Cabsi Cabsi CNN O Booqatay Isbitaal Dhulka Hoostiis Israil Kadhisatay| Marooko & Israil heshiis laya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 лип 2024
  • Cabsi Cabsi CNN O Booqatay Isbitaal Dhulka Hoostiis Israil Kadhisatay| Marooko & Israil heshiis layaab leh| Nasrulah O Israil Karbaashay| Turki
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212.com/invite/12i...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 202

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  18 днів тому +41

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

    • @fadumaabdiduale1624
      @fadumaabdiduale1624 18 днів тому +1

      Asc.
      Sheekhoow maxmed saadis la tali yahiisu ma og tahay in uu yahay yahuudi .
      2,waxaan ka shaki sanahay in ay hastaan qolada cagaaran ee qasa ❤.
      3, turkidu iyagaa ka belo badan cid kadta mana filayo cid ka wadanisan in ay jirto ,
      4, nin dilaala xaga gur yaha ah baan arkay isagoo khalad samay naya markaasan ku idhi waa xaaran waxuu iigu jawaabay sow kama horayso in aan ogahay xaaranta naftir keeda waxuu ila degen yahay magaalada .
      Markaa in ay og yahiin xaraanta sow kama horayso Sheekhoow.
      Somalia ilaahay baa u maqan.😮

    • @user-sr1mi1be6z
      @user-sr1mi1be6z 18 днів тому

      ❤6ò
      ❤❤❤❤❤❤❤
      ❤❤¹¹qqqqŵqq1 ❤❤​@@fadumaabdiduale1624

    • @khadijafa5258
      @khadijafa5258 18 днів тому

      U

    • @deqtoon
      @deqtoon 18 днів тому

      marka aan dhaheynay odaygan waa benaale waa sidan oo kale aaway koraskii uu laha qamista waa heleysin xitaa wuxuu tir tira dadka kahadla korsada hadaad nasiib uyelato inaad aragto qoralkeyga fadlan kafal celi asagan ugu nastexeey inuu ilaah kabaqo oo muqlkisa usan been kashegin inaad tirahdo diintan aqana aad umada wax uga sheekto micnaha dinta adigana adan kudhaqmeynin micnaha adigaba waad ogtahay waxay diinta kadhahday

    • @SayidAli-uv1tj
      @SayidAli-uv1tj 18 днів тому

      Manata wa khamis 😌

  • @shijo2055
    @shijo2055 18 днів тому +14

    اللهم أصلح بلادنا والبلاد مسلمين ولا ومسليمات 🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥺🥺🥺

    • @sagalm3186
      @sagalm3186 17 днів тому +1

      آمين يارب العالمين

  • @AminoAbdullahi1
    @AminoAbdullahi1 18 днів тому +8

    Thank you for everything you do for the world and your country including encouragement ❤🎉🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 18 днів тому +7

    Asc wll barlamaanka somali waa kuwo aan wax baran oo ay ku i maaden lacag iyo nin jacleesi bay ku yimadeen wax ay u joojinayaan ma jirto wcs wll mashaallah

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 18 днів тому +6

    .shiiq.alle.haku.barakeyo.barlamaan.maahan.waa.ciyaal.suuq

  • @gamer-il2lt
    @gamer-il2lt 18 днів тому +5

    😮hadaad janaalkayga booqato ilaahay janada hakugeeyo

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 18 днів тому +2

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @TasliimSalim
    @TasliimSalim 18 днів тому +5

    M. Allh sheikh guleyso

  • @SmilingAquariumFish-zf2vv
    @SmilingAquariumFish-zf2vv 18 днів тому +3

    Allah ka yareeyo xamas culuska saaran Shacabka Falastiin Allah ugar gaaro ❤❤❤😢😊😊

  • @cayaarahabaydhabo3563
    @cayaarahabaydhabo3563 18 днів тому +2

    Baarlamaana ma ahan waatugo aan ilaahey kayaabenin

  • @abdifatahabdullahi1863
    @abdifatahabdullahi1863 18 днів тому +5

    2000 beds Hospital wuu yeryahay aragtadeyda wayo hadi aay yihin 7 Million people sida la sheego Yahuda ma deeqayo dhulkas

  • @faisalsalad8358
    @faisalsalad8358 18 днів тому +1

    ASC wallkey dulmi diid jazakalaah kheyr kadib kuwan waa daneysTayaal umada soomaliyed dhiigooda cuna ee adiga yeysan ku dalin dowld ka wanagsan ALLAH SUBXAANAHU WATACAALAA hanoogu badalo kiTaabka QURAANKA IYO sunadii xabiibkeenii ku dhaqanTa

  • @zakariamaftux278
    @zakariamaftux278 18 днів тому +2

    Waa sax dan uma hayaa dalka iyo dsdka toona

  • @user-yp3wi7qc9j
    @user-yp3wi7qc9j 18 днів тому +3

    Waa baarkaman xaaraan ah

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 18 днів тому +2

    Yuhuuda ilaahay cabsi buu geliyey ,isbitaal walba dhiso ilaahay baa ku je in insha allah israel iyo gaalada iyo kuwa raacsan insha allah

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 18 днів тому +1

    Alxmduliah

  • @foxtrotmc.
    @foxtrotmc. 18 днів тому +2

    Dulmi diid TV
    Xilibaano masaajida Allah ku aanba tukan 5ta waqti adduun darteeda
    Miyaa barlamaan aan la xaadirin lagu ceybeenayaa oo laga dhigayaa fadeexad weyn ...
    Aaqiro zamin ayaa lajogaa ,
    barlamaan aan la adin waa ceyb lakiin baydkii allah aan la aadin waa caadi 😢😢

  • @blackpanther8219
    @blackpanther8219 18 днів тому +2

    Who gets 3 months holiday, even schools and universities don't get 3 months, but if they go to holiday who will do the work governments don't take holidays. I mean, if 1 person goes, someone should take his seat

  • @khadjaissa222
    @khadjaissa222 18 днів тому +3

    Dadkaas baarlamaanka ,
    They r not elected or selected
    They r nominated by afar jeeble ,they don't care about us . AYUUTO ay ku jiraan oo 1500 dolar eh si ay u gataa afar sano ka Dib kursiga baarlamaanka
    ..Allaah ayaa noo maqan wax baarlamaan la dhaho majiro Soomaliya.
    الله اكبر

  • @adenhassanbashir4930
    @adenhassanbashir4930 18 днів тому +1

    Dalkan Somaliya waxa dhibaayada ugu weyn kuhayo waa xildhibaaan iyo ganacsato, gaar ahaan Muqdisho kuwa ku daggan.😊😊😊😊😊😊

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 18 днів тому +2

    .insha.allah.dadkii.dhulaka.iskalaa.ayaa.uharaya alle.xagiisa.hauga.soo.duulo

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 18 днів тому +1

    waa tuugo dhamaan toot 1 xasan 2 adan madoobe ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 17 днів тому

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 18 днів тому +1

    Insha allaah xm ayaa qarxin doonta yuhuudeey waxa maraykan iyo ingiriiss iyo yuhuuda waxa ay.galeen alle kuma daynaayo insha allaah.

  • @mohamedyaremohamud3116
    @mohamedyaremohamud3116 18 днів тому +1

    Waa dowlad Business ah iyada dhan

  • @leylanur3645
    @leylanur3645 18 днів тому +2

    Isbitaalkii makaafa iyo alyaasiin oo kale misse waa mid run aha🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @user-cd8pu8qp6x
      @user-cd8pu8qp6x 18 днів тому

      Kkkkk anaa hadasoo waday beentii aduunka lagu gadi jirey mise midkale 😅😅😅yahuuda waxaa haysta hadaadan Illahay kaxishoon waxaad rabta sheeg

  • @najiibaxmed7158
    @najiibaxmed7158 18 днів тому +1

    shekh. arinka saas maaha turkida ayagaa sameyste 💯 qalabka lagu sameye. lkn mesha lga dire ayaa ah meel cimiladeda fcn tahy mel kaste lagama diri karo se. darteet loga dire marekan. saas la soco. qer allha ku siye

  • @SadiaMohamed-rq5mw
    @SadiaMohamed-rq5mw 18 днів тому +1

    Barlamanka ama dowlada somaliya waa meel lacag laga sodonto iyo magac dhaqaalo lagaso radsadaa shacabkan Allah ayaa umaqan

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 17 днів тому

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 18 днів тому

    Alaahu akbar

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 18 днів тому +1

    Barlamaan intuu joogaan waa mooriyaan ilaahay umada hak qabto

  • @abdullahiabdi2156
    @abdullahiabdi2156 17 днів тому

    Illahay dowladan umada Ka qabo

  • @zahraabdul2861
    @zahraabdul2861 18 днів тому +1

    Barlamaanka Somalia waxaa ka cad in uu marne horimarka wadanka iyo dib u dhiska wadanka aysan aheen waxey mesha u joogan. Oo ay kaliya tahay shaqsi wax u qabso intii at kursiga heyso.
    Allahu'Yaclam

  • @halimarjisaakalaahuqeyran.6700
    @halimarjisaakalaahuqeyran.6700 18 днів тому +1

    Walaal waa faahnkii
    Fuleynimadiisii kadanbeeysey.
    Sagaal god hagalaan

  • @abdullahiabdi2156
    @abdullahiabdi2156 17 днів тому

    Illahay dowladan umada Ka Aabo

  • @hollaatme2991
    @hollaatme2991 18 днів тому +1

    Somali wataas Parlament dhan 3bilood fasax iska qatay, dadkisana baahi iyo dhib heysto, ilahey u maqan dadkan ya rabi 🙏🏾 masakintada u gargaar amiin ya Rabi😢

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 18 днів тому +1

    Machaallah

  • @ismailegge3430
    @ismailegge3430 18 днів тому +1

    mashallah

  • @AliAbdirahman-ji7xt
    @AliAbdirahman-ji7xt 17 днів тому

    Ustad kuwan wa barlaman kusheg maahan barlaman.

  • @ahmedhussein7804
    @ahmedhussein7804 18 днів тому +1

    ASC SHEEQ DULMI DIID ADIGA BARLAMAN TUUGA AH UU HOGAMINAYO AADEN MADOOWE

  • @naimaomar3254
    @naimaomar3254 17 днів тому

    Asalamu Calaykum.
    Dulmi diid JizaakaLaah! Somali xaqa Allaha tusu masuuliyada aydayacaayaan waa lagula xisaabtamayaa.

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 18 днів тому +1

    Isbitaalkaas Allah baa burnurin.

  • @suleimanMM
    @suleimanMM 18 днів тому +1

    Somali lee ugu imaanee waxaysan aqoonin in ay ka hadlaan

  • @MohamedAhmed-rk7nk
    @MohamedAhmed-rk7nk 18 днів тому +3

    Caqli xumada Morocco

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 18 днів тому +2

    Marooko imaraad. Iyo masar. Sadexdaa. Dal. Munaafiqiinta. Sahnuuniyada. Hogaaminaysa. .. kacdoon shacab. Ayuun baa lagaga xoraynkara. .. xasuuqa lagh hayo shacabka falastiin. Ayay .. yuhuud iyo maraykan tageero la garab taagan yihiin subxaan

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b 17 днів тому

    Isbataalkaas insha allaah waxaa isticmaalaya mujaahidiinta reer Falastiiniyiinta

  • @MuhiyadinHassan-ov3rs
    @MuhiyadinHassan-ov3rs 18 днів тому +2

    Those are not the representative of Somalia government they are alshaab

  • @abdirahmanismailabdi4671
    @abdirahmanismailabdi4671 17 днів тому

    ASC.Mansha Dulmi Diid Allah Allaha idin Xafido en haddan sokobo Marlamanka Somaliya waxyar moyane intoda badan waa Calolshaqeystayal midhan ahna Khayanolayal Qaran marki horaba waxa ay udhartenba waxa ay aheyd in ay indhaha ka qabsadan waxa dhacaya oo dhan walle Saan uun lagu jirimaye mar uun walaga gudbidonaa islaxisabtan ayeyna ku dhandonta cir iyo dhul halke galeysan islaxisabtam ayaa idindanbeya Wabilahi tawfiq

  • @abdiahmed9716
    @abdiahmed9716 18 днів тому +1

    Waa dowlad mooriyaan ah

  • @user-ir9df5go5l
    @user-ir9df5go5l 18 днів тому +1

    Ilaahay ha is ku baa bi iyo dhexdooda🤲

  • @ahnettek3298
    @ahnettek3298 18 днів тому

    Wallaahi waa wax laga xumaado in saacadan dowlad carab ah ay israaiil.arimo la saxiixato laakin allaah ayeey leeyihin iyaga xitaa waxaa xureyn doona alqasaam insha allaah markay falastin iyo masjidul aqsaa soo xureeyaan allaahuma aaammiin

    • @hollaatme2991
      @hollaatme2991 18 днів тому

      Carabta hada jirto carabtii la yaqiinay maaha inader

  • @kaliddiriye
    @kaliddiriye 18 днів тому

    Today is the era of Space Race 🛰️

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 18 днів тому +1

    adlista waxay haystan niyad aad u wacan

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 18 днів тому

    Sheekh.xildhi.waadiga.kasheekeynaa.ee.kasheekee.dalxiiska.tirabeelka.ah.&
    Shacabka.kii.aakhara.jiray.&kiiaduunkajoogayba.labarakicinaa.kuwaad.ka.hadal

  • @ceegsane
    @ceegsane 18 днів тому

    dulmi diin wan salamay waaxaa jirara melo qaas ah ooo satarledka kakaco waa wadamabadan waxena donesay in eee kakiciso spain malakale wadamada waaxaa kamid ah somali kamid tahay wadamada ee ka kikaraan

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 18 днів тому

    Hospital kaliya kumaleh dhulka hostiisa airport. Military base iyo sirdoonkoda ugu weeyn ba weey ku leeyihiin

  • @XildhibaankaXaji
    @XildhibaankaXaji 18 днів тому

    WCS_WWR

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 18 днів тому

    Sheekh.hanooxaysiin sahnuniyada

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 18 днів тому

    Sheekh aduunku sidaa ay dad badani u fakarayaan uma shaqeeyo soomaaliya mareykan waa meelaha ugu haboon ee laga kacin karo

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 18 днів тому

    SHEEKH MOHAMED BARLAMAANKAN KORAM LA'AAN AYAA LAGU ANSIXIYEY QODOBO MASIIRKA SOMALIA OO WELIBA GOD LAGU RIDAY HADDII CID AY CEEB QABANAYSO WAXAY QABAN LAHEYD ADAN MADOOBE.

  • @TasliimSalim
    @TasliimSalim 18 днів тому +1

    Sheikh ku away corsadii aad baan usugeynaa

  • @Rakuub
    @Rakuub 18 днів тому

    Sheekhow waxani waa ganacsi 5 kun bilwalba ayey qateeen .
    Intaas un bay so donteen mida kale odayga so xulayaa mesha ugu yar U ka qabtaa waa 30kun inkastoo badanka la helin qaarbaa mesha 60 kun 80 kun ku fadhiya

  • @yusufosman4707
    @yusufosman4707 18 днів тому

    Shaikh ujeedada ma'ahan sameys ee waxa laga hadlaayo waa qalabka laga sameeyay satarlaatka , qalabkaasi waa from Turkey.
    Waa fahamkeyga

  • @abdellatifmohamed5532
    @abdellatifmohamed5532 17 днів тому +1

    Sheikhqow course kii away ?

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 18 днів тому

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 18 днів тому +1

    Satlite iyo roket wadaadoow waxay kala yihiin labo roket qaadaya in X ay ka caawisay waa laga yaabaa laakiin dayax gacmeedku waa wax kale oo ay turkuye ay leedahay

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n 18 днів тому

    Soomaalia dad Mahan yaab

  • @abdulabdulle5364
    @abdulabdulle5364 18 днів тому

    Mushaar bay xadayaan
    Waa tuugo

  • @Pro-justice
    @Pro-justice 18 днів тому

    Waqtigii geeduhu sheegi lahayen madhera umalenaya

  • @abdullahiabdulle1536
    @abdullahiabdulle1536 18 днів тому

    Fasn fasn waaye

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 18 днів тому

    Parlamanka somalia wa xaran cun Nairobi ayay tubanyihiin

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 16 днів тому

    asc wax badan oo labuunbuuniyo waxle kakhaldan meeye gaadiidkii yahuuda alyaasiin seeyeelay

  • @hassanmohamednuh4870
    @hassanmohamednuh4870 18 днів тому

    Sheekh meeshu marki horeba waxay ahayd Xerox geel hadana waxba lagasugimayo.

  • @Shaficiyacqub
    @Shaficiyacqub 18 днів тому

    Shiikhow Armuu markafa oo kale uu noqdaa waa xayeeysiin cabsi galin carabta loogu shekeeynayo

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 18 днів тому

    Bunks >shield frm ww3.

  • @Aqlileey
    @Aqlileey 18 днів тому

    Waa cusbitaalkii xubnaha jirka looga baxsadaa dadka reer falastiin

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 18 днів тому

    Dowlad xildhibaannadeeda 3 bilood Barlamaanadooda ka maqnaadaan weli taarikhda laguma haayo... laakin la yaab ma laha meesha waa Somalia oo dowladba aan ka jirin .

  • @fastcover8613
    @fastcover8613 18 днів тому

    waan jeclahay inaan ku dhagaysto please inaga daa Arimaha Somalia waad ku murqaantaye,

    • @abdifatahabdullahi1863
      @abdifatahabdullahi1863 18 днів тому +3

      Waxanan loo deyn karin waa in runta loo sheega wayo ya dadka Somaliyed runta ushegayo hadi qof walbo lagu yirahdo na naga amus. Rasulka wuxu yiri “unsur akhuka daliman au madluman”. Shekhan wajibkisa Diiniaga ah ayu gudanoya.

  • @zamzamahmedzamzamahmedzamz4015
    @zamzamahmedzamzamahmedzamz4015 18 днів тому

    Wcs

  • @user-ne4mj3kn6c
    @user-ne4mj3kn6c 18 днів тому

    ❤❤❤✌✌✌💯💯💯

  • @mohamedfeisal8537
    @mohamedfeisal8537 18 днів тому

    Sh sida aad u fahamtey ma ahan ee dayan gacmeedka turkida ayaa sameysatey lkn gantaalka xambaaraayo dayan gacmeedka ayaa Elon mask iska leh

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 17 днів тому

    Asc shekh xildhibaanada bar lamanka somaliya badankowda wa kuwa wah qorin wahna aqrinin wahana kaimadeen laalush xadana malaha hogaan adag oo laxisabamo

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 18 днів тому

    Dhulka hadii illaahay xagiisa kasoo dhamaato saw dhulka iskama soosaarayo. Oo dhulgariir kuma dhici Karo

  • @AadilAlkalbani
    @AadilAlkalbani 18 днів тому

    Walaal coursadi onlineka aaway

  • @mahmedbarkele1273
    @mahmedbarkele1273 18 днів тому

    SCW SCW SCW

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 18 днів тому

    Dawlad ma jirto waa calooshayaal la cayaar , xaaraan quudato iyo tuugo isku tagtay. Ilaah xaqa ha tuso . Aamiin.

  • @HamzaRashadMussa
    @HamzaRashadMussa 18 днів тому

    Shikhow wxaa ay dhaheen wxba kama jiraan wxaa kuu cadynaya tank gii merkava oo ay faanin jireen wxa ku dhcy oo kale baa qabsanaya

  • @CumarDheere-hz1xd
    @CumarDheere-hz1xd 18 днів тому

    Asc sheekh dumi diid barlamanka 10 xiis male

  • @africa166
    @africa166 18 днів тому

    Dulmi doon dawlada iska daa.

  • @Hasnktal
    @Hasnktal 18 днів тому

    Somali ilaahay ayaa umaqan 500 baarlqmaana oo lacag iska qaata waxna aan qabanayn lacag bilaasha ruux helaya xaguu kashaqayn

  • @daruurofficialmedia8708
    @daruurofficialmedia8708 18 днів тому

    Sheikh soo baar satellite ka meel walba lagama Diro Bogcada Gaaraa Laga dira satellite ubadan dunida Hindia laga diray

  • @gureabass934
    @gureabass934 18 днів тому

    I hope that hospital is not going to be like Mar_cava

  • @user-lb4ct6vr2e
    @user-lb4ct6vr2e 18 днів тому

    Soomaliy ayey kajiirta xagee kala

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm 18 днів тому +1

    Turkiga satalaytkàle ayuuleeyahay odalkiisa ķàduulay marekankana miyàmi aduunkoodhan ayakadirsada turki kan mitkàhoreyay ayaajira ogaada

  • @atteyehali7441
    @atteyehali7441 18 днів тому

    Atika ma kalbikaka aya uun turkika horomarkisa wad beninaysa yuhudana wad bubuninaysa

  • @FaisalJama-zt3yz
    @FaisalJama-zt3yz 18 днів тому

    the engineers were turkey

  • @MohamedHassan-so4pb
    @MohamedHassan-so4pb 18 днів тому

    Hooyoyinki somaliyeed
    Darbiyadii gaajo ladaadsanyihiin
    Xilibaanadina waakuwa
    ilaahi baano maqan

  • @abdirahmansheikhdahir3995
    @abdirahmansheikhdahir3995 18 днів тому

    Asc sh maxamed maanta ma la soodaynayaa website kii iyo coursadii waad mahadsatahay

  • @user-yx1mk9jw2r
    @user-yx1mk9jw2r 18 днів тому

    Asc

  • @aminaibrahimhaji9949
    @aminaibrahimhaji9949 18 днів тому

    Morocco wexey kadanbeysa Israel (yuhuuda) ayaa maamusha, Xita waxaa kadhaxaysa iskaashi Militari. Kuwa Gaza kudagalamaya ee ciidama yuhuuda ahh Moroccan baa kujirta,