Cadow aan la noolaa ayuu ahaa (dabogaab) 😢😢😢please TikTok kala xidhiidh @missburco06

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 527

  • @bahjaabdi5563
    @bahjaabdi5563 9 місяців тому +21

    Gabadhaas lacag haloo uruuriyo allha caafiyo wall nadira fariido quruxbadn qiimabadaneey huno allaw kucaafi😢

  • @mimihawthorne
    @mimihawthorne 9 місяців тому +17

    Asmaay inanta xiriirkeeda soo raadi si dagdag ah wax haloogu ururiyo si ay dhaqtar u tagto Allah caafimaad taam ah ha siiyo Aamiin 🤲🤲🤲❤️❤️.

  • @umusahra2521
    @umusahra2521 9 місяців тому +47

    Visaha hindiya iyo meel ay dagto inta ay joogtaba anaa siinayaa ee Asm iiso sheeg wll meel lagala xidhiidho

    • @najmomahamed4035
      @najmomahamed4035 9 місяців тому +6

      Hada dhanta waa walasha abayo cawi adna ilhy ku naxarisanayo🤲

    • @AmiishaJamac
      @AmiishaJamac 9 місяців тому +2

      Wll halke kalso xidhidha

    • @IdilRashiid
      @IdilRashiid 9 місяців тому +1

      Wll tiktok teeda ayuu lambrku saarnyy

    • @sundusabdiomar3041
      @sundusabdiomar3041 9 місяців тому +1

      Tiktokeda waa miss burco

    • @umusahra2521
      @umusahra2521 9 місяців тому +1

      haye

  • @ismahanny6379
    @ismahanny6379 9 місяців тому +20

    Masha alllah ayado dhibato bdn dareemyso qosol bey ku qarineysa dhib danbe alla kuma tuso abayo cfmd taama ayan ku rajeenaya😢

  • @faiza3352
    @faiza3352 9 місяців тому +9

    🥲 this girl is amazing Masha Allah. Oohin iyo qosol isku daray. May Allah give her full recovery in sha Allah

  • @Sumaya_l2021
    @Sumaya_l2021 9 місяців тому +10

    Ax waa gabadh iimaan leh gabadhan ilahay hala garab qabto nolasha cafimaad taama Allaha siiyo 😢❤

  • @kaldeeqa2363
    @kaldeeqa2363 9 місяців тому +8

    Subxana allah raggi somalida badankodi halku habarku kaga dhacay😢😢😢 meel kasta gabadh soomaliyed ba ka ooyeysa oo raggeni aynu wehelka iyo garabka bidnay aya ciil biday alla ilahayow qulubtoda naxariis noo geli 😢😢

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e 9 місяців тому +31

    Ilaahay baa Raxmadiisa Fara badan kuugu bedelaya inshaallah iyo caafimaad ,Salaada,Sabirka iyo Adkaarta badso.Lambarka what’s Up soo qor inshaallah ,Ogow Ifka iyo Aakhiraba wuu helayaa qofka dhibka u geysta Dadka . Yaa Allaha gabadhani waa Mashaallah waa qof caqli badan,Caafimaad deg deg ah Ayaan ilaahay uga baryaynaa

    • @nadiiraadan5785
      @nadiiraadan5785 9 місяців тому +2

      Mahadsanid wll gabadhii u ducaynay ilahay ducadiina ha aqbalo

  • @naima854
    @naima854 9 місяців тому +37

    Asmaay inanta lacag haloo ururiyo si ay dhaqtar u tagto ❤❤❤❤

  • @sadiaosman3436
    @sadiaosman3436 9 місяців тому +22

    Fariid yar masha Allah inay caqli badan tahay ayuu arkay inantu ❤ Allah caafimaad haku siiyo abaayo

    • @hanajama7138
      @hanajama7138 9 місяців тому +1

      Allah ha ku caafiyo qof xun haddi kaa tagay waad caafimadaysaa.

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 9 місяців тому +2

    Walaal macan ilaahay hakuu booga dheyo walaal wan ooyey dhibaatadad reer burco wan jeclahay waa magaaladaydii dad adag weeyan oorubta ku dhinta

  • @muna6298
    @muna6298 9 місяців тому +11

    Hablaha meesha kujira waxan ka codsanaya inay nadiro yar cawiyan oo ganacsiga ku cawiyan oo ka iibsadan please wllalayaal 😢

  • @maryamhussein613
    @maryamhussein613 9 місяців тому +26

    Session ka therapy ayuu isku badalay wan ka xumahay huuno cry as much as you want 😢 😭 because oohintu waa daawo iyo caafimad

  • @xaqudood
    @xaqudood 9 місяців тому +17

    Alla anna kaygi goormu nabsigu kasoo baxayaa qisooyinkeda kala igu dhacay.intu iqabay gurigisa intaan joogay ayan moral ahan udhintay. Ilaahow nabsigu iga galay ifka iyo akhariba kaso saar.cidna lama share gareen karo😢😢😢

  • @shukriahmed351
    @shukriahmed351 9 місяців тому +7

    Alle haku cafiyo wll raguna isku mid maha inta xun ee dumarkii masakinta ah dulmiyay Alle meel kale haka siiyo inanta xanuunsan iyo inta kale aamusan Alle ha caawiyo dumarku waa masakiin ee ragow wll hablihiina ilaaliya waa hooyada waa walasha waa gabadhiini

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 9 місяців тому +17

    Somali Nimankooda oo dhan Ayaa Dabagaab oo kale ah Subhanallaah Aduunka Nin soomali baan Ugu Necbey Yahuuda Waan kanecbey Shartoda illahey ha Naga Qabto insha Allah Gabdhaha Caqliga Saxibka u Ah Nin Somali Hajeclanina Ka orda😢😢 YAAHUU Waa Yuhuud,

    • @naphizaahmad1599
      @naphizaahmad1599 9 місяців тому +5

      Oo walley jaan jeclana ilen wadankii iyaga qofaa aheyn ma joogane
      Markasto illhey baa la isku xiraa labo ragcoo sunna la tugada wan laga duceystàa hduu shar kuu yhy wlhii deg deg buu ku dhafa

    • @umalkhayrjibril3190
      @umalkhayrjibril3190 9 місяців тому +1

      Aqligaaga iyo fariidnimadaada ayaa ninka wax yeeshay .. allah haku garab galo..meel fog ayaad insha allah gaadhi doontaa

  • @Jack-cadnaan12
    @Jack-cadnaan12 9 місяців тому +18

    I luv her personality masha allah such strong lady❤

  • @kaltunyousuf9
    @kaltunyousuf9 9 місяців тому +8

    Naa Waa maxay Ragan bila qalbiga Subxan'Allah 😢

  • @RamlaMohamed-km6op
    @RamlaMohamed-km6op 9 місяців тому +3

    Cadow aan rag ahyn malhin hda nahay dumarlaaan😭😩

  • @sagalm3186
    @sagalm3186 9 місяців тому +4

    She is brilliant young lady masha Allah, ILAHAY haku Caafiyo habaryar quruxeey!💝

  • @inaaliharaaro5657
    @inaaliharaaro5657 9 місяців тому +7

    Aduunka ragu waxay ugu neceb yihiin inan qurux badan 😢

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 9 місяців тому +3

    fathia absiiye janada ayaan ugu duceeyay wa qof ducaysan inasha Allah

  • @rahmacawil7252
    @rahmacawil7252 9 місяців тому +4

    Ilaahay haku caafiyo walal sabirkaagana wax aadku faraxdo rabi hakuugu badalo

  • @hamdiahmed2237
    @hamdiahmed2237 9 місяців тому +6

    Raali ahaaw abayo kaas inkaara buu qabay alle meel kadhaw wax walbo haka siiyo abayo gabar yar baa tahay wax walbo qeer beey kuu noqon doonana insha Allah

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh5304 9 місяців тому +13

    Maansha Allah 2 strong woman, proud of you my sister's ❤❤❤

  • @zahrahabarwa3322
    @zahrahabarwa3322 9 місяців тому +4

    Ilaahey haku caafiyo abaayo. Masha walal gabar adag baa tahay.

  • @user-ex6hp7ie2x
    @user-ex6hp7ie2x 9 місяців тому +6

    Alle haku caafiyo wllo insha Allah way kuusura galaysaa insha Allah inaad dhakhtar wanagsan aad hesho ❤😢

  • @najma649
    @najma649 9 місяців тому +4

    gabar quruxbadan baad tahay wiilka fiican alle hakusiiyo

  • @AishaGoonle
    @AishaGoonle 9 місяців тому +7

    Ilaahow yaa og wuxu is yiri tan lacagtad ku kaxaynyso maad mid caafimad qabta ku aroosato😢😢 alla raggan yaagabigodaba guba ayaa ku qabanysah

    • @salmaa2871
      @salmaa2871 9 місяців тому

      ina lilaahi wa ina ileyhi raajicuun 😥😥😕😔

  • @nafizaothman7341
    @nafizaothman7341 9 місяців тому +3

    boqorad karti badan oo geesiyad ah ilaahey cudurka caafimaad soo deg dega hakuugu badalo 😭❤

  • @amriitanuux9928
    @amriitanuux9928 9 місяців тому +6

    Miss burco walhi qof qlbi wangsan gancsigedana Ilahy ha u baladhiyo

  • @hooyojecel-ft9tu
    @hooyojecel-ft9tu 9 місяців тому +3

    Gabadha Yar ee miskiinta ah siduu ugalay Bal kawaran subxanAllah Alle haku caafiyo wllk😢

  • @sundusahmed9848
    @sundusahmed9848 9 місяців тому +3

    Waa fani gabadhan queen Ilaahay haku caafiyo

  • @aliyusuf466
    @aliyusuf466 9 місяців тому +2

    Adeer Dameer Buu Ahaa Kaasi Mana Liimaanayo Gabadhaha Soomaaliyeedna Uga Dig Kaas

  • @ahmedyasin8544
    @ahmedyasin8544 8 місяців тому +1

    You will be victorious inshaa Allah. Waxaad u egtahay qof aad u qiimo badan, ilaahay caafimaad degdeg ah ha ku siiyo.

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 9 місяців тому +8

    Alaha ku caafiyo walaalo shaqadana alaha ku barakeeyo

  • @dearlife6263
    @dearlife6263 9 місяців тому +4

    She is a brave girl Mashallah may Allah protect & give her health Inshallah. It’s so emotional. Mental note to self: don’t get married

  • @allowhooyojanadageeamiinum3730
    @allowhooyojanadageeamiinum3730 9 місяців тому +4

    ax 😢😢waan la ilmeeyay gabadhayar dhibkuu ninku ugqystay ilahay halucaafiyo walaal😢

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 9 місяців тому +6

    Ax sorry sister may Allah protect and safe from that illness aamiin 😢😢😢

  • @Maryamasuldaana
    @Maryamasuldaana 9 місяців тому +19

    Subxaanallah,abaaayo nadiiraay, qofxanuunsan oo narsastic buu ahaa. Business kaaga ha barakeeyo.

  • @sihaamahmed5338
    @sihaamahmed5338 9 місяців тому +8

    Allha cadaabo raga dumarka dulmiya waliba xaaladaha allh keenay ku ciilayaaan waqtigay garab ubahan yihin dhaawaca

  • @nayrusabdinormohamed7513
    @nayrusabdinormohamed7513 9 місяців тому +9

    Sorry Abaayo😢 ALLAH haku booga dhayo kolley isagu wu habaranyahay weyna kasoo bixi Cuqubadee adigaa noo daram hadda ALLAH haku caafiyo abaaayo Waxaad jeceshahayna ALLAH hakuu sahlo. Adiguna baryada ALLAAH badi😢❤❤

  • @anfahusseinali1497
    @anfahusseinali1497 9 місяців тому +7

    Gabadhaaan fadlan Hala caaawiyo Walal nin xun baaa kuso maray sorry walal Reer kofurta o dhana Ha nicin se love u aa womens

  • @hodanabdiali4618
    @hodanabdiali4618 9 місяців тому +1

    She is so intellegent mnsha allah huno adiga asma mnsha allah ayad tihiin but waxan garan wayey raagi somalida maxa helay oo hablahodii ku diirey omg walahi waan ka naxaa markan marba inan yar oo qurux badan oo nin raafadiiyey

  • @nimcohassanabdilahi2651
    @nimcohassanabdilahi2651 9 місяців тому +4

    Allah haku caafiyo wll xanuunka cafimaad hakugu badalo

  • @muna6298
    @muna6298 9 місяців тому +4

    Alla quruxbadana oo aftahansana oo dacadsana nadiro😢

  • @halima2476
    @halima2476 9 місяців тому +3

    ALLA GABDHAHA/ HABLAHA SOOMAALIYEED MAXAA DHIBHEYSTO ILAHEEYOOW RABIYOOW RAXMAANOOW RAXIIMOOW UGARGAAR GABDHAHEENA AAMIIN 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mohamedhussein1638
    @mohamedhussein1638 9 місяців тому +6

    illaahay caafimaad ha siiyo

  • @user-kd7ns3jy5d
    @user-kd7ns3jy5d 9 місяців тому +2

    Waa Sababta An udhaho gabadhu iyado an shaqysn yeysn gursan oo an kafin krin nolosheda wayo hdi ayee dhaqle hysto xanunka alle ba keena blse waxaye ka amrmaysa in ayee nin dhaqlo uga bahato maraksta gabadha wn kula taliya aniga shqsiyadayda gabadhas yar waa farid alle cafimad taam ah hasiyo amin isaganh nabsiga cagahaga keenayh

  • @foozia426
    @foozia426 8 місяців тому +1

    Maasha allaah magaceedan kahelay burco ❤

  • @indhoindhooFarah-kf4uv
    @indhoindhooFarah-kf4uv 9 місяців тому +2

    Gbdhas wlhi xanunkeedaaa wanka naxay runtii wll mcn allah haku caafiyo caafimad saaid ah allah haku caafiyo

  • @nimaomohamed8294
    @nimaomohamed8294 9 місяців тому

    Alle ha ku caafiyo wllo ilahay baa awood leh businesses Alle ha kuu barakeeyo wllo inanta u duceeya cawiya

  • @samiradhaye7621
    @samiradhaye7621 9 місяців тому +6

    😢😢😢😢😢😢ina rag wlhi qiyaamha wxy ku jwabayan ayan yabanhy

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 9 місяців тому +7

    dumarow waalidkaga aadeec hada qofka u dhimanaysid o walidka diido waalidkaga raali geli wa amar eebe ku faree walahay waa khalad wax lagu diiday inaad isku maqaqdo suga intay waalidka kugu raacayan sasabo lakiin isku maqiiq cuqabda walidaka ciyar maha

    • @GbGbb-ph1lz
      @GbGbb-ph1lz 7 місяців тому

      Eeg inta gabar nin dhibo waxay leyhiin walidka ilama rabin nin walid kulama rabo qofka xun

  • @shukriahmed9980
    @shukriahmed9980 3 місяці тому

    Ax wan ilmeeyay alle haku caafiyo wllo 😥🤲

  • @hashi4554
    @hashi4554 9 місяців тому +3

    😂 maansha allaah habo ilaahay caafimaadka hakuu saaidiyo walaahi marna waan ooyey marna waan qoslay ( kulu nafsin daa’iqatul dhoof) aad baan ugu qoslay . Waad caqli badantee ilaahay hakuu zaa’idiyo ❤❤❤

  • @Osob_5
    @Osob_5 9 місяців тому +1

    Wallaahay Farhiyo Absiye ayaan kamaqnaa burcooy iyadoo tiraado

  • @munamqalib9304
    @munamqalib9304 9 місяців тому +5

    Miss Burco, Walalo waan ka xumahay markaa Ilamaysay waan kula dareemay halka aad taagantahay 😭😭

  • @iion6660
    @iion6660 9 місяців тому +2

    So painful allaha ku cafiyo wll
    Aan caawino Gabadhan please

  • @user-nf7vy6ze2j
    @user-nf7vy6ze2j 2 місяці тому +1

    Walaahi Bilaahi waxba uma awoodo duco mooyee😢

  • @sadiaa7913
    @sadiaa7913 7 місяців тому

    Subxanu Allah walal Allah ku caafiyo, wax wanaagsan iyo nolol farxadleh Allah kugu abaal gudo.

  • @abdirahmanhersi6393
    @abdirahmanhersi6393 9 місяців тому +6

    Asc Asmay Waxad bilawda inaad lacag ururin bilowdo plz ha dhayalsan Caafimaadku waa waxa ugu qaalisane

  • @Eidburcaawi
    @Eidburcaawi 9 місяців тому +2

    Somaliyey gabarta aynu caawino 😢

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 5 місяців тому

    Adduunkaan ugu jeclahay habaryar farxiya

  • @MustafeAden-dq2vj
    @MustafeAden-dq2vj 9 місяців тому

    Daalin buu ahaa walaahi.illaahay haku caafiyo wll qaali

  • @QalbiNuura-vt1wy
    @QalbiNuura-vt1wy 9 місяців тому +2

    Wlhi anaga oo guursan ayaanu kasii baqanay guurki ilahaw wax idhiba ha itusin waayo uma adkaysan karo anigu xanuun intaa leeg💔😭

  • @user-yg1ye8tn9t
    @user-yg1ye8tn9t 9 місяців тому +1

    Inch kheir ayay noqon❤❤❤

  • @najahmoh8465
    @najahmoh8465 9 місяців тому +11

    Nadiiray sis ninkaasi waji Kuma dhigane sawirkiisa social media
    Tuke baalcad anaka.ka.dhigayne ayga ayga lo waayey si aanu hablaha kale u dhaawicin wllo

    • @user-fl4vr6gv2m
      @user-fl4vr6gv2m 9 місяців тому +2

      Wll waa runta doqonka xun

    • @Xarago319
      @Xarago319 9 місяців тому +2

      Wale wa runta hadikale gabdhahena kalu dhibateyn wa warabe bila naxarisa allow naga bad badi

    • @najahmoh8465
      @najahmoh8465 9 місяців тому +1

      Ameen ameen alle haynaga badbaadiyo ingana wllo
      Hablaheena.kalana alle haw boogo dhayo

  • @BushraQanii
    @BushraQanii 9 місяців тому +4

    😭😭😭ilaahay swt inanta cafimad ha siiyo🤲

    • @salmina5393
      @salmina5393 9 місяців тому

      H. I I v j yvy. Hey.. Qbr

    • @salmina5393
      @salmina5393 9 місяців тому

      Mb j g😮😮is the g

  • @fardussalah5015
    @fardussalah5015 9 місяців тому +2

    fariid weyaan inantani masha Allaah! Ilaahay ha caafiyo ooo ha barakeeyo........ Fathia absie waa boqorad dumarnimadeedu badan tahay iyo kartideedu lkn inteeda yaree khaldan ayuunbaa lagu xukumaa. @Dumaraw is caawiya

  • @abdielmi7955
    @abdielmi7955 9 місяців тому +1

    Very sad story May Allah give you a quick recovery inshallah

  • @naimamawliid9789
    @naimamawliid9789 9 місяців тому +1

    Masha allah fariid yar bd thy ilaahy cawad kheyr qaba hku siiyo

  • @maryamhussein613
    @maryamhussein613 9 місяців тому +4

    Asmaay obe to one therapy miyaa bilaawday Somalida aktaada ku nafistaa Allaha ku barakeeyo huuno macaan ❤❤

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 9 місяців тому +2

    Soo dhig sawirkiisa haduu ku siin waayo meherkaada iyo magaciisa oo sadexan

  • @user-pm6kn6ou9e
    @user-pm6kn6ou9e 9 місяців тому +1

    Subhannallah walaal illaahay caafimaad sariica alle ha ku siiyo

  • @kadanali-oc6qp
    @kadanali-oc6qp 9 місяців тому +5

    Xaasha asmaay ka daa ninkaa hadaba qaadan.
    Ee inagaa ka bixinaynee dhakhtarka ha soo qiimaysato
    Number aan kaala soo xidhiidhana
    Ii soo qor habo.

  • @Aniga-qn9iv
    @Aniga-qn9iv 9 місяців тому

    Doqon buu ahaaa kaasi walahi neef buu ahaa Allah ha ku caaafiyo wllo

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 9 місяців тому +4

    Ohh I’m sorry sister wlhi wn kula ooyay I can’t stop crying 😭😭 ragii somaliyed ma saan baa u danbaysay ish nin somali wx la guursado maaha

  • @abdisalanarab6517
    @abdisalanarab6517 9 місяців тому +1

    Xabiiti ❤❤wan kula daremay dhibatada kugu dhacay

  • @user-jm9bd5dm8f
    @user-jm9bd5dm8f 8 місяців тому

    Wallhi badankoodu raga somalida
    waxa laga qaadaya niyadjab Allah ku caafiyo wallshay qaali waad ka bixi Inchallh waxwalba waxa ka wayn Allah quwadiisa 😢

  • @Osob_5
    @Osob_5 9 місяців тому +1

    Habo waxaa layiri Somali wacay ku maahmaahdaa sanaagseexde iyo sariirseexde Alle u siman

  • @hindamohamed1422
    @hindamohamed1422 9 місяців тому +1

    Walal aynu caawino walasheen caafimaadku waa qaali walahi

  • @milgoahmed2655
    @milgoahmed2655 9 місяців тому +3

    Somaaliyay gabadhan washeen hala cawiy si ay dhaqtarka india u aado

  • @yusufmohamed-cp5ns
    @yusufmohamed-cp5ns 8 місяців тому

    Wallaashay Allah cafimaadka haka caawiyo maanshaa allah

  • @fardusfardus4152
    @fardusfardus4152 9 місяців тому +4

    Ukhti qaali sorry.. Allah ha ku caafiyo qof qalbi fiican ayan u eegtahay😢

  • @user-ln2tb6sc2r
    @user-ln2tb6sc2r 9 місяців тому +3

    Ilhay hacafiyo cafimaad waraa inshallh ❤❤

  • @zaynabadam4979
    @zaynabadam4979 8 місяців тому

    Masha'Allah, may Allah bless her, she is a warrior.. where can we find her oil..I will support her..

  • @najahmoh8465
    @najahmoh8465 9 місяців тому +6

    Alle Haku caafiyo wllo nadiiraay
    😢
    Badal kheyr qaba insha Allah
    Alle wax ka wanaagsan hakugu badalo sis
    Same classmate ba ahyn inantan wlhi qof wanaagsan bay ahyd

  • @kaltuunabdinasir8735
    @kaltuunabdinasir8735 9 місяців тому +1

    Allaw nin somali iguma ogid yaa allah nin somali waa iga xaaran walahi bilahi😢😢😢

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 8 місяців тому +1

    Ax 😭sorry Allah ha ku caafiyo Aamiin yaa rabi 😭♥️❤❤❤❤🙏💘🔥💔🔥♥️

  • @MunaFarah-fd3kt
    @MunaFarah-fd3kt 9 місяців тому

    Alle cafimaad taama haku siiuyo wllo qali❤

  • @drhanitaabdullah8667
    @drhanitaabdullah8667 9 місяців тому +1

    Allah badal khyr qaba kusi amiiiiin ya Rabi

  • @sofitube6153
    @sofitube6153 9 місяців тому +2

    Ilaahay ha ku imtixaamo xanuunka ku haya mid ka daran😢

  • @Deeqayuusuf-rc6mg
    @Deeqayuusuf-rc6mg 9 місяців тому

    Fariid alle swt ha ku caafiyo

  • @foozia426
    @foozia426 8 місяців тому

    Ilahay farad khayr qaba ku siiyo insha allaah ❤

  • @abdalemohamed7342
    @abdalemohamed7342 9 місяців тому

    Illhy ha ku caafiyo wa gabar imaan badan. Alxamdullh ayay ku ceel ceelinaysaa masha allh

  • @user-jf2no9yt2h
    @user-jf2no9yt2h 7 місяців тому

    Ilahoow kucaafi xbbti 😢

  • @AliMohamed-is6cl
    @AliMohamed-is6cl 7 місяців тому

    Usheeg yarta reer burco

  • @faadumoyuusuf4981
    @faadumoyuusuf4981 9 місяців тому +2

    Habla somalidu waa wada qiso😭

  • @kungabdhoodkaroon8000
    @kungabdhoodkaroon8000 9 місяців тому +14

    😂😂😂 Magaca iga gadan dabagaab asmo waa funny