Waa qasaaro in hanti intaan la eg ay ku maal galiyaan dhul aan dhulkooda ahayn. ma aqaano somalida masha ay la'yihiin somalia waxaa nabad ag dhuusa mareeb, garawe baydhabo iyo hargaysa intaas oo meel way ka dhisi kareen hadii muqdisho nabad yari loga cararayo inkasto muqdisho hada in badan soo hagaagayso nabad la isku halayn karana ay ka jirto. qofka somalia ah sidiisa dhanba markuu arko qof ajnabi ah oo aan somali ahayn kenyan ama itooniyanba ha ahaado inuu isu liido ama aamino in kabadan inta uu aamini lahaa qof walaalkiis ah oo somali ah. dhismaha baxada wayn ee ay kenya ka dhiseen waa hanti kenyaan oo u danbayn doonto gacan kenyaan. ayaan darada somalida mesha ay ugu timid ma garanayo.
Masha Allah Waxan rajeyneynaa Wadankeena inow Sidan iyo si ka fiican uu noqdo maalin Maleah ka mid ah Dadka Mallka. Dhistey hantidooda Allah ha u ilaaliyo Insha Allah
Hargeisa, Mogadishu,jigjiga need to emulate islii and bring happiness to Somali populations and communities.❤ you from Kenya 🎉
Abdalle Kaneec his Brother Hussein kaneec was my teacher back in Laascanood, Somalia 🇸🇴. From Australia 🇦🇺
Amazing videography as usual 👏👏👍
Thank you!
Waa qasaaro in hanti intaan la eg ay ku maal galiyaan dhul aan dhulkooda ahayn. ma aqaano somalida masha ay la'yihiin somalia waxaa nabad ag dhuusa mareeb, garawe baydhabo iyo hargaysa intaas oo meel way ka dhisi kareen hadii muqdisho nabad yari loga cararayo inkasto muqdisho hada in badan soo hagaagayso nabad la isku halayn karana ay ka jirto. qofka somalia ah sidiisa dhanba markuu arko qof ajnabi ah oo aan somali ahayn kenyan ama itooniyanba ha ahaado inuu isu liido ama aamino in kabadan inta uu aamini lahaa qof walaalkiis ah oo somali ah. dhismaha baxada wayn ee ay kenya ka dhiseen waa hanti kenyaan oo u danbayn doonto gacan kenyaan. ayaan darada somalida mesha ay ugu timid ma garanayo.
Somalis live for today. They don't think about tomorrow.
Benta ma ahaa, sanad kii an soo dhafnaay safar ku tagay wax Igu yabka badna waxay aheyd, cabsida dadka kamuqatay khilaaf yar oo dowlada dhexdeda kajire.
Masha Allah
Waxan rajeyneynaa
Wadankeena inow Sidan iyo si ka fiican uu noqdo maalin Maleah ka mid ah
Dadka Mallka. Dhistey hantidooda Allah ha u ilaaliyo
Insha Allah
Good job Saeed Fadhaye watching from Toronto 🇨🇦
Watching from kenya😢
Weston iyo Lawrence iska dheh.
@@waryaawariiri1812 boowe Yonge and Shepherd ayaan daganahay Alxamdulilah sargal CSIS ayaan ahay oo waxbartay University of Toronto
Mashaallah.. this video has a very good quality… keep up the good work bro
This is amazing, well articulated
Thank you!
Barnaamij qurux badan well done brother👏🏽
waa vlog aaad iyo aad u qurux badan, waxan garan wayay mar u dhamaday, dadihiya showga cadi ma'ahn keep the good work
I hope one day visit kenya and visit islii inshallah lots of love ❤
You are most welcome dearest sister
Same ma isku raacnaa qaali😊
Ma sha alla walal guuulaysoo dhamaanti guuulaysta ❤❤❤👍
Masha allah keep going guys 👦
waa Good job 👍🏾
War nio wan ka hayaa ee ino dhakhso another video
Mahadsanid ustaad🎉❤
MashaAllah nur i like it designka maqaaxidaada unique and beautiful waye
Great video mashallh keep it up 👍
The Somali people are creative and skilled in all fields🇸🇴
UA-camr-ka kaliya 100 million u qalmo said guulayso
Thank you!
Beautiful scenery ❤
Muuqal sameeya soomali ugu fiicn big support wllo
Thank you!
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 Ma Shaa Allah Tabaraka Allah ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Great channel good luck
Wax walba waa qurux, lkn qofka markuu hadlaayo music ga ka daa...
Your camera 🎥 is amazing bro you should do video for songs and films 🎥
Wasakhda ka hadal. Show the small roads.
Creator: Said Fadhaye.
Horey Usoco Zxp
Ganacsatada Kenya kunool horumar lataaban karo ayeey gaareen allaha ubarakeyo ganacsigoda
Waxaan ku farax sanahey ale somali iga dhigey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤somali hanoolaato
Amazing 😮 creator ❤
Professional vloggers 🔖
It would be nice if you can stop the music when someone is talking
Somali thrive in other countries except in somali we truelly need good leaders.
Wll background musigan wxn kubaranay videowyada tarikhda iyo wayawayaha kusabsan e naga bdl e kuwa casriga ah nogu bdl
War nio wllhi zhp sifiican ayaad moogu soo diyarisay
Thank you!
The biggest mall in east africa located nairobi specially islii near California
Esleigh nairobi somali hdaan nahay waan hormariney runtii kenya waa one best economic countries in Africa mrkii laga soo tago RSA
Wooooow
Fadhaye wan salamay ‘ waxa I kaa baray muqal drone shot ah .
❤
❤❤❤
Wadan aad leheen hantidada gili walhi warer waye, Wali wadan Africa ah
Muusiga naga daaya
somalidu waa hormarayaan waanay kamuuqdan dhulkii ay gaaren
Islii Tuuug aaa u badan😅😅 iphone qabeen leyga qaty
Why invest in another man’s country?
Nairobi ayaa na bartay
War xafadii KCB maxaad utagi weysay lol😂
Mahad sanid zxp documentry loo baahan yahay baad nala wadaag tay.
Village market 10000000 ka Fiican malkas been ya lisku sheegin
Mool aad ku dhisatay meel aadan laheyn maalin ayaad ka qaxeysaa
Sxp adiga neh aad u mahadsantahay ❤🎉
Masha allah somaliada waa dadk waxa garadah meel walbo ee aduunka la jooga blse xoga yar qabyaalad na dhibtey