Episode 15: Kalsoonida Nafta| Self-Confidence |Kabasho|
Вставка
- Опубліковано 9 лют 2025
- Xilqaddan kalsoonida waxaynu ku qeexnay sidan; waa karti iyo dareen gudeed oo ruuxu kashiisa ku beero taasi oo ku hagta in uu aamino ama ku tiirsado awoodihiisa qofeed.
Nafo Badan Waad dhayday,
Abaalkaa Janno Noqoy Idam Alle Wll.🤲
Allahuma Ameen
sanadkii tagay ayaa ii kow ahayd muqaalkaan daawashadiisa balse Markaan daawaday muqaalka labaad ee season 2 kabasho muqaalka aad uga hadashay the power of positive affarmative waxaan geeska ka arkay muqaalkaan.Alxamdulilaah wax badan ayuu ii ifiyay alle haku ifiyo hortaada walaal hamdiyay🥰
Mahadsanid walaal Hamda. Ilaahay ha kaa ajar siiyo cilmigaa aad nala wadaagtay. Kabasho waa barnaamij wax badan aan ka kororsaday sidoo kale qof kasta oo dhagaysta noloshiisa wax badan iska baddalayso.
Jazaka allahu kheer, qof hadal ka murtidiisa heli og ayaad tahahay, maasha allah.
Maanta kaliya kugu so biiray waxan save gareyste 4 videos walipo aad aan uga helay thanks for sharing abayo ❤
Hamda husein anigoon channel kaga arkan iyo wajigaga arkin ayaan magacada maqlay gabadha kaliyah ee soomaliyed isku baratay psychology and Islamic spiritual farxad bey ii thy in aan maanta kugu soo biiro , waxbdn baan ka faaideyday mashAllah
I can't imagine my feelings towards these brilliant series.
May Allah make your reward the highest place in jannah.
I am asking for you to share with us what ever you see as benifit, like these outstanding amazing videos.
Shukran.
Hamdiyeey wxaad furty cilmi ay soomaalidu aad ugu baahi badanyihiin waayo dad bdan oo u baahan baa jira in loo daaweeyo qaab saykoolijiya ❤ allh hku brakeey
Manshaa allaah wllo
Illaahay abaalkaaga jano ha dhigo
Waad na dhawaysay ina iyo qayba kale oo xalaadaas ku jiray
Jazakallahu khayran wa axsanal jazaa
I'm glad I found this channel.
ما شاء الله تبارك الله و جزاكم الله خيرا
Hamda Hussein. Islamic Psychologist, Spiritual wellbeing, mental health advocate, Social activist and also Author. Gabadh keliya ma dhihi karo waa aqoontii oo istaaganoo socotaa, !!
Cimri dheer baan ilaahey kaaga bariyaa Shakhsiyaadka aan la fadhigooda aad u jucelaystaa ayaad ma mid tahay. Haddii uu wakhtigu ii saamaxo, idam ilaahey.
Said Baan ugu baahnaa inaan caawa hadaladan ookle maqlo runti waanku nafisay mahadsanid abaayo jazakallaah
Masha allah ruux lagu soo dadaaley ayaad u egtahay itii kugu soo dadaashay janada ilaah hageeyo adigana allah haku barakeeyo
Mahadsanid Hamda
Maasha Allaah jzklh kheyran walaal wacdiga iyo dhiiri gelinta aad walaalahaa usoo jeedineyso ajar iyo xasanaad allaha kaasiiyo cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban allaha kusiiyo Aamiin
Waxyaabo badan nolosheyda kabadashay abaayo hamday waxyaabo iga qarsoona ba itustay😘👏Mahadsanid xbbt
Thanks wllshay illhay abalkaga jano haka dhigo❤
Guulayso aduun iyo aakhiro ustaad
Thanks huno farxada bay ii tahay inaan ku soo biiiro page jazzakumallah khayran sister ♥️♥️💯💯
Maashalah jasakalaah ustaaad❤
My allah rewards you for giving as a tremendous contribution in our self my sister.
❤
جزاك الله خيرا أختى الكريمة
Oh shugran intaso qof Ayan udiray fidyowgan ilahay ajar aan dhaman haku siiyo aduunku qiimo maleh ale janadiisa haku geeyo ilahay dartii ayad qalbigayga udag tay ale hakubarakeeyo caqliga cilmiga cafimadka irsaqada
Manshallah the best video I ever seen 🥰👌thanks walal sharafey
Masha allah sister allah yacizak
Masha Allah wallo ilahay caqligan cajiibka fariidnimadan kartidaada qurux da badan hakuu siyaadiyo wanad Ku mahadsantay sidaad nuugu faayidaysay 👏☑️
Wax badan ayaan ka faa'iiday alle wxaan kaaga baryeenaa in uu janatul fardows kugu abaal mariyo aamiin
My sis guuleso janatul fardowz allaha ku siiyo 🎉 inbadan wlhi
Anoo fadhiyo Q oo kenya biilaya ku dhageesanayaa i.a waan iska dhaafi
Maalmihi wacanaa wey soosocdaan
Masha allah tabaraka allaah hamda husen
Msha allah wll ilaahey cilmiga caqliga iyo caafimadaakaba hakuusiyaadiyo
Mashallah Qeyr allah hakusiiyo walashey❤️
Horay usoco abayo
Mansha alle alle ha ku barakeeyo gacalo❤
Perfect, you touched the point !!! Thanks 🙏
Masha allah wll jasakallah kheir allah ku barakeyo ❤ 👏 💖 💙 🙏 ♥ ❤
Mahadsanid walaal hamda Hussein waan ku jeclahay rabbi haku janneeyo adduun iyo Aakhiro.
mahadsanid wll ilhy haku sharfo❤
ماشاء الله تبارك الله وجزاكم الله خيرا
Mash.Allah abayo Allah haku dhawro
Wll Aan ilaahay dartiis ujeclahay Allah hana Kulmiyo insha allah 🤲
Ilaahay iyo Malaa’igtiisuba haku Jeclaadaan walaalo , guulayso labada daaroodba 🙏
Mansha allah mahad zanid wll sida quruxda badan eed noogu soo tabisay waxaan rajaynayaa in aad noo soo badiso
Jazaka Allah kheiraa
خزاك الله خيرا ❤🙏
Waanu kula soconaa Hamda
MASHA ALLAAH Allahaa ku barakeeyo walaal
Mashallah
May Allh Blessed You & Gold mind sis Hamda
Shukran wllo qlbiga no nurisay qabriga alle hku iftimo adiga io walidka io inti kuguso tacabty
Mashallaaah ❤
Jazakala khayr huuno gacalo
Wll mahadsanid jaskllh khayr wn ku faraxsanhy inan wxbadan kaa Bartay
Thanks you ❤sis
Allah bless you wl keep going ❤
Jazakallah kharien xbbti ❤
Mashallah sister 🌹👏👏
Thanks wllo qaLi Alle abaalkaga Jano Haka DhiGo
Mahadsanid Ustaadah
Masha Allah abaayo Mardhow Ayaan kugu soo biirey wax hadana waan kas faaidey jazakalahu qeyr
Jazakallah kheer walaal
Allaha ku barakeeyo wll ❤️
Mashlh wku tagera wna dhagesta mar wlpo dhamaan video yadada noo sobadi inshlh❤️🥰
Aad iyo aad bad u mahadsan tahay wllo qali wax badan ban ka faa'iday allah abaal kaga jano ha ka dhigo🤲🙏🥰
Eebbe ha noo kaa barakeeyo
Hamdi Manshallah Waxaad tahay Jooharad walaal, Afkii Hooyana Hodan Ka-ah! Allaha Kheyrkaada inoo badiyo.
Mashallah🎉
what an amazing series,masha allah sister my lord bless u.
Thank you Hamda
Ramadan mubaarak hamda ♥️
M.a hpiptyey Allaha kaa raali noqdo hamda 🤍🙏
Alle hakusharfo walaashay
Mahadsanid, ustada Hamday.🥰
Ma sha Allah, may Allah reward you, 😊sis
Jazaakallaahu khayr wllo
Ramadan Mubarak
Masha Allah Alle haku barakeeyo
Mahadsanid wll
May Allah bless ❤
Waxaan si tooosa ula socon doonaa qormooyinkaaga mncha Allah guulayso labada daaroodba wll
Jasakalah
Maansha Allah Abaayo
Shukran 💯💯👏✔
Mnzha allh waa markii 3aad ee aan video gan dhagaysto❤
Waa ku jecelay wllo❤❤❤
mahadsanid ✨🤍🥺
Waaw
Allah ku karaameeyo walaale hamdaay
Shukran
Khayr badan hel walaal qaali. Mahadsanid.
جزاك الله خير الجزاء
Ma celin karo ilinteyda😭😭😭
Maxa yeelay zero baa iso baxay
Abaayo aniga dadka ayaa kalsonida iga dilay way caayi jiran gabay foolxumo yaryaro aqliyar waxyaabo xunxun marwalba s siday igu sheegaysan hadalkayga uxaqirayen ayan kalsonida nafta tuuray markan hadlayo xata dadawyaw aan ahayn ayan kuhadili jiray matale jiray acuudu bilaah carabka dadka sixir wu kadaran yahay 10sano kalsoni la,aan dadka ayan aamintay inay iga sareyan way iliiden ilahay aya la xishaabtami qofwanagsan lo daacada ayan aha oo muxtarama hadana shaksiyadaydiba waxbadan aya la iga doorshay dadka kale ayanban dhihi jiray alla saas ma laga dhigo ilaahaw icafi
Msha aalaah walal hamda ilaha garaadkaaga , cilmigaaga iyo cibaadaada ilaahay ha kuubarakeeyo halkaas ka isii wad wll mowduucyadaan waa mowduucyo aad loogu baahan yhy run ahaantii qaab fiicna waad noogu soo gudbisaaa ilahay ha kaaga abaal mariyo maalin aad maanta uga baahi bdn thy
Wanaagsanaa waa xalqadii iigu cajiibsanayd marka laga reebo Ogaal Nafseedka iyo Aqbalaada.
Masha Allah💯💯👏👏
Mhznd abaayo🥰
Ramdaan mubaarik walaal qaali drs.Hamda Hussein.
Who is watching 2025+😢 25:31 25: 25:40
Alfa shukraan xbbty
Thanks xbbti
Asc @Hamda Hussein walaashey aad baan kaaga heley runtii channel kaaga waan ku xiranahay waad isoo jiidatadey runtii ma aqaano inaad gabar tahay iyo in lagu gabo. waxaan jeclaan lahaa inaan isbarano hadaa single tahay adoo raali ah
Thank You Hamda Hussein Wax badan ka Fa'iiday abaayo
You are very welcome gacalo ♥️