Xalaashii Xameeye part3

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 82

  • @MaxamedFaarax-um3de
    @MaxamedFaarax-um3de 3 місяці тому +12

    Gabadhaas waa saxan thy wax walba wxaa kadaran hamiga io rajada owgeliyey ee ow furiinka ugu bedeley 😢😢

  • @nuurkalsooni7772
    @nuurkalsooni7772 3 місяці тому +8

    Suber carab sxb aniga galige hda kugarsiinkaro 5000k wn kugarsinlaha sxb wlh wn kaxumahy

  • @DeruloSabri-xx7nj
    @DeruloSabri-xx7nj 3 місяці тому +11

    Sax sax sax sax sax sax sax Nice Nice is very girl ❤❤❤❤

  • @abukarcadoowe1178
    @abukarcadoowe1178 3 місяці тому +3

    Ilaahey swt qalbigeeda haku soo aadiyo I.a

  • @SleepyGazelle-nw5bq
    @SleepyGazelle-nw5bq 3 місяці тому +4

    Waa Nin Lackta sirtay oo kalagaran waayey wohow sameyo xitaa latashan waayey hooyadii iyo Aabe nin iska soolaabtay ma axa meshi usocday ayaa waxkusoo wayay xadow kaheli laxaa sida owrabo hortisa ayow usocon laxaa uma soo noqon Laheen gabadhii hore🎉

    • @Arafodore
      @Arafodore 2 місяці тому

      True he couldn’t find what he left for, he is xaasid.

  • @leylaabdullahi723
    @leylaabdullahi723 3 місяці тому +2

    Ilhey haujeediyo wlhi qof qalbigiisa aad dhawacday inaa dib u hesho😢😢alle hau dhibyareeyo 😢hada nahay dumar qalbigeena naxariis badn kabuuxa alle qalbigeeda haujilciyo😢😢

  • @HindaXasan-k1x
    @HindaXasan-k1x 3 місяці тому +4

    Wlhi Saan ucadhooday waligay umacadhoon wiilkaa carada igaqabatay Wyo xitaa haduu dukaan ufurilahaa waxba madhaheen lkn ciqaabta gabadhaas uumariyay wali madanmarin

    • @RayaanHonasti-i6e
      @RayaanHonasti-i6e 3 місяці тому +1

      Haa abayo waa runtaa waxa la beerto waxa ugu wanagsan bini aadanka 😢😢

  • @idilnuurdiini3090
    @idilnuurdiini3090 2 місяці тому +1

    Horta taas macbayguku tahy gabadhas aad qalbigyda jabisyna illhy qalbigeda hakuso jediyo aamiin.❤

  • @HindaXasan-k1x
    @HindaXasan-k1x 3 місяці тому +2

    Fiiri aboowe talada aan kusiinayo waxay tahay kaw horta allh utoobadkeen tankale haquusan iskunaday in aad dhaqqle kubixiso dukaan ufurto gabdhahooda lagayabaa in allh kusojilciyo qalbigeeda

  • @Salmasaafi-hf7wm
    @Salmasaafi-hf7wm 2 місяці тому +1

    Mid adi kaawanaagsan oo qiimaheeda garanaayo Alle ha usahlo adine lugooyadaada laduldhaaf gabadhaas miskiinta ah

  • @Ramlamaxamet
    @Ramlamaxamet 2 місяці тому +1

    Yaaaa rabi kan aml kaa megen galey😢

  • @Ibnuahmed678
    @Ibnuahmed678 2 місяці тому +1

    Horta wllkayow nabsiga ma daaho gbdhasi markay ku lahayd so fur xaaskaga wlhi wa dareemay inay midi ka jaraysay inay ahayd balze wxay kugula tala gashay inay ku dareensiiso qalbi jabka wuxu yahay😢 al muhim wllkayow cashir haku noqdo.
    Wlhi aniga kula hadlaya gabar fcn wa iso martay balze shahawadkyga dartis ku waayey zbbto ah anigo xuman ku samayn gbdhas aya fariin u hormariyay anigo ku dhahaya sidas igaka haysata dhibkasna wa i haysata sidii gbdhas ku kala harnay. Xuman kuma kala tagin si wngsan ku kala harnay balze xasuusteda aya igu so dhacaysa mrka nabsi ama gabar fcn la lumiyo 😢hadana anigo nabsi an ka galin

  • @hananomar9969
    @hananomar9969 3 місяці тому +2

    حسبي الله ونعم الوكيل / اجيلآ ام عاجيلآ الحق يرجع وأنا حقي با استنى من عند الله 😔😔😔

  • @FadumoQasin-d9u
    @FadumoQasin-d9u 2 місяці тому

    Wallah waa xanuu. Gawadha Saad u gashi wll lkn allah waxa kaga baryaa hadii calaf isku leedihin dim allah hakugu soocelyo wll

  • @leyloahmedabdimoha857
    @leyloahmedabdimoha857 3 місяці тому +2

    Lkn inaa dhahdo ma ahaan xaaskaada soo fur dambi waaye sidaas qaladna waaye 😢ayada way la jirtaa dambiya xaaskaada sidka fur wax wanaagsan maanan samaynin😢

  • @Sahrokiin1
    @Sahrokiin1 3 місяці тому +1

    Qalbi hadujabo marnaba sifudud lagumadaweykaro calaf hadadiskuledihin ilaahey qalbigeda haku soaadiyo wll

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 3 місяці тому +1

    Wallahi Maasha Allah aniga waxn kufarxay gabada, gabada somaleyeed ee wallashed u aarty 👍👍 ayn leeyahy but abayo waxaa ficneed in aad meesha lagufuraayo aadan joogin. Anigaba ninbaa xaaskiisa oo 6 ciyaal udashy darteeyda ufuray anigoon ogeen markaasu inta uu isowacy igudahy xaaskii wanfury, aaaad iyo aad ayn ogaxumaady waana kadiiday in aan isgursano 4 sano aya kasowaregty illa iyo maanta wuu isowacaa mana kaqabto phone ka.

    • @Canbaro-p8n
      @Canbaro-p8n 3 місяці тому

      cashar udhigte barina aduuu saaas kugu sameeena

  • @ShugriBarkhad
    @ShugriBarkhad 3 місяці тому +3

    Wllhi qofka marka uuu qabigu jabo waye adag tahy lkn allah ha kuu dhib yareeyo wlllo😢

    • @sunish-kk6qc
      @sunish-kk6qc 3 місяці тому

      Haa wlhi qfkas somaabto😢

  • @hanihassan4472
    @hanihassan4472 3 місяці тому +3

    Aamiin yarabi 💔 😞 🥺 😢

  • @FaisaAli-c4y
    @FaisaAli-c4y 3 місяці тому +1

    Aamiiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @SeynabTusmo
    @SeynabTusmo 3 місяці тому +2

    Qalbigu mar hadu jabo khalaas waye 😢

  • @Lakimohamed197
    @Lakimohamed197 3 місяці тому +1

    malinba qisaba qisada kle ka drn Alle dambigeda ha dhafo
    adiga wll naxrista Alle ha ka qusan

  • @ShukriaxmedRaage-o7r
    @ShukriaxmedRaage-o7r 3 місяці тому +1

    Mahadsanid wll allaha haku xafido wll

  • @HindaXasan-k1x
    @HindaXasan-k1x 3 місяці тому +1

    Gabadha waxaa dhihilagaa abaayo mcnto dorry horta ciqaab iyo Xanuun wad martay ilahay waxaankaagabaryaa in allh kuxiftiyo aakharo iyo aduunba abaayo maqaldame waa allh wnkubaryaa casiyada allh caasiya ayuu Cafiyaa iskacafi wiilka wlhi ciqaabta wuumaray lkn iskacafi

  • @ziinamao5987
    @ziinamao5987 3 місяці тому +2

    Sax waye hadlkaga ha qusan Allha tug

  • @LeylushAdontiAlle
    @LeylushAdontiAlle 2 місяці тому

    Mar Kale Alle Ha IsgU Kin So Jediyo Ayadana Alle Qalpigeda Wanag Haku Aburo Amenta Racsha😢😢

  • @umumaxamed1117
    @umumaxamed1117 Місяць тому

    2015 ayan qof ku ciyarey
    Inkaston marka an add uyara alkin waan ku jesjesey 9 samo ayaan kunolahay nolol bila farxada

  • @xamdifffusman5536
    @xamdifffusman5536 3 місяці тому

    Amina amiin

  • @SabrinnHussein-jx5vh
    @SabrinnHussein-jx5vh 3 місяці тому

    I.a apwe Allh qafuru Raxim wye haKa qursan i.a AllahNa qalpigeDa haku soo jediyo i.a adna Sawar Lee😢💔😭

  • @HindaXasan-k1x
    @HindaXasan-k1x 3 місяці тому +1

    Sanad iyo 2 bil ciqaabtii aad ugaysatay mar horta wali waxba madandareemin Wyo malinkii warqadeeda aad siisay say unaxday Wd aragtay lkn sanadkii murugta kujirtay mar

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 3 місяці тому

    Waad dhaawacedey illahey baa daaweyenkar dhaawacaas??,??,??,?

  • @RayaanHonasti-i6e
    @RayaanHonasti-i6e 3 місяці тому

    Ax 😢😢😢😢😢 wlll marka hore 1 balan tiii aad qadey oofi oo dukan kiiii fur wlla heda kasomar oola hishiì dawa soco i.n alle ha ku so jediyo walhi wey adag tahey sida eey kugu solabato lkn ale na bari oo slatul ley liga tuko sona badso sadaqana baxso 😢😢😢😢😢

  • @AyaancismaanAskar
    @AyaancismaanAskar 3 місяці тому

    Ilahay hakufududeyo abowe❤🎉

  • @ZamzamAli-zt8tu
    @ZamzamAli-zt8tu 3 місяці тому +1

    Aamiin 🤲😭

  • @xaliimo5169
    @xaliimo5169 3 місяці тому +1

    abaal kiisa ayaalaga warabiyay xalaashisa xumeeye xakara u danbeeyo

  • @RoodaSharaf
    @RoodaSharaf 2 місяці тому +1

    Medhe geedsaran kuwo dhulyala loma dadiyo xalashadi markad qalbiga kajabisay waliba sixun ugashay adkayso

  • @deeqsanmoha9006
    @deeqsanmoha9006 3 місяці тому +2

    Xalshiisa xumeye xakar ayaa u danbeyo horaa lodhahy Alle qalbikeda husoo jediyo

  • @MaxamedSalaad-h1t
    @MaxamedSalaad-h1t 2 місяці тому

    Waalhi waa mid xanun pdan ilahow

  • @luulhussein7775
    @luulhussein7775 3 місяці тому

    Adigu rabi hor fadhiisto OO cafis ka galno OO bari si uu kuugu Soo sakhiro

  • @AsmaAsma-ds3ph
    @AsmaAsma-ds3ph 3 місяці тому +2

    Ax 😢😢

  • @saalax3162
    @saalax3162 3 місяці тому +1

    Cadaabta gal qaa in ayaa tahay nolashada kumatoosto oo mar lawad ayuu rabaa kwrn inuu xumeeyo

  • @Arafodore
    @Arafodore 2 місяці тому

    That sister shouldn’t trust this man, he is very selfish and will do it again if she gives him another chance, I believe she shouldn’t trust him again and she should move on with her life.

  • @ZamzamAli-zt8tu
    @ZamzamAli-zt8tu 3 місяці тому +3

    😢

  • @nimcoaxned9466
    @nimcoaxned9466 2 місяці тому +1

    Nabsi ma daahp 😢😢

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 3 місяці тому

    Sax sax sax waye

  • @SafiyoCabdirixin
    @SafiyoCabdirixin 2 місяці тому

    Sadaqo baxso salad badan tuko habenkii quran aqris tasbiix badan walal sas samey

  • @fardouza-123
    @fardouza-123 3 місяці тому +2

    😢😢😢

  • @RaxmoKiin-l3l
    @RaxmoKiin-l3l 3 місяці тому

    Allow barde samo hakuso xijiyo

  • @DeeqaMuhumedgudaal
    @DeeqaMuhumedgudaal 2 місяці тому

    Waa in aaad furta meshi aad u balan qaaaday furaahana gacanta ka saar middas kow
    Midda lbd meelkasta u mar sa ku heeshid familkaagana u sheeg runta inay wllidkaga la hadlaan u sheeg sii ay la hadlaan waalidkaga dartood kugu soo noqoto. Ayaa laga yaaaba
    Lkn carwadda u fur oo balanta oofi

  • @maryancusman8971
    @maryancusman8971 2 місяці тому

    😢😢😢😢😢

  • @MaryanAbdiAli-s1s
    @MaryanAbdiAli-s1s 3 місяці тому

    Waa sidaa filaye in lagaa jaro nabsiga

  • @RoodaSharaf
    @RoodaSharaf 2 місяці тому

    Ragena somalida markay nolosha gabdhaha burburiyan ayay dhahn nabsiba igudhacay aniga waxan oranla gabadha sida kuadkayso gabadhada io walalha iska hayso marki horaba gabadh adag ayaad ahayd lkn ninkaynoqotay sad shalamd rac uahayd uadakayso

  • @LadanYussuf
    @LadanYussuf 3 місяці тому +3

    Mac sokor jecliya jabkaas

  • @LaylaShireu
    @LaylaShireu 3 місяці тому

    Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin

  • @nafisocali9869
    @nafisocali9869 3 місяці тому

    wall wax walbo waa macquul ha quusan salatu laylka tuko istiqfaarta iyo saliga nabiga badi alle neh bari marwalbo 😢

  • @sacdiyabeauty6708
    @sacdiyabeauty6708 3 місяці тому +1

    Jec liyaa jabkaan nin qiyaanole ah

  • @MrqalooceMrqalooce
    @MrqalooceMrqalooce 3 місяці тому

    Wllkeyna hiigsi 200k maxa u gaari weeyey ii sheega bal

  • @khadrasaleebaan4773
    @khadrasaleebaan4773 3 місяці тому

    DOQON DHEEMAN DUMAR BAAD DAYACADAY HADAY KU SAMXDAY NASIIB BAAD LEEDAHAY

  • @LaylaShireu
    @LaylaShireu 3 місяці тому

    😢😢

  • @FatxiAdan-jv2uf
    @FatxiAdan-jv2uf 3 місяці тому

    Wey ku suktay wasaqa baastarka waa laga jaray

  • @solomon-sane
    @solomon-sane 3 місяці тому

    Xaasisanaa

  • @nimconajax-lq4ru
    @nimconajax-lq4ru 3 місяці тому

    Way ku macnty iany sasi kugu dhacdo adbaa gabdha maskiina sisaad uu gashay qofkii qof khiyaanh SaaS uu danbysaaa haaa ogaaado

  • @jiijoqueen1075
    @jiijoqueen1075 3 місяці тому +2

    Macsonkor kudhahay

  • @sahramohamed1692
    @sahramohamed1692 3 місяці тому

    Masha Allah great girl every women should think like her ❤❤❤

  • @LaylaShireu
    @LaylaShireu 3 місяці тому

    👀

  • @MiskiXaashi-o7c
    @MiskiXaashi-o7c 2 місяці тому

    Nafsi maa daaho

  • @MunoMohamed-sr5su
    @MunoMohamed-sr5su 3 місяці тому +1

    4

  • @hoygamurtida4897
    @hoygamurtida4897 3 місяці тому

    Abaal kiisa ayey kusugtey

  • @saadiahussein5607
    @saadiahussein5607 3 місяці тому +1

    Macsokor kugu tahay

  • @HindaXasan-k1x
    @HindaXasan-k1x 3 місяці тому

    Fiiri aboowe talada aan kusiinayo waxay tahay kaw horta allh utoobadkeen tankale haquusan iskunaday in aad dhaqqle kubixiso dukaan ufurto gabdhahooda lagayabaa in allh kusojilciyo qalbigeeda

  • @xamdiamiin8051
    @xamdiamiin8051 3 місяці тому +1

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @HamdiadanIssack
    @HamdiadanIssack 3 місяці тому +1

    😢

  • @LaylaShireu
    @LaylaShireu 3 місяці тому

    😢😢

  • @AasiyoSheekh
    @AasiyoSheekh 3 місяці тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @NasroOsmanmohamed-q2z
    @NasroOsmanmohamed-q2z 3 місяці тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢