Tan anaa ka talin doona waa nin Oromo ah oo Hargaysa jooga halka her Somaliland u hanjabayan Jabuuti

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 123

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 22 дні тому +4

    Walal waa Xaaraan hilibka ceeriin in la cuno

  • @abdimuuse4919
    @abdimuuse4919 22 дні тому +5

    Cajiib ninka oromo uhanjabaya harsa anaakatalin leh uma muuqato reer somaliland ee calool xumada soomaalida unbaa umuuqato

    • @MukhtarIbrahim3
      @MukhtarIbrahim3 22 дні тому

      Oromo hanjabaysa maanan arag soomaaliya mooye 😂

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f 22 дні тому +3

    Waadna arki doontaa iyagoo laqabsaday oo lasku xidh xidhay sidii dameeraha wait for a few years and see what happens ummmm bahdii diid bahal baaleh iyagu Somali 🇸🇴 inay dhameeyaan uun baa udaran ummmm 🤨

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 22 дні тому +5

    Isaaq Oromo amxaaro maanta canfarta ayey ku biireen

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 22 дні тому +1

      Waa sax Isaaq soow layskuma Soowada baxaysan iyana haku biiraan ciday doonaan

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 22 дні тому +2

    Welkom 🤗 Guuleed waad mahadsantahey wallo mashaallah

  • @AbdallaAli-ch9nw
    @AbdallaAli-ch9nw 21 день тому +1

    Waa runtii hablaha hargesa ayagaa leh oo xoog kuwadan doona

  • @ramirezmirov9042
    @ramirezmirov9042 22 дні тому +1

    Doqonnimo iska dhaaf Guuleedow ....doqoni nimey garanayso iyo tolkeed kama dhamaato

  • @fuadmanaxe4447
    @fuadmanaxe4447 14 днів тому

    Waa jigjiga meesha u jooga ninkan oromada ah aniga ayaa agjoogay markas illahay ca laga cabsado awawgaa alle cadabye guleed hade isaq waa gob

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 22 дні тому +1

    Waa runtii yuhuudka iyo islaantiisa oromkaa u talin doono.: somalidiidka:

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u 21 день тому

    Waa runtii ninka oromo way qayilayan way hurdaan isxaaq

  • @MoussaAden-jc9ys
    @MoussaAden-jc9ys 22 дні тому +1

    Asc. Guled. Ninka. Jabuuti. Qabsanayo. Jabuuti. Waa. Dal. Quwaadle. Sojireen. Ah. Wayna. Isku. Kalsoontahay

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 22 дні тому

    War ha odhan reer somaliland meel hakaga dhin ummada oo dhan waa .xabashidii iyo .oromadii muuse

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk 19 днів тому

    Ilaahey Soo Nooguma Oranin Geelka Hajka lagu gowraco markii ay dhinaceyda midigta dhulka kudhacdo Cunaa buu noguyirii Hilibkeeda kariyaa noguma Oranin Jaahiliin baa tihiin diinta waxka bartaa.

  • @Fays2010
    @Fays2010 21 день тому

    Qaaaaq, wiswis Allah kuu dil

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 22 дні тому

    Promo ku soo dhawaada Somaliland, miyaad Ka xuntihiin hsl kiniin ah Ka qaata,

  • @ismailitachi8490
    @ismailitachi8490 21 день тому

    Warr waa niaag waa oromo ee maha somaliyi

  • @SHUAIB-AHMET
    @SHUAIB-AHMET 21 день тому

    Waxba yaynu iska indho tirin ee qoryaha inoo soo saara sidani labo mid uunbay noqonaysaa wallahi in aynu wadankeena difaacno oo aynu xoriyad dhab ah qaadano iyo in aynu Aakhiro aadno

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 22 дні тому +1

    Umadeena wlhy markaan sidaas u eegay 60% waa juhalo ama jaahiliin aan xitaa waxar jaban loo dirsan laakiin dad damiir leh waa jiraan
    Jaahiliintiina siyaasi aan ilaahay ka baqeyn baa sida xoolihii dareersadey ilaahey oo badbaadiya ma ahee walee 10 sano oo soo socdaa waa loo yaabaa somali waligeed afrikaan kale ma gumeysan laakiin hada in la gumeysto baa indhaheedii ii muuqdaan
    Tan kale xilibka ceeriin awalba soomaali baa bartey sow ma aha hadana somali baa cuneysa oo ku faaneysa yaahuu alla calool xumo weynaa

  • @amin6204
    @amin6204 22 дні тому

    Somalilan bada somali malaha ee sland ayaale wan garnynaa siyasada xasid aqoon so sland

  • @user-sg3bh7ib1d
    @user-sg3bh7ib1d 22 дні тому

    Guleedow waxalayiidi hun dhee waligeetba

  • @Fays2010
    @Fays2010 21 день тому

    Wll SL ma ahee waa beesha Isaq

  • @osmanhassanlatino4357
    @osmanhassanlatino4357 22 дні тому +1

    Wa habashiyad

  • @-fx6nl
    @-fx6nl 17 днів тому

    Benaleh

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 22 дні тому +1

    Joojiya dalka aad wareejinaysaan somali ‼️😭

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 21 день тому

    Cilmiga Aadamaha wuxu sheegayaa in dadka laga dhigikaro sida la dooono.
    Isaaqa waxa laga dhigay dad dhintay oo doqmo ah.
    Waa sida koonfurta looga dhigay kuwo isqarxiya.

  • @Umo580
    @Umo580 22 дні тому +1

    SUBXAANLAA WAA LOOBADHEEDHAY LAAKEN WAA REER MURQAAN LAAN WAA BOQOL JIR BEEN LANOOL WAARUN ☝️☝️🤲🤲🤲

  • @mouminali3126
    @mouminali3126 21 день тому

    Djibouti lasacan ya cidakan
    Qabata Djibouti ma hasata
    Ss jooga ta

  • @amin6204
    @amin6204 22 дні тому

    Ogadeen beelale somalia manhin somlia ee somliland

  • @mariamyusuf6438
    @mariamyusuf6438 22 дні тому +1

    Malaha Somali ma aha ee waa sharmuuto xabashiyeed ee Edo ha soo gudbinina! Wallahi caloosha ayaa I xanuuntay, way Somaliyay waad ba’adeen.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 21 день тому

    Reerku Carab la,aanta ayaa Ku badan
    Caqliguna waa gaasar

  • @user-yj2vs1re8i
    @user-yj2vs1re8i 22 дні тому

    Anaga daarood waxba yaanu noo tilmaanin

  • @-fx6nl
    @-fx6nl 17 днів тому

    Wa runtisa orromo aya qabasandona

  • @maxaa.qaldan.
    @maxaa.qaldan. 22 дні тому

    Dad aan kaaba warheyn baad ku mashquushay doqon.

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 22 дні тому +1

    .war.dadkaan.malaha.wey.sixirn.yahiin.alle.hacaafiyo.laakiin.wey.fican.tahay.mar.in.hargeysa.ciidan.itoobiyan.ah sidii.daadka.ugu.soo.rogmado.war.kaas.ayaa.miyirku.usoo.noqon.lahaa

  • @user-xg3xr9cz1l
    @user-xg3xr9cz1l 22 дні тому +2

    Aad bay u fogaadeen

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 22 дні тому +1

    Anigu waxaan qabaa isaaaq la kari wayee halaga tarxiilo Carada Soomaliyeed dhammaanteed, Sidaani si maahee

    • @said1498ify
      @said1498ify 21 день тому

      Isaaq Dhulkooda bay joogaan waligoodna waa joogayaan. Somalaay taladan daciifka ah meesha kala tagam

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 19 днів тому

    Soo raadi qariiradii ay miiska soo saareen wada hadaladii ku dhexmaray turki .dadka somaliyeed wey hurdaan ...maba ula sii jiraan s.diid.meelyer ayey ogyihiin 20kilo laakiin wax lagu gorgortamayo waa dhulka waqooyi oo dhan allow umadaan waxgaradkooda xilka ugu dhiiba

  • @-fx6nl
    @-fx6nl 17 днів тому

    Kaley deh waxa qagabsada lascanood iska celi

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 22 дні тому

    Cidna waxba nagama qaadi karto Soomaaliya iyo Jabuuti toona.

  • @mahdiyasiin3723
    @mahdiyasiin3723 22 дні тому +2

    😮yaaa

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 22 дні тому

      Ma hakanaa u socoteen isaaqow ?! Waxaad 30 ka sano u ordeseen ma intaas uun baa ba ?

  • @abobasement346
    @abobasement346 22 дні тому

    waxan markih horaybah oromoh bay kah so jedan in shah Allah oromoh bay ku danbayn ilahaw ku naxarisoh halyeygih baray hilibkah cerin Axmed guray in shah Allah

  • @leymoonl4297
    @leymoonl4297 22 дні тому +1

    Afarta habar isaaq iney gaalo jecel yihiin miyaad layaaban tahay hada 😅😅

  • @amin6204
    @amin6204 22 дні тому

    Mucarid darood haneya dolada somalilan aqoosi guleed

  • @gouleddaher960
    @gouleddaher960 22 дні тому

    Wn kaxumaye Lakin wey isdaliyey re Somalian dhulkaa somaliye iya kataliso lasacanod iyad kasoyacden orom

  • @bossman1024
    @bossman1024 22 дні тому

    Katahay Somali
    Mise luqadad baratay xabashiyad afka somali baratay

  • @hibomohamed2427
    @hibomohamed2427 18 днів тому

    Qof hilib ceeriin cunaaya ilmahana wuu cunaa

  • @guleit89
    @guleit89 22 дні тому +1

    Waa nacas aan Somali aqoon

  • @user-lm9es8xp9x
    @user-lm9es8xp9x 22 дні тому

    Sidi gojacade ayan idin wasayna hadi ahn nahnay Reer djbuti

  • @caashoaxmed9577
    @caashoaxmed9577 20 днів тому

    Doqon dadkeda ayey dab weyntahay gojacada ma tagi karteen maxbiis so deysata hadii ad xog ledihiin fan waxba ma tarayo

  • @Fays2010
    @Fays2010 21 день тому

    Sxb qurux dheh qaayo ma yaalliin meeshee

  • @off473
    @off473 22 дні тому +1

    Muuse wuxuu u sheego ayey ka jecelyihiin runta

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 20 днів тому +1

    Faqashey Oromada ayaa idin dhaanta wlhi

  • @zahrahajji2570
    @zahrahajji2570 21 день тому

    Subxana.llha.waxkasto.sameya.lakan.bananka.hakuxarina.sidi.xabashda.kkk.wadwalaten.acuduo.bilahi.😂

  • @user-qo5km9gs2u
    @user-qo5km9gs2u 22 дні тому +1

    Guuleed. Saxib. Waxaan. Ma firsan karo. Hadaa. Nahay. Saraakiisheena. Hore. Xiligii. Siyaad. Bare. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye. Canada Ottawa

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k 22 дні тому

    Oromada iska raaf iyada ku qabsan doonte oo ku oraneysa hargeysa anaga iska leh, war iska amus waxba ma,qabsan kartide

  • @user-ci2hm9zk7c
    @user-ci2hm9zk7c 20 днів тому

    Cuqdadii ogadeen baa ka hadashiisay shuftay adigu oromo iska dul qaad tan ma duljoogane

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 8 днів тому

    Cheeka ciyal wahan war maha.

  • @mahdiismeal7513
    @mahdiismeal7513 22 дні тому

    Ina fatxiya oromon

  • @abdirahmainoday7718
    @abdirahmainoday7718 22 дні тому +2

    Waxaad djibouti habla uga so diri kan kula jooga hargaysa ee nuuca u hadlaya wax ka qabo bakhti ayaa tahy hada jabuuti so hawaysato tii laas canood tu ka daran filo been kuma sheegayo

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 22 дні тому

      Waxad tahay faqshtii xaarood oo iska dhigaaya reer Jabuuti kkkkkkkkkkkk

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk 19 днів тому

    Nin Waalan oo Oromo Shooshal media maxaa u dhigaysa, qofka qofka waalan wax weydiinayo issaga ayaa waalan.

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 22 дні тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Cun dheh siwacan udharag qumayada

  • @-fx6nl
    @-fx6nl 17 днів тому

    Carqu sodir

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r 22 дні тому

    waa sax Oromku waa walaal kaya haka taliyo waanu kaa jeclahay

    • @anab9951
      @anab9951 22 дні тому

      Iidoor naarta waxay ugali somaali nacayb naarta kacab

  • @cusmaniyinta
    @cusmaniyinta 22 дні тому

    war ha la yaabin jugti iyo dhirbaxadi gojacade ee dhulbahante iyo fiiqi shiini iya ku kaliftay xata inay diinta kaga baxan iyay u dhawuyihin ay riidooban

  • @Somaaliman
    @Somaaliman 22 дні тому +1

    Idoor waa ma dhahiiro

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b 22 дні тому

    😢😢😢😢

  • @youssoufabdi1738
    @youssoufabdi1738 13 днів тому

    KHOOTI wy ku yar wasi Djibouti

  • @said1498ify
    @said1498ify 21 день тому

    Guled reer Somaliland kaa og dantooda taariikh ahaana ma jeclid Somaliland. Sabab aad u la talisaana ma jirto. In oromo Somaliland qaadato waxa kaa horeeya in kililka ay qaataan. Munaafaqiintu halka naarta ugu horaysaa ayay dagan yihiin.

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 22 дні тому

    Ninkaasi waa murqaan hadlayaa jabuti iyo khatumo midna wax ma yeeli doono

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 22 дні тому

    Iska mirqaama ‼️🛑 subxaanallaah somaliyey ‼️ wakhti aan maanta ahayn iska xurda ‼️😭😭😭 subxaanallaah ‼️⁉️😭

  • @user-lb4ub5nd3b
    @user-lb4ub5nd3b 21 день тому

    Ha oran wax kaga maqani ma jiraan xaasidiin qudhun nacab cadaw nolosha isaaq necebwaa kuwa ugu qanjidhsan ninka neceb sinaantaada adna diid saraytiisa cadaw cadaw dhalay cumar geele daarood abgaal qudhun cadaw ciil qabeen

  • @aminaxirsi6233
    @aminaxirsi6233 22 дні тому +1

    nacay ka somalida ayaa sidaas u kala fogeeyay somalida adiga naftada ayaa nacayb kaa buuxa

  • @cabdicabdiraxamaan8742
    @cabdicabdiraxamaan8742 14 днів тому

    Niyahaw namiimye wayn ayaa tahay lkn waad qud aakhiro kuu noqon maysee adeer bariis uun ku cun aduunka

  • @cusmaniyinta
    @cusmaniyinta 22 дні тому

    ceebti can baxday ee goojacade iyu mouse dadka ilawusinaya marba gabi ha jiidho lkin wa ceeboobaye ha la ila gubto xalad uu ku qariyo oo daboosha ceebti goojacade ila hada iyu radinaya toolkina ceel dheer iyu ku ridaya mar oromo iyu ka dhigay mar axmaro iyu ka dhigay mar carab mar yahuud intaba albabadi iya laga soo xiidhay war halke ku ab tirsana war iya ina qaata qoomaden ku beera kuma rabno wa qabil ila meerayiso noqday abtir loo wayay

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 22 дні тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @user-lm9es8xp9x
    @user-lm9es8xp9x 22 дні тому

    Idoor fkanile 😂😂

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 22 дні тому

    Nacas Cadayn keen warkaaga oo dhami wa Nacayb Somaliland oo bilaa cadayna 😂

  • @maxameddaahir7386
    @maxameddaahir7386 14 днів тому

    Waxani waa been la sameeyay dadku ilaahay kama cabsanayaan

  • @MohamedSaid-l6v
    @MohamedSaid-l6v 22 дні тому

    Bal ega amaxar kuyiri 😂😂😂 anaqabsandona riyo weynbukujiraa

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 22 дні тому

    Wuu qayilay

  • @amin6204
    @amin6204 22 дні тому

    Darood waa xasid ka somliland hanolato sland

    • @haweyorashid9419
      @haweyorashid9419 22 дні тому

      Waah ruuntah iinan iidin daabargoono baah naa dhaaftay caadowgah Somalia baa taahiin dhaalfo gaalah dhuug aawowyasha baah laaguh yaaqiin

  • @Fays2010
    @Fays2010 21 день тому

    Waar kan hadalkaba kari la' oo maskaxda la' maxay ka waraysteen.

  • @hodanc6255
    @hodanc6255 22 дні тому

    Gabadha wa ithopion oromo san maqlay teda kale magaca lanta iska dhaf 30 sano bu jira

  • @user-lm9es8xp9x
    @user-lm9es8xp9x 22 дні тому

    🥲Dulmahante o cabil Somalland kaa mida ayad so dafi wayday Idoor afkale Lagti naga

  • @osmanhassanlatino4357
    @osmanhassanlatino4357 22 дні тому

    Nabibiye

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 22 дні тому

    Adigu Ogaadeen sooma tihid ma Itoobiyaan baad diideysaan oo kuu talisa ?

    • @superfun1819
      @superfun1819 21 день тому

      Ethiopian umataliso aadna Somalia kutalisa

  • @user-dn5he6jx6w
    @user-dn5he6jx6w 22 дні тому

    Hortaa yaakugu yidhi soomali cidbaa utalinkarta ama gumaysankartaa

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i 22 дні тому

    WAN GAR TEEY. DJIBOUTI. HAKUU. .BAAL. NOOGA WARAN. OO. GELIIN. HOREY. HEEE. HEEEE. WAR. ANGAA. AYAA WAX ARAG NEY

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz 21 день тому

    Oogadeen taada kadali somaliland adeer mah miidlo warwaro awood iyo cuduudba way leedahay adeer mid loo cacabsado mah adeer somali wanu isnaqana cidi naso faragalisa way na eeda

  • @Sumadeena
    @Sumadeena 22 дні тому

    Carab goojadaa tahay was. Waa soco carabka soo leyli

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i 22 дні тому

    HII. HI. IHII. WAR KUWAN. WAX KALEE AYAA KUU. DAHCEEY

  • @DekahassanAlihassanAli
    @DekahassanAlihassanAli 22 дні тому

    😅😅😅 wariyo gal

  • @user-yj2vs1re8i
    @user-yj2vs1re8i 22 дні тому

    Waar tiina ka taliya futada xun baad dhigaysaane

  • @user-jl5tz9ci4q
    @user-jl5tz9ci4q 22 дні тому

    Dhilo rabto in dubeeyo waxaas oo kale hasoo qaadan wllo

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f 22 дні тому

    Guuleed alifle adaa wax og isha ayey farta kagaliyeen waxayna arkeen inaysan 💀🤪⚠️⚠️⚠️⁉️⁉️😳❌❌🤥🤠🤠🤠 wax qadiyadaba lahayin why because of qadiyadu waa waxaad kasoo jeedo ⁉️⁉️🇸🇴🩸☝️ markaa waxaaba utaliya dad hadii bari dagaal dhoco diyaarado kuboodaya loonasheegay already so oromku wallah wax aad iyo aad u wayin buu ogyahay 😳🤠⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️❌❌⁉️🤔🤔🤔🤪

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw 22 дні тому

    Beenta iyo propaganda naga daaya tuug yaheyni waa ka aad reer Somaliland meedkuda jarjareysaan, ku qadhaabsi Somaliyeed iyo beentiina waa laga gudbey, Somaliland socotaye sabir yeesh tuugtiiyey.

  • @user-ij3vc8ve9n
    @user-ij3vc8ve9n 22 дні тому

    Dad walane oo qabwein

  • @Maaxchannel9792
    @Maaxchannel9792 21 день тому

    Oromku adiga wuuku dhaamaan

  • @sandabarud8818
    @sandabarud8818 21 день тому

    Beenaale gabadhani waa oromo waxay ku nooshahay Norway

  • @user-yj2vs1re8i
    @user-yj2vs1re8i 22 дні тому

    Oo haduu ka taliyo cagdheeray adiga maxaa kaa galay adigaba futaday kaa fuulaane