KOOXDA GAASHAAN | CIIDAN DHIIRAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 сер 2024
  • KOOXDA CIIDANKA MILATARIGA GAASHAAN SANAD GUURADII 28 aad CIIDANKA QARANKA
    Ciidan Dhiiran
    Erayada: Siciid Ibraahim Dool
    Laxanka: Guray Dool
    Music: Axmad Wali Furinle
    Production: Afro.Waqal & Furinle

КОМЕНТАРІ • 518

  • @bileboss-ka9454
    @bileboss-ka9454 2 роки тому +55

    Runtii si niyada ayaan ugu faraxsanahay horumarkiina guul walaalaheen somaliland

  • @mohamedabdirahman5840
    @mohamedabdirahman5840 2 роки тому +165

    ALLA FARAXSANIYAAA CIDAAANKAYGA GUULAYSTO SOMALILAND FRON AWDAL WLAAHI WAAAN QIIROOODAY😭😭😭😭😭😭😭
    WLAAL LIKE UGU QABTA GOBTIII AAN KA DHASHAY SOMALILAND NEER FROM AWDAL BAAN EHEE

  • @ASMA-j
    @ASMA-j 2 роки тому +26

    Ciidanka jamhuuriyada barakeysan illhy hano daayo kuwa an ku seexano geesiyaasha maso jeestyaasha guuul iyo gobonimo halyeyo👨‍✈️🕴💪🏻💪🏻

  • @mohamedkadiye5596
    @mohamedkadiye5596 2 роки тому +106

    Si niyad ah Banu ugu Farxsanhy Horumarkiina
    Allow idin barakee Somaliland ❤️

    • @haweeyafanax9093
      @haweeyafanax9093 2 роки тому

      Mahadsanid wll qalbi fiican.

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 2 роки тому +1

      Aamiin yaa Rabbi, adna Allah ha ku barakeeyo

    • @ahmedabshir3408
      @ahmedabshir3408 2 роки тому

      Gobolada Waqooyi ga Soomaliya ee Idoorku dego waxaay Qarqarka u saaran yahiin dagaal Sokeeye oo ka dhexe Qarxa marks la guro Xusbiyada Badan.
      Dadka Soomaliyeed ee Midnimada Jecel waa soo dhaweynayaa arintaas.

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 2 роки тому +3

      @@ahmedabshir3408 abaha siyad bare wa ragi dhulka hoos amriyey isaaq iyago 4 nin ah manto ay dawlada geeska afrika ugu awoda wayn ahna loga baqi maayo balayo iyo waxd ku calacalayso
      faqashey ragan wa qayrkaye habar horad wax uga qaadi wayde mad iska samirtid taasa ku dana
      Xasidnimada nocasi wa falalki shaydanka ee ilma nabi aadan ku aha adna shaydanka somali bad tahy
      Hadad somali tahy kamad naxden horumarka qof somaliya wad ku farxi lahyd lakin waxay naxdintadani cadaynaysa inad somali ahyn ood cawan la so adoonsaday tahy

    • @xidigtasomaliland3219
      @xidigtasomaliland3219 Рік тому +1

      Amiin hno shukran

  • @jamelidris2686
    @jamelidris2686 2 роки тому +45

    Ubax fahmo waa maamo ku qaliya qaranka iyo shacabka Alle Cimriga ha ku dayo Maamo 🥰🙏🤲🥰🤲🙏 ubax Fahmo From Borama geesiyada Somaliland

  • @khalidyare7384
    @khalidyare7384 2 роки тому +70

    Mansha Allah, Libaaxyada Geeska Africa Ciidankayga Qaranka Jamhuuriyada Somaliland ✅💯💪👏

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 2 роки тому +14

    Axmed Wali Furinli Halyey Qaran well done 👍 Guul iyo Gobonimo! ❤️🤍💚

  • @warsameyare1524
    @warsameyare1524 2 роки тому +54

    Wixii cagalaw ka carar
    Somaliland♥️♥️♥️ army libaax yada💪💪 geeska💪💪💪💪 💪 cadaw giin hajabo

  • @Hasandacad.channel4870
    @Hasandacad.channel4870 2 роки тому +7

    Mnsha allah ciidankayga qaranka soomalilan cadowgiinu ha jabo 😭😭 wllhi waan qiiroodayba alle ha idin garab galo ❤❤❤❤🤍🤍🤍🤍🤍🤍💚💚💚💚💚💚💚💚

  • @awalealih3996
    @awalealih3996 2 роки тому +46

    *Udhimanaaya Sharafta DhawRa"
    *Dhamac Rasaased dhanna"
    *UGa Leexan DhaRaaR Coladed"
    "Cidii DhaqaajiN Dhamooow"
    * halyeeyadii Waa ku wan"
    💚🤍❤️ #GASHAAN empire

    • @istarali8724
      @istarali8724 2 роки тому +1

      Huno waa isra stahy manabd qabta 🥺beryahan nalama soo hdlin meeshy waa dhaxane koodhka huno xidho oo galada haracin✋🏼

    • @muneiraqueneyy3678
      @muneiraqueneyy3678 2 роки тому

      M.a 😩❤walaalnimo

  • @biletaakuleeye6493
    @biletaakuleeye6493 2 роки тому +24

    Ciidanka qaranka somaliland ee Geesiyada ah markasta madaxaa noo saarantihiin🎖🎖

  • @hassanburaaleabdi2795
    @hassanburaaleabdi2795 2 роки тому +10

    #ahmedwali furinle hanti qaran gacantada ayad Qaranka ugu hiilisaY

  • @lajeclaydashidan441
    @lajeclaydashidan441 2 роки тому +30

    Dhiigu biyo maha waxan somaliland uun baa sameen karta ✊✊

  • @najmaabdi5280
    @najmaabdi5280 2 роки тому +7

    Mash allh cali zaki iyo dhamaan wiilsheena waan kujcelhy iyo walba dumrkena wadankeena alow noodaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹

  • @kaabahamud1168
    @kaabahamud1168 2 роки тому +17

    Mansha Allah tabaraka Allah ciidankayga Allaw dhawr ❤❣💯🌹

  • @ayaanmahamed5649
    @ayaanmahamed5649 2 роки тому +9

    Mansha Allah ciidanka waa kuwa aan ku qurux badanay ee aan ku see seexano ilahay ha garab galo guuleysta ilahay idamkisa insha allah

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 2 роки тому +13

    Ciidamada Qaranka Somaliland ciidan cudud tayo iyo qurux isku darsaday oo laholinwaayay Guulaysta for Ever#

  • @abdisalad6879
    @abdisalad6879 2 роки тому +28

    Woooow.
    Speechless, I don't know what to say😭💪✅💯💚🤍❤⚪🟢🔴.
    Welldone I love you.
    I love my motherland ( Somaliland)

  • @amsamohamoud1838
    @amsamohamoud1838 2 роки тому +8

    mnsha allah allow noodaa ciidankanu ku seexano❤❤💋

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 2 роки тому +6

    Masha allaah alle ha idiin xafiido dhamaan tiin idanka qaraka gulaaystaa❤❣😘👍👌👏💯💯✅

  • @ayanjamanouh2227
    @ayanjamanouh2227 2 роки тому +20

    Hees iyo badh wlaahi 4 jeer kabdn baan ku ceshaday cajiip 💕 ciidanka qaranka noolaada

  • @zafiyozheikh8845
    @zafiyozheikh8845 2 роки тому +5

    Cidaan dhiiran dhiiran
    Geesi dhaarsan
    Guul iyo hormar cidankeenaa 👑👌👌🌎

  • @saedhassanabdirahmaan6327
    @saedhassanabdirahmaan6327 2 роки тому +12

    Ciidankayga qaranka kuwa aan kudhaatow kuwa aan kuseexdow 🪖💪
    Dee miyaan amaantiina afkayga kuso koobi karaa🥰

  • @allaahbaaweynninkiaminaaaw1845
    @allaahbaaweynninkiaminaaaw1845 2 роки тому +6

    Masha Allaah Tabaarakallaah Illaahaw noo siyadi Guuliyo Gobanimo Somaliland 💚 💬 ♥️

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 2 роки тому +4

    Dhaarsan. Xaqiig. Dhawrsan Dhiiran💪🏾
    Cadawga. Dhamackusaydha 🎋👍🏼💪🏾

  • @mohamedahmedqawdhan3227
    @mohamedahmedqawdhan3227 2 роки тому +20

    Markay dumarkiinu kuu heesayaan macaanaa heestan waxay igu kalifaysaa inaan ciidan is qoro saacaa

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 10 місяців тому +1

    Itobiya iyo abiye kuwan keliya ayaa ku filan intaanba Somali kale la gaadhin soo soco siraadey car soo haweeyso Saylac

  • @umalkhyrali8377
    @umalkhyrali8377 2 роки тому +7

    Wixi nolba kunoleeya afkiina caano lagu qabay👏👏👏❤💚💭

  • @axmednajax9577
    @axmednajax9577 2 роки тому +22

    Mansha allah ciidanka Qaranka jamhuriyada barakaysan somaliland ciidaanka ugu awooda badan geeska africa cadowgiin hajabo

  • @Ubahshideofficial
    @Ubahshideofficial 10 місяців тому

    Mnsha Allah dalkygi iyo dad kygii ilhy baa isii yay ciidn aan ku faano ❤❤❤❤

  • @quenluza2832
    @quenluza2832 2 роки тому +13

    Ilahoow nabada iyo hormaŕka usiyaadi somaliland dhadhanka dowladnimada xagiina baan ka arkaa aniguye🥰🥰✊ muqdisho cadey idin kaso salaama👋❤

  • @Khaalidgamiil
    @Khaalidgamiil 2 роки тому +15

    Mashaallah ciidankA qaranka guul guul

  • @asalcabdalasaciid6548
    @asalcabdalasaciid6548 2 роки тому +29

    Manshaa ALLAH guul somaliland

  • @ahmedail9073
    @ahmedail9073 2 роки тому +4

    Walaahi.waan.ilmeyay.sodhaba.ca.dagu.hajabo.hanaxo.wan.idin.salaamayaa.meelkastad.joogtaan.ciidanka.qaranka.somaaliland..gul.gul.kooxda.gasshan.jira.oojooga.wad.mahadsantihiin.

  • @awshan571
    @awshan571 2 роки тому +5

    Wixii dhibkeena dacar dhansiiya 😂❤️🙏

  • @user-zq8hp6vi5c
    @user-zq8hp6vi5c Рік тому +1

    Mnsha allah allow noo dhowur aamiin yaa rabi

  • @nimcoxasan5156
    @nimcoxasan5156 2 роки тому +4

    Eeeeeeeeeeeeeebow noo xafid madaxdeena qaaliga ah ciidankeena qaaliga ah wadaniyiinta culumadeena Dalka iyo dadka iyo diinta daacada uh eeeeeeeeeeeeeeebow cimri dheer iyo caafimaad iyo cibaado suuban sii aaaaaaaaaaaamiin yaa xayu yaa qayuum yaa qawiyu yaa matiinu yaa xafiidu yaa salaam aaaaaaaaamiin

  • @abshirsulub4927
    @abshirsulub4927 Рік тому

    Mashallah alle ciidanka qaranka ee dhiiran kuwii marwalba guulaysta ka yeel inshallah❤❤❤

  • @fatuuhussein3617
    @fatuuhussein3617 2 роки тому +8

    Ii guulaysta halyeyadaydii somalilndba wa idinka wlhi💚🤍❤

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 роки тому +2

    Maansha Allah taabark guulist ciidanka qaaranka SOMALILAND

  • @hassanburaaleabdi2795
    @hassanburaaleabdi2795 2 роки тому +6

    Cadaw dhirbaaxe ciiidan dhiiran #guulaysta ciidankaygaw

  • @abdourahmanahmedhoussein5841
    @abdourahmanahmedhoussein5841 2 роки тому +5

    GUUL INSHA'ALLAH SOMALILAND 🥰🥰🥰✋✋✋

  • @omarhashi3783
    @omarhashi3783 2 роки тому +18

    my country somaliland ❤️

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np 2 роки тому +1

    Haybadda iyo waddaninimada waa loo dhashaa wll

  • @hamzeofficial6728
    @hamzeofficial6728 2 роки тому +8

    Maaash allaaaah Ciidanka somaliland💚🤍❤

  • @hindashacayb
    @hindashacayb 11 місяців тому

    Cidanki qaranka jamhuriyada bargaysan Ee somalilanad guul guul guul marwalba

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 2 роки тому

    masha Allah walee geesiyala naga dhashee aad baan ugu faraxaya markan arko ciidmadeena daacad nimadood nooc wlaaba ay u kala baxa mid waalba dalkiisa uu u dhaarsan yahay sidu dacad ugu yihin ugu halgayamayan ilahow noo da bero aduun laguma waree geesiydii noo halkgamayna iyo kuwa no halgami doonana Alow jantul fardowsa Alcala gurigooda ka dhig
    fananinteena abawanadena ad u dadalayana ilahow janada fardowsal acla iyaga ku casuun
    qof wlabow wadankaga dhinacaga ka jir ilaali cadowgena wa badan yahee ilahay ha inaga qabto inta ino cadow ah

  • @hnvolgs8245
    @hnvolgs8245 2 роки тому +4

    msha allh alle ha xifdiyo ciidanka Qaranka

  • @abdirhmnismail6831
    @abdirhmnismail6831 2 роки тому +2

    Wllhi waan jidhidhicoodey😭😭😭 Guuleysta Geeeshkayagow kuwaanu ku hurudnmowwwww

  • @hamdaahmed4288
    @hamdaahmed4288 2 роки тому +5

    Wooooow mashallah guulsata

  • @khalidali4780
    @khalidali4780 2 роки тому +1

    Laxanka heestan iyo ciyaarteeduba way qurux badanatahay waxaan bogaadinayaa Guray dool oo laxan cajiiba u sameeyay

  • @rashkashorts5370
    @rashkashorts5370 2 роки тому +4

    Woow wax kale
    Codadka 💯
    Camera 📸 💯
    Editing 💯
    Laxanka 💯
    Ereyada 💯
    Another level waqal

  • @caydiidaxmed7807
    @caydiidaxmed7807 2 роки тому +6

    WLLE HEESANI CAADI
    MA AHA SOO BADIYA GAASHAN PLZ 💚🤍♥️ I LOVE SOMALILAND

  • @feysalmahamed4070
    @feysalmahamed4070 2 роки тому +31

    Dhulkii barwaqada Somaliland

  • @saynabsiciidhassansaynab159
    @saynabsiciidhassansaynab159 2 роки тому +7

    Somalind guul iyo gobanimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samiraali1331
    @samiraali1331 2 роки тому

    Dhamow halyeeyadi waa kuwaan Somalilander 💚🤍❤️💪💪

  • @halimosacda9491
    @halimosacda9491 2 роки тому +4

    Masha allah cidanka qaranka somalind 💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤

  • @fadxxiiid1185
    @fadxxiiid1185 Рік тому

    Wakhtigu muxuu dheeraynayaa maalintii heesatan la soo galiya sawtii dhaway goormay sanad durba gaadhay

  • @hodoayanrobleh7242
    @hodoayanrobleh7242 2 роки тому +7

    Wwwwwwwwwwaaaaaaa mashalllah guuuuuuuuul somaliland Allah haidin xiftiyo fanaanita qaran qaran guuuuuuuuul somaliland 💚💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪🙌🙌🙌🙌😇😇😇😇😇😇

  • @Jamalwarsame
    @Jamalwarsame 2 роки тому +3

    Mansha allah ciidanka Qaranka slland💚🤍❤️🔥🙏🏽

  • @mihiimmaxamuud9969
    @mihiimmaxamuud9969 2 роки тому +3

    Waaaw mash allh ale nomcda ngu sug 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹💋💋💋💯💯💯❤❤

  • @xayatimaxamed9758
    @xayatimaxamed9758 2 роки тому +4

    Guuleysta ciidankeygiiyow❤

  • @najahahmedali945
    @najahahmedali945 2 роки тому +6

    Mansha allah hambalyo hambalyo hambalyo ciidanka qaranka somaliland sanad guuro wacan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hamdaahmed8258
    @hamdaahmed8258 2 роки тому +5

    Mansha allah halyeeyada qaranka hambalyo

  • @mustafbullo1095
    @mustafbullo1095 2 роки тому +3

    Guul ciidanka qalabka sida guul iyo gobonimo

  • @fadxiyacumarxirsi7534
    @fadxiyacumarxirsi7534 2 роки тому +4

    Masha alah cadawgiin hajabo ciidankii dalkaygow

  • @nimcoliina997
    @nimcoliina997 2 роки тому +4

    Waaaw guul cidankayga iyo calankayga❤🗯💚

  • @hasanahmed4093
    @hasanahmed4093 2 роки тому +6

    SOMALILAND 🦁

  • @sakariyeali7908
    @sakariyeali7908 2 роки тому +4

    Away dadkii nabaga jeclaa scw

  • @ahmedsaacidabdullahi6287
    @ahmedsaacidabdullahi6287 2 роки тому +39

    Guuuuuuul😘🙏

  • @hibonour9657
    @hibonour9657 2 роки тому +17

    Maashallah tabaarakallah guul iyo gobanimo ciidanka qaranka jamhuuriyada barakaysan ee shankaroon land ama somaliland guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @hodannuur9833
      @hodannuur9833 Рік тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @suleekhawacays7736
    @suleekhawacays7736 2 роки тому +2

    Mansha allah guulu somalilaanda inshallah 💚🤍❤💯💯👌👌👌👌✋✋✋✋

  • @yaasmiinfaaraxofficial551
    @yaasmiinfaaraxofficial551 2 роки тому +4

    Masha Allah guul iyo sharaf somalilnad

  • @nasteexosultan5634
    @nasteexosultan5634 Рік тому

    Allah ha idin guuleeyo guul iyo gobonimo

  • @shugrimuuse-vg1xf
    @shugrimuuse-vg1xf 10 місяців тому

    Hooyo macaana HaBaLiyo guuulguuulguuulsomailnD❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Рік тому +1

    Common reer Somaliland guul iyo gobanimo sharaf iyo karaamo ciidanka qaranka jamhuuriyada barakaysan ee Somaliland baa ab iyo sinji u leh Allah SWT na siiyay baa mahadi u sugnaatay

  • @user-sw5fg8du3g
    @user-sw5fg8du3g 7 місяців тому

    Alyayeda soomalilan gulysda wll❤❤❤❤❤

  • @rahmamohamud7778
    @rahmamohamud7778 2 роки тому +11

    Libaaxada afrika somaliland guul

  • @ismaildembil3845
    @ismaildembil3845 2 роки тому +4

    Mansha Alla Allah Yibarik. Long live and God bless Somaliland

  • @aptifataahmohammed8556
    @aptifataahmohammed8556 2 роки тому +4

    Ciidankaygii guul iyo gobonimo

  • @maxkaawialhashimi6880
    @maxkaawialhashimi6880 2 роки тому +1

    Xooga lagu seexdow ha seexan j.barakaysan guul

  • @jamaadam3049
    @jamaadam3049 7 місяців тому

    Alah waa dhakhdii walee alahey baa idinka yeedhi

  • @vzx6163
    @vzx6163 2 роки тому +3

    Masha allah guuuuuul somalilladn

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 Рік тому

    jamhuuriyada iskeed u qooqday💪💪💪💪👊

  • @AbdelFatah-ws2py
    @AbdelFatah-ws2py Рік тому +1

    Soomaalind ❤

  • @wizer1594
    @wizer1594 2 роки тому +4

    Gu gesiyasha qarnka❤💯

  • @somalishorts4043
    @somalishorts4043 2 роки тому +5

    Geesi dhaarsan 💪

  • @liibanali5182
    @liibanali5182 2 роки тому

    Guuuuuuuuuul Soomaaliween
    Ciidamada
    Qaranka.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Рік тому

    dhugtiyo shiishka saxar dhaaqain xadkooda dhaafin nabda dhowra wixi dhib keena dacar dhansiiya dhamow halyadii wa kuwan allah ha idinla jiro geesiyda dalkow dhamantiin maca fanaanintiina

  • @cazkashort952
    @cazkashort952 2 роки тому +3

    Alle ha idin garab galo Zomaliland Army 💚🤍❤

  • @_faatax
    @_faatax 2 роки тому

    Gurey dool.mucjiso furinle muhindis koix wax kale ah waxaan ku daawanayaa muqdisho

  • @abdiallah614
    @abdiallah614 2 роки тому +62

    Respect 💚💭❤

  • @mustafelamo
    @mustafelamo 2 роки тому +4

    Masha allaah
    💚◽❤️

  • @hodanali7864
    @hodanali7864 2 роки тому

    Ciidanka jamoriyadbarakaysa ee soomaliland guul guul iyo gobanimo kunolada sharafkorkin💚💚💚💚💚💚💚💚💚⚪⚪⚪⚪⚪⚪⚪⚪⚪❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np 2 роки тому +3

    Guul guul insha Allaah Hambalyo Hambalyo Hambalyo Dhammaan dadkayga reer Somaliland iyo dhammaan dadka dalkooda Somaliland jecelow.
    Cadawgeenna Alleh ha jabiyo.

  • @bilaawaji6081
    @bilaawaji6081 2 роки тому +3

    Kuwaanu ku seexno ciidan dhisan❤❤🩸

  • @user-bx9dv3kc8i
    @user-bx9dv3kc8i Рік тому

    Waa hees dhaxaalgal ah. Hambalyo

  • @najaahadam6795
    @najaahadam6795 2 роки тому +8

    Man sha allah guul somaliland iyo gobanimo somaliland hanolota ciidamada somaliland hambalyo ❤

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 10 місяців тому

    Waraa xoolo somali qaldaan la aan waa abaar 😅😂🌺💙🌺💙🌸💙🌸💙🌸🌺💙👋👋✌️👍

  • @sabriiinmustafa1574
    @sabriiinmustafa1574 2 роки тому +1

    guuL iyo gobanimo ciidanka Soomaliland nooca kasta cadawgiin jaban💚💚💚🤍🤍🤍♥️♥️♥️