Talo Dumar Xumaa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024
  • #supercarab #haguleystojaceylka #higsino

КОМЕНТАРІ • 42

  • @user-yq1yv6vi1z
    @user-yq1yv6vi1z 2 місяці тому +13

    Hhhhh talo dumar xumaa Aaaa. Waad nacaysaaa miyaa super cabarow😂😂😂🤣

    • @sawayoali9907
      @sawayoali9907 2 місяці тому

      That's why woman will enter he'll subhana Allah my Almighty Allah protect us woman

  • @nimconajax-lq4ru
    @nimconajax-lq4ru 2 місяці тому +9

    Qofka 3 ahy subeerow wllo allhe cimriga iyo cafimadka Haku dhereeyo wllo aad ku jecelnahy❤

  • @RumnMoha
    @RumnMoha Місяць тому

    Walhi wax lalayapo waye subxanallaah 😢

  • @user-pz7oh9ul1n
    @user-pz7oh9ul1n 11 днів тому

    Allh talo saaro wll talona waa ta wllken ku siiyay😢

  • @abukarcadoowe1178
    @abukarcadoowe1178 2 місяці тому +3

    Ar dumaraa talo xumaa subxaanallah ilaahey swt qalbigaaga hakuu qawoojiyo pro

    • @user-xl9mk8nw5y
      @user-xl9mk8nw5y 2 місяці тому

      naagtu haday qudba siro ka hadashp fardaa lagaga cararaa

    • @user-yq1yv6vi1z
      @user-yq1yv6vi1z 2 місяці тому

      Dumar ma talo xumaa wll nin horumar gadhay gabdh ka danbeysa ma aqaal marka midh midh mooye dumar land is not Easy 😂😂😂

  • @YahyehAbdoulkaderokieh-hs8qd
    @YahyehAbdoulkaderokieh-hs8qd 2 місяці тому

    Subxanalah hor tawamucjiso layamleh ee allah ku fudeydiyo talana wa talada walalken kusiyay

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 2 місяці тому +3

    Subxaan Allah reer xamarka isku dhaqan ma nihin maxaa yeelay iyadoo sifiican laguu soo doonikaro maxaa u dooran qarsoodi
    Waxaad siisay talo fiican waankugu raacsanahay walal
    Wiilkaana Allah ha u fududeeyo

    • @user-nt8ox5vg3v
      @user-nt8ox5vg3v 2 місяці тому

      اءمين😊

    • @user-pz7oh9ul1n
      @user-pz7oh9ul1n 11 днів тому

      Reer xamaro dhan nooca maahe waa hal iyo laba isku dhaqan wanahye

  • @user-hu2wc7qh3s
    @user-hu2wc7qh3s 2 місяці тому +4

    Subxaanallh wlhy mucjiso iyo amakaag qof ilmihii qof kule dushah lagah saarayo. Allha kuu sahlo cunugaaah Allha kuu fududeeeyo cunugaah sidaad ku heli la Hyd. Taladuh waa teedoh waa tan super carab ku dhaqaaaaq wll Allha kuu sahlo Insh

  • @amina9670
    @amina9670 Місяць тому

    Waa gabadh waalan

  • @adanmohamed6031
    @adanmohamed6031 13 днів тому

    Allaha kufudeyo😂😂😂😂😂

  • @user-jd1yi6sp8h
    @user-jd1yi6sp8h 2 місяці тому +1

    Salada badso inshaallah alle baaka badhbadhinayo😢😢😢

  • @salaxcalimaxamad8190
    @salaxcalimaxamad8190 2 місяці тому +1

    Tala xumaa bisinkee

  • @safiyo4178
    @safiyo4178 2 місяці тому +2

    Why why she have to do that?

  • @fatumaharun1507
    @fatumaharun1507 2 місяці тому

    Wlhi mucjiso walal Allah xakufududheeyo

  • @ifraaxshokri
    @ifraaxshokri 2 місяці тому

    Subxanallah wllhi qof wngsn waaye isaga lkn inuu taladaas xun inuu ku raaco ma ahaym😢

  • @AbdiqaniKusow-te5df
    @AbdiqaniKusow-te5df 2 місяці тому

    Wlhii wa arin hanun iyo tiran yadeda wadato ilahayow wllken usahal arintss ulus

  • @lamafilaan6968
    @lamafilaan6968 2 місяці тому +1

    Gabar badalido ukubatay iyo hdlkan wlh madaxeyga wuuba kaweynaday Ani ahaan wxan dhihilaha nag ninki ureyay maqarineyso nin ragna maqadanayo cunug usan laheen lkn gabadha uur mabalahan sidan filayo marku kasotagay ayeyba iska soriday wayo gabar anan kubariin halqof O familk ama saxiib lidana adku baratay gabarna aheen kuwa qarato lee amey tahay 🤔Dambigedan Alle imasare wilkas wxbo cunug mesha uma jogo sidan ileyahay wllky Carab adna wilkas waxad kudhahda radii gabadhas ilaa qof yaqano adka hesho ama sawirkada sodir kudheh Adiga sodhig UA-cam kada ayaadaba laogan dona
    Koley fikirkeyga inu qaldamo waa macquul Wlh Canjran dubaya inatan wx qurayo birtaba iga gubataay 😂😂
    Qerbdn inshallah ❤

  • @zn5732
    @zn5732 2 місяці тому +1

    Walaal naagta nin kale ayey jeceshahay ninkana waxmadhalo weynakuheshiyeen. Kudadaal ilmaha saad ugaso xadi laheyd yeyna kufahmin qayaano ayaa kujirta mar hadaa ilmaha aadhesho kafogow si jecelkeda uilowdana naagkale mesha adjogto kuguurso ilmahaagana sodhacso

  • @SleepyGazelle-nw5bq
    @SleepyGazelle-nw5bq 2 місяці тому +1

    Ani waxa umalenaa iney ku qayaaneys oo horayba nin uqabay waxaan oo daldaleyso oo dhanba waabeen

  • @user-xl9mk8nw5y
    @user-xl9mk8nw5y 2 місяці тому

    wllo waa deg deg naagtu haday qudbasiro soo waa laga fogaada ilaahay hakuu fududeeyo waa maalmihii khayrka lah

  • @user-dm3mr3ny3l
    @user-dm3mr3ny3l 2 місяці тому

    Ayeeydaa dil

    • @saabiriinmohamed3108
      @saabiriinmohamed3108 2 місяці тому

      Xasid😂

    • @user-dm3mr3ny3l
      @user-dm3mr3ny3l 2 місяці тому

      @@saabiriinmohamed3108
      Qofka sheekadan alifey wax la qabta ayuu raadinayaa si uu usoo gabagabeeyo,
      Dilkana waa albaabka u furan ee uu sheekada kusii wadi karo,
      Haduu ii fasaxona buug idil baan ka sameyn karaa,

  • @bostayoahemd3054
    @bostayoahemd3054 2 місяці тому

    Aniga hadan fakarey wa nag la qabey o nin ma dhala qabey Marka xarifkan wa orgi

  • @sahromaxmedsahromaxmed6074
    @sahromaxmedsahromaxmed6074 2 місяці тому

    tasmafiyabo awalban yabana gabar qudba siro yeleyso hadana abihis otagan nin kale sineyso waligey mamaqal qisadano kale mahad sanid subar carab

  • @user-fo6it1tt1k
    @user-fo6it1tt1k 2 місяці тому

    Ani waxaa leyahay wiilow gabadhaa qiyanay wadaa hana yelin in cunagada nin kale lasiiyo tan kale gabar aadan aqoon cideda waridked ayeydeeda shegayso see ku aamintay xataa cafimadkada baar wiilow soo bax oo isku day inaa gabadha gurigoda tagto xamar waa wayn tahay gabar adan cideda qofna adan ka aqon waa dhibato gabadhaa qiyanay wadataa haduu rabo ninaba qaba adna dhaqalayba kaa rabta

  • @SafiyaMacalin
    @SafiyaMacalin 2 місяці тому

    Subaru taladisa qaado wiilka radi ilahy Haku fududeeeyo😢

  • @user-ks3ol1uh8y
    @user-ks3ol1uh8y 2 місяці тому

    Hasugineh meshay jogto tag lkn malah naagta wala.qabaa oo wey kaa qarinaysay😢

  • @xayatahmed8198
    @xayatahmed8198 2 місяці тому

    Ilahey baa og balse nagtaas ninkalaa qabo waxeey iqarso kuutiri ee walal nag raadso

  • @HabibaAhmed-pe5pd
    @HabibaAhmed-pe5pd 2 місяці тому

    Meeshaan. Cunug. ..mayaal. Aa..Adiga..A .yaa ..dhaqaale .lagaa .agaa..Rabaa .in ..lagaa qaado...Aa..tag .xamar..Adi..goon ..u...sheegin...Raadi...Guriga.. Ay..ku ..Noosha...hay ...mrka..Hore..maku..tustay .gurigeeda.... Tan. Way .kugaartay..dhaxda. Haka..soo .Naqan ..Aa..wax ..cad..sootaabo..Nin..Raga...iskadhig.masawira..daada...maHada..Hadaad.kutaraadid....xamar..Ayaan...iman ..wey...dhuuman.....ogow..tuuga..saas.Ayaa..lagugartaaAa..Nafisgili,Hooyadaa..gabar. Wanaagsan...u..diso..iyo .qof..Aad ..dadkiisa..takhaanid..tanookala ..yay..kuu..Noqon..somalida..waxay ..tiraa.waxaa.takhaan..guuri..waxaa..takhaan..Ayay..dhalaan..gabdhaha..Ayaa..loo..cabsan..jiray. oo. inta...uur..looyeelo..lagadhuuan...jiray

  • @fardowsamohaz6087
    @fardowsamohaz6087 2 місяці тому

    Allah ufududeeyo wllken arinkaan🤲

  • @saalax3162
    @saalax3162 2 місяці тому

    Qofka 2 waad

  • @HabibaAhmed-pe5pd
    @HabibaAhmed-pe5pd 2 місяці тому

    Aniga...warkaan..ma .fahmin.. Waxaa..uu...ii la. Agyahay.war..beena.Aa..xamar..tag..Arimaha,..u,kuurgal

  • @ShukriIsmail-wc6hd
    @ShukriIsmail-wc6hd 2 місяці тому

    Naag waalan weeye marka hore gurigooda so arag kadib adiga usheeg ayeeyo naagtu wayku hortaganthyee

  • @ZamzamAli-zt8tu
    @ZamzamAli-zt8tu 2 місяці тому

    😱😱😱🥲

  • @Najminaa
    @Najminaa 2 місяці тому

    Bisinka Adunyada waxan la arkeeyn malaha🥺