Goaankii ugu adkaa noloshayda.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лис 2023
  • Noloshu maalin ba meel ayeey ku gaysaa, goaan naftaada u fiican waa inaad gadhaa . Naftdaa hormarkeedu iyo jacaylku waa muhiim.

КОМЕНТАРІ • 293

  • @Abs433
    @Abs433 8 місяців тому +24

    Please complete your true love with Islamic deen and etiquette. Please reflect on that as you were born Muslim and come from very strong lineage of Islamic way of life. Please take that wise advice sister!!!!

  • @farhiaibrahim1128
    @farhiaibrahim1128 6 місяців тому +5

    Walaal ninkaaga diinta islaamka ugu yeer aduunku waa wax yar ha iloobin aaqiradaada iyo ilaahay hor istaagiisa inshaalah qayid

  • @zahrayasin9044
    @zahrayasin9044 8 місяців тому +11

    Kolay jacayl iyo ixtiram hadad ku haysato walal diintada ku adkow isagana bar si aad aduun iyo aakhiraba farxad ugu heshaan

  • @sharmarkejamal2829
    @sharmarkejamal2829 8 місяців тому +63

    From Somali man. from Awdal, go girl. I am happy for you and your wonderful family. Enjoy life against haters. VIVA Sister1

    • @farduusxamse135
      @farduusxamse135 8 місяців тому +1

      Mashal Allh ❤️👑

    • @se1059
      @se1059 8 місяців тому +1

      Masha allah nin nolosha wax ka og

    • @khadraali8373
      @khadraali8373 8 місяців тому +1

      Iskuwaara abid farxad

    • @tolmoonmohamed9023
      @tolmoonmohamed9023 8 місяців тому +1

      Mnshallah Wax loo dhigaa ma jiro marba marka labada qof happy Isku yihiin long life dear sis❤

    • @abdirahmanJeesmire
      @abdirahmanJeesmire 7 місяців тому

      Shame on you nin weynbad tahee halkii aad wanaag usheegi lahayd ayd ku dhiiri gelinaysaa xumaanta .
      Awdalna hasheegan noocaagani reer awdal matihide

  • @janadunia2950
    @janadunia2950 8 місяців тому +9

    Asma skin care kaga noga faide skin kagu mashaa Allah Allahuma baarik glowing ❤

  • @hodanabdi3667
    @hodanabdi3667 8 місяців тому +3

    Mashalllah ... beautiful story.. alahma Baraka.. abd keep your love for your for ever insha allah

  • @Me-vq7sy
    @Me-vq7sy 8 місяців тому +2

    We love you, girl. May Allah extend your happiness into paradise along with your family. Keep teaching our girls to make wise decisions❤

  • @user-wn5gl7vb2b
    @user-wn5gl7vb2b 8 місяців тому +1

    mnsha allh Ti illahay Farxada ugu wado ee khyr uga dhigo allha ka helo mihimadu wa farxadad ee khyr kuwara iyo xasiloni insha allh

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 8 місяців тому +1

    ManshAllah tabarakallah my beautiful BarakaAllah 😊

  • @shankaroon8172
    @shankaroon8172 8 місяців тому +14

    Halka wax kadhiman farxdaada waa asturaad xabibti Allah ku hadeeyo nolosha inta dhiman isku waara oo wada jira true love never ends ♥️

  • @Worldwide24hrs
    @Worldwide24hrs 8 місяців тому +2

    You're now a lot prettier than you was in tiktok. I like your channel. LIFETIME stories are fun n help people to be a better listeners in real world. Keep it up.

  • @farduusxamse135
    @farduusxamse135 8 місяців тому +3

    Noo soo badi mcnEyyyyy reerka Alle haku barakeeyo

  • @hodanabdi1616
    @hodanabdi1616 8 місяців тому +2

    Asma quruxeey ma qofku diidi karaa jira ilaahay swt ayaa kugu farayareystay masha allah ❤jaceylku ha waaro ❤

  • @afrahsml642
    @afrahsml642 8 місяців тому +6

    Do more vlogs of ur daily routine and challenges

  • @ayaansahalyuusuf9482
    @ayaansahalyuusuf9482 8 місяців тому +14

    Suaal inanku Haduu marki hore muslim ahaa Girlfriend siduu u lahana waliba Share u ahayeen misse markad is Gursatenbu muslimayna Bal Taas no kla saar 💯

    • @ahmedmahamed9676
      @ahmedmahamed9676 8 місяців тому +12

      Suaal faduulaysan weeye walaley ninkaa cadaankaa asalkiisii wuxuu ahaa maxaa kagalay haday rabto weymuslimisay mihiimku waa waxa hada aatahay mihiim maaha waxaad ahaan jirtay❤

    • @farhanacadey9937
      @farhanacadey9937 5 місяців тому

      @@ahmedmahamed9676way muslimasay diin mahaysan mida kale girl friend waxa lagawadaa kuwa isa dhuunsado sida Somali da waaye waxa jira kuwa xiriir leh 5 sanadood

  • @AhmedHassan-tx5td
    @AhmedHassan-tx5td 8 місяців тому +2

    Masha Allah famil qurux badan ha ukoojin❤❤

  • @user-zz7qd2hf9h
    @user-zz7qd2hf9h 8 місяців тому +1

    Xaraabdii iyo xadaarinmadi oo qof asmaay waan ku jeclhy ❤❤❤

  • @WhiteOreotastic
    @WhiteOreotastic 8 місяців тому +4

    You have true love may Allah bless you and your husband and protect you both ameen

  • @ayaanmoh3724
    @ayaanmoh3724 8 місяців тому

    Yes that’s my Strong girl asma keep up ur life dearling ❤

  • @whome4851
    @whome4851 7 місяців тому +2

    Illahay hakuu soo hanuuniyo

  • @farduusxamse135
    @farduusxamse135 8 місяців тому +4

    Naag adaga ayaa tahay Ninka wanagsan Alle haku xifdiyo wlzhay mcnEyyyyy❤❤❤

  • @idilfaarah211
    @idilfaarah211 8 місяців тому +1

    Mashaallah alle hakuubarakeeyo familkaada❤

  • @nimooctober
    @nimooctober 6 місяців тому +1

    We love you guys and your wonderful family ❣️ enjoy life against haters .😊

  • @rawdahahmed3477
    @rawdahahmed3477 8 місяців тому

    Maansha Ala tabaaraka Laa ilaahay ha isu kiin daayo oo ha isu kiin barakeeyo .

  • @NadiiraNour
    @NadiiraNour 8 місяців тому +6

    Walahi waan qoslay 🔥🔥

  • @istaradamibrahim7832
    @istaradamibrahim7832 8 місяців тому +4

    Mansha allh qurux badaney familka alle hakuu barakeeyo ,kaso hadal intee socday xiriirkiinna .😂😊

  • @hiraabdi1952
    @hiraabdi1952 8 місяців тому +1

    Msha Allah Wlhiy Waan Ilmeeyey😢 Illahow Isukiindaaa🫂

  • @MiaLabe
    @MiaLabe 8 місяців тому +20

    In life when you choose happiness and love above all else one is truly blessed.
    Before you both came into existence your union was predestined and entwined. May you forever be as one in this life and the hereafter. Ameen
    Live your life beautiful and live it unapologetically as you should.
    No one opinions matter when it comes to your life choices. The brave one in our community is the individual who lives their life according to their own rules rather than what others dictate.
    I am proud of you for choosing yourself and your love. May Allah bless you both with a long beautiful life together full of abundance of laughter and love. May you both be reunited as husband & wife in Jannah firdosa. Ameen 💗

  • @honeyfarah9534
    @honeyfarah9534 8 місяців тому +2

    So romantic bless your marriage Somalia people don't now how to mind their business be happy sweetie I love to see Somalia sister who is happy

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 8 місяців тому +1

    True love forever my beautiful 😊

  • @hafsaahmed-et4dx
    @hafsaahmed-et4dx 8 місяців тому +1

    Maacha allah gabadhan aqli iyo garasho dheerada alle ku manaystay wlhi
    Asmay muhiim maaha abuurista alle u abuuray qofka muhiimadu waa waxaaad dareemayso markad agtiisa joogto iyo qiimaynta uu qofkani qiimaynayo noloshaada waaaw nolosha dhan e lagu sheegayaba waa midaan aad ku jirtan alle hakugu wado farxadaada

  • @saaraali9688
    @saaraali9688 8 місяців тому

    mashaa allah you are good story teller

  • @hudamohamed5310
    @hudamohamed5310 7 місяців тому

    Mashallah nice to meet u sis love ur story ❤

  • @saamhayaan6147
    @saamhayaan6147 8 місяців тому

    M.a❤ Allah ha iskukiin barakeeyo wll

  • @jasminaden4772
    @jasminaden4772 8 місяців тому +1

    Masha Allah sister bless ❤

  • @mariaabdi806
    @mariaabdi806 8 місяців тому

    Mnsha allh farxd ku nolow xbty❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 8 місяців тому

    Ilxaasid Alle Haydinka Hayo gacaliso..Hore Usoco ☮️&💜

  • @dudubmed
    @dudubmed 8 місяців тому

    masha allah waa gabadh aqali iyo qurux isku darsaty

  • @maryanisse6082
    @maryanisse6082 8 місяців тому

    Masha allha sister ❤❤❤❤

  • @misafaa2000
    @misafaa2000 8 місяців тому +1

    Allah ha idin Dhowro ameen

  • @myfowsy8079
    @myfowsy8079 8 місяців тому +3

    Masha alh asma wa ihan qoslisaa wlh abayo funny thy ❤
    Uknow what xajiga iyo ilmaha diinta bar oo english wacdiyada u dar❤

  • @beautifulworld8814
    @beautifulworld8814 8 місяців тому

    Cute couple!.

  • @hanaaadanjaamac2267
    @hanaaadanjaamac2267 8 місяців тому

    Inder qli hanbalyo ilaahay sanado kale oo kafarxad badan haku gaadhsiiyo

  • @hoodoismail6260
    @hoodoismail6260 5 місяців тому

    Allaah ha isku kiin daayo qali masha Allaah

  • @Aasiyayr277
    @Aasiyayr277 8 місяців тому

    Masha Alllah❤️❤️

  • @hamdushbadel6645
    @hamdushbadel6645 8 місяців тому +1

    Jcyl wxn Aad u xiiseynya sheekooyinkaaga absolutely wxa tahy boqorad dhag ha udhigin inta nolosha negative ka ka baraty
    Plse nooga sheeke o no siwad sheekadan love u hbbti ❤

  • @amuun6656
    @amuun6656 8 місяців тому

    Horta adigu weligaa maku fikirtay inaad noqoto qoraa wlhi bugaag badanoo cajiiba waad qori lahayde asmaay ilaahay hakuu barakeeyo reerkaaga ninkan isaga ahna diinta bar dee oo muslimi ha iska ag fadhiyinuune ilaa ay muminiin noqdaan ha guursanina ayaabu ilaahay yidhiye

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 8 місяців тому

    Waxbarashadada noga soo sheekay gumman mansha lag fariid 👸🏼👸🏼👸🏼👸🏼👸🏼👑

  • @FaatushAlii-ih8vl
    @FaatushAlii-ih8vl 8 місяців тому +2

    M.a Asma wlle faridad baa tahay waligaa qof ha udhutin waxad ku qanacsanthy illhyna raali kaga yahay sameyso❤🎉

  • @kadidjasouleiman4303
    @kadidjasouleiman4303 8 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤ jacelku ha waaro

  • @mounasiradhassan2309
    @mounasiradhassan2309 8 місяців тому +1

    Mashallah 🤩 ❤

  • @MarwaMarwa-qr5rp
    @MarwaMarwa-qr5rp 8 місяців тому +1

    😂😂😂😂 ala adigaa qosoleey baa tahy maasha allah

  • @sawdahassan9570
    @sawdahassan9570 8 місяців тому +1

    allahuma baarik

  • @FadumoAhmedMohamed
    @FadumoAhmedMohamed 8 місяців тому +3

    Ilhy Waka kaga hiiliyay qor gaabe is astur jcyl 😂❤

  • @faadumoluul4582
    @faadumoluul4582 8 місяців тому

    Asmay wllo Maasha allah reerkaka allah ku barakeeyo ❤❤

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 8 місяців тому +1

    Masha Allah tabaraka Allah
    You are so strong Asma Allah ha kuu siyaadiyo happiness inaader qaali ❤❤❤❤❤

    • @Nature14635
      @Nature14635 8 місяців тому

      Hakawalina gabarta, soolaabo dheh

    • @ikranabib7919
      @ikranabib7919 6 місяців тому

      @@Nature14635
      Dhaaf hore ha u socotee qaali

  • @nimcomohamed230
    @nimcomohamed230 8 місяців тому

    Alle haku barakeeyo farxad igu noolaw asma Queen ❤️❤️❤️🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @loulamohamed4898
    @loulamohamed4898 8 місяців тому

    Mansh allha asma qali gulayso wll arin fican ayad samaysa malinka hore u soco

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 6 місяців тому

    No matter how happy or sad you're today it won't last because there's nothing guaranteed in this life and Allah's wisdom is behind it as life is like a circle that's moving where if you're enjoying today your fellow human is struggling in the corner. You're happy today but not tomorrow you're sad yesterday but you may be happy today. You're sick last month but you're healthy today. You were struggling with life or financially but you are stable today. You may be in love with someone once but you may hate that person another time or that love ends and vice-versa. Therefore, always remember that life in this world is fiction. Please work toward afterhere life. Remember the death, grave and standing in front of Allaah. That's the real purpose of your existence. May Allah guide us all to the right path and make us righteous. Allaahuma aamiin.

  • @ugbadrashed9902
    @ugbadrashed9902 6 місяців тому

    Bisad qoydeyba la Monday kale ilahay haku dhaafiyo.adna hore usoco walagusoo dhibey.

  • @neimaomar111
    @neimaomar111 8 місяців тому +2

    Asmay wad Iga qoslisa 🔥🔥🔥

  • @sagalm3186
    @sagalm3186 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤👍🏽 beautiful Masha Allah, bes ha ilaawing where you come from 🌸

  • @nasrokhaliifaxmed8773
    @nasrokhaliifaxmed8773 7 місяців тому

    Masha alh abayo wlh wn iska kaa jecelahay m.a aqano sababta lkn alx❤

  • @idilali1932
    @idilali1932 8 місяців тому

    Mnshallh mnshallh allh hysku kiindyo wll wada nolda❤❤❤😊

  • @naimaahmed346
    @naimaahmed346 8 місяців тому +3

    Allh maxaa ku jeclahay runta kugu jeclahay sheekada waanba ka helaa farxad ku noolow adiga iyo family gaaga❤❤❤

    • @muhiimali
      @muhiimali 6 місяців тому

      Saw maha wllo waa run miidhan asma ❤❤

  • @rahmaabdilkadirmohamed8515
    @rahmaabdilkadirmohamed8515 8 місяців тому

    Family qurux bdn ahaada❤

  • @user-ew1xu7il3d
    @user-ew1xu7il3d 8 місяців тому

    Asmaay ❤❤❤❤❤ xajigaaga alaha kuubarakeyo😊

  • @fadumoabdulkadir1388
    @fadumoabdulkadir1388 8 місяців тому

    Masha Allah ilahey ha isku dhowro

  • @xiiscadey9617
    @xiiscadey9617 8 місяців тому +2

    Lovely family

    • @NajahCabdulaahi-bb9ty
      @NajahCabdulaahi-bb9ty 8 місяців тому +1

      Abaayo isaga nasiib leh haduuba asma helay anu aqoon kale kuma lihi lkn wanku dawada aad ban kugu xiranahay waxa tahay gabar qurux badan oo caqli badan

  • @scdja
    @scdja 8 місяців тому

    Okay Allah maxaad ugu mahad celiyay

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 8 місяців тому +5

    Goanka adka wadku badhaadhay wll noloshu waa wada caqabad dadkeenuna wa dad ad modo in niyad jabka dadka loo sameyey

  • @user-jz6fd5wj9n
    @user-jz6fd5wj9n 6 місяців тому

    Masha. Allah Allah ha su keen barakeeyo bash bash barwaaqo your husband he jantel man guuleysta guul i

  • @fathiyaibrahim9583
    @fathiyaibrahim9583 8 місяців тому

    That was your life you choose Happy marriage for you

  • @aminasendarelayonis2794
    @aminasendarelayonis2794 8 місяців тому

    Mash alah asma Ana ilahy ha isiiyo amiin😢

  • @user-cd2wp8nn2x
    @user-cd2wp8nn2x 8 місяців тому +1

    Ala asmay wll nosiwado nosodhakhso wlhi majecli in aan wajigaga ama muuqagu igu yarade waxyaro iska dacad waranta tahe hanaga ragin markasta .shekadana nogu sodar sidu ku islaamay wayo inu gaal ahaaban filaya markad isbaranaysen wadilaha nagbay wada nolayene nafta karaliya asmay❤

  • @hamsesomali3995
    @hamsesomali3995 8 місяців тому +1

    Muqaal aan dawanayo ma jecli inaan comenti ka bixiyo , balse asmay wll qof qalbi wacan baadtey oo nolosha ka run sheegta runtii alle haydin barakeeyo wll

  • @awoodawaa5827
    @awoodawaa5827 8 місяців тому +1

    More vlog No so wad❤

  • @munahaybe6749
    @munahaybe6749 8 місяців тому

    Love huuno Allahay wax xun kuma tuso

  • @HoodoKaappa-fk2dn
    @HoodoKaappa-fk2dn 8 місяців тому

    Azma quruh bdn❤🎉m.a

  • @ruqiyoshariif2619
    @ruqiyoshariif2619 8 місяців тому +4

    Asma qurxey gurka ceeb mahan ee diintada ilaasho abaayo ilahayna ka xishow ee is atur abaayo

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 8 місяців тому +3

    Habo allaaha ku soo ha nuuniyo

    • @sahramohamed7113
      @sahramohamed7113 8 місяців тому +1

      Anigu habadaa baan ahey waxaa kaa muuqda dagnansho la aan markaa ulaabo diinta xijaabo waxaad isku akhrisataa adkaarta istaaq furullaah wa atuibu ileeyhi iyo saliga nabigaa swc ,nagaha gasho suura all axqaaf ,tag cilaajka

  • @safiyaabdi
    @safiyaabdi 8 місяців тому

    She is very smart

  • @user-tn4zm8cl4f
    @user-tn4zm8cl4f 6 місяців тому

    Machallha

  • @marimed6450
    @marimed6450 6 місяців тому

    Machallah ❤❤❤

  • @omararale7962
    @omararale7962 8 місяців тому +4

    Horta ninka ma Muslim baa mise gaal. That's the important question?

  • @Nawalmila2
    @Nawalmila2 8 місяців тому +1

    Hey lovely 😊

  • @khadraabdullahi9929
    @khadraabdullahi9929 6 місяців тому

    Gabdhaha soomaliyeed way mason daran yihiin😂😂😂😂😂😂 Walachia u make me cry

  • @rodaismail8151
    @rodaismail8151 8 місяців тому

    Asma, what a love story.

  • @sabahhasan8053
    @sabahhasan8053 8 місяців тому +2

    You are such a strong woman, I admire you, I wish you all the best, you are a role model for many Somali girls❤❤❤❤❤❤❤

  • @feynusdakane9080
    @feynusdakane9080 8 місяців тому

    Ishaallaah Allah kuhanunyo

  • @amenacali727
    @amenacali727 7 місяців тому

    Wll xijaab xidho oo is astuur waxani waa aduunyee

  • @nataasha6949
    @nataasha6949 8 місяців тому

    Abaayo talo inaa isisid rabaa intee kala soo xariria 😢❤

  • @maymuunsiciid4549
    @maymuunsiciid4549 8 місяців тому

    Asmaa waan ku taageeraa😊

  • @suhurhussein5398
    @suhurhussein5398 3 місяці тому

    Gabdha Muslim ka ahi nin gaal Ma guursan karto lakiin ninka muslim ka ahi gabdh gaalo ah Wu gursan kara ILAAHAY dhamantenb Xaqa ha inagu wada sugo 🙏

  • @sweetcomofficial9817
    @sweetcomofficial9817 8 місяців тому +3

    Is astur horta miyaadan ahayn qof in uun aakhiro wax karajaynaya

  • @naciimaismaaciil4464
    @naciimaismaaciil4464 8 місяців тому

    Mash allah

  • @user-bm8pg3no3e
    @user-bm8pg3no3e 8 місяців тому

    Soo badi videos ka asmaaay

  • @maidamoha254
    @maidamoha254 8 місяців тому

    Mashallah 💯❤❤❤

  • @saciidoahmed4727
    @saciidoahmed4727 8 місяців тому

    Asmaay Ku jecliyaa❤🥰

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 8 місяців тому +1

    wan ku salame asmay sethy wll adi iyo dumashi salama setihin abayo. wad qurux badan thy balse abayo is astur abayo. madaxa qarso wll. allha ku xafido