Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

ABDIKARIN ALI SHAH GUUDKAAN KAA HUWANAYAA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 лют 2023
  • ABDIKARIN ALI SHAH GUUDKAAN KAA HUWANAYAA
    XUSUUSTII MAXAMED BK
    EREYEADA AUN ABWAAN KANEECO
    LAXANKA DAYAAY
    MUSIC MAFTUUX CADCEED
    Copyright@Hawraar Music

КОМЕНТАРІ • 1,4 тис.

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Рік тому +468

    Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐 ❤️ 💖 ❤️❤️❤️❤️

  • @ladnaomar3449
    @ladnaomar3449 Рік тому +439

    Wlhi kasan udhimnya anigo naga from borma somaliland waa dhigeyga 💚🤍♥️🤴 guul somaliland dalkaygii🤲🤲

    • @DALJOOG1
      @DALJOOG1 Рік тому +1

      Samaroon adoon iidoor weye byo guumysiga ilahy ha iidnka saaro

    • @shadiaosman8668
      @shadiaosman8668 Рік тому +19

      ​@@DALJOOG1 adaa iscadeyay uun inaad adoontahay

    • @DALJOOG1
      @DALJOOG1 Рік тому +1

      @@shadiaosman8668 wlh waa dhiban tihiin ilahy baa iidn maqan sorry

    • @mohammethsuleiman9620
      @mohammethsuleiman9620 Рік тому +23

      @@DALJOOG1 xoolo ilaahy anagu wadan leenahay somaliland ladhaho oo aanu sideed sano madaxweyne ka ahyn teeda kale malintii la aasasey somaliland ilaa mantana madxweyne kuxigeen ka ahy qabiiladas nala dega somaliland anagu xaqayayaga qalin kahelnaa ader
      somaliland anagaa leh ader qadaad weyn tehee

    • @DALJOOG1
      @DALJOOG1 Рік тому +1

      @@mohammethsuleiman9620 nio samaroon somaliland inysan wxba ka ahyn baan kushegya dhulka aad ledhihiin xitaa borama isaaq baa kataliya wxbana kama tihiin wxba hafiiirin xilka xunka ah oo la idiinku aamusinyo afhamtu

  • @ceeblacali8850
    @ceeblacali8850 Рік тому +122

    Goblan iyo agoonba'aa
    Geesaha ka joogo'oo
    Nafo gees iyo dhiig
    Ayaan kugu galbinayaa
    Guudkaan kaa huwanayaa
    Gaajo tire ilaahay waligaa
    Ha ka dhigo gabashana ka
    dheerow gey nuura noo noqo
    Iyo ubad gardaashaba🙏😢💔
    Wllhi jidhiidho ayaa iga kacday alloow qaranka iyo calankaba noo barakee💚🤍❤Abdikariin ali mohamud hussein kaligii fanaan🐐🔥💯😘🤸‍♂️

  • @haniitaofficialchannel
    @haniitaofficialchannel Рік тому +150

    War niman yahoow ree sheekh isaahaq anoo naag ogaadeena ayaan idinleeyahay guulaysta huna yaal ❤🎉

  • @kawsarabdikariim3898
    @kawsarabdikariim3898 Рік тому +80

    Goblan iyo agonbaa😭☠️
    GesaHa kajogo 💪🏾🌡🇭🇺
    Lafo gesi iyo dhiig 🦁☠️
    Bankugu gelbinaya 😭❤️🦁
    Kumad iman gibliyo sacab🚀💪🏾
    gule kuma ceshee hawnoqon gadaaL💪🏾🇭🇺
    Gudkan kahuwanaya🇭🇺🚀
    Gajo tire ilahay gebiga haka dhigo 🥺✊🇭🇺

  • @queenzuzan3307
    @queenzuzan3307 Рік тому +49

    11sano kahor ayaa heestan igu danbaysay kul uu qaday golden voice maxmed bk after cabdikariin cali shaah 💚⚪❤aad iyo aadban ula qiraada ereyada heestan cadawgeena ah jaabo qaarnimda somaliland mid waarta insha allah💚⚪❤viv proudly to my country

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Рік тому +20

    Ayyy our king ninka kliye BK noo badalay fan nooleeye🔥 ABDIKARIIN ALI SHAAH🎤 🔥♥️❤💭💚tani hees way dhaaftay wlhy noolow wll sharaf iyo karamo ala jidhidhico weyna😥❤💭💚: ((GOBLAN IYO AGOONBAA GEESAHA KAJOOGO))💚💭❤ MAFTUUH CADCEEDKA🎶🎹👏👏somalilandernimo

  • @asmomohamed6920
    @asmomohamed6920 Рік тому +45

    Somaliand dadlkeeda iyo dadkeedaba wn jeclhy wlhi❤✊ from puntiland dumshinimo❤💍💐

  • @zuhaipofficial7179
    @zuhaipofficial7179 Рік тому +36

    Erayada Abwaan mujaahid muhumet soofe kaneeco adeero alle haku naxariisto amiin amiin

  • @xafsomohamed761
    @xafsomohamed761 Рік тому +142

    Omg 🥺❤️ guudkaan ka huwanaya 😭🫶 I love somaliland people from galmudug ❤️🤍💚 jira oo joga cadawgina ha jabo dadkeygi❤💚🤍😭🫶

  • @bossmaanka54
    @bossmaanka54 Рік тому +37

    Fananinta odhan Ninka laxamadisa an jeclahy Cabdikarin Cali shaah mar Un inan kula kulmo wan jeclhy from Xamar

    • @mohamedcabdicali1354
      @mohamedcabdicali1354 Рік тому +1

      hawiye un ayu la kulma lipaxaNi 😀😀😁😅

    • @bossmaanka54
      @bossmaanka54 Рік тому +4

      @@mohamedcabdicali1354 Hawiye mxey tahy wa Ina aderkey Dir ban Isla Nahee lagend

    • @user-ww7qg9yv4b
      @user-ww7qg9yv4b 4 місяці тому

      😊😊80p⁹09ļoĺimmi⁹⁰⁰989😊99⁹ok0j😊😊😊k​@@mohamedcabdicali1354

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Рік тому +255

    Abdikarim Ali Shah what Amazing voice viva Our brothers Somaliland iam From Somalia 🇸🇴 ❤️🥰

    • @hindahussein3662
      @hindahussein3662 Рік тому +7

      Thank you brother so much we I love ❤❤❤

    • @sabaadcaamir171
      @sabaadcaamir171 Рік тому +6

      Thank you so much wllo❤️🙏🙏

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 Рік тому +6

      Ii nolaada reer somalia da dhabta ah ee somaliyeed kolay 5tii 3da ka nool baynu nahay ❤
      Viva somalia jabuuti iyo Somaliland…magaca somali aynu wada sharafno..2da luntayna insha maalin baa iman insha allah aynu xadadka isu furi…
      Ilaahayna al shawadiin ilaahay ha idinka qabto amiin…madaweyne Xasan Sheekh la shaqeya oo deganadiina ka saara dadka qoqobka iyo dhibta idinku haya iyo alshawadiin
      Reer somaliland weydin jecel yihiin ❤

    • @saabir4452
      @saabir4452 Рік тому +2

      Same thing 😂😂😂😂😂😂😂 xoolo Somaliland waa gobol

    • @nasiixamacalim1473
      @nasiixamacalim1473 Рік тому

      @@saabir4452 cawaan cidna kumey weydiin

  • @yurub5288
    @yurub5288 Рік тому +140

    Hala badiyo gobabada halaga kaco fadhiga hala difaco dalaka somalilaan cadowgeedo waa badan yahay guul somalilaan Allow dhawr somalilaan ✊✊✊✊✊✊✊❤💚❤💚❤

    • @abdirahamanmahadsamaan7158
      @abdirahamanmahadsamaan7158 Рік тому +3

      Burco iyo hargaysa la tag bal in aad aragto cid kugu haysya lkn dhulka harti intaas ka badan maro karkaran masii saarnaan karto

    • @masbalqueen7625
      @masbalqueen7625 Рік тому +4

      Haday daarood cadow yihin wa la’is barana dhul dhulbahante iskaga taga rer lafo aruursade

    • @ismacillapasta138
      @ismacillapasta138 Рік тому

      Hoyadaa siilked

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 Рік тому

      @@abdirahamanmahadsamaan7158
      Calanka buluuga eed la ordaysaan isagoo jidiid ah waa kaan ka taagay beerta xoriyada ee Hargeysa
      Abwano qiimo leh u gabyay…heeso ilaa maanta lagu xuso hargeysa looga sameyey…markaad ku xaarteen 5tii kala disheen (5 kale sameyseen) baan idiinka hadhnay kan gadhi meyside magac guule iyo nabi baa ku sharfane masayrka iyo cuqdada nala dhaaf
      Sool iyo sanaagna wuu ka taagnanaya waa somaliland 😁

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 Рік тому +3

      @@masbalqueen7625
      Reer been ku naax waxaad na yeeli karto iska yar gobanimada waa loo dhashaa layskama yeel yeeli karo waa deeq ilaah
      Viva Somaliland ❤❤❤

  • @MohamethQoslaye
    @MohamethQoslaye Рік тому +12

    18 May waiting for u💚🤍❤... Guul SlaanD ❤
    FROM Djibouti 🇩🇯

  • @suujisuudi482
    @suujisuudi482 Рік тому +42

    Iam from muqdisho guulaysta reer somaliland waan taageeraa abdikariin Ali shaah

  • @garandeaadan-ye7cm
    @garandeaadan-ye7cm Рік тому +88

    Somaliland waa dhiigayga walhi waan u dhimanaya qarankayga from Borama

  • @cabdiqadirAhmed4k
    @cabdiqadirAhmed4k Рік тому +34

    Bedalkii bk Abdikariin Ali shaah Fanaan qaran 💚⚪❤

  • @nagadroblehfarah8978
    @nagadroblehfarah8978 Рік тому +25

    Jah dadkeegii from djibouti 🇩🇯 💪🤍💚❤

  • @maxamed7258
    @maxamed7258 Рік тому +31

    Abdikarin waa GEESI. This is when your country needs you. Fight with anything and support the military!! salute 🫡

  • @libinabdulkadirhassan1137
    @libinabdulkadirhassan1137 Рік тому +9

    Wllhi anoo ah wil marexaan
    Oo rer abtigay yahay Duriyada isaaq
    Waxaan jeclahay inaan udhinto guul iyo gobonimo
    🟢🟥⬜

  • @zuhaipofficial7179
    @zuhaipofficial7179 Рік тому +12

    Faataxada halee maro Abwaanki alle How naxariistee abwaan mujaahid kaneeeco🤲🤲

    • @siciidkayse1562
      @siciidkayse1562 Рік тому

      Alle ha u naxaristo amiin suhaybow

    • @diiniyonasteexo5993
      @diiniyonasteexo5993 4 місяці тому

      Alle ha u naxariisto sxb ma fanaan buu ahaa

    • @user-dy5uo8sc1r
      @user-dy5uo8sc1r 2 місяці тому

      Illahayow unaxariso karalinoqo abalkisana janadi fardowsa kayeel yarabi ❤🤲🤲🤲🤲

  • @ailover5719
    @ailover5719 Рік тому +46

    Wadan gusha leh baan ahay Viva Somaliland wadankeyga from burco ilaho xafid dalkayga nabad iyo Isla nolasha u buuxi❤

  • @muslimonaleye842
    @muslimonaleye842 Рік тому +29

    Calankan dad badan bu hurdo u diidey alle kuma jabiyo cadowgaaga 🤲

  • @fihiimaaragsan6966
    @fihiimaaragsan6966 Рік тому +18

    Adoo dawanaya hadana hadad cometga akhrisanyo like hayla dhafin 🦁💚🤍❤

  • @ayaanaaadan4849
    @ayaanaaadan4849 Рік тому +117

    Only reer somaliland love ha ii saaraan 💚🤍❤️

  • @ridwaanabdi6602
    @ridwaanabdi6602 Рік тому +57

    Raganimadu waxay kujirta qarnkaaga markuu kuu bahanyahy oo aad garab istaagto guuul somaliland ❤💬💚

  • @Dalmarshow1
    @Dalmarshow1 Рік тому +6

    Masha allah way ismuujiyeen halyay yadi abdikariin ali shaal iyo maftuux maxamed ducaale cadceed
    Dhal mujaahid ❤❤❤❤❤🤍🤍🤍🤍💚💚💚💚

  • @khadarahmed6057
    @khadarahmed6057 Рік тому +13

    what amazing voice of Abdikarim Ali shaah. I can't express 1 2 3 ........tears out😭. Full Citizenship ❣

  • @cuteanimalshorts6002
    @cuteanimalshorts6002 Рік тому +30

    Waan jidhidhicooday wlhi Ax somaliland jecliyaa❤😭

  • @faysasiciid1513
    @faysasiciid1513 Рік тому +59

    Mashalah Guul Iyo Gobanimo inshllh 💪♦️⚪💚 Noolada Fanka Somaliland Gaar Ahaana Reer Burco

    • @maryanabdi2418
      @maryanabdi2418 Рік тому +1

      😂😂😂😂Dagal isku diyariya aptio

    • @ailover5719
      @ailover5719 Рік тому +1

      @@maryanabdi2418 H-Jeclo aya idin ku fiilan ta labad maxa heesaha Somailand o daawanysan Reer Cuqdad leh

  • @nimcaabdikarin2213
    @nimcaabdikarin2213 Рік тому +37

    Guule idinma celiyee ha u noqon gadaal dadkaygii Somaliland From xamar 🇸🇴 😍.

  • @malikadararosman4861
    @malikadararosman4861 Рік тому +18

    Macha allah somaliland une pays Ue nous sommes frères et de soeurs from 🇩🇯

    • @nawaalnalka5983
      @nawaalnalka5983 Рік тому +1

      My second country jabuti ❤️🩸 from somaliland ilmaderayal

    • @banuhaashim9539
      @banuhaashim9539 Рік тому +1

      Mercy walal lo

    • @sheekowadaag1234
      @sheekowadaag1234 Рік тому +1

      The second and my lovest counter jabouti
      Goba tihin ilmaderayaal

  • @Akramfarxaanismaacil
    @Akramfarxaanismaacil 3 місяці тому +4

    HeEStan AabAhy Ayyay I So Xasuusisay Wllei Aabo Ilaahay Ha Ku NaxaristO😢

  • @nuurtocali6033
    @nuurtocali6033 Рік тому +63

    Somaliland viva cadowga illahay ha jabiyo from borama

    • @xamdaumal2843
      @xamdaumal2843 Рік тому +2

      Cadowgeena cagta hees tedaan ku of nahy sister 🥰

  • @osmaanGadhka
    @osmaanGadhka Рік тому +7

    heesaha waxa ka macaan qawlka
    ilaahay al qur aanu kariin

  • @maarikali4133
    @maarikali4133 Рік тому +7

    Habar Jeclo uda Qaran jacayl Qaranka na deeqa🥰🤍

  • @mohamedabdirashiid2543
    @mohamedabdirashiid2543 Рік тому +14

    Allaylehe waajibkiini waad kasoo baxdeen guul ciidanka jamhuuriyada somaliland insha allhu "heestan ex fanaan mohamed abdi bk ayaa lahaa ' erayadana abwaankii weyna "kaneeco" 💚🩶❤️💪

  • @khalilkhadar4406
    @khalilkhadar4406 Рік тому +26

    Heestii dayaay waxaan ahay askari dib u soo cusbooneysiya somaliland guul💪💯

  • @daahaosman9273
    @daahaosman9273 Рік тому +6

    Wlahi Kasaan u dhimanayaa amigo
    from Hargeisa Somaliland Waa dhigayga guul
    Soomaliland waa dhiigayga soomaliland waa dhiigayga

  • @nasrimohamed6816
    @nasrimohamed6816 Рік тому +7

    Shalay way sinaayeen c/kariin iyo qamar lakiin maanta waa lay dhaafay c/kariin cali shaah keep going waad ka badisay madaamood qarankaaga uhiillisay """"dhawan qamar suugaani cadawga gudaha 😭😭😭

  • @deeqarashiid4899
    @deeqarashiid4899 Рік тому +12

    Apti or Adeer Alle codka hakuu barakeeyo national ♥ 🤔 somaliland 🇭🇺 ♥

  • @ikraanmaxamuud980
    @ikraanmaxamuud980 Рік тому +13

    Wiilashayada duriyada Allow noodaa❤️💯
    C/kariin cali shaah🦁
    Maftuux cadceed🦁

  • @muzinhoaltero4130
    @muzinhoaltero4130 3 місяці тому +2

    Omg 🥺dadkaan ka dhashay guulaysta from galmudug💙🤍💚❤️🤍💚

  • @mojamma2777
    @mojamma2777 Рік тому +4

    Goblan iyo agoonba geesaha ka joogo
    Nafo geesi iyo dhiig🩸
    Ayaan kugu galbinayaa
    Kumaad iman gabliyo sacab
    Guuule kuma ceshee
    Haunoqon gadaal
    Gayi nuure noo noqo
    Iyo ubad gardaadshaba
    Guudkaan kaa huwanayaa
    Gaajo tire’ ilaahay abidkaa haka dhiggo
    Gabashana ka dheeroow
    Gayi nuure noo noqo
    Iyo ubad gardaadshaba
    Somalilaan allow dhowr🤲

    • @sacdiyayar6318
      @sacdiyayar6318 4 місяці тому

      Somaliland waa qalbiyadeena❤😊

  • @Queennouran336
    @Queennouran336 Рік тому +33

    Manshallah SOMALILAND guul iyo gobanimo 💪❤❤❤❤❤❤❤

  • @ilkacaz2441
    @ilkacaz2441 Рік тому +8

    Yaa ila manta ila sugayey 😭😭❤️❤️❤️

  • @user-dz2oi4bh6x
    @user-dz2oi4bh6x 11 місяців тому +5

    Keep calm and love somaliland🔐♥️😘🇰🇪🇰🇪🇰🇪 from Kenya

  • @Janno190
    @Janno190 Рік тому +7

    Waan u dhimanayaa calankaa cadawga waan Ka difaacaynaa ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @abdirisakmustafe6927
    @abdirisakmustafe6927 Рік тому +5

    After bk abdikarim ali shaah niman dalkiisa ka faanin🔥🔥🔥🔥🔥

  • @cwaliindhacade6875
    @cwaliindhacade6875 Рік тому +8

    Ina cali shaah fanaan cajiib ah oo soomaali oo dhan wada jecel yihiin, nin klia ee aan fankiisa ka danbeeyo waa jclhy waqtiga maalin uun inaad ka heesi doontid xaflad aan ani sigooni ah ii quseyso guuleyso wll mcn❤

  • @buskuddhiqqq4422
    @buskuddhiqqq4422 Рік тому +15

    Somalialnd wajeclhy ❤️🤍💚inolada dadkeyga from muqdisha 🫶

    • @jabrakaka3953
      @jabrakaka3953 Рік тому

      Me too wll nolow waliga ❤

    • @siciidali4034
      @siciidali4034 Рік тому

      Magaca I dilay waa magacii reerkii gadaal ka rarnaaye buskud dhiiq 😅😅😅😅

  • @GALAYDH
    @GALAYDH Рік тому +36

    Viva somaliland is best country i know 💚🤍❤️. From goldogob

    • @deganflimsandvlogs5661
      @deganflimsandvlogs5661 Рік тому +1

      mahsanid wll

    • @jamachasan6519
      @jamachasan6519 Рік тому +1

      What is goldogob langaabyhow ciiln orod dadkaga iyo maamulkaga ku faan aad ka ordso toolo mgc dal maha

    • @DrzackZack-oh9dn
      @DrzackZack-oh9dn Рік тому +2

      @@jamachasan6519 maxa ka gly adi badhya culus kk

  • @zack4k26
    @zack4k26 Рік тому +8

    Maftuux Cadceed on the beat 🔥 legend abdikarim Ali shaah
    Somaliland

  • @ayaan850
    @ayaan850 Рік тому +6

    Goblan iyo agoonbaa geesaha kajoogoo😥🥺 xaqiiq hees darenkeda wadata somaliland dalkaygii guul iyo gobonimo goorwalba 💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️ from borama somaliland 💚🤍❤️🙏👏👏

  • @halganabdi5164
    @halganabdi5164 Рік тому +5

    Walaahi kaasi waan u dhimanaynaa calankaayaga guul SOOMAALILAND🥰❤💯🙋🙋‍♀️

  • @mumtazshire9925
    @mumtazshire9925 Місяць тому

    walihi marka heestan dhagaysanayo dhiiga 100 itaga 100&100 bilade adaa uqalma❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @boqorkaraabka329
    @boqorkaraabka329 Рік тому +5

    Roxanta fanka, Mr Tea 🍵 👌 guul iyo gobanimo s/land abaca 1/3/2023 A fatax shide.

  • @josephlyrics1480
    @josephlyrics1480 Рік тому +9

    Guul Somaliland Sidii Cadada ahayd Somaliland Nabadii ay Geeska Afrika u haysatay Numper One ka way so noqon incha Allah 💚🤍❤️

  • @jamaalhassan29
    @jamaalhassan29 Рік тому +70

    Viva somaliland
    Best Voice ina Ali shaah
    And best Mussian @cadceed

  • @nimcoliina997
    @nimcoliina997 Рік тому +4

    Ninka bk noo badalay abdikariin cali shaah horo usoco 💚🗯❤👏🏼💪

  • @marwaanpaylod1225
    @marwaanpaylod1225 Рік тому +6

    1/3/2023 black day Malin tuu uu naftiisa u waayay walalky qaranka somalilnd💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤

    • @guledkasem5581
      @guledkasem5581 Рік тому +2

      Ilaahy naxariistii jano ha siiyo geesi tawxiidka u dhintay 🤲🤲

  • @QuenDagan
    @QuenDagan 7 місяців тому +3

    😢😢abtiyashey waligin farxsanada😢

  • @dhagaxyare-zu5ur
    @dhagaxyare-zu5ur Рік тому +44

    This song is immortal✨️

  • @mumtazshire9925
    @mumtazshire9925 Місяць тому +2

    Somalilandrs nimadi ma love baa ma ah waa wadani nimo kan haday dhiig Somaliland jecel nigu jiro kan ayaa ah Somaliland dhab ah adigoo eegaya dhinac walba 💯

    • @mumtazshire9925
      @mumtazshire9925 Місяць тому

      Absolutely 💯 walhi waa run tada ❤❤❤❤

  • @mumtazdagen588
    @mumtazdagen588 Рік тому +13

    hit music my inadero maftux ducale faro dahable🥰❤ iyo gold voice ninkayga😢😁😘

  • @Haarliina_Abgaaley
    @Haarliina_Abgaaley Рік тому +6

    Isaaq guuL Somaliland from Hirshabelle🆎️🦁💪

  • @AbdelFatah-ws2py
    @AbdelFatah-ws2py Місяць тому +1

    Ma sha Allah Daagal ❤

  • @bajadhuunyare3785
    @bajadhuunyare3785 Рік тому +8

    Nice song inkastoon ahay naag Daarood ah waan idinkula jaasaya heesta cadownimo majidhee waa dagaal gacal🇺🇿love from mudug.Somaliland dad aan jeclahay.Somaliya waa mid waana federal🇸🇴sandule ah

    • @sheekowadaag1234
      @sheekowadaag1234 Рік тому +1

      Kolay wixi siyaasi uu gaystay umalayn mayo in wax isu ahanshihi meesha ka saarayso waad mahadsanthy wll

    • @cabdaleyare2518
      @cabdaleyare2518 Рік тому

      Waxa Ada Lagu Yidhahda Marka Dagalkan Yar Laga Yimaado Waa Laga Heshiin Lkn waxan Lagu Heshiinayan Somalia Aad Shegaysid

    • @bajadhuunyare3785
      @bajadhuunyare3785 Рік тому +1

      @@cabdaleyare2518 waxaas iskadaaya iska Soo noqda waa idin jecelahy dad nool nool oo wadaniyaa tihiin,😭haawiye yaa wax lawadaagi Kara kaalaya dowlada iyo dalka wax kadhaqaajiya bal hadhow baxa

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 Рік тому +1

      @@bajadhuunyare3785 HHHHHHH YAA REER SOOMALILAND DADKA SUGAYA
      INEY DAWLAD U DHISAAN KKK MANAGA UDIN GARANEYNABA FAQASH SOOMALI OO DHAN WAA CADAWGA YAGA JACAYKIINU WAAN
      FAHMEYNAA WAXAAN LEEYAHAY AYAN KU TABCAYAA MA KARAYO TACAB QASARE LABAD WAR KAGU WAA GOOJA CADE MA LA QABSAN KA JAWABTU WAA MAYA HABAR FAQASHEY DHAGAXA ISKA EEG KKK

    • @bajadhuunyare3785
      @bajadhuunyare3785 Рік тому

      @@buufiyahaweyn7430 ooy balo ku dagtay ragu waa islaayaane maxaad la ooydaan isaaqow horta ma Harti Baad hadana ka ooyaysaan sowtii dhulbahante waa is wasnaa aad oran jirteen war hadana wasmadii watoo kaalaya👍👍👍

  • @cuteanimalshorts6002
    @cuteanimalshorts6002 Рік тому +17

    Wlhi waa hees macaan ❤❤❤

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Рік тому +3

    masha allh guuuuuuuuuuuuuuuuuuuul wadankeenkeen ina Ali shaah noolow ciidamda qaranka guulaysta leyahay

  • @hooyomacaan3570
    @hooyomacaan3570 Рік тому +2

    Walahi kasaan u dhimanayaa form gabiley somlindrs 👊👊👊❤❤❤❣❤❤💘

  • @abdirahmanmuse-wt6nc
    @abdirahmanmuse-wt6nc Рік тому +6

    Wlhi Somaliland hoyga fanka said ujeclahay 👑👑👑👑👑👑👑

  • @boqorbuurmadow-9777
    @boqorbuurmadow-9777 Рік тому +4

    Goblan iyo Ogaan ba geesaha ka joogoo
    Ciyaar ciyaar wax ku mid maaha ❤️

  • @hodanismail3992
    @hodanismail3992 Рік тому +6

    Fanaan qaran cabdikariin cali shaah💚💭♥️💪

  • @hanalander
    @hanalander Рік тому +27

    Beautiful and soul moving song! So proud to a Somalilander!

  • @-mohadmustafeyousuf
    @-mohadmustafeyousuf 2 місяці тому +1

    27/my 2024😢 cidi iga danbsysa wll iso duceeya Examki dawlada galayaye 😢❤

  • @boqorbuurmadow-9777
    @boqorbuurmadow-9777 Рік тому +19

    Geeyi nuura noo noqo iyo ubad gargaarshaba
    Guudkaan kaa huwanayaa gaaja tire ilaahay haka dhigo gabashana ka dheerow geyi nuura noo noqo iyo ubad gar gaarshaba
    🟩🟩🟩🟩🟩
    ⬜⬜★ ⬜⬜
    🟥🟥🟥🟥🟥

  • @dhigaygiimama1536
    @dhigaygiimama1536 Рік тому +4

    Fanan qaran ina cali shaah ❣🦁
    Guul somaliland❤🤍💚✊

  • @barkad2943
    @barkad2943 5 місяців тому +2

    Goblan iyo agoonba geesaha kajoogo lafa geesi iyo dhiig ayaan kugu gelbinayaa 😢

  • @lailaabdi5554
    @lailaabdi5554 Рік тому +3

    Masha allah alle ayaan ugu mahadnaqyaa
    Iig beeray dalkan iyo dadkan barakaysan
    Alle ha idin barakeeyo dadkii la iga beerow duriyadiyow
    Alle wadankeena nabada aynu haysano ha inoo siyaadiyo

  • @muxiidinmaxamed1112
    @muxiidinmaxamed1112 Рік тому +12

    Rooxaantii fanka is back 😍

  • @haboonabdirahman3561
    @haboonabdirahman3561 Рік тому +5

    Alxm ilaahayayga soomaalind iga dhigay🤲🤲❤

  • @hibohassan2205
    @hibohassan2205 Рік тому +5

    The legend cabdiakariin yre cadowkaa ka noolow wlll❤️❤️❤️

  • @mohamedosman68
    @mohamedosman68 Рік тому +23

    Legends waa cibadaysateen💚🤍❤ somaliland guul iyo nabad waarta❤🤍💚

  • @nazeem-px6le
    @nazeem-px6le Рік тому +5

    Goblan iyo agoonba geesaha ka joogoo lafa geesi iyo dhiig ayan kugu galbinyaa💚⚪️❤️

  • @asiaoomaar9656
    @asiaoomaar9656 Рік тому +16

    Somaliland dhiigayga ilhow guul waarta 💚⚪️❤️goblan iyo agoonba geesaha kaa taagan somaliland ha nolato ❤❤❤❤

  • @faisahdahir3711
    @faisahdahir3711 Рік тому +3

    Guudkaan kaaa huwanayaaa 🟢⚪🔴 waani jeclhy ddkygii from Galmudug😔🙏🏻

  • @ailover5719
    @ailover5719 5 місяців тому

    Heesaha Qaranka wa waxa xamsaad na galaya walahy ❤❤ ilahay Jamhuriyada barakysan Ee Somaliland noo daa❤ wuu xafid wuu ictarfka sii amen yarabi

  • @siciidsaleebaan-jy3og
    @siciidsaleebaan-jy3og Рік тому +20

    what a ammazing voice singer abdikariim ali maxamuud xuseen shaah

  • @zuumiahmed146
    @zuumiahmed146 11 місяців тому +3

    MAANTAAN dhegysanayaa Heestan 28.3.2023😢 Goblan iyo Agoon baa Geeshaha ka joogoo
    Lafo geesi iyo dhiig Ayaan kugu Galbinayaaa😢❤❤ my flag We Love you ❤❤❤

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer5876 Рік тому +3

    mnchlh Cadceed iyo cabdikariim Ragii Dalka lahaa heego♥️🔥

  • @xamdaumal2843
    @xamdaumal2843 Рік тому +2

    Lafo geesi iyo dhiig ayan kugu galbinqyaa wllhi anoo nagaa udiyaara inan nafta uhuro dalkeyga cadwoga soomaaliland waa bdn yhy 😥💪maalmo uu fuluhu shakiyo ayaa lamaryaa

  • @Uknownw
    @Uknownw Рік тому +2

    Hees iyo badh macanaaa heesdu adaa kawatttta fanankii hore uqaadaay inaba caadi maaha👏👋💚💬❤💯

  • @Anshax_Music
    @Anshax_Music Рік тому +3

    Cumaamadiisa mahYsan kRo ina cali shaah😍

  • @abdiwakiilfaysal4771
    @abdiwakiilfaysal4771 Рік тому +2

    Heesta bk aya ku cod macan c kariin laftiisu waa best fanan keep going dadkygii Somaliland ❤

  • @mohamedkamil9001
    @mohamedkamil9001 Рік тому +2

    Dad somaliland waxa ay wax ka bartan
    Wayihii soomaray lkn ku aaan waxba waqti iyo wacaal wax ka baran waa anaga
    Alle ha idin barakoyo walayal
    From galmudug

  • @abdilahikhalif6493
    @abdilahikhalif6493 Рік тому +5

    Reer abtigay guul iyo gobonimo from puntland ❤

  • @apdlleosman
    @apdlleosman Рік тому +3

    wow somlilnd &cabdikrin cali shah🎤 iyo cadceed 🎹🎸
    isaaaq powers 🥰💚💭❤

  • @maxamedjeesto
    @maxamedjeesto Рік тому +1

    Bedelkii bk fanan qaran wlhi kaas ayaan udhimanaya from buro guuuuuuuuuuuuuul soomaliland hajabo cadawgu

  • @maqrouknmaqroukn7506
    @maqrouknmaqroukn7506 Рік тому +1

    Maansha Allah Guudka Kaa Huwanaynaaa Gaaja tira iyo Gayi Nuura Noo Noqo Maansha Allah Calankeyga