Deg Deg Hassan sheekh u jawaabey Abiye ahmed Ethiopia waligeed daris wanaag nooma muujin

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лип 2024
  • Deg Deg Hassan sheekh u jawaabey Abiye ahmed Ethiopia waligeed daris wanaag nooma muujin

КОМЕНТАРІ • 42

  • @mohamedbarre2566
    @mohamedbarre2566 5 днів тому +5

    Jigjiga wa caasimada labaad e somalia ❤

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4f 5 днів тому +2

    Jigjiga waa magaalo madaxda labaad ee Somalia 🇸🇴 guul iyo gobonimo guul 💪

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 5 днів тому +2

    Dhulkeena ogadenia /Naga maqan markasey badeena in dhacaan ayey doonayaan jigjiga waa casimada soomaaliya weeye hada lagabilaabo guul soomaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤👍👍👍

  • @rnuura334
    @rnuura334 5 днів тому +3

    GuuL Reer Igaadeenia🇬🇲🇬🇶🐎🔥💪🙌🏿

  • @Rashiida-136
    @Rashiida-136 5 днів тому

    Waan qooqantahey🤟👉

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 5 днів тому

    Guul

  • @hodanskitchen8890
    @hodanskitchen8890 4 дні тому

    Jah guuleed aliffle geesi sanaaa

  • @AXMEDFAARAX-e1h
    @AXMEDFAARAX-e1h 5 днів тому

    ❤horay usoco

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 5 днів тому +2

    Welkom 🤗 Guuleed and Jaamac

  • @rnuura334
    @rnuura334 5 днів тому +5

    GuuL Somaligalbed Ama Reer Ogadenia🔥💪

  • @nuraali5514
    @nuraali5514 5 днів тому

    ❤️💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽🇸🇴❤️

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4f 5 днів тому +1

    Guul mudane madaxweyne dalxoreeye xasan mohamuud Guuleeyaso soomaaliyana ha guuleeyasato meel walba ay joogato guul guul guul 💪❤️

  • @user-gu5dn7dp1b
    @user-gu5dn7dp1b 5 днів тому

    Soomaali alha mideeyo

  • @MoAli-jw2lj
    @MoAli-jw2lj 5 днів тому

    Jamac Libax libax dhalay bad tahay 😊

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m 5 днів тому +1

    Idinku deegaanadiinii meel iigu sheega

  • @rnuura334
    @rnuura334 5 днів тому +2

    OGAADEENIA🟥🟦🟩🐎🔥💪

  • @ShugriCali-so7ek
    @ShugriCali-so7ek 5 днів тому +1

    Soomaalia waxaa Meeshan dhigay waa nabsiga ay gagashay Ogaden in muran lagaliyo Bada Soomaalia fiira gaar ah Ethiopia Faragalin Madhaafayso ilaa ay Ogaden xorowdo

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 5 днів тому

    Dhiiqo waxuh dhooho haa kaahosqaadin baaruh dhiihii buuh waarkaleh laa iiman wa muunafuq waadankah waah asagah waaxih laagah diifacilaa haa

  • @ShugriCali-so7ek
    @ShugriCali-so7ek 5 днів тому +1

    Ethiopia waligeed nabad lagahelimaayo ilaa ay Ogaden xorowdo

  • @rnuura334
    @rnuura334 5 днів тому

    Allaah Is One ☝️🩷❣️

  • @AhgacaanAwad
    @AhgacaanAwad 3 дні тому

    Afqadhmuun cagdheer. Jaamac huuro hoo cadayka

  • @user-ih9qc6fg1p
    @user-ih9qc6fg1p 5 днів тому

    War ruunta somali wa Somali bro

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 5 днів тому +1

    WAR WAXAA KABAX OO XOREE AGDHEERTA UGADEN

  • @S.TPlayer
    @S.TPlayer 5 днів тому

    ❤❤

  • @osmanrachid2385
    @osmanrachid2385 5 днів тому

    Waa cajjiib somalia sodon sino ayeey baba aheyd maxay aheyd ethiobiana way jirtey nagi ayey aheyd kolka manta inu yidhaahdo Abiye somaalie ayan boobi wa ayan daro iyo babi ethiobiya kolka waxan ka codsanaya madaxweynaha soomaliya inu ka saaro ciidamada ethiobiya dalkayaga

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f 5 днів тому

    Waxba ma jawaabin calaacal buu
    La yimid iyo walaaleheen

  • @rnuura334
    @rnuura334 5 днів тому

    🎉🎉🎉🎉🎉♥️❣️🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @rnuura334
    @rnuura334 5 днів тому

    🎉🎉🎉🎉🎉💕💕🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-sk9nj9fi4k
    @user-sk9nj9fi4k 5 днів тому

    Idinka wariyaasha waxaad ku khaldantihiin labadinan iyo nuur iyo bare inaad maabka itoobiya inaad ku dartaan dhulkii soomaliyeed ee malaayiinta qof u dhinteen marka ina aliflow markuu abahaana u God galay sidaan maqlay adigana aad itoobiyo mabkeeda aad racisay bal is waydii from, kismayo

  • @SLEEPY0088
    @SLEEPY0088 5 днів тому

    Geesi wiil ABSAME 😂😂😂

  • @sayidaxmad3783
    @sayidaxmad3783 5 днів тому

    ninkaan istubid waye dulli doqon warbaahin hor fadhistay aabihiis iyo abkiisaba hawasee mdwnha ugafaaya

  • @omarmohamed8475
    @omarmohamed8475 3 дні тому

    😂😂😂😂 ninkan maxaa loo waraysanaya ee cidwalba caayay een mañana samaynayn wuxuu ku leeyahay Ethiopia iyo somalai isma Tamar dhaaman waa in gowda layska saaro

  • @rnuura334
    @rnuura334 5 днів тому +1

    Ethiopia 🇪🇹Dwn👎👎👎

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 5 днів тому +1

    DHUSO WEYNE UGADEN
    MARKA HORE HOOYADIIN KA XOREEY ETHIOPA
    HADII KALE WALIGAA WAAD DHUSI JIRTAY

    • @akabdi9732
      @akabdi9732 5 днів тому

      Ma ogaden kaliya ayaa dagan haday sidaa tahay iyaguna inta kale ayuu gumeystaa oo adiga ka midtahay

  • @MubYus
    @MubYus 5 днів тому

    Doqonta Ogaadeen , waxay doonta ha sheegto, Abii Axamad ayaa ka mas,uul ah.

  • @aliismael585
    @aliismael585 5 днів тому

    Muse inuu isaaq yahay miyaanad ogeyn isaaq aanu diyaar uahayn in itoobiya lala dagaalamo