Islii xaafada soomalida ee Nairobi Kenya 🇰🇪

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 204

  • @Geelljireqoqay
    @Geelljireqoqay 9 місяців тому +21

    We need more people like this dude, Somali first Qabiil second,,,,,,,,,,,,,,,, Somali is Somali period.!!!

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 10 місяців тому +23

    Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️😭
    isoo dhehHaddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الله ❤💙💙❤

  • @bernard7689
    @bernard7689 8 місяців тому +12

    Am from central Kenya, if i travel to Nairobi, I don't feel in Nairobi until I visit Eastleigh. I remember my childhood, during festive seasons my dad would bring us to garissa lodge to shop clothing. Back in the village we were considered very rich. Wearing new clothes from the village was a phenomenal.

  • @simanfarah-ln5pt
    @simanfarah-ln5pt 10 місяців тому +22

    Kusali xabibkeena Muxamad SCW❤❤❤

  • @nuseybaismail1777
    @nuseybaismail1777 10 місяців тому +13

    Dadka xafadha kale Nairobi ku nool islii wey cayan kamana marman malinkaste wey taganyihiin rer islii xafad kale uma bahna

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 10 місяців тому +1

      qabsadaba oo lawareegaba😂

  • @abdihakim5749
    @abdihakim5749 10 місяців тому +9

    Aniga xita rer garissa ahay wlhi qabil Dan Kuma mashqulo big respect to your friend

  • @mouricewekesamunoko2839
    @mouricewekesamunoko2839 10 місяців тому +23

    I love what my Somali people are doing, congrats

    • @kamal-hassan
      @kamal-hassan 10 місяців тому +4

      they are building a foreign country. so sad! we should build our country.

    • @Billcl8nyon
      @Billcl8nyon 10 місяців тому +4

      ​@@kamal-hassan😂😂😂 maybe you're foreigner

    • @suleymanali431
      @suleymanali431 9 місяців тому +1

      @@kamal-hassan why sad this is not sad this is called investment, they can also build anywhere in the world, where they have peace and they are happy.

    • @abdia-lb2yx
      @abdia-lb2yx 8 місяців тому

      its sad cause they can get kicked out anytime @@suleymanali431

    • @faithkerubo8357
      @faithkerubo8357 2 місяці тому

      ​​@@kamal-hassanhow?Kenya has many tribes...including Somalis...many communities were divided by borders...eg there are Kenyan luos and Ugandan luos...now...Kisumu was built by Kenyan luos...how would it make sense for Ugandan luos to complain about what Kenyan luos are doing in Kisumu...there are Swahili people in Kenya and Tanzania...the ones in Kenya built mombasa to be what it is today...you people should develop your own country already instead of complaining about splinter groups in a different country...

  • @kamalazhar4455
    @kamalazhar4455 10 місяців тому +4

    dhakhtarow sxp magaalooyinka solmaliya ee quruxda bdn noo soo duub sida Mogdisho,Baydhabo janaay,Garowe,iyo Hargeysa

  • @libaaxsankakatabtay1097
    @libaaxsankakatabtay1097 4 місяці тому +1

    Waa maxey niwankan garbaha iis haysta 😂😂😂 😂😂😂 war dhaqankas iska dayaa 😂😂😂😂

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 місяців тому +6

    inta daawneyso video gaan ayakoo faraxsan waan idin salaamay❤ keep going legend ❤ inta ka heshy muuqaalkaan ❤

  • @fatimageedi7826
    @fatimageedi7826 10 місяців тому +17

    Welcome to Nairobi wall

    • @mohancige
      @mohancige 10 місяців тому

      Ana iso dhawe

    • @mohancige
      @mohancige 10 місяців тому

      Waa soo socda

    • @Ben_Masks
      @Ben_Masks 10 місяців тому

      (Sh) (dh )da mxa laga wada

  • @OdayAhmed-tl7cs
    @OdayAhmed-tl7cs 10 місяців тому +7

    Dhakhtar Nin adag baa tahay🎉
    Libaax adiga iyo Asxaabtada waaan idin wattaaa inaan dhamaanten kulano ayaaan jecelahy
    From Borama ❤

  • @KalelaChannel
    @KalelaChannel 6 місяців тому +2

    I was at this place just a month ago. Honestly, I am surprised he is able to record there. The place is dangerous because of how people drive there.

  • @Fananayman563
    @Fananayman563 10 місяців тому +8

    Islii wllhi i
    Miss my family 😮❤

  • @Yeshegetaw-i8s
    @Yeshegetaw-i8s 8 місяців тому +2

    Islii waan jecelayi waa meeshii ninkii aan jeclaa aanku arkayi 9 street iyo 8 steet ayuu arooskayagu kadhacayi waa meel aanan waligayi ilaawan

  • @shcyb1584
    @shcyb1584 10 місяців тому +2

    ...... 0:10. Xaafada soomalidu ku nooshahay! Khalad.
    .......Xaafada soomaliu leedahay..Saxiix.

  • @bashealiknml4135
    @bashealiknml4135 3 місяці тому

    Bangkok shopping mall
    Towfiq shopping mall
    Al-hidaaya mosque 🕌
    12 street road

  • @Khadar_Alpha
    @Khadar_Alpha 10 місяців тому +2

    Walal Dhaqtar Am young UA-camr please Hadie macqul Tahay Inan kuarko Oo kulakulmo Ayn rabà!! Wayo waxa Tahay qoofan tagero buuxo uyahay role model!! Brother make it possible!! Isojawab brother 🙏

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 10 місяців тому +1

    War dhakhtar In Kula kulma Raba mudo kugu xirna isli Ayan jooga

  • @AbdullahiFantastikc-sg2ey
    @AbdullahiFantastikc-sg2ey 10 місяців тому +8

    Sᴇᴄᴏɴᴅ ʜᴏᴍᴇ ❤️🇰🇪

  • @haniabdulkadir9794
    @haniabdulkadir9794 10 місяців тому +2

    Dadkan dabakhyada ka dhisanaya street yada Ila 3 street ila 12 street haday wadayinkooda nadiifin lahayn wadoyinkoda sida mall ka BBS mall o kale xafad bilic leh ayay noqon lahayd

  • @KajjLajj
    @KajjLajj 8 місяців тому +1

    africa will be always africa doesnt matter if u are in rich neighborhood or poor neighborhood mis-management and over crowded tiny street look awful plus what make it worst is the media showing and focusing on that spot , any way this video is so enjoyable hope you keep posting more interesting clips like this

  • @amalahmed260
    @amalahmed260 10 місяців тому +2

    ugu ma wayna East Africa two Rivers baa ka wayn kaas tag

  • @kingofviolations5794
    @kingofviolations5794 10 місяців тому +1

    General Waruingi waye jidkas midka hormarayo yare towers waye hajji Yusuf

  • @shcyb1584
    @shcyb1584 10 місяців тому +1

    Isli somali baa leh ee kuma Noola.
    Micnaha soomalidu ku nooshahay waa marti ee deegaan maaha, laakin Isli soomali baa leh oo ku Nool oo deegaan ku ah.

  • @canabiinadia
    @canabiinadia 2 місяці тому

    Islii waa tagi lahaa hade shaqo ledahay mana aqano cid aan ku dagto marti neceb waye maqlee run miyaa😂😂😂

  • @Osob_5
    @Osob_5 10 місяців тому +1

    Asc Doctor xusuus Islii 10 year Ayaan deg Anaa dhulkaas

  • @nadiabashir5525
    @nadiabashir5525 10 місяців тому +5

    Msha allh welcome to Nairobi ❤❤

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 8 місяців тому +1

    Waa. Salaanay. Dhamaan. Soomaalida. Reer. Nairobi. From. Soomaali land. We. Love. You.

  • @free-thinker1046
    @free-thinker1046 7 місяців тому +1

    Eastleigh is 10 times bigger than Hargeisa and bigger economy than all Somaliland combined.

    • @osmandegelleh4532
      @osmandegelleh4532 6 місяців тому +1

      Are you sure? I have been to both and I know which has bigger market..

    • @Ikismn123
      @Ikismn123 5 місяців тому

      Hargaysa is much bigger islii is small

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 9 місяців тому +1

    Ceeb garabka ha is qabsaninaa😂

  • @anebosman1716
    @anebosman1716 10 місяців тому +1

    Allow na midee aduunku waa gabanyhe colad waxba ku hali mayne

  • @ArmArm-st7wz
    @ArmArm-st7wz 2 місяці тому

    Nairobi Kenyaati iyo Somali bes lee maa ku nool waan yabe😂

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 10 місяців тому +3

    Asc. Waa meeshii aan ka'soodhoofay markaan ku'soo socday MAREYKANKA 1995.

  • @loo6837
    @loo6837 9 місяців тому +2

    Thank you once again. It is always great to listen to you.

  • @hagarmumin5189
    @hagarmumin5189 10 місяців тому +1

    Dhakhtar waa yourberka keliya ee wax faaida leh soo bandhiga hal million kaba Dan buu uqalmaaa

  • @khadar_mohamett
    @khadar_mohamett 2 місяці тому

    9:14 Halkas gabdho somaliyed baa lagu cayay

  • @MustafeCali-zb6mp
    @MustafeCali-zb6mp 10 місяців тому +1

    Abrada tuug baa modayay

  • @ladanhussein3812
    @ladanhussein3812 10 місяців тому +1

    Ayamahn kuma hayno dhanka UA-camka dhakhtarow mxyku dhacday🙌

  • @afnaanahmed2705
    @afnaanahmed2705 10 місяців тому +1

    Ala shalay ma joogte xafadena waye meshaas mall ka u dhow 🥹

  • @bushromuuse5238
    @bushromuuse5238 2 місяці тому

    Ma hadu Nairobi joga dhakhatar😫

  • @SSS78781
    @SSS78781 8 місяців тому +2

    MY FIRST TIME IN NAIROBI EASTLIEGH WAS 2008 BUT NOW I'M IN AMERICA 🇺🇸 BUT I CAME BACK TO NAIROBI IN 2021 AND 2023❤❤❤❤❤❤

  • @nuuraxaamudismaaciil4312
    @nuuraxaamudismaaciil4312 10 місяців тому +2

    Mchallah dhakhtar welcome back ❤thanks

  • @aaminagooh1296
    @aaminagooh1296 10 місяців тому +3

    Keep going wllo 🎉🎉❤❤

  • @princeabdifakhrudin1610
    @princeabdifakhrudin1610 9 місяців тому

    Shame ...somalis can't build their country like this but they are good at building foreign country

  • @Zelazella1
    @Zelazella1 9 місяців тому +1

    Nairobi Kenya 🇰🇪

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 9 місяців тому

    Maxa laga ilbaxay tarxiil cidkudodaa diyarad lagugu ceeyneen isburburi shekadi malakamed isaga yaa nafta kaqada sheko ciyaal waalodigi jiray oo lakala roorijiray malakamed marmarsiyo ilah haiisameyo saa wakufay hla harantisay babura dardaray masareey hadii aadan gabalkey kugu oolin imaba gooysen

  • @niicimamuxamuud4538
    @niicimamuxamuud4538 10 місяців тому +2

    Dhakhatr wa ku tabnay❤

  • @Xoggaar
    @Xoggaar 10 місяців тому

    This is my first comment I have no idea what you do but i probably thing vlogs..nice video, though...waxaan daganaay Eastleigh California BBS mall is just 1 km away from where i live

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 10 місяців тому

    Dhakhtarow😂 sha ba😂 mxa laga wada nio ?🙆‍♂️

  • @ismailapdy1269
    @ismailapdy1269 10 місяців тому +3

    Legend ❤

  • @SakariyeMowlid-p1w
    @SakariyeMowlid-p1w 9 місяців тому

    Waar DHakhtaraw kiiniya marka la joogo 75% soomlibs ganacsiga leh

  • @saxanefilms1
    @saxanefilms1 10 місяців тому +1

    My bro mohamed ddhakhtar ❤

  • @LulNour-v6v
    @LulNour-v6v 9 місяців тому +1

    No music no shit amazing contents bravo brother

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 9 місяців тому

    Aduunyo makalafoorniyaa sidaasi soomali u dhistey waa meeshii ugu tuugta badned kamakuji kikombaa baa ka tuuga badneed waryaa dhul islaameed hanoo xayeesiin gaar ahaan kenya /kenya dadkeedu waa dad ducaysan dalkoodaa u duceeyey laakiin soomaalidu waa dad dalkoodu inkaaray Waryaa maasha alaah islii wey dhismeysaa markaad leedahay ma Awoowgaa baa leh waalidkiin haduu habaabay idinkaa fareeshee maad soo wacyi celisaan soomaaliyana gobolo iyo qabiilaad u kala qoqobtee dal islaameed na waad isku xayeey siineysaan war dadka wadanka u dhashay sidii noo kale dhaqaalahooda Halmeel kuma wada shubaan sida soomaalida Adeer meeshaan Aadxayeysiineyso 2010kii soomalidu markey dhismaha ku bilaabeen ilaa bolis la keenin lama bilaabi karin dhismaha oo kenyanku ma ogoleen in dhulkoodu Ajanebi dhiso laakiin wixii loogaarey 2017kii bulshada kenya waxaa lagu wacyi geliyey inaan dhulkooda cidina Rarankarin ee laakiin uu iyaga u dhimayo dadkaana ay dad ay hadhootaale aycayrin karaan ay yihiin ay dad dhaqaala Aan waxqibrada ku dhisneyn ay hayaan ee ka faa iideysta ayaa lagu qanciyey marka iyaguna koodii calamo qabiileesan ayey maalin walba u sameenayaan kan ganacsadaha sheeganaya ee badawga ahina jaynuu dharkii calamadaa ka keenaa bal labadaa bulsho is ag dhig

  • @ayanahmed1138
    @ayanahmed1138 10 місяців тому +1

    Wcs wlkey mcn

  • @anashassan5408
    @anashassan5408 9 місяців тому

    BEEN AYUU KUU SHEEGAY MA KALA YAQAANO EASTLEIGH WADADA AAD HADA JOOGTAAN WAA GENERAL WARUINGI STREET WAAYE MIDA KALE EE XAAFADA DHEX MARTO AYAA LA DHAHAA MOHAMED YUSUF HAJI STREET

  • @maxmaxamed2199
    @maxmaxamed2199 7 місяців тому

    Xayaysiis qadaadweynta ah ayaad wadaan beryahan, raggaa aan ka dhignay qaxootiga we are to be SNM

  • @abdulahiyarisow53
    @abdulahiyarisow53 7 місяців тому

    Dhakhtar sxb madama kenya joogtid eldoret ma so gartid simali bdn joogto

  • @HAMZE91
    @HAMZE91 10 місяців тому +1

    Fadlan soo arag youtube kanal kayga

  • @drahmedmoseabyan2940
    @drahmedmoseabyan2940 10 місяців тому +2

    I was there in 2022 and Iam now in Canada🇨🇦

  • @fadumomohamedabdi4959
    @fadumomohamedabdi4959 9 місяців тому

    Manshallah maanta xafadaydi baad dib igu celisay eastlight iyo xasuuseheedi😂😂😂😂

  • @Zakicade722
    @Zakicade722 9 місяців тому

    Ramada cafe dawaqa an daganehe ku hostala..Darajo tower muratina street

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 8 місяців тому

    Heey. Reer. Naroobi. Waa. Ideen. Salaanay. Khaasatan. Reer. Isilii. From. Soomaalkand

  • @deedee8934
    @deedee8934 10 місяців тому

    Horta calanku qabiil ma aha ee waa deganka. For example, Somaliland waxaa ku nool qabiilo badan so la odhan maayo waa calaan reer lee yahy.

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 9 місяців тому

    Aduunka somali baa ha hartey waa dadkooda aan israbin wadan kooda maalgashaneyn lkn wadamada shisheeya maal gashto wllhi islii 11 sano ka hor ayaan imaadey shaqinka iyo qurunka waad yabeysaa maantana waa kan sidaysey udhisantay taasna waxaa usabab ah nabada Allahayoow nabad nasii

  • @An-kusheekeyo
    @An-kusheekeyo 10 місяців тому

    Saxiib Ila noqo oo booqo UA-cam keyga maqalo ku rali galiya bad ka helidonta io saxiib joogta

  • @mahismowlid3025
    @mahismowlid3025 8 місяців тому

    My house 🏡 calafornia stage mabrukh yaa ila mida ah 😂😂❤

  • @sahalbashiir886
    @sahalbashiir886 10 місяців тому

    Mas uul afsoomaliga iska sex. Ay kunooshahay maxey tahay .

  • @Khaliiid212
    @Khaliiid212 10 місяців тому +1

    See you soon In Garissa

  • @saraaly4020
    @saraaly4020 10 місяців тому +1

    War mntaa anaa ugu horeyay 😂

  • @ahmed_diinaari
    @ahmed_diinaari 10 місяців тому

    Qeys laantii ma noolan kartid ugu danbeyn wuuka baxsaday

  • @umuamiira7471
    @umuamiira7471 10 місяців тому

    War dhaqtaroow waad I agmarteeee kusoo dhowoow Kenya qasatan islii

  • @maxamedfaarax9639
    @maxamedfaarax9639 10 місяців тому

    Soo dhawoow taliye inkastoo nin daalan aa soo wadatay oo wadooyinka ka qaldan yihiin, god yuu kugu ridin kkk

  • @nilufaallyhussein7678
    @nilufaallyhussein7678 9 місяців тому

    Stop holding your friends eeb wariya nonono

  • @Jazuu_jazzy
    @Jazuu_jazzy 7 місяців тому

    Dabaqeena minhaj towers ❤

  • @NimoNetwork499
    @NimoNetwork499 8 місяців тому

    Following from Mugg & Bean - Huringham 😊

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 8 місяців тому

    Thanks for showing us bombosa iyo suuqii islee masha Allah bro jzklq thanks for sharing keep it up good work

  • @faizaabdi5386
    @faizaabdi5386 9 місяців тому

    Alabtan gobolada loo qada ma ahan kuwa jidka lagu iibiyo

  • @maxamedcissebaxnan8194
    @maxamedcissebaxnan8194 10 місяців тому +1

    Geesi waku tageraa sxp hor usocooo❤

  • @AntoineD.9483
    @AntoineD.9483 7 місяців тому

    Dhakhtarr ma adigan ku dawana misee xaafada ayad na dawadsiineysa ?

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 10 місяців тому +1

    Masha allah

  • @abdikaafihassan8635
    @abdikaafihassan8635 6 місяців тому

    Masjidka hal hidaya xafa deynah aya timid sxb❤🎉

  • @QalanjadaReerdalal-py7mu
    @QalanjadaReerdalal-py7mu 10 місяців тому +1

    Mnasha Allah Keep wllo

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 10 місяців тому +1

    Mashaa allaah excellent UA-cam well done 👏🏾

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 10 місяців тому +1

    Asc. Mansha ALLAAH baan leehay anigoo ah CABDIRAXMAAN in TEXAS, US. Horumarka Daaroodka iyo SOOMAALIDA inteeda kalaba.

    • @abdikafifaisal
      @abdikafifaisal 10 місяців тому +1

      Orod qabyalada commentiga kala tag waxd jogta wadan hormaray ee waxbaro qabyalad haku waregine😊

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 9 місяців тому +1

      Daaroodku xagee joogaan, garoowe miyaad mooday meesha waa islii.

    • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
      @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 9 місяців тому +1

      @@sayidka6911 ASC. GAROOWE iyo ISLII DAAROOD baa madax ka'ah sidaas ula soco ugaas.

    • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
      @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 9 місяців тому +1

      @@abdikafifaisal Asc. LOL. Ugaas qabyaalaada waxaa nabaray SNM iyo HAWIYE.

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 9 місяців тому

      @@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 riyo beena ayaad riyootay.

  • @MohamedapdichehMohamedapdicheh
    @MohamedapdichehMohamedapdicheh 10 місяців тому +1

    Alh is one

  • @Mudu20782
    @Mudu20782 10 місяців тому

    12kii saxda haa kkk sxb kuwa aan magalada awoon ayaa ku guide vareeyay

  • @AsmaAbdinasiir
    @AsmaAbdinasiir 10 місяців тому +2

    Mnshalaha ❤

  • @مرتضىسالم-ي7ض
    @مرتضىسالم-ي7ض 9 місяців тому

    السلام عليكم اخي نريد زياره القليم وجادين الصومالي ونريد تعرفنا اكثر على شعب وجادين الصومالي تحياتي الك متابعك من❤ 🇮🇶❤🇸🇴❤

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI 2 місяці тому

      هاذي مو صومال اسمها اسلي كينيا

  • @steamfeisal13
    @steamfeisal13 10 місяців тому +1

    Masha aliha ❤️🤙

  • @Yeshegetaw-i8s
    @Yeshegetaw-i8s 9 місяців тому

    Islii waa meel aan jecelayi .6 street noogee

  • @masalanimohamed
    @masalanimohamed 8 місяців тому

    Somalida waa Dad is jacel siyaasiin ayaa kala dilaysa

  • @MawlithZalaan
    @MawlithZalaan 8 місяців тому

    Dhakhtaraw waxey stafkaad wadataa awoowe😂

  • @mohamedadem4053
    @mohamedadem4053 10 місяців тому +1

    Masaajidka 6 Street 🕌 🕌 🕌 kasoo duub wll videos 📹 ♥️

    • @abdulahiaydarus4174
      @abdulahiaydarus4174 10 місяців тому +1

      Masajidka 6 street wa la dumiyey dib ba lo dhisaya insha Allah

    • @abdulahikeno7092
      @abdulahikeno7092 10 місяців тому

      ​@@abdulahiaydarus4174😢 isaga dhan lama dumin qaybta 6 ka baa ladumiyay kalliya waybta 7 ka baa shaqaynaysa

  • @fatumaaliadan8622
    @fatumaaliadan8622 10 місяців тому +1

    Nin qalbi wanagsan

  • @KingLeexo
    @KingLeexo 10 місяців тому +1

    😢geep going pro dhakhtarrrr

  • @Dowlaaymaxmedcumar
    @Dowlaaymaxmedcumar 10 місяців тому

    Wlshe igu salan meshan jogto

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 8 місяців тому

    Comment ont-ils arrivé là

  • @feisalabdihorow6615
    @feisalabdihorow6615 10 місяців тому

    Sxb mesha at jogto maahan 12th Street