DEG-DEG Dowlada Jabuuti oo mar kale Dhabar Jabisay Maamulka Muuse ee Somaliland & Casuumada Firdhiye

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 283

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 місяці тому +38

    snm hadi laso afjaro soomaaliyada wadanka ugu fiican bay noqonayasa inshaa allaah

    • @Halgame334
      @Halgame334 2 місяці тому +5

      KKK MISKIIINN SNM DAL IYO QARAN BIRAY DHISTAY.

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 2 місяці тому +4

      @@Halgame334 Adeer SNM wax kama ogid iska amus waa jabhad itoobiya soo sameesatay laku tala galay danaha itoobiya ka shaqeeso 😂😂😂😂 marka waxaa loo baahan yahay dhaliyaro. Isaaq ah xukumada lawaregaan. Nabad laku wada noolaando

    • @mowliidabdi6030
      @mowliidabdi6030 2 місяці тому +2

      Miskiin lawaso snm aderadaa ayey hore futadooda siil uga samaysteen maanta adigaan kaa samaysanayaa ee futada gacanta saaro ader 😂😂😂😂😂😂

    • @Halgame334
      @Halgame334 2 місяці тому +1

      @@HassanAli-xf8qi Faqash Ya melsaray snm

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 2 місяці тому +1

      @@mowliidabdi6030 500 ciidankii isaaq ayaa ku xiran xabsika lascaanod hubkii ku badan ayaa laka furtan isaaq calankii buulug ah Somalia 🇸🇴 ayaa suran meel 2 saac u jirta burco marka maskiin ayaa tahay qawaan 😂😂😂😂😂

  • @carteyare6403
    @carteyare6403 2 місяці тому +10

    Waar nacaynbaa idinka buuxa jaamacow somaali laan❤❤❤❤ waatii idinka saartay idinkoo ugaadeena iyo faqashtii gobalada waqooyi galbeed ee maad taa ka hadashi

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 місяці тому

      hala yaabin timirtii buu ka samri laaahay iyo dawarsigii iyo suuqii doqon ma waaye wuxuu isleeyahay Soomali miday kuugu badin oo hargaysaad sidii berigii askar ka noqon ood dadka dhici kuwani waa kuwii kariimka burcadka mooday ee malqadada ku cunay

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 2 місяці тому

      Adeer isaaq wax naceb majiro hadaa jigjiga Ama lascanod ama garoowe ama kismayo ama geerisa waa luku soo dhaweenayaa shacabka isaaq iyo mamul argixisada SNM kala saar odeyaal jihileen ah 33 sano dhiliyardii iyo shacabka isaaq waqti kulimiyeen ayaa meesha joogo kuwaas weeyi dhibka

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 місяці тому

      @@HassanAli-xf8qi Maxaa loo kala saarayaa hooyadaa wase adba daarood baad tahay faqash yahay faqshtu dhashay

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 місяці тому

      @@HassanAli-xf8qi hooyadaadii dhilada ahayd was aduunka xaarood baanu ugu necbnahay hadaan isaaq nahay

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 місяці тому +2

    WAAR RUN MUUSE ILAA SIYAAD BARRE KARBASH3Y

  • @HassanFatouma-eq4qc
    @HassanFatouma-eq4qc 2 місяці тому

    Vive Apo IOG

  • @Suhaybcabdirisaaqnuur56
    @Suhaybcabdirisaaqnuur56 2 місяці тому

    Khatumo qalas weye❤

  • @AzerAzer-y6f
    @AzerAzer-y6f 2 місяці тому +1

    Somaalidu waa Mid, umad Islaam ah.
    Khair insha'Allah !

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 2 місяці тому +4

    Marka horeba Somalilanf waxa wax ka dhigay Djibuuti.
    Ina Geele Arab iyo Ina Awsaciid ama ganacsatsda waawayn ee Isaaq waxa maal galayay Ciise Waraabe.
    Djibuuti way ku qasaartay taageeradii ay muddo taageersysay Somaliland.

    • @SahalAli-x5n
      @SahalAli-x5n 2 місяці тому +1

      Biensure et mtn khalaas c'est termine

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 місяці тому

      Ismaaciil Cumar Geele iyo Muuse sidoodi ayey Xaaxiib u yihiin
      Sheekadaan waxaa loogu minguuraya SSC
      Laakiin waa Lagu fahmay.

  • @nusumkate123
    @nusumkate123 2 місяці тому +18

    Somaliland iyo itobia Ayaa Ku waalan....maxaa Naga qaldan? Nairobi iyo islii Inata aa Diseyno war Maa muqdisho disano?

    • @nuurgedi
      @nuurgedi 2 місяці тому +5

      war heedhe waxaadan ogeen dhulka waxaa leh somalia . dadka badanaana somalia ayeey rabaan waa kuu afduuban yihiin. waqtiqaadina waa gabaabsi laakin garawshiiyaha haduu Allah ka qaado cidno kuma caawinkarto!

    • @nusumkate123
      @nusumkate123 2 місяці тому +1

      @@nuurgedi Waa beenta aa isku sheegno....qof Somali Rabo oo wuqooyiga joogo malaha!!! Nidham dowlad iyo amni ma inta eeyka tagaan beey muqdisho markale imaanayan?? Fiiri Puntland Ayaa Somali diidan, jubaland Soo tii Kenya keentay 2010?? Soo tan lacagti dowlada Nairobi guriyo lagu disanaayo?? Mexeyqabatay dowladan Hada joogto?? Maxa u qorsheysan oo qabri faqitaan eheen? Dadkii dintay Ayaa amni Ku laa muqdisho....runta aan isku sheegno Horta markaas kadib ayuu caliga shaqeeyna!!! Markii eey Na Soo hor istaagsan ba Waa ethiopia iyo Safar bila natiijo oo damaneynin!!!

    • @passingernasir6339
      @passingernasir6339 2 місяці тому +1

      Say iidoor Land _not Somali Land_..

  • @abdourachidIlyas
    @abdourachidIlyas 2 місяці тому +6

    Subxaan ALLAAH waar waa Nin waalan jaamac ee cilaajka geeya

    • @2daysago_
      @2daysago_ 2 місяці тому

      Ma markii waxaad jeceshahay la sheegi waaye ayuu waalnaaday 😂😂

  • @khadarhassan8723
    @khadarhassan8723 2 місяці тому

    War jabuuti marna waxnoomasaidrin
    Daarod cuqdad laand
    War dirku ismatirsadaan
    Laangabyow
    Somaliland iyada iskurashata

  • @yusuf-q8p
    @yusuf-q8p 2 місяці тому

    Jaamac Xaardareershe.

  • @MohamedMohamed-vr1gj
    @MohamedMohamed-vr1gj 2 місяці тому

    Churchill buu ahaa nin kaa soo prime minister of England xiligaa

  • @abdiazizyusuf9442
    @abdiazizyusuf9442 2 місяці тому

    Ku Sali nabiga oo aakhiro xusuusnow

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 місяці тому +9

    qayaad iyo caligari waa birlabka dhulbahante waa labada reer ee ugu halganka badnaa daraawiish

  • @YouSuf-n8u
    @YouSuf-n8u 2 місяці тому

    Waa guull Wayin

  • @j.jilani4535
    @j.jilani4535 2 місяці тому

    Ismaciil Cumar Geele waa mujrim. Firdhiye foojignoo. Geele dadka waa sumeeyaa.

  • @AbdirahmanJama-z3j
    @AbdirahmanJama-z3j 2 місяці тому

    Jaamac gallad iyo werieha kale. waad salaamantihiin salaan sare.

  • @ShamsoHashiElmi
    @ShamsoHashiElmi 2 місяці тому

    Jaamac walaalow Natiyaho iyo muuse Bir

  • @Suldan-IMW
    @Suldan-IMW 2 місяці тому +1

    Jama Gallad,waa qallad caadiyah😂

  • @sekeriyemadar4728
    @sekeriyemadar4728 2 місяці тому +1

    Legend jaamac galad

  • @Faraxibraahim-pg6nx
    @Faraxibraahim-pg6nx 2 місяці тому +1

    Jaamac oday xaqa sheege runusheege batahay ilaahay hakudaayo sxb

  • @DhantoDhanto-b1l
    @DhantoDhanto-b1l 2 місяці тому +1

    Waa yaabeey somaaliland hala jare , kiliil ka shaqada Ethiopia ka kafarxiya kartaa xoolaysanaa bixii gaal jacayl ayuu uu cadeeyaay illaahay baa jira bixiyaw akhirokacabso somaali waa ❤

  • @yohanzarmy3707
    @yohanzarmy3707 2 місяці тому

    Waa Warley wuu sixran yahay fireside waa wareey

  • @MaryamaHassan-go9xk
    @MaryamaHassan-go9xk 2 місяці тому +1

    Aad baan u gaxumahay nimanyo wax aan majeerteen, xumaanti,ahan afkinu macadysamo ila ad majeerteen waliba odaga affkadheer enwalig saxaft baran waa u sheekeeya walugu wareer

    • @MustafaAli-z5b
      @MustafaAli-z5b 2 місяці тому

      Waa inagumeedo ciilan oo ilaa Xaawo iyo adam gumaysi ku jira

  • @AhmedMohamed-qw8gc
    @AhmedMohamed-qw8gc 2 місяці тому +1

    Muuse Cilaaj hala geeyo waa waa shee

  • @moustaphahajikante484
    @moustaphahajikante484 2 місяці тому

    Benaleh Tarik da ben akashegin

  • @Sunshine-id9tg
    @Sunshine-id9tg 2 місяці тому +1

    Viva harti

  • @cabaascabdifaarax9378
    @cabaascabdifaarax9378 2 місяці тому +1

    Kkkkkkl jaamac galad puntland ha usoomarin ssc ogow waa iskumid labada maamul

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 2 місяці тому

    Siyaasadu. Ma sheekadiinaa. Iam Somali my country Somalia 🇸🇴 what is the land??? I don't care what's you believe idon't care what' you love

  • @liibaansuuriyaa9750
    @liibaansuuriyaa9750 2 місяці тому

    somaliland inay dal madax banaan tahay maanta ayaan dhab u xaqiiqsaday somaalida kalena ay ka xuntahay horumarka balaadhan ee ay geeska ka samaysay Somaliland way soo jirtay waa ayna jiri doonta insha allah, ilaahayna garabkeeda kama bixi doono( Somalida kale ilaa imika waxa ka dhaadhici la’a side waqti yar oo kooban oo intaa leeg ay horumar intaa leeg ugu talaabsan karayaaan

  • @HamseGaraadAliBuraale
    @HamseGaraadAliBuraale 2 місяці тому +2

    Jaamac Gallad waa waayeel wax badan og hadduuba ogyahay in qayaadi dishay ninkaas koofil ah heheheh

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 місяці тому +1

    MR GALAD HADALKA MEEL WACAN BAAD DHIGTEY.M.A.THANKS

  • @Cumarwaabery
    @Cumarwaabery 2 місяці тому

    Galanow ma habaarami jirin maxxaa siyaado ah deni waa caafimaafimaade

  • @abdullahijama5475
    @abdullahijama5475 2 місяці тому

    Qof waalan qof wareysan kara daawan kara qof waalan bulshadeena un baa laga helaa

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 місяці тому

    Waxaan ka baqayaa in. Geele. Shirqoolo. Firdhiye oo. Xidhto

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 місяці тому +1

    Somaliland waa dawlad

  • @AliWarsame-rl9pj
    @AliWarsame-rl9pj 2 місяці тому

    Jamca galaad Musse bixii sacii djibouti et loo lisayey hadi u no dayey wa mahad alla

  • @NasirHamudOmar
    @NasirHamudOmar 2 місяці тому

    Cagdheer ciil isàaq baa idin haya

  • @HawaAbdimoussa
    @HawaAbdimoussa 2 місяці тому

    Walahi bentada hadan dib udhagaysto aniga walan

  • @rahmoismail8144
    @rahmoismail8144 2 місяці тому +2

    ❤❤❤waa Aduunyo In Ismail cumar Geele uu KHAATUMO LA kulmaayao❤❤❤❤

  • @aliismael585
    @aliismael585 2 місяці тому

    Jabuuti waxba kama qaadi karto

  • @abdoulkaderibrahim4993
    @abdoulkaderibrahim4993 2 місяці тому

    JABUUTI WAXAY SAMAAYN KU LEYAHAY GESKA AFRICA FROM JABUUTI

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 2 місяці тому

    Waa rufiyan nin weeyn iga dheh

  • @NasirHamudOmar
    @NasirHamudOmar 2 місяці тому

    Hooyadiin muuse biixi was

  • @salahsaid1494
    @salahsaid1494 2 місяці тому

    War Somaaliya Nabadsugid kama noqon Ismail Cumar Geele yaa jaamac taariikhda u soo akhriya,war Ethiopia Ana dheh somaliya shaqa kuma leh

  • @soulaimansomalia4807
    @soulaimansomalia4807 2 місяці тому

    Jamac qof kun ayad bila waji ogeen meeye wax kale aqoon

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 2 місяці тому

    Badaa cas Gaalbaa keeni muusaa yiri. Waxuusan ogoyn jabuuti inay china iyo maraykan haday awood leeday Eryi lahayn:

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 2 місяці тому +1

    Muuse wa geesi geesi dhalat qac baa idinkayeedhay oo hadaanu soo dhawaysan xabaji ma reer doqon mawaauu soo dhawaysanla cagdheer

    • @shukrijama5399
      @shukrijama5399 2 місяці тому +1

      Cagdheer waa landheer ah ee muuse dhig yacab haduu geesi yahay ragisii away waa wada maxbuus reer afka noole iska ooyaa 😂😂

    • @Iphone20249
      @Iphone20249 2 місяці тому

      @@shukrijama5399 muuuse waxaatiiihin 19/88 hangooladii uu geed sudhay muuse dhoobadii uu gidaar ku dhajiyay hada waa muuse iyo ina kaahiin mujaa hidiinta 😁😁😁😁😁😁 soomaali oodhan oowadat qashinkeedii oodhan atuu baabiyay wah wah wah qac idinkuna meel uu utudhaayay oo iyagoo dawarsanaya oo daasad sita uu qaabilay laas caanood aya loogu soo dhex dhuuntay somaliland dhexdeedaa laga kaluumaystay wasidaa intayar ee biri q birq dalahaysan waxaan waligood guul gaadhin iga dhe imika wabalan hadii dhinacan laysusoo dhaqaajiyo ina dhulka hoos maridoontan qayladhaantiini waryaa reer hebalaay

    • @Iphone20249
      @Iphone20249 2 місяці тому

      @@shukrijama5399 mareer doqonmawaaye oo wada darbaaqinaaya uf waadhidii dhextaal😁😁😁😁kkkk atad ifaalinaysa

  • @jamalportal73
    @jamalportal73 2 місяці тому

    Sabaayad kkkk

  • @farhiyaahmed5887
    @farhiyaahmed5887 2 місяці тому

    Way is og yihiin MUUSE , geele iyo x sheekh waa sir lagu jabinayo ssc iyo harti

  • @owi2056
    @owi2056 2 місяці тому

    War Somaliland nabada ay haystaan jabuuti iyo somalia iyo itoobiya uma daba fadhiyaan ee luuqa saxa. OG waxay nabad ugujirtaa somaliland oo nabad ah.

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 місяці тому +2

    AKBAR ASXAABU NAAR ILAAHAY KU QABAY GALAD INDHOOLE

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 2 місяці тому +2

    Jaamacow isku dirka Harti wali waad wadaa aabaha caqdada kawas xaqiir. guulihii Harti ay ku xoreeyeen Laascanood baad rabta in aad siisid Xasan Shiikh iyo Ismaciil Cumar

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 місяці тому +1

    Welkom 🤗 Guuleed iyo Jaamac

  • @KadidjaFarahSoubaneh
    @KadidjaFarahSoubaneh 2 місяці тому

    jamacow wll anago hadana reer djbouti Aad ban ko tagerna kona jeeclahy ee afalagado kamagayno wadan kayaga inad ko tilmantid gomal ino lamid yahy ess iyo awdal Ay waliba essi kabantah inad ko tilmantid kama gayno

  • @jirde1
    @jirde1 2 місяці тому

    BARAKA B XABASH

  • @halimohassan4428
    @halimohassan4428 2 місяці тому +1

    ❤️❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MahamudyusufMusae
    @MahamudyusufMusae 2 місяці тому

    War jamac cidba macafin usmaciil biixi dani sxb wxtahay cadaliya nosobadi kawaranka xalada somalida

  • @hassanelmisaad8115
    @hassanelmisaad8115 2 місяці тому

    Majiro qhilaafla ad shegtay

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df 2 місяці тому

    Caacbaad haysaa midhrasaasa oo jabuuti leedahay namasoogalin
    Geele iyo cidkasta nadhaawaci mayso guusha somaliland hadafkayaga waanu gaadhnay
    Lkn adigoo lahaysta dad hora hakumeeraysan

  • @ahmedjibril5218
    @ahmedjibril5218 2 місяці тому

    Ismaciil ayaa 34 sano Dowladda Soomaaliya ku taagnaa Wuxuuna Adeegsanaayay SNM Ilaahey ha isku diro oo Doqonka SNM Soomaalinimo ha tuso Xasan Sheekhna Ina Cumar Geelle haka Dabo Reebo

  • @abdirashidmusse9614
    @abdirashidmusse9614 2 місяці тому

    War waxaan naga aamusi waa doqon caadifad ka buuxdo siyaasina maba ahan

  • @abdourachidIlyas
    @abdourachidIlyas 2 місяці тому +1

    Asc.jaamac baan sheegaya xeerka saxaafada soo baro

    • @abdallamohamed5794
      @abdallamohamed5794 2 місяці тому

      Falanqeeye waaye ee saxafi ma aha.

    • @2daysago_
      @2daysago_ 2 місяці тому

      Falanqeyn iyo wareyanimo miyaad isku qastay😂 wll adigaan saxaafad aqoonin bal schoolka dib ogu laabo

    • @abdallamohamed5794
      @abdallamohamed5794 2 місяці тому

      @@2daysago_ kan kale ayaa wariye lkn jaamac falanqeeye ahan ayuu meesha ufadhiya.

    • @abdourachidIlyas
      @abdourachidIlyas 2 місяці тому

      Tu est vraiment arriéré

  • @SaladMohamed-p5h
    @SaladMohamed-p5h 2 місяці тому

    Jamac been bila xishooda ayu Nala wadagaya

  • @هرويموافق-ج7ي
    @هرويموافق-ج7ي 2 місяці тому +3

    Muuse Bixii iyo ismacil ismadalin

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 2 місяці тому

    Wiila Sheena salaan sare ❤❤😂😂

  • @abdullahijama5475
    @abdullahijama5475 2 місяці тому

    Nin hibo ciyaalsuuq leh

  • @AhmedElmi-db6yb
    @AhmedElmi-db6yb 2 місяці тому

    Jaamacow ssc waa puntland puntland ne waaa ssc ❤xiligii laga dhax kaluumaysan jiray waa lasoo dhaafay

  • @molkehassan4009
    @molkehassan4009 2 місяці тому

    WARYAA NINKAAGAN AFKA QUDHUNKA AH DHIGAYA EE JAAMAC GAALAD. MIYAANAD XISHOON ADOO AFKAAGU SIDAA U EGYAHAY IN AAD SHAASHAD SOO HORFADHIISATID CAGDHEER CAADI MAAHA

  • @AzerAzer-y6f
    @AzerAzer-y6f 2 місяці тому

    Waa ciyaaro waaweyn uu
    Kala xiday sharkoodi:
    Kolna waan ciseeyaa
    Kolna waan cabsooda,
    Balse CAADIL baa jira
    Ninka aan ka caagayn
    Cidlo aan u doorayn.

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 2 місяці тому

    Waxaa lajooga xilliigi somali midoobileheed melkasta eey joogto.

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 2 місяці тому

    Alxamdulillah Allaah baa mad iska leh ugu horayn
    Aad baan idiinku mahad celinayaa sida aad Umada aad ka dhalateen ee imtixaanku ku dhacay ugu damqataan
    Tolkayoow isha noogu haya sidii aad awelba noogu hayn jirteen maanta hadii Firdhiye loo yeedhay khatar intii hore ka badan baa jirtee

  • @Lovemesomedripppp
    @Lovemesomedripppp 2 місяці тому

    War odeyega haku fogan.

  • @husseinadenabdalle5697
    @husseinadenabdalle5697 2 місяці тому

    Ileyn darawishtu way qawanayeen

  • @AxmedCali-n6p
    @AxmedCali-n6p 2 місяці тому

    jaamac galad waa beeydey weligii lagu meysanjirey

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 2 місяці тому

    Salam wariyasha sharaftale labataban kuwa jibuti kashaqayta kuwasi waa garabka ismael omar danohoga dhowraanahan umajesankaran dhaaka musse bihi jug iyo jabaaq ciid odhan karto majirto xaqiiqdo wasida

  • @KadirKaire
    @KadirKaire 2 місяці тому +1

    Akayisaaday Somaliland

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi 2 місяці тому

    War maxad uga tag wilashi Bahamasrse inddho badan

  • @abdilatifafdub4205
    @abdilatifafdub4205 2 місяці тому +2

    Gheelle iyo Muuse dhib kama jiro ee ha khaldamina, nimanka dabinka loo dhigayo waa SSC. Maxaabiis ayaa laga hayaa Gheelle iyo hub ku summadeysan Jabuuti. Arrintaas ayaa ICC la hordhigay oo Gheelle daba socdaa!

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 місяці тому

      Dacwadaa loo gubiyey wax hor istaagi karto ma jirto
      Fardhiye waa Shaqsi
      Hadii loo bogo waayo waa la tuuri

    • @abdilatifafdub4205
      @abdilatifafdub4205 2 місяці тому

      @@batulasmail8261 jawaab kale oo aan siiyey qof kale akhri.

  • @ahmedjibril5218
    @ahmedjibril5218 2 місяці тому

    Lkn Sxbayaal Ma ogtihiin inuusan Ismaciil Cumar Somalia Marnaba Dowladnimadeda Raalli ka ahayn ilaa yowmudiin Dameerkaas jabki Somali ku naaxay $ dollars ka sameeyay Nacaska.Muuse ayaa Somali ah

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 2 місяці тому

    Alloow qoof wax aan ogeen haa caadaabiin . Baal sirdoonkaakii diir oo soo heel BBYO IYOO TAANGIYOO KAA BAAXAAY. HUBSASHAADUU WAA WAX WANAGSAAN

  • @luulsharib
    @luulsharib 2 місяці тому

    Jama Galad jecliyaa
    You’re so funny 😂😂

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 місяці тому +1

    ILLAHEY BAAD BEEN U SHEEGTEY CIIDABKA SOMALILAND KA KHABIIRSAN CIIDANKA JABUUTI
    SHULBAHTE WAA LOO TUDHE LAASCANOOD WAA LOOGA BAXEY

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 місяці тому

      Xasuuqi Shacabka hanjabaadi iyo kibirkii Ku soo gabagaboobey Waxba baalaha igayaacay iyo 400 oo maxaabiis ah iyo waa loo turayey isqabaaiin been kama xishootaane.

  • @LJama6119
    @LJama6119 2 місяці тому

    caqli ugaadeen

  • @abdiqanimohamed3703
    @abdiqanimohamed3703 2 місяці тому

    Jama galan walhi waan dhagaystaa runtii waa rugcadaa, waxbadan ayuu fahansayahay, odayga wan wan kala aragtiduwanayn oo anigu nabad iyo nolol ayaan ahaa is noockale lkn hada waan isla soconaaa nabad iyo nolashaydii wan ahay.

  • @mali9027
    @mali9027 2 місяці тому

    ALA MAXAAY ISKU MARKHAATI FURAYAAN

  • @JacfarMohomed
    @JacfarMohomed 2 місяці тому +5

    Jaamacow galabta waa anagii wada shaaxaynay beenta daa

  • @bashiraden3094
    @bashiraden3094 2 місяці тому +2

    Cagdheer wariye ah beentuu ku darsaday

  • @AbdikariinAli-t2y
    @AbdikariinAli-t2y 2 місяці тому

    Jamac galad hooyada iyo daroodka aad xayaysiinaysaba anaa wasa oo isaaqa waligiiba ogadeen,amxaar buu u ahaa midiidin oo gumaysan jiray ilaa,lafaruug iyo haradigeed ayaan hooyada ku wasayey

  • @engineerisbariija5164
    @engineerisbariija5164 2 місяці тому

    Hhhhhhhhh saxafi weyn Jama galad wa xaraabe wllhy 😂

  • @AbdulkadirBookh-j3v
    @AbdulkadirBookh-j3v 2 місяці тому

    Cadey mahaysaa inuu soo dhiibay

  • @abdihassan8244
    @abdihassan8244 2 місяці тому

    SNM WAKHTIGEEDII WAA DHAMAADAY SSC KHAATUMO AYAA MUDO YAR KUSOO AF JARAY

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 2 місяці тому

    War beeen ha sheegin jamac galad iska dhaaf. Akhaasunasnimada wax cadeyna ma haysid

  • @AaminaJibriil-g7w
    @AaminaJibriil-g7w 2 місяці тому

    😮😮😮

  • @KulmiyeGerash
    @KulmiyeGerash 2 місяці тому

    Halaw waxanjo jigjiga

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 місяці тому

    FARMAAJBA WAA KII SIIYEY 5 DAKADOD RAAS JAMAC OOGADEN KAMA HADAL

  • @ismacilaxmed7869
    @ismacilaxmed7869 2 місяці тому +1

    Asc sxb salan sare waxan raba lafonkina ama ciwankina

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 2 місяці тому

    Puntiland iyo khaatumo
    Cid iska hor keeno kartaa ma jirto,
    Safarada firdhiyena danaha khaatumo ayay ku salaysan yihiin,
    Wax iska hor imanayana maaha.
    Darwiish

  • @AhmedMohamed-zi9hl
    @AhmedMohamed-zi9hl 2 місяці тому

    Walaahi ilaahay dhulka namuu dhigine, somali waaka ka qaylisiiisyey, beeen kasta ood akhrin jirteen walaaalan nahay. Kuligiin isa soo raaca Somaliland waala aqoonsanaya

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 2 місяці тому

    WAR ISMACIIL GELLE IYO XASAN SHEEKH IYO MUUSE BIIXI HA
    RUMEYSANINA WAA XAARAN
    ALLE SWT KA FURTEY.