Someone like you deserves support, likes and subscribes. Someone like you deserves respect. The Messenger of God said, “The most beloved people to God are those who are most beneficial to you.” You are a person who is dear to our hearts.ustaad🎉🎉🎉
The one and only Saalim omar Chanel kaga maskaxdhis ayuu ka fiaidayaa qofka kugu xiran waxa dhihi kara Somaliga kaliya ee U qalma i1 million subscribers waxan diyaar U ahay in dhaqaale ku bixiyo in muqaaladan faaidada badan leh daawaday mahadsanid. Dr Salim ❤
Someone like you deserves support, likes and subscribes. Someone like you deserves respect. The Messenger of God said, “The most beloved people to God are those who are most beneficial to you.” You are a person who is dear to our hearts.ustaad🎉🎉🎉
Jazakallah khyr wll moha
@@SalimOmer sido kale ustaadkayga runti cilmi badan ban kaa faiday iyo aqoon ilaahay hku sharfo waa iyaak jzakaaahu khyr
That's true bro
Bqoe weeye wiilku xalay asigana dhan ogaade inuu jiro😮wasso kala daahne bro❤❤😊
Somila halnalnaoto
Thank you pro wax badan ayaan kaa faaidey Runtii Zaaka waa subax talaada ah taariikhda 6/8/2024 wax bdan ayaan iska badaley Runtii 😢
Runtii naf ogaalka waa mid somalida aad ugu yar aad bad ugu mhadsanthy inbadana wn kaafaaidnay alle hkaa abaal mariyo❤
Masha Allah
Nosoo badi muqalada podcast ga dheer.
Jazakalah ❤️
M,a bro You really deserve millions of subscribers u will ❤
Inshallah. May Allah bless you 😇
The one and only Saalim omar Chanel kaga maskaxdhis ayuu ka fiaidayaa qofka kugu xiran waxa dhihi kara Somaliga kaliya ee U qalma i1 million subscribers waxan diyaar U ahay in dhaqaale ku bixiyo in muqaaladan faaidada badan leh daawaday mahadsanid. Dr Salim ❤
Jasakallh wall abalkaga jano allha kadhigo❤
Jazakallah qeyr
Shukran Ustaad.
Aad iyo aad mowducan aad buu ii anfacay❤😊mahadsanid
the best youtuber i learnt here many things about self-develobment thank you salim omer
Cajiib- cajiib, runtii waa podcast dhabaa, aqoon- fududayn, iyo sharaxaad maangalaa.
Dhab ahaantii waa mid qofka uusan eber kala laabanayn. Ku Mahadsanid ustad allena hakaa abaal mariyo❤
جزاك الله خيرا وبارك فيك وأحسن مثواك
wax badan ayuu iga caawinayaa fahmida qodobada aad sharaxday aad baana ugu mahadsantahay ustaad
Thanks ustaad.
Mawruuc aad io aad u mihiim ah waaye wllh thanks ustaad
Jasaka allh 😍
Msha allh jazkllahu qeyr
Thanks abowe salim
🎉mahadsanid pro
Thanks ustaad rabbi haka raali ahaado runtii wad na anfacnday
Wlhi ada ugu bahana mawducan wax badna wka faiday qiiqdi thanks❤
Wlhi culees weyn ba ika dagay wx badn oo ika qaldn ba fahmy thnkas ustad ❤ilhy ha ka abaal mariyo 👏
Thanks ustaad
Ustaad mahadsanid casharkan muhiim ayuu ii yahy anuuba iquseeyaa
Wow wa pordcast ad ino anfacya thanks wll salim❤
Big up 😊
As a recovering people pleaser muuqaalkaani waxa uu i caawiyay inaan si fiican u fahmo sababaha jazakallah khair
Thank you Salim
Waa mahadsantahay walal
People pleasing anaa dhalay baad moodaaba 😢 am number one for this sings wlhi Subxaanallah waxaan moodi jirey inaan positivity gayga lkn waaba culays
Maasha Allah shugran ustaad Omar salim wax badan baa kaa faaiday ❤
Ustaad cashar loo baahanyahay baad ka hadashay ee allaha ku sharfo
M.allah ustaad illahy haku sharfo
Ino soo badi❤❤
Masha Allah jazakallah 😊
Guuleyso wll salim
Cajiib runtii aad ban mawduucan uga helay
Thanks salin❤
M.a wll wad mahadsan thy wax badn waan ka faiday runti❤❤❤
Ustad Salim Omar Alle haku sharfo runtii cilmiga baratay ad ban ugu faiday. Noso badi cashiradan oo kale .
Ilaahey jano ha ku geeyo Wall aniga maanto dhan ka fikirayey mowduucaas
Aamin. Wll jazakallah janatal firdows
waad mahad santahay ustaad ilaahey kher badan haku siiyo
Aniga Iskuma Malaynayn inaan Ahay dadka Dadka raali galiya xitta markaan bilabanyey iska dhaaf ban is lahaa Hadana wn isku qasbay wllhi dhaman wan leyhy Asmahan wanan rajaynyaa inaan badlo Wanad Mahad San Tahay wll salim❤
Mahadsanid ustaad salim aad ayuu noo anfacayaa thank U very much alle hakaa abaal mariyo ❤
Ustad mahdsnid runti wax badan ayaan kaa faaiday Allah igu an faco adneh ajar Allah ka siiyo 😊
Thanks You ustaad mawduuc aan aad ugu baahna baad nosoo gudbiso
malmo bdn kadib Page kada wan tabaY dhiiri galiye❤
intaa dhagaysanayay podcast maan arag podcast ka cajiibsan runtii wax sheegaysona aqoonbaad u ileedahay iska dheh maaha thanks wll sido wax xaga uga mahad celinaya gabadh asxaabnahay isoo gaadhsiisay channel kan 🙏
Jazakallah khayr wll. Allah hku sharfo. Wn ku frxsanhy inaad nagu so biirtey
Insha allah ustaad mowduca xiga si fiican ugu taag taagso baahi badan ba loo qaba
Mahadsanid wll ❤
Mahadsanid wll mowsuuc muhiim ah weeye
Welcome back and thank you mudane Saalim. We appreciate your help. 🎉
My pleasure 😇
Good point
Waaku salaamay Saaxiib
Wll allah kaa Abaal mariyo Intabadan dadkena caanka kama hadlaan arimaha nafsiyanka ah ee waxekahadlaan waxyabakale adigana aadbaa ugu mahadsan tahay kun iyo kowjeer guuleeso wllkeen.
Asxaabta ayaanta kugu xiran kamid ahay.
Jazakallah khayr wll
Mahadsanid
Thanks salim aad bn kugu xirnhy from the first video until now u disappeared for long. Wonderful come back 🫡
Jazakallah khyr wll
Inoo soo badi podcast yadan malinkasta thanks ❤
Mahadsanid sxp ❤wax badan ka faaidey
Good lesson
Thanks ❤
Mshaa allah ustaad waan soo dhawaynayna podcast gan runtii mawduuc yadada aad ban u jeclahay dhanka Facebook ayaan badanka kaala socdaa runtii waanay nagu yarayeen dhanka daqiiqada lkn hada sidan waan soo dhawaynaynaa wakhtiga noo dheere xataa haduu 1 hour noqdo waan dhagaysanayna mahadsanid ustaad😍
Allah hku Sharon wll
Ikno like this voice 👌 😍
Ustaad iilahy haka rali noqdoh 😢🎉
Waiting... 👋
Ustaad Saalim Omar important topic pleaser people ❤
Mahadsanid war kale wax mataree ❤
Thanks wll❤
Thanks alot
Consistency mawducaas kuso xiji ❤
Jazakallah wll salim from kismayo
Macduuc Aad u muhiimsan baad soo gudbisay,waad ku mahdsantahy.
Runtii wax badan ayaan kaafaaiday alle janada hakugu abaalmariyo ❤ustaadii❤mahadsanid
Sxp mahadsanid
aad iyo aad ayaa umahadsantahy ustaad waa cashir qiimo badan waxbadan neh aaan ka faaaiday
Buugkaata cilmunafsika raba inteekehelaa
حفظك الله ورعاك
Wll lambarkaaga rabay
Wakuslamay Mr salim 😊😊
Aad bad u mahadsantahay wll
Thank You Macalin❤️🔥
Mahadsanid walalkey
Thankz mcalin casharada noosoo badi
Asc Salim Omar. All hakuxifdo, moowduucyada aa noo soo wadid waa mowducya aad ufiican.
This is me😢😢😢saliimoow mahadsanid
Mhdsanid ustaaad❤
mahadsanid wll wax badan ayuu iga caawiyey videoga ilaahy hakaa abaalmariyo
Saalim aad ayaa uu mahadsantahay markasta casharkaga waxbadan ayaana ka faaidey, waxaan boogaadinaya shaqada wanaagsan aad hayso halkaas kasii wad wall allah hakula garab galo
Shukran wll samira. Jazakallah khyr 😊
Salim omar wn ku salamay ustaaaduna🎉🎉 sodhawoow
Ustad thanks no soo badi
aadbaad umahadsantahay sxb waa ku raxeestay wana fahmay thank you a lot
Mahadzanid ustaad zalim allha hakusharfo
Waxan aaad ulahaa fakar saida hada waa ladnaaaady talooyinkaaga qaatay ustaad
Alx wll. Wa ku faraxsanhy in Allah kugu anfacay. Jazakallah khyr wll
Salim Omar Ustaad waxaan kaa codsan lahaa, inaad kahadasho Narasest
Thmks pr0
Guuleyso mudane.
Maalmahanba Waad Igasoo Hor Baxaysayy Nasiib Xumo Kuman Soo Bookhan lkn Haddaan Ogaan Lahaa Cilmiga Iyo aqoonta Laga Faaidayo kumaanan Dhaafeen ,Sxb Barnaamijyadani Waa Noo Muhiim ee noo soo badi inshallah
M.a Social anxiety mowduuc weyn.
Wow Thank you very much brother
Any time 😊
Aniga inbadan intaan ku dhageysanaaye waxan isku arkay fikrado bdn aan ka faa'iday wllo support bdn ku haaya
Thnkz wll ayan
#Ustad kwrn qofka haduu shik shigayo , maxaasana keeno wa qof an aqoonin marki lahadlaayo kali waye
Thanks Salim😊
❤