Wllhi runtii waa qiso aad u xanuun badan waxaan alle ka baryayaa in uu qalbiyada u qaboojiyo dhaamaantood alle umuuraha hadiin fududeeyo khery beey ku dhamaani insha Allah
Ooh wllhi waa xanun aad ioy ad uweyn ale qalbigod ha uqawojiyo 😢qawojis kaliyah mahin xitaa dhaxdod iney isku buqan ama dhiwato ka dhalato laga yabaa dhaxdod ale biyo qaww hakushuwo😢😭💔
Wllhi waan la ilmeeyey xaqiiqdii ilaahey swt qalbiyadiina ha idin qawoojiyo I.a tan qiso ma ahan wllhi mucjiso waayo xaqiiqdii lkn I.a qalbiyadiina ha idin dhowro
Reer ka gabadha dhalay baa saxan, ninkeedii hadii uu dhintay, waxay xaq uleedahay inay reerkooda lajoogto, marka arinka caadifada lagasaaro, ee diinta loo cesho.
Ilhy qalbiga ha idin qabojiyo oo sida aad jaceshayin ilhy ha idin yelo runtii waa qiso xanun badan insha aalh kheyr alha haku dhameyo waxana rajeyneya in aad figbad qurux bdan ad ino so celiaana
Ilaahay qoyska dhamaan qalbiga hawqaboojiyo qadarka allana ay usamraam aamiin yaa allaah🤲🤲🤲😭😭😭
ilaxayow qalbiya dina. Xa idin qabojiyo mesha kerka ku jiro xa idin wafajiyo qiso xanon badan runti😭😭🤲🤲
Wan il meyey wey xanuun badantahay wlhi nolasha waa xanuun rabi waxan kugu baryaa dhaman familka inuu rabi qalbiga uqawoojiyo
Amiiin
waa arrin xanuun badan, Allah qalbiga ha qaboojiyo aamiin
Illahay qalbiyada hadin qaboojiyo inshallah amiin yaa allah
Aleh idinAxaritu Amin amin😢😢😢😢😢😢😢
Waa qoraaL ilhy wayna Hagagaysa in zha Allah 🥺
Amin Amin amin😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Amin Amin Amin Amin inchallah allach khary
Alle qalbiga haydiin qaboojiyo
Rabbi murugta Farxad haydinku badalo
Sidii khayr ku jirana Rabbi Haydiin Sakhiro inshlah 😢🤲🤲
Walhi waa qiiso aad uu xanuun badan 😢illahay qalbiga haw qaboojiyo dhmntood
Iilahey hauufududeyo❤❤ Aamiin❤
Aamiin ilahayaw u aqbal🤲🤲🤲🤲🤲🤲
aamiin insha alaah
Ilaahay haidin qabojiyo qalbiyada wallhi wa qiso xanun badan
Anigu waxaan kudhihi lahaa gabadhaas iyo wlllkaa meel ayjoogaan hajoogin si Aadan uxanuunsan meelkale tag wllkaana ilahay waxaan karajenayaa inuunan cuqdad idiinqadin wllkaa waa qof wngsan ilama aha in qadarta qadan waaye
Axxxaaaaaxxaxaxaxax wlhi qalbigaan ka ooyaayayaa😢😢😢😢😢 3 diinuba danbi malihidiin
Amiina.yarbi
Ilahi qalbiga ha adin qabojiyo😭😭😭
Wllhi runtii waa qiso aad u xanuun badan waxaan alle ka baryayaa in uu qalbiyada u qaboojiyo dhaamaantood alle umuuraha hadiin fududeeyo khery beey ku dhamaani insha Allah
Ilahy murugada haydiinka qaaado waaa qiiso anag nawad tabatay wll Idina alllhe dhibta haydiinka qaaado yaaa rabi wax walba waaa la arkayaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Waa qiso aad u xanuun bdn😢😢😢😢😢😢
Alle ha ufududeeyo arimahooda oodhan
Aamiin ❤❤❤❤❤
amiin amiin yarabi
Walaahi caawa aad ayaan umurugooday
Ax ax waaa xanuun walhi 😢😢😢😢😢 allow adigaa raxmaan ah ax alle ha idin fudu deyo nolosha
Waa qiso xanuun badan😢😢😢
Aamiin😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Amiiin😢😢😢😢
aamiin yaarabi😢😢😢😢😢
Qalbiyadiina Allah idiin qaboojiyo
Ilahayo kherkadhi yarabi aamin 😭🤲😢
AAMIIN 😢😢😢😢
subar carab hooyo waad mahadsantahay
Allah qalbigoda haqawojiyo aamiin 🤲🤲😢😢😢😢
Allah idiin sahalo amuurta😢😢
Ilahay qalbiga haedin qawoojiyo😢🥺
Wnka xumahay qisadan xilidanbe ayaan dawanayaa murugbaan BAs ahay kolay hada xalwaalagaadhay lkn waxaan idinlee ahay qofna qaladmalaha meherna waa kii hore Aboowe gabadhaada hakarhin hana dafirin adaa dhalay waliba sisax aha ayaad udhashay haka qarinin in aad adudhashay
ilaahey qalbiga ha uqaboojiyo abowe gabagabadeeda noo soo ogoow
Allah qalbigoda haqawojiyo😢😢😢😢
Wlhi waa qiso aad u xanuun badan wllo lkn ale waxan idin waydinaya inu idin asturo oo aad idinkuna ale bridan wllo😢😢😢😢😢
Alle hauqaboojiyo qalbiga😢😢😢
Wall qisaadu maa inta ayay ku dhamaty 😢
Alle murugada ha idin dulqaado hana udin fududeeyo qalad miinan sameen lkn illhay wuxuu qoray baa dhacay.
waxanun wa murugo waa farxad mar walka nolyahay hadana aad xaaskisa dumalatay ale qalbiga ha idin qabojiyo dintena ayaa wxa waliba qadarka kaweyn😢😢😢😢
HIGSI No1😢😢😢😢
Amiin yarabi😢😢
Walahi waa xanun aad u daran saas ay tahay waxaa dhacaaayo wixii qoran lkn qalad kuma heldihiin 2wadiinabo wixii dhaco
Wlh waa qiso ad i ad u xanun badan alle qalbiga ha idin qaboojiyo❤
Ax wlhi waa qiso aad uxun lkn gabadha hada ahaan lahaa ninkaygi hore Kuma labten kan hada iqaba ayaa dhihi lahaa adi lee ku rabaa ceeb Kuma laban karo
Walle caraboow qisadaan gabagabadeda nooso ogow wa codsi
Ameen yaa rabi
Amin ,🖐️✋🖐️✋🖐️✋🖐️✋🖐️✋
Sxp asc
Subxaanallah waa qiso xanuun badan lkn marka laxaliyo inaa nala so wadaagto ayay ahy😢
Waxan alle idinka barinaayaa waxwalbo iney qadar ku dhamaadan
Sami in🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭
Amina
aamiiiiin yaarabi❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Yaaa allh wlhi waa murug aad io aad u xanun bdn wlhi lkn alx wayo waxa walpo alle aya shaqo ku leh i.a qer 😢
Sxp qiso 9sano ah makusoo gudbiyaa😢 Aad u xanuun pdn
Amiin
Allaah khalbiga ha idiin khabooji yo dhamaantin waa khiso xanuunbada amiin amiin yaarabi
Ooh wllhi waa xanun aad ioy ad uweyn ale qalbigod ha uqawojiyo 😢qawojis kaliyah mahin xitaa dhaxdod iney isku buqan ama dhiwato ka dhalato laga yabaa dhaxdod ale biyo qaww hakushuwo😢😭💔
😢😢😢😢😢
Aamiiin Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Ax ax 😢😢😢
Walal xanuun ka murugo badan wlhi horay umaan arag walal Allh idinka Tir tira xanuuka
Wllkaa Hadii mar Labaad Aad heshay Alxamdulilaah Allh idin gar gaaro Amiin Amiin wlhi Qisadaan wn La ilmeeyay
ilaahey qalbiga ha u qaboobiyo😢
Ala xanun bdanaa😢
Aamiin
Amiiiiiiiiin yarabi
Illhw qalpigoda uqapoji😢😢
Ale hani qawojiyo😢 qalbiga
Wllhi waan la ilmeeyey xaqiiqdii ilaahey swt qalbiyadiina ha idin qawoojiyo I.a tan qiso ma ahan wllhi mucjiso waayo xaqiiqdii lkn I.a qalbiyadiina ha idin dhowro
Wala waqiso aaad uxanuubadan walaa allaah qalbigooda allaaa hau qaboojiyo ❤
Aamiin yarabi 💔 😞 🥺
Aamiin yaarabi
Wlhi waa qiso xanu banana ani waisamesa allha qabiga ha idinqadoojiyo😢😢😢😢😢
Allha qalbiyada uqaboojiyo dhamantod😢 waa qiso layab leh
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ellahay ha idin fududeeyo aboowe waa xanuun qisadaan
Wallahi wan laa oyay😢😢😢alle galbiga hadin qabojiyo😢
Ameen allow ikadulgad
Ilahey sida kherkaleh haidinwafajiyo hamurgina sisax ah wilka wax haloogu sheego adinka miidan qiyaamin
Sorry Wllkey mcn 😢😢😢😢😢 Allha ku dhiba dhamo abowe mcn 💔💔🥺🥺😥😥😫😫😫
Supe carb
Wlli wa xanuun😢😢😢
Allah kaqado murukada 🤲
Wlhi wan ilmeye si Qalpiyan😭😭😭😭
😢😢😢😢 waa qiso xanun badan😢
Qisada qeebta kale mano so gudbi karta plz sidee loku sheekay iyo sidii Ee wax noqdeen
Aamiin 🤲
Reer ka gabadha dhalay baa saxan, ninkeedii hadii uu dhintay, waxay xaq uleedahay inay reerkooda lajoogto, marka arinka caadifada lagasaaro, ee diinta loo cesho.
Sax
Yaarrabbi qalbiga uqabooji
M.a
Wlh waa qiso ad itabatay oo ad iyo ad uu xanun badan allah qalbiga ha idin qaboojiyo ax sorry