Qabiil & Jaceyl

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024
  • #supercarab #higsino #haguleystojaceylka

КОМЕНТАРІ • 212

  • @FatiyaIbraahim
    @FatiyaIbraahim 2 місяці тому +5

    Masha Allah qof kaste oo samra dib ayuu ka nastaa oo farxad io jacayl helaa ilaahay qof kaste jacaylka runta ha la kulan siiyo ❤❤❤❤😊😊😊

  • @farxiyonuur1463
    @farxiyonuur1463 3 місяці тому +42

    Qisadani wa ani iyo wilka hada isla socona in bdn qabil dartis wlhi😭😭

    • @badramaxamed1067
      @badramaxamed1067 3 місяці тому +2

      Miyaad kala qabiil fogtihiiin

    • @CaashoCaasho-qc2zq
      @CaashoCaasho-qc2zq 3 місяці тому +2

      Apayo aniga kula mid aan ahay wllhi 😮❤

    • @FarhiaKhaalid-or4du
      @FarhiaKhaalid-or4du 3 місяці тому

      Qabiil waxba mahan abyo muhiimada waa in uu qofka Muslim yahy io nasab yahy bis

    • @Canbaro-p8n
      @Canbaro-p8n 3 місяці тому +1

      Wlhi kula mid ahe 😢wxa la socda wiil 😢familkeega waxay dhaheen dadkaas isma guursano ani wali wa yarahay lkn marka mustaqbal gaarno 😢waa ogahe ani in la isku keen diidayo wlhi qabiil somaliyed wa nacay familka .anagoo guur gaarin aa lay yiri cayri dadkas isma guursane 😢ani wlhi inaa hada uma sheegin 😢😢ilhayow agtaada waa umanahee ii sahal sa wiilkas nolol uwadagi laheed

    • @Filzan-jk2hk
      @Filzan-jk2hk 2 місяці тому

      Ilaahey heysku kiin sahlo Abaayo

  • @naiimamohamud2238
    @naiimamohamud2238 3 місяці тому +20

    M.a alle ha igu barageeyo family.s quruxda badan jacelka ha waaro abid❤❤❤❤

  • @RayaanHonasti-i6e
    @RayaanHonasti-i6e 3 місяці тому +8

    😢😢😢😢😢😢 axsan qiso gadal kamacaaaan walhi wow allow isku kiiiin barakey

  • @deeqadagan2113
    @deeqadagan2113 2 місяці тому +3

    Aamiin yarabi hampalyo Allah ubarakeeyo qoyska ❤🎉👌🤗.

  • @AsmaAsma-ds3ph
    @AsmaAsma-ds3ph 3 місяці тому +7

    M.a.shalh amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin yaarabi ❤❤❤

  • @abdidagan9284
    @abdidagan9284 3 місяці тому +5

    Machallah allach Amin yarab 🤲🤲🤲

  • @Hafso-o2c
    @Hafso-o2c 3 місяці тому +3

    Wlhi waaa qisadii iga ohisee xaqiiiqdiiii qalbigaa aya iguwanayo wayo raga somaliyed isku mid ma ahan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ApdalaMouta-d8x
    @ApdalaMouta-d8x 3 місяці тому +9

    Inta ila aragtay in Muqalki hore higsi 1 labadlay like

  • @abukarcadoowe1178
    @abukarcadoowe1178 3 місяці тому +6

    M.a wllhi waa qiso mcn badan m.a ilaahey swt aduunyo io Aakhiraba isku waara I.a

  • @saidoaden9647
    @saidoaden9647 3 місяці тому +4

    Maashaa allh 💕 ♥️

  • @shukricusmaan6340
    @shukricusmaan6340 3 місяці тому +4

    Wallhi wankanxay lkn dib kafarxay m.a abayo iyo abowe hormar wacan❤wallhi wan ilmiiy ax

  • @SaafiyocabdulaahiShosmaan
    @SaafiyocabdulaahiShosmaan 3 місяці тому +4

    Machallah allach amiin yaraab❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdijibaaribraahimali2756
    @cabdijibaaribraahimali2756 3 місяці тому +7

    Wlahi waa qiso igu horays aan ooyinta aan cilin waye aniga soman wlahi 😢😢😢😢😢

  • @XamdaMukhtaar-v1u
    @XamdaMukhtaar-v1u 3 місяці тому +3

    Mash alla tobarakah ❤❤

  • @yasminejaylani3437
    @yasminejaylani3437 3 місяці тому +4

    Masha Alah❤❤❤

  • @FaisaAli-c4y
    @FaisaAli-c4y 3 місяці тому +4

    Aamiiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @HINDOCUMAR270
    @HINDOCUMAR270 3 місяці тому +1

    Wlhi waa qisadi iga ohinsisay xaqiiqdi🥰 wlhi jacelko❤ wa xanun ilahi wahan kagabaryaya🥺 emri dir I.a wllo mar walbo gooliyso I.a ❤️💯

  • @muniroaaeesha1138
    @muniroaaeesha1138 27 днів тому

    MashaAllah is nice story ❤

  • @KaalmoSaalax
    @KaalmoSaalax 22 дні тому

    Masha Allah ❤❤❤

  • @ladanabdi4242
    @ladanabdi4242 9 днів тому

    Aamin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ilaahay hanofododaayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤alaaamin

  • @MaxamedFaarax-um3de
    @MaxamedFaarax-um3de 3 місяці тому +5

    Maasha Allah sni hada jeceyl dhaba masameyn hiigsini 3 Sanaa dawanoyaa nolosha maan wax ka aqaan😂😂

  • @faisosaciidseedhe9479
    @faisosaciidseedhe9479 3 місяці тому +1

    Masha Allah illahey Hani xafido aamiin yaarabi ❤😢😢😢

  • @nimconajax-lq4ru
    @nimconajax-lq4ru 3 місяці тому +4

    Guulyso wll carabow❤

  • @Ramlamaxamet
    @Ramlamaxamet 2 місяці тому +1

    Wllhi waa qiso cajiib ah ,xaqiiqdi jaceylka waa wax jira😢😢😊

  • @SleepyGazelle-nw5bq
    @SleepyGazelle-nw5bq 3 місяці тому +6

    Masha Allah 😂😂😂 1:12:33

  • @RoodaSharaf
    @RoodaSharaf 2 місяці тому

    Higsi wa hoyga qisoyinka mahadsanid intad noso gudbiso horay usoco wll

  • @SumayoMaxamed-li3gr
    @SumayoMaxamed-li3gr 3 місяці тому +1

    Wallhi qisadan marka dhagaystay ciila iqabtay allah idin barakeeyo🤲🤲

  • @AasiyoSheekh
    @AasiyoSheekh 3 місяці тому +2

    Masha allah

  • @gudonfarahcabdi1900
    @gudonfarahcabdi1900 Місяць тому

    Masha allah allaha indin xiftiyo dhamaantiinba❤

  • @RazmiRomentic
    @RazmiRomentic 3 місяці тому +6

    Masha Allah😢

  • @Mahamedhuseinibrahim-ge9ic
    @Mahamedhuseinibrahim-ge9ic 2 місяці тому

    Walaahi markii Aandhegeysanaayey waan ilmeynaayey wll waxaan idin leeyahay horey u socodka insha Allah waad guuleysaneysaneysaane insha Allah

  • @abdirahinmohamed1496
    @abdirahinmohamed1496 2 місяці тому +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Xaadi maaha qisaab

  • @Handhe-official
    @Handhe-official 24 дні тому

    Wlh qisa dan ilin ayee ikagen tay wlh 😂😂😂😂😂

  • @AminCabdi-c8d
    @AminCabdi-c8d 2 дні тому +1

    😍😍😍😍😍😍

  • @SadaamhruuzeYare
    @SadaamhruuzeYare 3 місяці тому +2

    Wxaa xaqiiq ah in aan la murugooday isla halkii saac ayaan kula farxay guuleysta wll laheyga ❤

  • @MaryamoMaxamuud-l7k
    @MaryamoMaxamuud-l7k 2 місяці тому +2

    Qisaan daawado midii iigu murugada badneed😢😢

  • @SafiyaMacalin
    @SafiyaMacalin 2 місяці тому +1

    Masha alaalh

  • @nunuure0527
    @nunuure0527 3 місяці тому +1

    Wlhi qisadaan maanta markii hore waan la ilmeeyay dhamaadkiina waan ku farxay

  • @MohamoudMariam
    @MohamoudMariam Місяць тому

    Walahi 😂 ilintan ceshan wayay markan maqlay qisadan😂😂😂🎉

  • @RahmaS-m2n
    @RahmaS-m2n 3 місяці тому +4

    M.a iskuwar 😊😊😊

  • @CaymiSaciid
    @CaymiSaciid Місяць тому

    M.a waxan ale idinka barya waligin inada isla jogtin😊😊

  • @AshAsho-fv2mj
    @AshAsho-fv2mj 2 місяці тому +2

    hooyomch😭😭😭😭😭😭😭love

  • @MaxamedSalaad-v4e
    @MaxamedSalaad-v4e 3 місяці тому +1

    Alle ha isu barakeeyo

  • @fardowsaaxmed207
    @fardowsaaxmed207 2 місяці тому +1

    Maanshalaa 🎉🎉

  • @ZAKARIYEMAAFIYO
    @ZAKARIYEMAAFIYO 2 місяці тому

    Inatad qiso soo dheeye sataye Qiso ka ficn walige markii dooni Wllhi ❤❤

  • @Hanna13717
    @Hanna13717 3 місяці тому

    Alxmdullaha wax oo Alle qoro ayaa dhacaayo mar walbo 😊wax dhibaato u martay Alx❤kuwa cimrigooda isla joogo Alle ha idinka dhigo i.a🤲❤️

  • @NajmoCabdi-kw8hy
    @NajmoCabdi-kw8hy 2 місяці тому +1

    Alxm nolashu waxeytahay ayanbartay io jaceylka ixtiraamka kalsoonida ayankabartay yari marwalbo sideymanta iskukukalsonyahay lana ixtiraamayo guleysta abayo io abowe nolashakufaraxsanada wax inidhibo allah inimatuso❤❤❤❤

    • @mfayz980
      @mfayz980 2 місяці тому

      Mashallah somaha 😊❤

  • @SundusClhi
    @SundusClhi Місяць тому +1

    Jacaylee maa la marooya🥹😂🫂

    • @maxameddeeq-k6b
      @maxameddeeq-k6b Місяць тому

      Markaa jacayl aragtid ila soo xariir😢😅😂

  • @HappyRay-x7y
    @HappyRay-x7y 2 дні тому

    Wallahi waa qiso murugededa wadata runti dadka badanaa waxey tixgaliyan gabil iyo charaftoda lkn jacayl kuu waxkastaa wuu ka awod wenyaxay waxkastoo

  • @RoodaSharaf
    @RoodaSharaf 2 місяці тому

    Walhi jaclku wxuyahay Wan arkay wxd rafadiba midhihi jacaylka wad guranaysin qofmuslina ookula Dina kula duba ah wxd udidid wa fikirxun farxad kudhamaysta noloshina insha Allah guul

  • @nimconajax-lq4ru
    @nimconajax-lq4ru 2 місяці тому

    Waaaa qiiso qurux badan allhe hydiin barakeeyo farxad ku nolaada wlll wax idin dhiba allhe idima tuuso wlll❤

  • @ZakiBoy-qh5tc
    @ZakiBoy-qh5tc 2 місяці тому +1

    aamiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nafisocali9869
    @nafisocali9869 2 місяці тому

    M.a alle hanii barakeeyo qisidii iku farxada badneed❤

  • @SabrinnHussein-jx5vh
    @SabrinnHussein-jx5vh 2 місяці тому

    Allhow Isku barakeyy😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @TasniimMaxamed
    @TasniimMaxamed 2 місяці тому

    masha allah walhi qisadan way i saameysay family kan waxaan leeyahy isku waara abid jacaylku ha waaro

  • @MaryanDaahir-ke2ik
    @MaryanDaahir-ke2ik 2 місяці тому +1

    Wlhi bilaaw ila dhamad wan ilmeynaye ilhayOw isku barakey😭🤲🏻❤️🥹

  • @fardawsoosman3950
    @fardawsoosman3950 5 днів тому

    Haguulasto jclku ❤

  • @NasroCabdullhi-m5c
    @NasroCabdullhi-m5c 3 місяці тому

    M.a allha allha idin siyadiyo walhey mcn m.a hamblyo hamblyo noloda inta nolo jorto i.a anigana iiso duceya inuu alle igu arsaqo wil aad io aad ii jacel ane an jaclahy i.a allh ha isiyo ❤❤❤❤❤

  • @AhmedIlyas-i7t
    @AhmedIlyas-i7t 2 місяці тому

    Masha. Allah 😢😢

  • @xaliimosacdiyo9595
    @xaliimosacdiyo9595 3 місяці тому +5

    Labadi qof is jeceyl ilahey haisku sahlo ❤❤❤❤

  • @muuseismaaciil8524
    @muuseismaaciil8524 3 місяці тому +1

    Qabiil waxba mataro walahi waa qiso xanuun badan

  • @ChougriAden
    @ChougriAden 2 місяці тому

    Qiso ayant ku hyaa hn bls ma kuso ban dhiga

  • @Hafso-o2c
    @Hafso-o2c 3 місяці тому

    Allahayow idhin barakee alla ilhow Ana iseeh qof sas ah nolosha mid ugu xun wan ku jiraye😢Ana iso duceeya

  • @FatimaJanno
    @FatimaJanno 3 місяці тому

    allah haku barakeyo familkaga wll

  • @RumnMoha
    @RumnMoha 2 місяці тому

    Allh arintaa qabilka dhibadan😢😢😢😢😭😭😭

  • @QaasimMohamed-c4t
    @QaasimMohamed-c4t 2 місяці тому +1

    😢😢😢😢😢😮alw inta israbto iskusahahl😮😮😊

  • @samawadechannel6917
    @samawadechannel6917 2 місяці тому +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @shaakirmaxamed7765
    @shaakirmaxamed7765 2 місяці тому

    Ellhi waa.qisadii iigu horeysay aan lailmeeyay😢😢😢😢

  • @XasanMaxamad-i6s
    @XasanMaxamad-i6s 3 місяці тому +3

    Aduun iyo Aakhiraba Allh idinka dhigo kuwii wad jir ahaado xaqiiqdii waxad u soo marten Rafaad jacaylkiina Alxamdulilaah ugu danbeyn wad guulaysateen Lamaane Lagu daydo ayaad tihiin ❤❤❤❤farxada aad manta haysataan mid waarto Allh ka dhigo Amiin Amiin

  • @nohaalmohamedo3182
    @nohaalmohamedo3182 3 місяці тому +6

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 3 місяці тому +1

    Subxanallah Qabil

  • @IdilAbdi-d4t
    @IdilAbdi-d4t Місяць тому

    Waa qiso igu horays aan ooyinta aan cilin waye aniga😢😢

  • @RaxmaCabdi-p1n
    @RaxmaCabdi-p1n 17 днів тому

    😢😢❤❤ asc wllo caraab

  • @RuqiyoIbrahim-h4i
    @RuqiyoIbrahim-h4i 3 місяці тому +23

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @farhanmohamed3489
    @farhanmohamed3489 3 місяці тому +3

    1st comment tagera numba 1

  • @zahaanpea
    @zahaanpea 2 місяці тому

    Wllhi wan ilmiyey ax nin kano kle haka ahado m.a allow kano kle hano wayin allh idin xafido idinkana isku wara 😢

  • @BalaayoCaS-ms4qk
    @BalaayoCaS-ms4qk Місяць тому

    Wlhie niyadaha japaN. Iyo jacaylada qapyadaaa aaad wx pdn ka fahantay wll.
    😢

  • @FilsanSalah-j8d
    @FilsanSalah-j8d 3 місяці тому +1

    Machll❤❤❤❤

  • @HodanMohamed-n8f
    @HodanMohamed-n8f 3 місяці тому +1

    Somali iyo qabiil Subxaanallaah

  • @FARDOWSOAPDIFITAX
    @FARDOWSOAPDIFITAX 3 місяці тому +1

    Horta micnaha subcad maxa lagawada?😢

  • @FilsanSalah-j8d
    @FilsanSalah-j8d 3 місяці тому +1

    amin amin amin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SumayoYusuf-k5r
    @SumayoYusuf-k5r 2 місяці тому

    M.a alle ha lgu barageeyo family s queuxda badan jacekah ha waari abid ❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💙💙💙💙🫂🫂🫂🫂🫂💗💗💗🫂🫂🫂

  • @MaimunSheik
    @MaimunSheik 3 місяці тому +1

    M.a❤❤❤❤❤😢

  • @ZamzamAli-zt8tu
    @ZamzamAli-zt8tu 3 місяці тому +1

    Haaa 😢

  • @ShindaAli-dx4wq
    @ShindaAli-dx4wq 2 місяці тому

    Runtii wa qiso indhaheyga ilin ka keentey hawaro jeceyl marwalbo Abyo Io Abwe guleysta idinkana I.a

  • @xamdiamiin8051
    @xamdiamiin8051 3 місяці тому +1

    M.a🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @MohamedJebriil
    @MohamedJebriil 3 місяці тому

    😢 wllhi marka aan dhameestay waan
    La,ilmeeyay 😢😢 horey usoco
    Wll 🥺💔😔

  • @Sahramaxamuud-i3x
    @Sahramaxamuud-i3x 2 місяці тому

    😢😢😢😢😢😢 ax ax ax ax ax ax ax

  • @XafsoCabdi-qv7vd
    @XafsoCabdi-qv7vd 3 місяці тому +6

    Maanta aniga camal yaa ila soman aal muslims

  • @HawaHoussein-zx8mt
    @HawaHoussein-zx8mt 2 місяці тому

    😢❤

  • @CanabMaxamed-y2x
    @CanabMaxamed-y2x 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @FartuunMaxamed-xp6ri
    @FartuunMaxamed-xp6ri 3 місяці тому +2

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @MunoXasan-hr5xn
    @MunoXasan-hr5xn 3 місяці тому +2

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @AhmedNaaji-d9k
    @AhmedNaaji-d9k 2 місяці тому

    🕋🕋🕋🕋

  • @DeeqoYusuf-ts6wg
    @DeeqoYusuf-ts6wg 2 місяці тому

    ❤🤲🤲🤲❤❤

  • @yasminejaylani3437
    @yasminejaylani3437 3 місяці тому +1

    😢😢😢😢😢

  • @Qalbiqaali-i9y
    @Qalbiqaali-i9y 2 місяці тому

    Walahi wan oyey😭😭😭

  • @hanihamudabdirahman4268
    @hanihamudabdirahman4268 3 місяці тому +2

    😢😢

  • @FatxiAdan-jv2uf
    @FatxiAdan-jv2uf 3 місяці тому +2

    Wiilka.aabihiis maxa ka.qaldan wiilkiisa haduu guursado gabar aan isku leefal eheen ilmaha.ey dhasho asaga ayey.ku af tirsanaayaan lakiin waxa foolxun in gabadh ey jeclaato ama.guursato.nin aan isgu leefal eheyn ilaahaan kamagan galeynaa