Fiqiyow Mustafe ma hurdo qofka la rabay inu ciidamo diro ee heshiiska fuliyo ee wali didan waa isaga

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лип 2024
  • Fiqiyow Mustafe ma hurdo qofka la rabay inu ciidamo diro ee heshiiska fuliyo ee wali didan waa isaga

КОМЕНТАРІ • 78

  • @rirachekheyr188
    @rirachekheyr188 17 днів тому +9

    Mustafe agjar guul iyo gobanimo nolow madaxweyne mustafe mogamed cumar. Geesi weeye taariikhdisa kujorey buug dahaba, waxanan ku boorinaya shacabka gobolka somali galbeed iyo reer sittiba inay dagaalka kadib uu diyaariyaan XAFLAD SHARAFED lagu maamusayo Madaxweyne mustafe agjar"" BIL'LADDA GEESINIMADA UGU SARAYSA GAYIDA SOMAALIDA ODHAN "".

  • @faisahersi5370
    @faisahersi5370 17 днів тому +9

    Madaxwayne mustafe Waa mahadsanyahay 100/100

  • @nrx8684
    @nrx8684 17 днів тому +5

    Madaxweyene Mustafa Xagjar waa rageedii, qudbad uu jeediyay aan ogaa inuu rageedii yahay

  • @ismailahmed673
    @ismailahmed673 17 днів тому +4

    Asc guled iyo jaamac waad salaaman tihiin mustafana wax badan buu hor istaagey khayr ilaahay hasiiyo

  • @IbrahimMohamedIbrahimIbrahim
    @IbrahimMohamedIbrahimIbrahim 17 днів тому +1

    ❤❤❤❤❤ Madaxwayne Mustaf ha noolado kugu diirsaday Mustapha muhumed cumar

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 17 днів тому +4

    Mustafe Cagjar waa halyey heybadii DDS ayuu sooceliyyey cimri dheer iyo nolol wanaagsan yaa ALLAH uga baryayaa isaga iyo General Gaafeydhaba dibna haloo doorto

  • @user-vi3yp9vy7j
    @user-vi3yp9vy7j 17 днів тому +3

    Masah Allah Masah Allah 😊😊😊😊😊

  • @elmi-bt2jg
    @elmi-bt2jg 17 днів тому +1

    Thanks president mustafa

  • @farfanaouled5373
    @farfanaouled5373 17 днів тому +3

    Gul gul Somalie galbed.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ArarsehDjidheh
    @ArarsehDjidheh 17 днів тому +3

    Wiilkaasdoo somaliyaa oo maantaa somalidifacaa waageesii anla ilobiikariin isaga iyo wiilkaa udhalo kowsidhalabaa

  • @user-wb4zq1kw5b
    @user-wb4zq1kw5b 17 днів тому +3

    Mustafe waa geesi guuleyso

  • @abdirashiid7330
    @abdirashiid7330 17 днів тому +3

    Guul soomaali galbeed

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 17 днів тому +1

    Waa run badanaa subxaanallaah 😭 somali Allow midee yaarabalcaallamiin allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲 Ameen 🤲😭😭😭‼️

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 17 днів тому +2

    mustafe cagjar waa libaax daarood usoobaxay guulaayso kugu maalnay anagu laakiin kuwa shacabkooda dhulka ka boobaya kuma gaadhi karaan adeer

    • @moolcaliyow
      @moolcaliyow 17 днів тому +2

      Soomaalida QAARKEED waxay u maleyneysaa in Ethiopia hadii ay HESHO BADDA iney hoos geyneyso KILILKA 5aad laakiin waxay ka dhigeysaa MEEL ADIS-ABABA laga xukumo sida Dirirdhabe iyo Harar. Federalka Ethiopia ayaa soo magacaabaya madaxda iyo shaqaalaha DEKEDA CUSUB. Ninkii KILILKA 5aad ah ee ARZAQ kasugaayow RAALI noqo walaal!!

  • @faysalibrahim3202
    @faysalibrahim3202 17 днів тому +3

    Vive Cagjar Inshallah

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 17 днів тому +2

    Keep going 🙏❤️ tha police 🚓🚨🚓🚨🚨🚓

  • @abdicaweli9214
    @abdicaweli9214 13 днів тому

    Somalia miiyan ogeyna ina Ana nahaye Adoon. Jamaacow kaa miresawo Ogaden waa gumista diid ma jecelwow

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 17 днів тому +2

    Welkom Jaamac iyo Guuleed

  • @bashenuur
    @bashenuur 14 днів тому

    Aanu chance siino his excellent honorable president mustafa dds ilaa la gaadho doorashada ethiopia

  • @CabdigaAllah
    @CabdigaAllah 17 днів тому

    Asc
    Guleed Alifle iyo Jasmac galad
    MW DDS Mudane Mustafe
    Inagoo ah indheergaradka bulshaweynta somaaliyeed kuhadlayna afkooda waxan leenahay madaxweyne mustaf libaax simba hambasa jir oo joog difaaco dhamaan DDS sharafkiina cirdigiina iwm hambalyo wankugu garabtaaganahay

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 17 днів тому +2

    MAANTA, SHEEKADII DAAROOD KA AYAAD WADAAN!!!!.

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m 17 днів тому

      daarood waa cudur dadka kudhaca dawo malaha adeer quwada soomaliya waa daarood ama diid ama yeel adeer waana waxa dadku cudurka uga qabaan adeer laakiin waaf udhimasnkartaa uun

  • @AbokorShide
    @AbokorShide 17 днів тому

    Waa. Naacdii. Jaamac. Galad. Oo kamid. Ahaa. Ciidsnkii. Dabar. Goynta. Ee joogay. Cadaada. Walee. Maruun. Baad soogeli. Gacanta. Qaranka

  • @SoraanMahamed
    @SoraanMahamed 17 днів тому +1

    Mahad Sanid Jamac galadg

  • @FaysalAbshir-b9e
    @FaysalAbshir-b9e 17 днів тому +1

    ❤guul

  • @AxmedRiiraash-ek5rp
    @AxmedRiiraash-ek5rp 12 днів тому +1

    Soomaaliycuul5❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 16 днів тому

    Xasan dhiqo iyo fiqi moriyaan siyasada garanay oo xamar moodayaa in ay tahay somaliya ookaliyaa😂😂😂

  • @badalcusman8720
    @badalcusman8720 17 днів тому

    Jaamac wad mahad santahay
    Sidafican. Ed usowarantay

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 17 днів тому

    Kkk Jama Galad doorkan ma loo laabay woxoga xaga deegaanka kkk
    Si buu u fataxsan yahay kkkkkk

  • @abdirahmanabdilaahi6563
    @abdirahmanabdilaahi6563 17 днів тому

    Jamac muse ragi ka horeyay ayaa la hadli kari waa yay xabashida

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 17 днів тому

    Waryaahe ninkan mustafe ee gowsaha isku haya waa rag e.hadii ay run tahay waxad shegeysaan

  • @abdirahmanabdilaahi6563
    @abdirahmanabdilaahi6563 17 днів тому

    Taariikh beena ha u samayn waa miskiin la rarto oo waliba dhaga nugul

  • @osmanrachid2385
    @osmanrachid2385 17 днів тому

    Mucarad na ku macaradaya xor nimada siiti nama matali karayan taarikhduna madugowdo kuwa siyasin isku sheeguna ha oogaadan in la caysani dono wabilahi tawfiq

  • @sharmaakhecisman8878
    @sharmaakhecisman8878 17 днів тому +1

    Waar yaadhaheen 1960 ayaanu gumaysigii erinaye bal kuwan gumaysigii madoobaa adoomaha u ah ee qoslaaya ee faraxsan
    Yay ku diganayaan ciil ayaa haya jamacow ciilkaaga ku dhimo

    • @mawlidaxmadnassiraw-cali6880
      @mawlidaxmadnassiraw-cali6880 17 днів тому +1

      Nin tayo lagu ogyahay baa laga cabsadaa oo lagumeystaaye, adigu ba'na maadan ahayn ta'na maadan ahayn waligaa. Gumeysi kal kaal baad ahayd eegana macno malihid oo adaaba gaalka ukala tartama isagoo wadan madax banaan haysta. Taariikhdana mataqaanide yaa kuxoreeyey, SYL xagee lagu sameeyey?

  • @nrx8684
    @nrx8684 17 днів тому

    Wiil Somali ah hotelo waa weyn maka dhisa karaa baxardar? Hadeey maya tahay amxaaro mexeey jigjiga hotelo waa weyn uga dhisa kartaa?

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 17 днів тому

    Guul iyo gobanimo

  • @bashenuur
    @bashenuur 14 днів тому

    Leadership david doesn't get chance to build house of God but Solomon get peaceful chance to build house/temple of God its mercy and grace of God so don't blame our leaders like dds or p/m ethiopia =every thing is time of God

  • @BashirAbdimaxamed
    @BashirAbdimaxamed 17 днів тому +1

    Aboow mala helaa nin runta sheega sida jaamac galad marka uumacaaradka yahay

  • @ismacilabdi1278
    @ismacilabdi1278 17 днів тому +2

    Ujaahid nimad
    Inaga ugu horeyane
    Oo aha sayid maxamed
    Cabdilaha xasan
    Oo gaalo iyo wixii
    Lasocodayey cagta
    Mariyey

  • @IbrahimMohamedIbrahimIbrahim
    @IbrahimMohamedIbrahimIbrahim 17 днів тому

    Waligood landheeraha ayay xagxagtaan

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx 17 днів тому

    Carro meel jiifta kkk waa hadal nin weyn yiri.

  • @haajimahamedomer613
    @haajimahamedomer613 17 днів тому

    Mabra wax fican ayuy jamac kahadlaya

  • @AxmedYare-jn4tl
    @AxmedYare-jn4tl 16 днів тому

    6:27 6:29 6:31 6:32 registration for you guys have any problem

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas6536 17 днів тому

    Dhibatada somali federaal cid xalin karto ma jirto
    Dowlad goboleedka Somali galbeed
    Waxay ku kaceen dhibatoyin yar yar

  • @user-ox6gm5bs1o
    @user-ox6gm5bs1o 17 днів тому

    Kaa nacaybku buuxiyoow abaal laawow Somaliland somalinimo kahoreysay majirto somaali kadanbayndoontana majirto

  • @Cabdihoobarud12
    @Cabdihoobarud12 17 днів тому

    ogaadeen isu camiraya hhh

  • @osmanrachid2385
    @osmanrachid2385 17 днів тому

    Asalmucaleykum horta waxa la ogaado inuu mustafe yahay madax weyne soomaliyed kilal 5 ee soomalida takalee Abiye ma moog yahay inu issagu wado af ganbiga uu sheegayo inu issagu wado marku rabo siiti ee ciidanki ethiobia la safatan canfar miyu moog yahay af ganbiga warya Abiye siiti soomali aya leh mana afganeysid Muustafe ada lagu afganbini wuna kugu dhici afganbigasii adan dalbadeey soomalina ka kiciimeyso siiti burburka ethiobiya ada hor seed u a. ABIYE ACCEPTE QUE TU ES BOUGRE INDIVIDU MAL MENÉ. ALLAHU AKBAR SOOMALIYEY SALLAADA OOGA WA BILLAHI TAWFIQ

  • @Xaqudiirirkasomali
    @Xaqudiirirkasomali 17 днів тому

    💔💔❣️❣️❤️❤️❤️♥️❤️❤️❣️💔💔💔❤️❤️

  • @suweyssheikhdon3057
    @suweyssheikhdon3057 17 днів тому

    ma qabyaalad caadufadaysan bay kaa tahay markaad libinta jamaahiirta harti aad siinayso cagjar iyo iidoor ee ledahay laascaanood xamar baa ka celiyaye dad caraysan oo hargeysa joogaa qabsan lahaa magacaa baye indhahaagu soo ma arkayn hub ka dhigistii iidoor lagu sameeyey 25 ogos ee madaxdoodi muuse juudaan iyo inko yar ma ahee ay gacantanada ku jiraan ku caayi maayo laakin dib isugu noqo inta aadan daafida cunin

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla4957 16 днів тому

    😂😂😂

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 17 днів тому

    🇸🇴🫡☝🏽💎❤️🦁💪

  • @user-tr5uh8cv3f
    @user-tr5uh8cv3f 17 днів тому

    Siyaad bare ayaa dhamayn waayey kkkkk faash

  • @naasirmohamed7391
    @naasirmohamed7391 17 днів тому

    Hooyadaa cagdheerta iyo cawaanta kawas

    • @user-fm8ej5yb4f
      @user-fm8ej5yb4f 17 днів тому +1

      🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 17 днів тому

    Maanta waa faalladii reer hebel miyaa

  • @user-tr5uh8cv3f
    @user-tr5uh8cv3f 17 днів тому +2

    Beedeeyiin waxba naga qaadi maysaan inshaa alaah

  • @user-ox6gm5bs1o
    @user-ox6gm5bs1o 17 днів тому

    Beeney kunacay nacayboow kunacay, Somalinimoow kunacay nafta kiikajaray iyo markaynacab kusheegteen

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327 17 днів тому

    Ogaden u sheeg Mr Galad adigu waad noo calamsantahy

  • @nafisaali8689
    @nafisaali8689 17 днів тому

    SUBXAANALAAH. CUULED ALIFLE INAABT MAGACAAGU 3. SADEX MEELOOD BAAD KU QORTAY ❗️GALAD KURSIGISA MAGACISA KU QOR DHINACA UU FADHIYO❗️HAHAHA KKK. WARIYE GEELJIRE SHAADKU SOO TOSHAY YUU KU QORILAA⁉️ WARIYE GEEL JIRE SHOW GA SOO GALAY. YUU KU QORILAA. GULED GULED GULED KKKKK

  • @sharmaakhecisman8878
    @sharmaakhecisman8878 17 днів тому

    Ilaahay adoomayaa ogaadeen xaguu gaynayaa sawaxili iyo amxaaraa hablihiisa abaahidee ma qosolbaa idiin eeg

    • @FaisalAbdinasir
      @FaisalAbdinasir 17 днів тому +1

      Waa Waxaad kolba Qolo u sheeganayso Idinkaa Haweenkiina iyo Odayaashiinuba UA-cam ka ka buuxaan iyagoo Leh Yuhuud ayaan nahay Amxaro Ayaan nahay Qoti ayaa nahay Iririr Samaale Ayaan nahay Dir ayaa nahay Qureesh ayaa nahay Hal Sano Gudohood 😂😂😂😂

  • @user-tr5uh8cv3f
    @user-tr5uh8cv3f 17 днів тому +1

    Cagdheer

    • @FaisalAbdinasir
      @FaisalAbdinasir 17 днів тому +1

      😂😂😂😂😂😂
      Ma Caybaad mooday Cagdheer nimada Waa Amaan Adiguna Waad Is Cayday Ciyaal baa tahaye Soo Wadii Odayaasha Macnaha ka Danbeeyo😂😂😂😂

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow 17 днів тому +1

    Soomaalida QAARKEED waxay u maleyneysaa in Ethiopia hadii ay HESHO BADDA iney hoos geyneyso KILILKA 5aad laakiin waxay ka dhigeysaa MEEL ADIS-ABABA laga xukumo sida Dirirdhabe iyo Harar. Federalka Ethiopia ayaa soo magacaabaya madaxda iyo shaqaalaha DEKEDA CUSUB. Ninkii KILILKA 5aad ah ee ARZAQ kasugaayow RAALI noqo walaal!

  • @sharmaakhecisman8878
    @sharmaakhecisman8878 17 днів тому

    Magac ayaan u Heley jaamac dayuus ayaan kuu bixiyay

  • @LJama6119
    @LJama6119 17 днів тому

    caqli ugaadeen 😂

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 17 днів тому

    JAAMAC HUURO WEYNE ADIGA IYO INA CAGJAR WAXAA TIHIIN LABO DAMEER OO FAQASH DAAROOD AH OO NECEB QARANKA SOMALILAND LAAKIIN MAXAA KA QAADI KARTAAN ADUUNKA MAANTA ADOON KU JIRA ADOONSI AYAA UMAD XOR AH LOOGA TAAG LA, YAHAY JAAMAC HUURO HOOYADII TOBAN JEER AYUU AXMAAR WASAA MAALIN KASTA

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 17 днів тому +1

    Heshiiska waxa wada galay laba dawladood oo Ethiopia ,iyo somaliland ,Jigjiga waxay ku jirtaa Dawlada fadaralka,Cida ciidanka u baahatay iyo ciidanka weeraraya Xeebaha somaliland waa ayo ? somaliland iyo Ethiopiaba waxay ku dadaalayaan in aanay saamayn ku yeelan wada jirka dadka DDS ,Qaylada ay wadaan dawlada somalia iyo kooxaha ka soo hor jeeda MOU, ee ku baaqayay in dagaal laga rido Degaanka somalida Ethiopia Mustafena waxa laga rabaa in uu isku hayo dadka uu hogaanka u yahay kana fogaadaa siyaasadaha dawladaha gobolka .ay isku hirdiyayaan ,
    jigjiga iyo somaliland waxay ka masuul yihiin nolasha iyo horu marka dadkooda ,

    • @user-wb4zq1kw5b
      @user-wb4zq1kw5b 17 днів тому

      Qabiil qaran ma noqonaa

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 17 днів тому

      Beentaa cagjar waa geesi grab istaagay goojacade hadana reer Awdal garab taagan maa doqonta cadawga hoos fadhida😂😂

  • @sharmaakhecisman8878
    @sharmaakhecisman8878 17 днів тому

    Jaamacow hooyadaa iyo inantiinu caawa ma ogtahay dayuus baa tahay bilaa damiira waar afrikaan ayaad adoon u tahaye maadaa hadla