WIILKAN WAXA UU ARKAY GABAR MEEL CIDLO AH ARI KU RAACANAYSA KA DIBNA..!
Вставка
- Опубліковано 7 лют 2025
- FADLAN LIKE IYO SUBSCRIBE II SAAR HADDAAD KA HESHAY VIDEOGA WAXAY II TAHAY DHIIRIGALIN MAHADSANID💜💜💜
Video used from: / wannawalk
follow me:
FACEBOOK: / ruwaydast
INSTAGRAM: / ruwaydastyle
TIKTOK: / ruweydast
#RuwaydaStyle
Nabiga ugu danbeyey waa nabi maxamed scw
Scw Scw Scw Scw
Scw scw scw scw scw
Scw❤❤❤❤
Scw
😂oo hada waayo shaw aduunkad kadhacsanthy
Scw Scw scw scw scw scw
The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️
Ruweyda waxaan kaa codsanaynaaa inaa noo keento muuqaalo dhaa dheer inaga daay vedio gaaban ugu yaraan waa 30 saac
مسلسل
Mansha alaah
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🥰🥰🥰
Waxaan cibro kaqaatay
1 Qof maalin abaal ku galay ha ilaawin
2 Agoonta in aanladayicin ee la ilaasho
3 Qabiilka iyo mansabku inaysan waxba ka dhimayn qofka tahay
4 Amaanada oo la ilaasha inay cajiib tahy
5 waalidka si kasta oo kuu xumeeyo inuu walidka yahy xaqna kugu leeyahy
6 Dabciga wanagsan inuu dadka kugu xirayo
Aniga waxaa iqira galiyay walidka sidu uwanajiyay iyo amanadiisa
👍
afsomaligaagu waa cajiib hodan baad katahay wallhi sheekadaada af qalaad dhan kuma jirto❤️❤️❤️❤️
Ruweydoy saa maalin alle keeney saa ufiirnaaye you tube kaaga marka iskuulka ka imaado duhurkii waaba daali rabay lkn wax kastoo dhaca ama soo daahdaa ama soo dhaqsataa waan kula joogaa like ta hooo 🥰♥️🥰
Raali ma rabneee mar dambe hasoo daahin ruweyda😭 Anakaa ku jecel oo muhiim noo tahy🥰
Abyo Qof Ka Nolol Buu Leeyahy Waxa Laga Yaba in ay Ku Jirto Xiligeedi Waxbarashada Marka Sida Ufahan..🖐
Ruwaydaay dee intaan dhn hanaga maqnaan waad ogtahy inaa xoog kujecelnahe ❣️❣️❣️❣️
Cadawgena Allow cadawkele ku beeg ayan maqlijiray subxanallah😢Masha Allah wilka yar caqli badnaya masha Allah ❤
Gga,
@@amalraage2580 jjj
سبحانك يا الله
أنا لله وأنا إليه راجعون
Waa xanaaqsanahy maahane waa baqi Rabaa weliba coz maalin walba saa chanelkaaga u fiirinaaye baa iska niyad jabey🥺
Ruweyda abyo waqti nasii muuqaalada noo soo badi🥺🤝
Ruwaydooy waan kuu xiisnay habeen aan sheekooyinkaaga ku seexan majirto ❤️
Allah haka abal mariyo
1 : in an qofna la dulmin wxu noqon doono ma ogidee
2: amaanda la xafido wxay kuga noqon ma ogidee
3: qof abal kuu galay in adan ilaabin wxuu noqon doono ma ogidee
4: allah ka cabsiga wxad ku gaari heer saree
5: samir ka iyo iiman ka aad gaashato wxad noqon ruux sare
Ruweydo style waan kaa xanaqsnahy 10cesho oo isku xigto channel Ka egay waxpa mapa kujiraan somalida qofka kopaad eee golden voice ah tahay hapeenkii ayaannkusexdaa codkaga soooo dadal hadii kle hal mar 3sheko noso dhig AAN isbuuc iska dhagaysaneee. Please soo Dadaaal
Codkaga waa haybad alle kusiiyay masha Allah waaba cod daganaan ah xitaa mararka qaar murugadaa lagu ilaabaa 😍😍😍😍😍😀😀😀😀😀😀
Codkeda m.a❤️👸
Hadaad ba caafimad kusoo noqote waa qeyr Wall mcn xanaaq majiro☺☺💞
Ruweyda ku xisnay sister 🥺❤Best stories
ruwayda inta naga maqan tahay waxan ku ilownaa sheekada aad noosoo gudbiso ❤️🙏
Ala quruxeey ilahy ajar hakasiye hanaga maqnaan mar qura🥺❤️💖
Masha Allah waa qiso dhab ah wana ka helay, waliba aniga ayay igu dhac day aniga oo yare oo 13 jir ah maanta waxaan ahay reer buuxa
M.a
Mashalah form Djibouti 🇩🇯
Welcome back queen❤️🔥😍
Mahad sanid abbaayo macaanto xanaaq majiro mar waliba waad naga farxisaa Mahad sanid 🥰🥰🥰💞
Rabiyow ilmehena ha u dhiwaten abo iyo hoyo kale ya rabii koley adunkan qofba marbu ka taga rabiyow 🤲🤲🤲😭😭😭
Wllhi waa Ku farxay markuu maanta isoo dhacay video ga alaha Ku xifdiyo apyo 👸❤️
Wh waxan ka qaate oo aan ka hele in qabilku wax jiro uusan eheen ay qofnimada ka wanagsan thy
Iyo in amaanada iyo allah ka cabsiga lgu gaaro hormar kii ugu weynaa oo aaqiro iyo aduun ku anfaca allow towxiidkaaga afkena ku dil🤲🤲💜
Miss you quruxey wlhi kuma xanaqi karo abayo ku jelclahy❤🥺
Ruweyda Golden voice respect 🤗🤗
Masha allaH wlaal Ruwayda😊 gabadh codkeda la TaboH
Barnaamijyada inaa joogteysid isku day adoo mahadsan👍🏾
Wlhi ruweydaay ayaan badan baan ku zugayey maanto udanbeday youtube kaada zoo galy
All in All zoo laabazho wacn✋
Hada kahora aniga iyo wllkey iga yar o marka dugsi kaso baxnay bahine naheyso aya islan naga horeysay 2kun jilin kadhacday, wan aadanay ilmaha ehen markasa damacnay ina jalaato ku gadano hadane nafta nasin weysay. Wan kadaba orodnay islanti lacagtiine siinay. Inta nafiirisay bey min kunshilin nasiisay madaxane no salaxday.wlhi ma ilawo ila manta on qof weyn ahay
@Asal mashaa Allaah Allaha idin xifdiyo. Xalaashiyo baryahaan qiilqiil gashay ayaad kawarantay, mashaa Allaah.
Hey mcnto I’m your new subscriber 🙏you’re one of my favorite story teller 🥰
Anigah 13 aa jirah video waa dawadaah waa jeclahay sheekoyin kaga😘☺
Alxh wan nabad qabna abayo hanaga maqnan intan dhan allah ku xefdiyo ruweyda qaali 🥰
Miss you walhi 🥺🥺
Hhhvb
Alxmadullilah ruweyday wan nabad qabnaa ❤️💕
ee mcny UA-cam No1 yuuku ahaan lkn abaayo noo dadaal oo kaliya anaga waan Ku sigeena I.a 😭😭
Usheeg baahi weyn uqabnaa😂😂🤣
Chrome
Xagee aaday anigu waaba kaa quustay Allah haku xafido ruwayda ♥️
Waan nabad qabaa laakiin murug baa nagu dili rabtay laakiin waa timaaday 🥰🥰🥰🥰☺
Come back @ ruwayda style sugtankaga kama daalo😍❤
Wuuf jog waykan qofkii ugu horeeyay 😂😂❤️
Weli wan xanaqsanahay Lkn wan saaray like ta 😜😁 baayo wan kugu taageersanahay inuu UA-cam Ka noloshada kaalinta kowad kga jirin💪🏻❣️❣️
ومن يتوكل على الله فهو حسبه ان مع العسر يسرا ❤
Alxmdlillh abyo qali wakhti dheer naga maqnayd week malin naga sii insha allah ❤️💋😍
Asv wllshey qli mrka hore ALLE ayaa mahad iska leh mrka xigta wxn ALLE kaaga baryayaa cimri dharer iyo cafimad iyo muraadkaaga oo kuu hir gala
Maalmahan wad nagala raagtey barnamij yadaadii
Mahadsanid wllshey qli farxad iigu nolow noloshuna kuma xumeyso
Waa dhacdo lagu cibra qaato o aad u wanagsan ❤🙏
Ala waalakuu xiisay ruweeydaayy♥️🌜😭
Ruweyda style waxaan kugu jeclahay 💍 kartidaada wallahi abayo Allah ku xafido ina ader qaali 📱📱📱🇸🇴
Calanka Shayddaanka mxdka Wadda Sheekow
@@BahsaneTV24 ma calanka Somalia 🇸🇴 baa calan sheydaan ah
MashaAllah tabarakallah waa Qiso aad iyo aad macaan Mahadsanid ❤️
Walaashey aad naan kuu taageeraa maadama aad wajigaada asturatay gabdheheena usheeg inay kugu daydaan madaama aduunka uu fasaad noqday gabdhahana loodaranyahay in lafidneeyona larabo mahadsanid.
Wow Another level the best youtuber Ruwayda Aan Aminsanahay 🥰 👏 ❤
Intan iyo inkabadan Aa uqalanta hno كفو 😇
Maansha allaah kuwa maanta joogaa xitaa odayga kuma soo simeene dhinac buu ula leexan lahaa
Sheekadan waanka helay maasha allah noo soo badin sheekooyinka carabta kadhaca 😍😍😍😍😍😍
Asc ruwayda waan ku salaamay halkaas ka sii wad sheekooyinka xiisaha iyo waanooyinka wanaagsan mahadsanid
❤❤Allah akbar 2024🎉
Ruweyda abyo wn ku salamey ad Ayan ku jeclahy masha allah alaha ku xafido Quruxey
Dee wll ruweyda sidan si maaha dulqaadkii aanuh soomaali u qaybin lhynba adiga uunbaanuh kugu bixinayeh wah🤌😶
Ninku dulqaad badanaa oo amaano adkeyn badanaa ..
Qisadii nabbi yusuf baan soo xasuustaye 😏🥰😍
🙄😂😂
Welcome back queen 🥰 hanaga tagin mar kle i.a
First comment 🙈❤️❤️😂
Thnkz abayo marka ka garto ama waqti u hesho hana ilawin un 😂🥰
Ruweyday allaha ku sharfo wlashy galabta ayn niyada iska lahaa ayamahan ruweyda shekadedii madan arkine maxaa ku dhacay
Marka UA-cam so galayba way iga hor imaday wan farxay runtii
Allah yacizak wlashy qali😊🌹
Walaley sidaad u joogto umbaa lagu waayayaa . markastoon soo galo wan ku eeg . nagadaa maqnaanshaha
Nasoo salaanba hadaad rabtid .😘
Codkaga maqalkisa waba iskaga farxay 😍 Lovely Sis
Walal dee daahitaanka naga daaa malin walba hal video haba gaab naaa deee soo gali❤👸🏻🥺
Alla ruwayday wax fcn nabad baton wleh bal wan iska dul qaadanynaa 😂❤️
Waan kuu xiisnay gclo✌️
Baydhabaan kaasoosalaamayaa🥰
Cadeey markaan codkaag maqlo ayaan xanaaqaba ilaawa ilaahey hakuxafido❤❤
Miss you wll BBC da ayaan kaabafin lahaa sorry boqoradii ayaa rawxday la ma shaqaynayo.🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂🥰🥰🥰
Magacyada hadey ku qornayeen meshad ka soo xigatay inad no sheegto waa caadi lkn hadey ayagaba qariyeen nadheh magacyadoda waa laqariyay lkn waxad hadalka udhigeysaa sida inad adiga iskaa uqarineysid magac qof carbed inan ogaano awalba macno weyn kuma fadhinine I hope inad ifahantay
Masha allah Ruweydo waa ku xiisney 🥰
Noo soo badi waan kahelaa qaabka aad uturjumeysid funny waaye 😁
😩❤️Sidaan mxd inoogu gashay Ruweydaay
Mashallah waanka Helay codkaga iyo sida quruxda badan ee u sharaxayso waad mahadsan thy thank please keep going ❤❤❤
Ruweydoy sidaan kuu sugaayay wlley waqtigaaga wax yar noo ogoloow😘❤️👌
😔ina adeerey Naga maqnatay waxbadane Hadana kumaansan ilowine🥰 nooso noqotay iminkane bilacalayk Hana ilobin markale🥺
inago og inaa Dan iyo camalkale ledahay
Hadana intiii in le'eg hanaga maqnaan markale🧏🏽 ee noronow oo asbuuci 2 video nosogali😁 intaasna waiga codsi plz
ifka waxkudhiba Alle kumatuso akhirona janada Alle Hainagu kulmiyo🤲🏽 Amiin
🙋🏽Waanse kusalama walashay👋🏼😍🥰
Mansha allah keep going huno🥰
Indhawayd ayaan ka mashqulay qofta kaliya ee namadadalisay jazakallah wll
walaalo muhiimadu waa inaad soo nabad noqotay 😍
Ani iyo lacag aragtipaaa naga dhxysa😂❤
Wlley hanagu kala goyn sheekooyinka quruxeey so dadaaal we love u 😍
M.a mahadsanid ruweyda abaayo cidkaga Allah kubarakeeyo🥰💝
Manshallah cod aad u qurux badan iyo sheeko aad u wanagsan iyo waliba Luqad reer Mudug ❤❤❤
MaashaaAllah wallahi qiso qiiro leeh waye 👌👌👌
Abayo said ku tabnay wlhie🥺❤ xtaa asbuci 2video bes😊👍
Alx mar hadad noso nabad noqotay wlhi wanku tabnay xbbti keep going my sister🥰
Hab gudbintaada ayaa waxwalbo iga fiican maasha Allah sister
Sheekada an caadi maaha waana nabsi bax wiilka helay iyo amaansado nabsibaxa ahayd oo uu dib u celiyay manshalaaah daacad ma hungowdo
Maalin kasta waxan sugijiray 10qol tigrog Lakin midaadleehay baanwayay❤❤
Ruwaydaay wallaahy alle dartii baaba isaga kaa dhagaystaa
Ruweyda abayo ilahay haku xafido amiin
Maashaa allaah waxaad ka sharaf badantahay kuwa cunnada ku raadiya sharaf dhaca iyo cawro feydka waxaanba ka helay afkeenna hooyo sidaad rinjiyeysay horo u soco
Welcome back sister ❤🥰
Wooow Ruwayda masha alah wa tagerahaga ❤❤❤❤
May ruwayda walahi wad naga farxisa inader❤
Ana ugu horeeya mnta love u qliyeey🥺❤
Oo u Qadan lahaa ee mukatagilah😍😍😍
Ruweydaay Maalintii 2 mar kabadn ayaan soo booqda UA-camkaaga 🙂
Ruweyda waa qosol baad tahey 🥰🥰❤️
WAAN KU XISEY RUWEYDA 🥺
Allh waa kuu xisay 😭amaa ku imadaa lee