Xalaashii xumeye part 2

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 45

  • @nimconajax-lq4ru
    @nimconajax-lq4ru 3 місяці тому +11

    Kan waaa xiisoole runtiii gabdha maskiinta bilaa sabb uu furay ee gabdh kale ka racy waa khiyaanole runti😢😢😢😢

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed7658 3 місяці тому +7

    Ilahayow 2kasto is jecel calaf iskugu dar 😢 lkin kan nin muu ahayn dameer cadiya ayuu haaa😢

  • @UmuAmiir-y6g
    @UmuAmiir-y6g 3 місяці тому +5

    Subxanalaah waa kanaxay wallhi nin waa isaka nuucaa😢

  • @Sahrokiin1
    @Sahrokiin1 3 місяці тому +7

    Subxanalaah 😢😢😢😢

  • @UmuAmiir-y6g
    @UmuAmiir-y6g 3 місяці тому +3

    Wallhi sas yeshay ano naagtadii ahen naxay nin danbo amini maa xaqas wale waliga laga cafima subxanalaah 😢 waxas dhan maxa qalbi ugu giline farxadas baa murug ugu dhigtay😢

  • @FatxiAdan-jv2uf
    @FatxiAdan-jv2uf 3 місяці тому +10

    Ey waaye kan gabadha islameed ayuu jaceel beena ushegay soo guursaday hadana iyadoo fileynin ayu furay mida kalena sidaan ayu ujeclaaday waxa haaya jaceyl ma ahan ee waa qooq waxan umaleyna naagta kale uu jeclaaday in ey qalbiga ka jibindoonto

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 3 місяці тому +3

    Subxanallah jecelkada waqiyano😢😢

  • @Sahrokiin1
    @Sahrokiin1 3 місяці тому +6

    Ninku naxariisdaranaa😢😭😭

  • @hoygamurtida4897
    @hoygamurtida4897 3 місяці тому +4

    Supercarab guuleyso

  • @Ramlamaxamet
    @Ramlamaxamet 2 місяці тому

    Subhanallah wllhi waa isku naxay 😢 ilaaahaw kan oo kle kaa megen galey😮

  • @CosobAbdiNasir
    @CosobAbdiNasir 3 місяці тому +4

    Ninoow nin uun weeye 😭😭😭

  • @AdimikaYuleee
    @AdimikaYuleee 3 місяці тому +1

    Nabsi intu kasoo baxeey waa xaqiiq ah inu qesadisa team higsi ubaandigo😢😢

  • @iqraabduwali2406
    @iqraabduwali2406 29 днів тому

    Wlhi anaa Ooyay Oo mooday ina arinka samenayayo subaxanallaah qofkaan ilaahey kama cabsanayo miyaa diinta waxba kama yaqaano miyaa nabsi ino qabsandoono ma Ogo miyqq yaahuu bal maxoo beenta Uku sheeka😢😢😢😢😢

  • @maryamoqalanjo187
    @maryamoqalanjo187 3 місяці тому

    Subaxnalah kaas nin maha benta iigu daran iyo naxariis darada

  • @sagalsocial7791
    @sagalsocial7791 3 місяці тому +1

    Please part 3 😢

  • @Mariamahmmed
    @Mariamahmmed 3 місяці тому +1

    Dumarow rag ha aamini rag wey qayaan badan yahiin

  • @MaryanDigale
    @MaryanDigale 3 місяці тому +4

    Ninkan Ben badana Nin Wa un Nin waji malha

  • @farhanaden-wx4dd
    @farhanaden-wx4dd 3 місяці тому

    Qiso❤❤❤

  • @DeksanBouh-g1n
    @DeksanBouh-g1n 3 місяці тому +3

    Super ❤❤

  • @MohamettRastaofficial
    @MohamettRastaofficial 3 місяці тому +3

    Rasta comment❤🎉

  • @AsmoCabdullaahiyalaxow
    @AsmoCabdullaahiyalaxow 3 місяці тому +3

    Nin si walbo ninlee wye wllhi😢

  • @shukriisse8388
    @shukriisse8388 3 місяці тому

    Ninkan waa misiibo subxanal laah

  • @adanmohamed6031
    @adanmohamed6031 2 місяці тому

    Adkeysi ayan kabarta gabadhan

  • @AbdinajibAhmed-qm5ip
    @AbdinajibAhmed-qm5ip 3 місяці тому

    Yahuu kani naçasana, dee kolley aso shanni walasogalin Donna wlhi markan dagesanaye cill baiiga qabte😏

  • @ziibay9539
    @ziibay9539 3 місяці тому

    Walhi ninka ayaad ka dhigtey iney yixiin wax xun waayo gawadhaa maskiinta ah familkeedi hormuud u eheed waliba kaa diidey iney xariir sameyso ayaa ku qasabtey kuguna qiimeysey jecelka aad u qabto iyada lkn mxaa sameysey wllo ilaah ku caafiyo gawadhaana ilaah daayo inta dhimana aan maqalno bal koley wax fcn maada sameynin 😢

  • @MaxamedFaarax-um3de
    @MaxamedFaarax-um3de 3 місяці тому

    Waana sii sheegaa iimaanka alle kaa qaad wxaas baa nagu dhex jira hadaa nhy ragga soomaaliyeed bal xey galabsatay gabadhas maskiintaa sorry wllshet 😢😢😢

  • @Hafso-o2c
    @Hafso-o2c 3 місяці тому

    Kan yaa ee kenaa an cuneee wlhi cel iga hayaa nin xaskesaa hal gawar uu hayesee nag dartedaa uu furayo kan waa kee la dehii jiree batigiii la arko waa tisaa😮😢

  • @KH.TAFEY1
    @KH.TAFEY1 3 місяці тому

    Wllhi rggu ma sina😧 wkhtiga nin rgged ciily nacasbuu saaacida 🤨☹️

  • @Lakimohamed197
    @Lakimohamed197 3 місяці тому

    inanku mrkuu wx damacsanyhy kuye dartaa u imi

  • @Ibrahim-qj7xr
    @Ibrahim-qj7xr 3 місяці тому

    Part one

  • @fardouza-123
    @fardouza-123 3 місяці тому

    😢😢😢🎉🎉🎉

  • @xaajichanal665
    @xaajichanal665 3 місяці тому

    Waxaas baa rag nala sheeganaya😢😢

  • @RaaxoIbrahim-z7c
    @RaaxoIbrahim-z7c 3 місяці тому

    Wecel sana kan 😢

  • @AsmaAsma-ds3ph
    @AsmaAsma-ds3ph 3 місяці тому

    Ayyy sorry 😢😢

  • @LadanYussuf
    @LadanYussuf 3 місяці тому

    Sorry 😢😢 nìn abaal maleh

  • @SeynabTusmo
    @SeynabTusmo 3 місяці тому

    Maxa beenta ku qasbay 😮 acudubilah

  • @Sinhaalboy17
    @Sinhaalboy17 3 місяці тому

    Ninmanka iskumid mahan lakin waa nacs wuuu ka shanlayay sorry sister

  • @hoygamurtida4897
    @hoygamurtida4897 3 місяці тому +1

  • @cqaadirsheekhcali5670
    @cqaadirsheekhcali5670 3 місяці тому

    ax😢sorry abayo mcn😢😢😢😢😢😢

  • @NajmomustafisaaqMustaf
    @NajmomustafisaaqMustaf 3 місяці тому

    Walhi igo sucutey 😢

  • @ZamzamAli-zt8tu
    @ZamzamAli-zt8tu 3 місяці тому

    😢

  • @AsmaAsma-ds3ph
    @AsmaAsma-ds3ph 3 місяці тому

    😢😢😢

  • @Sahrokiin1
    @Sahrokiin1 3 місяці тому

    Nin ma aaminidono

  • @MohamettRastaofficial
    @MohamettRastaofficial 3 місяці тому

    Rasta comment❤🎉