DAYAX BAND - GODKA U GALAB IYAGA KU GUBAA - OFFICIAL VIDEO 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 сер 2024
  • Dayax Band
    Codka u Galab iyaga Ku Gubaa
    Ereyadii & Laxankii: Daaha Gaas
    Music: Furinle
    Afro Waqal Furinle Pro

КОМЕНТАРІ • 428

  • @xasanmaxamednuur-vd7qy
    @xasanmaxamednuur-vd7qy 10 місяців тому +6

    Wa gub somaliand wadin jclahay nolada jiro joga walikin from jubaland

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 10 місяців тому +57

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الله ❤💙💙❤

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 10 місяців тому +35

    Dhuuxii geesigaa
    Wad gudoomayoo
    Geeri Hoo Naf yidhi 🔥🦁
    DaaHa Abdi Gaas Abwanki qaranka ❤️

  • @mukhtarali8641
    @mukhtarali8641 10 місяців тому +56

    Walaal aqano Kuma ihi basle rabbi ha Kuu rumeeyo riyadaada ✊💚

    • @IdilRashiid
      @IdilRashiid 10 місяців тому +3

      Aamin wll qalbiga i holcaya iigu duce waxan tabanayo😭

    • @mahamedhure2952
      @mahamedhure2952 10 місяців тому

      Guul xisbiga wadanni oo salaan qiimo badan idiin soo driayy❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @farahidiris8134
      @farahidiris8134 10 місяців тому

      @@IdilRashiidilaahay haku sahlo wllo waxaad rabto iyado bilaa macsiya Aamin Alle qalbiga haku qabojiyo

    • @Africa569
      @Africa569 10 місяців тому

      Aamiin Aamiin wllo adna haku siiyo waxa jeceshahay

    • @mukhtarali8641
      @mukhtarali8641 10 місяців тому

      @@Africa569 mahdsanid suldan aamiin 🤲 dhamantan

  • @UgbaadBoon
    @UgbaadBoon 10 місяців тому +12

    ❤❤❤❤ soomaliland meelna kuma doorsadeen duunka❤🎉

  • @queenramla9683
    @queenramla9683 10 місяців тому +9

    Mashq allh wale duriyada muri haday tahay geesnimo abwanin ficil intaba haday somali tahay iyaga looga haray wlhi wan wata ani duriyada jamhuriyada barkaysan soomalind❤

    • @nimaohassan
      @nimaohassan 10 місяців тому

      Somaliland ciid aan ahaayn miyaa jirtaa qali

  • @user-np7zt2vs3o
    @user-np7zt2vs3o 10 місяців тому +2

    Dayan band muwaadiniin ciidankooda iyo calankooda garabtaagan guulaysta guul soomaaliland

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 10 місяців тому +11

    AAY hoboladaydii 🎉❤DAYAX BAND(( Usoo gadaado cadaw kama gaabsadaan godka uugaloba iyagaa kuguba))❤🦁🦁🦁🦁💚💭❤💚❤💭❤💚💚❤halyeeyadii qaranaka ciidankayagii allow idin dhowraan💚❤

  • @user-dp6dn1vb5z
    @user-dp6dn1vb5z 10 місяців тому +18

    Heesta 10M gaadhsiiya reer Somaliland ❤

    • @MuscabAbdalle-qw5yy
      @MuscabAbdalle-qw5yy 10 місяців тому

      Yaga 2 million dhamene 2 million ahayen 1 mid rer khatumo cunay 1 million ba haray

    • @dalaiblob5073
      @dalaiblob5073 10 місяців тому +1

      ​@@MuscabAbdalle-qw5yymaxad ka soo doontay ceebtaada oo udawanay wan idinlayabaa markad dawato ado neeceb

  • @kaltuunibraahim9781
    @kaltuunibraahim9781 10 місяців тому +7

    calankiyo gayiga gobtii wada lahayd kla goyn karan waa maya❤

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 10 місяців тому +3

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 guuuuul SLND guuuuul iyo gobanimo cadawga SLND ALLOOW jebi aaammiiin ALLOOW guuuuul SLND guuuuul 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @manan143
    @manan143 10 місяців тому +6

    Mashalah waxay cadayn utay huwan in rer soomaaliland gacanta is haystaan❤❤❤❤❤

  • @raxmacaday727
    @raxmacaday727 10 місяців тому +2

    Mash lah wlhi Wan ooyay ilhay ha ii dhawro qarankayga💚🤍❤

  • @mubarakmk1527
    @mubarakmk1527 10 місяців тому +11

    Marna qaranka how biqina ❤

  • @sharmakeofficial4254
    @sharmakeofficial4254 10 місяців тому +1

    Daha gaas. Abwan qaran ❤❤. Muxu. Cadow jabiye. Yahy. Dayax band. ❤❤❤. Geesiyo

  • @user-ij1wk2sg3t
    @user-ij1wk2sg3t 10 місяців тому +10

    ❤❤❤❤waw m.a guul iyo gobanimo inshal somaliland💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️🚀🚀🚀🚀🚀🚀🚀💪💪💪💪✅✈️

  • @ugbaadqalanjo1329
    @ugbaadqalanjo1329 10 місяців тому +17

    Faninti Qaranka ibadan heestan wan sugyney❤

  • @Maaal_ms
    @Maaal_ms 10 місяців тому +54

    Qarankaygi❤😊

  • @user-ge9qj2jw1c
    @user-ge9qj2jw1c 10 місяців тому +2

    YOnEz Corwn KaLiGaa BaaD Ku NOqoTee ULa DHaqan buLshaDa SiDiiH kuwiiH kaa Horeeyay GuuLaysOH wLL❤

    • @yonezcrown
      @yonezcrown 10 місяців тому +1

      Balan Weeye Wlal Haye Alayacisak 🙏🏻🫡

  • @kaabahamud1168
    @kaabahamud1168 10 місяців тому +6

    Dayax band ❤ iyo team waqal ❤🎉

  • @user-hz4ej8cw3c
    @user-hz4ej8cw3c 10 місяців тому +2

    Najmadaydiiih keep going sister 😢

  • @HoodoAhmed-oo9wr
    @HoodoAhmed-oo9wr 4 місяці тому

    Mash allah Ciidanka qaranka guuul iyo gabnamio 💚🤍❤️🦁🦁🦁🦁

  • @user-ri5fj3zf7d
    @user-ri5fj3zf7d 10 місяців тому +6

    Mashallh guul ❤❤soomaliland ❤

  • @HodoAyan-is4fw
    @HodoAyan-is4fw 10 місяців тому +1

    Guuuuuul gesyada qaranka ciidanka qaranka guuuuuuliso fananinta qaranka dayax band

  • @apdiqaniuthman
    @apdiqaniuthman 10 місяців тому +7

    Guul in sHa Allah QaranKa 💚🤍❤️

  • @shukrimahamed9278
    @shukrimahamed9278 10 місяців тому +4

    fanantayadi qaranka guulaysta 💚🤍❤️🩸💉✌️🙏

  • @Zr-Muparik_
    @Zr-Muparik_ 10 місяців тому +1

    Dayax Band Wanu Idiin Ognahay Garab istaaga Ad Qaranka U Muujisen thanks ❤❤❤❤

  • @maryamabdi632
    @maryamabdi632 10 місяців тому +3

    mansha mansha mansha soomaliland guul iyo gobanimo ciidanka qaranka ❤❤❤❤

  • @cabdifataaxcabdilaahi2920
    @cabdifataaxcabdilaahi2920 8 місяців тому +1

    Ilaahbaa garabtaagan cidkale uma baahna somaaliland

  • @crixiinmaxamud3654
    @crixiinmaxamud3654 10 місяців тому +6

    Reer Somaliland nolaaada 🙌

  • @aamiinmustafe2699
    @aamiinmustafe2699 10 місяців тому

    Jah my dhiiga iyagaa ku guba 🟢🟢⚪️⚪️🔴🔴🔫🔫🔫💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💯💯👏🏻👏🏻❤️❤️

  • @CadarBede
    @CadarBede 10 місяців тому +2

    Masha Allah wll Masha Allah ❤❤❤

  • @cabdicumar7919
    @cabdicumar7919 10 місяців тому

    Oof waa layaabay dayax band

  • @safasacha3223
    @safasacha3223 10 місяців тому +3

    M.a commet kama bixiyo lkn marka aan arko hees qarankayga ka hadlaysa ismaba kala garto 💪💪💪guul insha allh isaaq iyo soomaliland oo dhan 💪💪💪

  • @user-cg6tq6gh1t
    @user-cg6tq6gh1t 10 місяців тому +5

    Marna qaranka haw baqina❤

  • @CabdiAadan-ik7fo
    @CabdiAadan-ik7fo 10 місяців тому +4

    Guul insha allaah qaranka somalillaand

    • @faraxadan8717
      @faraxadan8717 10 місяців тому

      Guuuuuuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍💚💚💚💚🤍💚

  • @asmaahmedosman5525
    @asmaahmedosman5525 10 місяців тому +2

    Guul marwalba ciidankayga SOMALILAND 💚💭❤

  • @SafiyomohamedDahir-mq4rz
    @SafiyomohamedDahir-mq4rz 10 місяців тому

    Ayyyy heestayadii waa soo baxday SSC khaatumo guusha soo dhacsada 25/8/2023 xasuus

  • @user-uq9nq8jw1f
    @user-uq9nq8jw1f 10 місяців тому +2

    Ilaahaw haw naxariisto
    Mustafe saleebaan iyo liibaan daahir

  • @niciimacilmi-4597
    @niciimacilmi-4597 10 місяців тому +2

    makala marman qoriiga iyo heesto ha socoto howshu

  • @cukaazh_mohammed
    @cukaazh_mohammed 10 місяців тому +3

    𝗤𝗮𝗿𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗾𝗮𝗿𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗼𝘄 𝗱𝗵𝗼𝘄𝗿🎉❤

  • @sadamofficial4121
    @sadamofficial4121 10 місяців тому +7

    Soomaalilan Guulayso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mustafehadari8169
    @mustafehadari8169 10 місяців тому +2

    Ciidanka qaranka soomaliland guul🟥⬜️🟩🤴

  • @hamdaabdi9546
    @hamdaabdi9546 10 місяців тому +8

    Somaliland guuuuuul Mashalla geesiyo ciidanka qaranka 💓 ❤️ ♥️ 👌 ✨️ 😍 💓 ❤️

    • @aboume2828jmli
      @aboume2828jmli 10 місяців тому +1

      I love you too much of me as love ❤️ 😍 💖 ❣️ 💕 💘 ❤️ 😍 💖 ❣️ 💕 💘 ❤️ 😍 💖 ❣️ 💕 💘 am love with life 💖 ❤️ ♥️ 💙 💕 💗 💖 ❤️ ♥️ I love all of heman as well be good for 😱 😱 people ❤️ 💙 💖 the only way to be ❤️ in love with the best way ❤️ love to have a life an amazing life ❤️ I love ❤️ 😍 💖 ❣️ good to be with the best 👌 👍 😍 🥰 ☺️ love to be a fan ❤️ 💙 samtin to love ❤️ es that is great 👍 👌 ❤️

    • @aboume2828jmli
      @aboume2828jmli 10 місяців тому +1

      Ef and the only way to be so far away to get love ❤️ thanks I don't know what to say about life or how to be with no love 💔 🙃 😕 💯 🎶 🙂 💔 🙃 😕 💯 🎶 🙂 💔 🙃 😕 💯 🎶 🙂 💔 🙃 😕 💯 🎶 🙂 💔 🙃 😕 💯 🎶 🙂 💔 es oky is the only way to love 💖

  • @xafsamuuse807
    @xafsamuuse807 10 місяців тому +5

    Guul mar kasta qarankayga❤

  • @fadxxiiid1185
    @fadxxiiid1185 10 місяців тому +3

    Guul ciidanka somaliland goor walba guusha iyagaale❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @user-uw9jy7br1g
    @user-uw9jy7br1g 6 місяців тому

    Somaliand guul iyo gobnimo

  • @farxiyaali9663
    @farxiyaali9663 10 місяців тому +1

    Guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland

  • @nimcoabdimohammed536
    @nimcoabdimohammed536 10 місяців тому +3

    Mansha allh qarankaygii somalilabd guul markasta❤❤❤❤💚💚💚🤍🤍🤍🤍💪💪💪💪💪

  • @AbderzakSABRI
    @AbderzakSABRI 10 місяців тому +1

    ❤❤❤❤somaliland dadkaleh baa uhadhi

  • @HamzeWaziir-qg3lu
    @HamzeWaziir-qg3lu 10 місяців тому +1

    Iso raaca ciyaal ali zaki frest comment

  • @SamsamaxmedYuusuf
    @SamsamaxmedYuusuf 10 місяців тому +1

    Guul soomaliland l.a

  • @user-hb9mx8fp7m
    @user-hb9mx8fp7m 10 місяців тому +1

    Abwaan qaranka
    ereyadii daaha gaas
    Laxanka daaha gad
    Codka faniin
    Somaliland hanootato

  • @farhanhdhimbil4998
    @farhanhdhimbil4998 10 місяців тому +1

    Abwan daha gaas iyo dayax band❤

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz8228 10 місяців тому +4

    Mnshallah fanaanti qaranka 🎉❤

  • @ikraanismael8125
    @ikraanismael8125 8 місяців тому

    Dhiigaygii ❤somaliland 🎉

  • @SumayaSagal-cs2if
    @SumayaSagal-cs2if 10 місяців тому +2

    Masha allha guuul iyo gobanimo geesiyaasha qaranka insha allha ❤❤❤❤❤❤❤

  • @nazeem-px6le
    @nazeem-px6le 10 місяців тому +2

    Fananiinti qaranka landernimo🎉❤

  • @Ubaxbaashe
    @Ubaxbaashe 10 місяців тому +5

    Guuuul somalilan ❤❤❤❤

  • @user-qf2zo6pn4n
    @user-qf2zo6pn4n 5 місяців тому

    Najimanashaad juweeriyajanocalisakicabdijibaargacaliye❤❤❤❤😊✌🏻🤝🏽🦿👍🙏🙏

  • @munamuna3686
    @munamuna3686 10 місяців тому +3

    Mashallaah Mashallaah guul guul somalinad inshallah 💚🤲🏻🌹💪🥰😘👌✌️🙏❤️🌹🟢⚪️🔴

  • @xamdaismaacilxirsii7448
    @xamdaismaacilxirsii7448 10 місяців тому +1

    Soomliland soomliland guuul guuul

  • @user-qi1zm9yz9r
    @user-qi1zm9yz9r 10 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤ kama gaabsdan runwaaye soomlilna guulu ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hibbohappy1855
    @hibbohappy1855 10 місяців тому +3

    Calankygii iyo ciidan kaygii guul insha alllh❤

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 10 місяців тому +1

    Fananinteyda Qaranka nolada💚🤍❤💪🏻

  • @Samaale07
    @Samaale07 10 місяців тому +12

    Waan kaxumahay in qaranka ayado San dhan loo amanay 12 saac 120km lagaqabsado 😢😊

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 10 місяців тому +7

      xagee laga qabsadey xero laag qabsadey dagaalak ma aha in maalinkasta guulaysto ciidanak qaranka waa ka xoog roonyahey huwanta 8 bilod buu dhirbaaxey puntlanda 13 saano madax ka garaacyey hadan ciidnaka qarnaka ma baabin waa ciidnaaka walaahi ugu xoog badan somali oo dhan ee dhulbahntey ku dag dagi maayan wax rabaanin majeerteen is arkaan

    • @maajigallaf
      @maajigallaf 10 місяців тому

      ​@@abdullahiomarali5241Isasoo Adkeeya Harti baa Owner kaa ah😂

    • @israyusuf7503
      @israyusuf7503 10 місяців тому

      @@abdullahiomarali5241 geesi💚💭❤

    • @turkiosman9684
      @turkiosman9684 10 місяців тому +1

      FAANKA WAA U DHALATEEN.
      Madaxdiina ayaa nabadda baryeysa cabsi daradeed, shalayto odayaadii Buuhoodle ayaa lahaa nabad baanu qaadannay. Yoocada ayaa somaliland u balan ah.

    • @israyusuf7503
      @israyusuf7503 10 місяців тому

      @@turkiosman9684 😅😅😅😅waxa dhaca anuu kuuma sheegin yaraw faankuna waa kaan madaxa idinkaga taagan nahay muuse idinkaga qaylisiiyeee oo is kiin baray awalba maydin is aqoone is uruusada bal is warysta adoo ninaa inaa ii soo jawaabto waa kugu ceebe😅😅😅😅😅

  • @user-et6vj8vh1k
    @user-et6vj8vh1k 3 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤waan idin jclhy

  • @maaamoduhbaar1234
    @maaamoduhbaar1234 10 місяців тому +3

    Gobolada woqooy ee Somalia 🇸🇴 nabada qaran nimada aad bey ujecliyihiin ❤🇸🇴

    • @shacayb713
      @shacayb713 10 місяців тому +3

      Ader somaliland somalia kama tirsana somaliland wa dawlad gaara😂😂❤⚪💚✅

    • @zamzamyusuf407
      @zamzamyusuf407 10 місяців тому +2

      Adeer ha isku dhago hadlin adaa qarax ku noole somalind waa dad wada gob ah

    • @mariishcabdalla9614
      @mariishcabdalla9614 10 місяців тому +1

      Kaaalay kuso kala qabo deee hadey somali kamid thy

    • @maaamoduhbaar1234
      @maaamoduhbaar1234 10 місяців тому

      ​​@@shacayb713war qiyaali iskadaaya somalia 🇸🇴 waa mid

    • @maaamoduhbaar1234
      @maaamoduhbaar1234 10 місяців тому +1

      ​@@mariishcabdalla9614 Somalia 🇸🇴 waa mid riyada kakaca 33sano kujirtaane 😂

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 10 місяців тому

    Hambalyo 2.1million

  • @cabdifataaxcabdilaahi2920
    @cabdifataaxcabdilaahi2920 8 місяців тому

    Ciidan iyo cudud milatari rabibaa kumanaystay

  • @KHADARKHAN4165
    @KHADARKHAN4165 10 місяців тому +1

    Qaran wada gurmada

  • @user-gs7ck5gx2t
    @user-gs7ck5gx2t 10 місяців тому +6

    M.a qaranimo❤

  • @HoodoSagal-ho7kd
    @HoodoSagal-ho7kd 10 місяців тому +6

    ❤️❤️❤️❤️masha allah qarankayga somaliland

  • @wllgacameey4341
    @wllgacameey4341 10 місяців тому +3

    guul iyo gobanimo ❤somaliland

  • @sadiiqsaid3685
    @sadiiqsaid3685 10 місяців тому

    Soomaliya Guuul markasta
    Ssc Guul markasta

  • @ahmedabdi4729
    @ahmedabdi4729 10 місяців тому

    Qarankaygi. Niinki shalay galabsaday iyo ninku ka tagay. 😢😢

  • @safiajama2501
    @safiajama2501 10 місяців тому +4

    Masha Allah guul somailand ❤❤❤

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 10 місяців тому +2

    Masha allah gurmada wadagalo guuleheen lajiro guul somaliland dayab band noolada 💪👍👍💚🤍🤍❤

  • @Deeqfaarax1
    @Deeqfaarax1 10 місяців тому +11

    Hawanti searching and Delete 😂

  • @_inamahamutt
    @_inamahamutt 10 місяців тому +2

    Fanin qaran☺💪🏻

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 5 місяців тому

    Najma
    Juweeriya
    Abdifatax
    Abdijibar
    Ali
    Noolaada walaaladayow❤

  • @IdirisCismaan-ss1wr
    @IdirisCismaan-ss1wr 9 місяців тому

    Maasha allh weeyi xidiga

  • @yaasmiinmohamed9377
    @yaasmiinmohamed9377 10 місяців тому +1

    Manshllah qarankayga guuuuuuuul💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻🟢⚪️🔴🟢⚪️🔴

  • @user-xn8gs4fv2o
    @user-xn8gs4fv2o 10 місяців тому +4

    Somaliland guuuuuuul ❤❤❤❤❤

  • @Muhzinciise
    @Muhzinciise 10 місяців тому +1

    Najma nashaad qaniimo ahaan u qaata😢

  • @marwaancabdijamac1469
    @marwaancabdijamac1469 10 місяців тому

    Qaranka guul iyo gobanimo isaaq

  • @dequ6576
    @dequ6576 9 місяців тому

    waa gob Somaliland❤🟢⚪️🔴

  • @Jamalwarsame
    @Jamalwarsame 10 місяців тому

    Guul ciidanka Qaranka soomaaliland

  • @the-Ahmed85
    @the-Ahmed85 10 місяців тому +3

    Duriyadah❤❤

  • @SharmarkeMaxamud
    @SharmarkeMaxamud 10 місяців тому

    Gayigeena iyo
    Guudahaan dalkaba
    Geeshka dhawrayee
    Hurdo lagu gam.oow
    Goortii kastaba
    Guusha qaadatee
    Gala cadawga oo
    Gawracaa ku wada

  • @marwaancabdijamac1469
    @marwaancabdijamac1469 10 місяців тому

    Gaar ahaan ciidanka qaran dhiiga daadinayo guul guul iyo gobanimo

  • @user-xq8cq8ye6m
    @user-xq8cq8ye6m 10 місяців тому +3

    Guul dalkaygow💚🤍❤️

  • @mustafemaxamed3300
    @mustafemaxamed3300 10 місяців тому

    Maqrib iyo Miqraan
    Maqaadiirta Muqdisho
    Midhahayga u Muusanaabayaan
    Macbuud baan Ka Magansaday
    Madficii i Madhshay
    Maanta Ma hilmaansani
    Maalintaa mid garleh baan ahaa
    ❤❤❤❤❤🎉

  • @sahrasaeed6793
    @sahrasaeed6793 9 місяців тому

    Allow qarankayga idhowr😢😢😢🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤⚪⚪⚪⚪⚪🟢🟢🟢🟢🟢🟢🟢

  • @HoDan386
    @HoDan386 10 місяців тому +1

    Ciidanka qaranka Allah haydin xafido guulaysta ✊❤

  • @LadnaclahiLadnaclahinuur-ck6eb
    @LadnaclahiLadnaclahinuur-ck6eb 10 місяців тому +1

    qarankaygiih wan ini jecelnahay guul ciidankayagah

  • @ladychannel9199
    @ladychannel9199 10 місяців тому +2

    First comment ❤🎉

  • @user-rq9se7ih4t
    @user-rq9se7ih4t 10 місяців тому

    Guulaysta inzha allH

  • @skymedia3681
    @skymedia3681 10 місяців тому

    Dayax band iyo Ciidanka qarankaba Guul iyo Gobonimo meel kasta oo aad joogtaan.

  • @hamdakayseofficial2014
    @hamdakayseofficial2014 10 місяців тому

    Guul soomaalilnd