8c 22 години тому

    Hablow wilasha hacilina siba kuwadacada kuah kandacad kuahayba waad daba orodane qofka dacada kuah ilashada

  • @AyaancismaanAskar
    @AyaancismaanAskar 22 години тому

    Aamiin

  • @user-yz6ui1qp8c
    @user-yz6ui1qp8c 22 години тому

    Aaax wll hawalwalin kutabka aya qabani kitabna run iyo ben midna laguma dharto adiga aya horumarki gacanta kuhaysata haniyad jabin habluhuna iskumid maha tukamaydha ilahay hakusiyo oo raliyo aah adunakana wariwayad wxwalbana wuhusomaraya isadke tulugaha kumaydha ilahay hakusiyo wll tana iska ilow ilahayba waykagoday markad gabadh dacada heshana nalasowadag wllo harajogoin ilahay gabadh kuilowsisa bogihi aykugu bertay tihore kuilawsisa hakusiso insha allah ducada abahana waykula socota insha Allah haniyad jabin ilahy hakamaydho amin duhurka markay 10mirir kadhimantahay 4ragcadod oo iskuxirira tuko ilahay bari wixi hore kor udhaf isadke

  • @CaishosalaadMaxamed-kj2nh
    @CaishosalaadMaxamed-kj2nh 22 години тому

    Masha allah

  • @MaidoJabriil-f7v
    @MaidoJabriil-f7v 23 години тому

    Abayo israqada Alla baxsho ee cunugtada karso abayo

  • @sawayoali9907
    @sawayoali9907 День тому

    Walahi better to stay away because tomorrow he will doing again. What goes round comes round

  • @CaliAluush
    @CaliAluush День тому

    iska fur wllshy 😢

  • @user-rw3gv4nt4b
    @user-rw3gv4nt4b День тому

    Ale haku cafiyo abwe ayadane ale haku soohadayo

  • @user-rw3gv4nt4b
    @user-rw3gv4nt4b День тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-rw3gv4nt4b
    @user-rw3gv4nt4b День тому

    😢😢😢😢😢

  • @ziinamao5987
    @ziinamao5987 День тому

    Wax ka qer badan Allah ha ku sahalo waa daneste

  • @user-om4yo7oe1r
    @user-om4yo7oe1r День тому

    Amin yarabi 🤲

  • @faatmamukhtar3367
    @faatmamukhtar3367 День тому

    Wlhi waa qiso oo qisadeyda lamit ah nin iga daweyn oo baahideyda dabooli karin iqabo lakin alhamdulilaah nin kale ajinabi ah mahaweysanin inaaa iska samro aa oaansadey oo waalitkey iyo walaalhey dantoda fiiriyo 😢 nin fcn oo ijecel mana xumen karo

  • @AaminaAbuukar-io8xy
    @AaminaAbuukar-io8xy День тому

    Walashey kaas nin kuma noqodo allh qeer ku waafijiyo wll🥲

  • @CabdiraxmaanxasanManka-ld5cy

    Abayo ifur kudheh😢😢😢😢😢😢

  • @jamiilaabuukar2294
    @jamiilaabuukar2294 День тому

    Sorry wlhi abyo macan 😢😢😢😢

  • @XukunYusuf-fj5lh
    @XukunYusuf-fj5lh День тому

    Scw ❤❤❤❤

  • @user-yz6ui1qp8c
    @user-yz6ui1qp8c День тому

    Amin amin amin yaaaaaa rabi