Kooxda Gaashaan | Damal La Hadhsado | Official Video 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 сер 2024
  • Kooxda Gaashaan
    Ereyada: Abwaan Halbeeg
    Laxanka: Cabdiweli
    Music:Furinle

КОМЕНТАРІ • 1,3 тис.

  • @mariahassan5125
    @mariahassan5125 4 роки тому +157

    Dhiigeni waligin hormarkina waan jecla hada kadibna waan jeclaa dona hadi lakala tago xita sinji waa maguran from hiiraan😍

    • @saidabdi73
      @saidabdi73 4 роки тому +7

      Mahadsani wall from gobolka saxiil somaliland

    • @mohamedismail8560
      @mohamedismail8560 4 роки тому +2

      Mnsha allah wll
      Reer hiiran ❤👈
      From Hargeysa cadeey ✋

    • @farook2498
      @farook2498 4 роки тому +3

      Beledweyne Allahow Biyaha Hareer Mari.
      Inantu qurux badana ma beer-lula dhashay. Salaan gubeed

    • @jamaalcabdi6547
      @jamaalcabdi6547 4 роки тому

      From burco waa runtaa walaal sinjiyada soomaali waa mijita jirina doonta lakiin aan is fahano hadaanu Kala go,no maaha waan is nacney ee waan isjecenahay

    • @user-zc6ig1ep9q
      @user-zc6ig1ep9q 4 роки тому

      Dadkaa kaa ilaasho meelkasta oo aykuu noolyihiin.mahad sanid walal qali

  • @idirismohamed4571
    @idirismohamed4571 4 роки тому +242

    Astaanta Jamuuriyada qaranka aragtideeda awgeeed hadaad ilmaysay like isaar alle jamuuuriyada barakaysan alle harakeeeyo.

    • @niniineima2834
      @niniineima2834 4 роки тому +2

      😥😥😥Ana la ilmeyeey markan arkey rabi ha ugu wado ya rab 🤲

    • @idirismohamed4571
      @idirismohamed4571 4 роки тому

      @@niniineima2834 aaaamiiiin wlo

    • @ikranyusuf2309
      @ikranyusuf2309 4 роки тому +1

      Wlhi wan iska ilmeeyaa hdan arko ciidanba somaliland

  • @sharmarkeahmed2932
    @sharmarkeahmed2932 4 роки тому +678

    Away muwadinindii reer somaliland plz like isaaraa vivaa somaliland

    • @barwaaqohassan6250
      @barwaaqohassan6250 4 роки тому +4

      Masha Allah dhulkaygii nabad waarta 💚💭❤️

    • @mursalmohamed9487
      @mursalmohamed9487 4 роки тому +2

      Woow masha ala ilaahow nabada iyo naxariistaada noosiyaadi

    • @FaadumoArdo
      @FaadumoArdo 4 роки тому +3

      sharmake ahmed please do the same anigan walaal iyo walaalahay Somalilanders ka ah subscribe walaalayaal my channel too

    • @sharmaarkexavi1466
      @sharmaarkexavi1466 4 роки тому +1

      @@barwaaqohassan6250 pppp

    • @zahrajama5530
      @zahrajama5530 4 роки тому

      Viva Somaliland dhul kayga hooyo💋❤

  • @amalcali5426
    @amalcali5426 4 роки тому +235

    🇮🇹❤Somaliland guul marwalba haboyaal io abtiyaal form puntland🇸🇱

  • @poqorsame_official
    @poqorsame_official 4 роки тому +321

    Somaliland salaan sare From jigjiga aar anaGu waan idin Tageerna Hore usocda

    • @asmaxusen5390
      @asmaxusen5390 4 роки тому +9

      Mahad sanid wllo aniguna sidokale wanidin jecelnahy ❤👏👌🙋‍♂️

    • @asmaxusen5390
      @asmaxusen5390 4 роки тому +6

      Mahad sanid wllo anaguna sidokale wan idin jecelnahy ❤👏🙋‍♂️

    • @hargeisawoodchanel3269
      @hargeisawoodchanel3269 4 роки тому +4

      Alle Hku karaameyo geesiyadii somaliyeed ayaa tihiin nolol waarta ayan idiin rajaynaynaa

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 4 роки тому +5

      Poqorsame Official Anaaga kula haalgemi doone naasuga huuno intan ictiraf heeleyno insha allah anaga mideyneyna anaga 5 tee somaliyeed miidba gooni uu ictirafeyne awaalba anaga iskukeneyne hada anaga 5 calaan iyo 5 dowladood oo Somalia sameyneyne ✅🎋✌️✅🎋✌️❤️

    • @faadumomohamed1710
      @faadumomohamed1710 4 роки тому +1

      Adiguna noolaw zxb

  • @hamziserjio1717
    @hamziserjio1717 4 роки тому +187

    Ma Home Land 💚🗯️♥️💯
    Dhulkan Ku Dhashay
    Kuna Barbaaray Allow Noo Hafid Abid 🤲🤲Somaliland

  • @nimcoheegoofficial8846
    @nimcoheegoofficial8846 4 роки тому +190

    Wlhii wlhii bilahii waan farxad ilmeyay cidankaygii alle haykiin daayo cadawgiin cagta hoostisa tukhsi igama dhuunto dagnaan igama heli karo

  • @capitanock43
    @capitanock43 4 роки тому +159

    Fankiina Waa Inaad Ku Difacnad qarankaa Markasan I
    Tageero Idin Mujinaynaa Sidaa Hantida Qaranka Bk 🌟❤

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 4 роки тому +224

    *Keep goin walaalaheenna Reer Soomaalikand* 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤
    *From Muqdisho* ☝️❤
    *Like ta ijgu Dhaji haddaad muuqaalkan shidan ka heshay*

  • @fartunomar5783
    @fartunomar5783 4 роки тому +178

    Hor mar wcn Somaliland walalo ayanu nahay hor markina wa hor markeyna from muqdisho cadey one love somali mohamed 💕💕💟💟💙💨

    • @aksomalivlogs4655
      @aksomalivlogs4655 4 роки тому +1

      thank you wll somaliland iyo somalia waa laba wadan oo walaala islmarkaana darisa hadaan fiicnaan lahaydaa haday reer somalia oo dhan qadiyadaas oo kale qaataan

    • @cxasanmaxamuudc1317
      @cxasanmaxamuudc1317 4 роки тому +1

      @@aksomalivlogs4655 wllo ina nahay waa aqonsanahay balse laba dal oo darisa ma ogin meel an ku kala noqonay hal wadan oo somalia la isku dhaho calamkuna uu sida u ogyahay aya aqonsanahay

    • @aksomalivlogs4655
      @aksomalivlogs4655 4 роки тому +2

      @@cxasanmaxamuudc1317 Horta marka waxaad ogaataa in aynu laba dawladood si toosa u kala madax baanan nahay anigoon caalamka aqoonsi ka haysan
      Hadana waxan leeyahay lacag ii gaara
      Ciidan ii gaara
      Madaxwayne ii gooniya
      Muddo 30 sanadood ahna jiray
      Hadii aad jiritankayga ii tix galin wayday oo aad ii aqoonsan wayday adigoo walaalkay ah taa macnaheedu inaanad i jeclayn
      Anagu hadaanu reer somaliland nahay somali meel walbay waanu jecelnahay wixii jiritaanka somaliland waxyrrlaynayana waan iska qabanaynaa

    • @cadceedmedia3900
      @cadceedmedia3900 4 роки тому +1

      @@aksomalivlogs4655 Subscribers isaar zhp hadaa Somaliland dhabkaa tahay❤

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 4 роки тому +1

      @@cxasanmaxamuudc1317 caalamku Taiwan bay China u aqoonsanyihiin calan iyo dawlad gooniya oon la aqoonsan weeyaan oo aduunka go to u maray wax u soo saarta Somalia xagay joogtay 26june 1960

  • @akaafikc5047
    @akaafikc5047 4 роки тому +158

    Keep going WALALAHEENA SOMALI LAND 🤝🤝🤝🤝🤝
    FROM SOMALIA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴

  • @abdullahicade7522
    @abdullahicade7522 4 роки тому +176

    Gabdhaha rer somaliland waa gabdho qurux badan alle ha deestee❤🔥

    • @mushtaqnaasir857
      @mushtaqnaasir857 4 роки тому +19

      Wiilashayda wax ku nahay walalo wlhi hadaney ragayagu jirin waxba manu ahaneen idin jecliyaa wiilashaydii 💪

    • @abdullahicade7522
      @abdullahicade7522 4 роки тому +12

      Gabdhaha rer somaliland meel walbo way ku fiican yihiin waa gob gob dhashay gobonimo waaa u dhalasho❤❤🔥

    • @4E_Official
      @4E_Official 4 роки тому +8

      @@mushtaqnaasir857 sidoo kale walaalo cidaan wax ku nahay waa idinka Raxmaanku ha noo kiin daayo walaal Qaali

    • @vp106cy4
      @vp106cy4 4 роки тому +3

      Waa loo dhashaa heroines iyo quruxda

    • @abdullahicade7522
      @abdullahicade7522 4 роки тому +2

      @@vp106cy4 qurux waa u dhalasho tasa been ahyn😍

  • @mohamedabdillahi1527
    @mohamedabdillahi1527 4 роки тому +551

    Qoodhin iyo xeradiin muwadin reer somaliland ah hadaadtahy like igu qabo❤💬💚

  • @macoeahmed1923
    @macoeahmed1923 3 роки тому +50

    Qofka Dareen Somalilander nimo u ilmeeya ogna Dhibka loo Soo maray.Fadlan hadii aad ilmo xalaal tahay like ha igala bakhaylin.YamYamta iyo Qadaadweyn tu way is taageeraan pls igu taageer dareenkaga oo like

    • @Cawo2523
      @Cawo2523 Рік тому +1

      Wlhi 😢 ilmada iga dhacda waxay qoysa dharkayga cadawgan dubtaayo dib u gurasho maba aqaan

  • @biletaakuleeye6493
    @biletaakuleeye6493 4 роки тому +90

    WAQAl WSTUDIO Cisi sharaf baanu idiin haynaaa hadaanu nahay shacabka somaliland 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @somalilandergeesi3747
    @somalilandergeesi3747 4 роки тому +881

    Reer somaliland oow 1000 k like oo keliya gaadhsiiya is muujiya

  • @burcaawitv8474
    @burcaawitv8474 4 роки тому +69

    Somalilad dal an jecelahay from to xamar💘

    • @ahmeddeeeq7820
      @ahmeddeeeq7820 4 роки тому +2

      Burcaawi tv beenaale 🤣🤣🤣 reer burcaad tahay

    • @burcaawitv8474
      @burcaawitv8474 4 роки тому +1

      @@ahmeddeeeq7820 😂😂ma varta bd iizo eegtay zhp subscribe igaga sii carar waa ku wataaye✋

    • @iamabdirahaman3694
      @iamabdirahaman3694 4 роки тому

      Wax taagero ah idinkama baahnin👋

  • @hibaaqheego5498
    @hibaaqheego5498 4 роки тому +89

    Qof iga nasiib badan ma jiro hadaan Somaliland ka dhashay waliba sarkaale i dhalay ciidanka qaranka alla haydin dhawaro sanad guuro wacan dhamaan ciidanka police si gaara Aabahay ayaan leeyhy hambalyo Aabo qali 💚💬❤

    • @alihassa2295
      @alihassa2295 4 роки тому +1

      Wll runtii waxaad tahay qof aad u nasiib badan madaama aad tahay muwaadin iyo dhashii geesiyada jamhuuriyada barakaysan ee somaliland.. alxamdulilaah dheh wll markasta aabaha iyo dhamaan cidamada waxaan u baryay caafimaad iyo cimridherer

  • @Anynomouslyyyher
    @Anynomouslyyyher 4 роки тому +76

    naftaN u bixin lahaa ciidanKaYgee
    balse lama awoodaayo..
    💚💚 *waqaL studio thank you wlal0* 😊

  • @naasirmuniir6103
    @naasirmuniir6103 4 роки тому +146

    Intii Qaranimada somaliland jecel Liketa dhac iskaga siiya waa bilaashe

  • @abdalajamaal
    @abdalajamaal 4 роки тому +132

    Waqal team 💪

  • @Mohamet-t5b
    @Mohamet-t5b 4 роки тому +64

    Somaliland😍😍😍😍♥waxaan jacaylahy wlhi inaan mar uun imaado

  • @akae5153
    @akae5153 4 роки тому +213

    Waa ceeb aniga oo Somaliland u dhashay aan dad kale Subscribe waydiisto.! dhac dhac kaga siiya imika

  • @Samira-js2gm
    @Samira-js2gm 4 роки тому +145

    Ilove somaliland from lascanod 🥰🥰🥰♥️

  • @abdirizackjr5714
    @abdirizackjr5714 4 роки тому +21

    soomaliland dhulkeygii hoyo
    from muqdisho🙏

  • @Hud___0
    @Hud___0 4 роки тому +34

    Masha allh illahay nabada haynoo siyaadiyo isha cadawgana haynaga duwo
    💚💭❤

  • @abokorahmed3288
    @abokorahmed3288 4 роки тому +33

    Ciidanka qaranka somaliland iyo kooxda gaashaan waan idinku faanaa ❤❤🥰

  • @Degan15
    @Degan15 4 роки тому +42

    Wuuuuuuuuw🥰CADOWGAN DUBTAA DIB U GURASHA MABA AQAAN🥰 my jiirkeygii from xamar jiroo jooga walaaladeen😘😘😘💉

    • @Degan15
      @Degan15 4 роки тому +5

      @roodo cabdi Naaya maxad igu caysay ilmo Afweyna tahay dhilo
      Naag dhalasho u baahan maahi Im Abgaal Hawiye ilmo irir samaale dadkan jeclanahay waa isaaq
      Balse adi kuma deeqdo dhaxdayada faqashtiyee

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 4 роки тому +1

      @@Degan15
      Walaal anaguna waanu ku jecelnahay from caasimadii somaliland hargeysa cadey ban ka soo salamaya . Walaalo 🖐🖐🖐💚

    • @axmadbosase7392
      @axmadbosase7392 4 роки тому +1

      @@Degan15 wallee indheer garadnimo iyo kalsooni ayaad kulmisay
      We love you from caasimada hargeysa dc

    • @Degan15
      @Degan15 4 роки тому +2

      @@Who_are_you900 😘😘🥰🥰waan kaa qaaday 💖gobtii

    • @Degan15
      @Degan15 4 роки тому +1

      @@axmadbosase7392 mahadsanid😘sada qurux💖🌹my dumashiyadey💉💓

  • @shakiibproduction
    @shakiibproduction 4 роки тому +26

    Masha allah kooxda
    Gashaan horay usocdaa.
    💯💯💯💯💯💯💯
    Dulmi la ima tababarin
    Darajada gaf uma xidhan
    Dan dansi Maba Aqaan
    💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @luckys.2287
    @luckys.2287 4 роки тому +63

    Our heroes❤.
    "Cadowgaan dubtaayoo"
    "Dib ugarasho ma aqaan"💪💪💪.
    Ka i docadoceeyayana
    Dab kucuna halkiisiyo
    Daad qaada baan ahay
    Dilka waan gayaayoo
    Deldelaada kamanaxo
    Difaacayga qarankana
    Diyaarban u ahayoo
    Duqsi igamadhuuntoo
    Dagnaan igamahelikaro.
    ILAAHAY kasokow geesiyadan dartood kuhurudnow ILAAHAY wax idindhiba idibmatuso❤💬💚😍😍😍😍
    💚💬❤ 4 ever.

  • @mahmedahmed7762
    @mahmedahmed7762 4 роки тому +15

    Ahmed wali ibrahim furinle
    Ninka heesaha qaranka ku suntan
    Big respect brother ♥️

  • @dhiblawetube7800
    @dhiblawetube7800 4 роки тому +22

    Somaliland wllhi cidan wngzan dad is jecel qalbiyo furan salana boqortoyo from walaladin mogadisho one love

  • @sharmapoi1043
    @sharmapoi1043 4 роки тому +86

    Plz Anaa Ugu Horeya Liketa ha ila dhaafin ❤❤❤❤❤

  • @kinghussein9075
    @kinghussein9075 4 роки тому +37

    McHa allH DaLkaYga HooYO IYo ciidankii Milatariga Alle Hanoo SiYaadiYo Nabada IYo Barwaaqada ☘️☁️❤️

  • @zathenaden2942
    @zathenaden2942 4 роки тому +29

    DURIYADII S/LAND ALAH HANOO DHOWRO DHULKAYAGA HOOYO❣ wixii /slnd iyo duriyada ah
    Like iizaara👍🏾

  • @hamdahassan227
    @hamdahassan227 4 роки тому +48

    Somaliland 💚💭❤ ALLAH nabad galyada ha inogu wado OnE LoVE♥️

  • @abdiaziizofficial9669
    @abdiaziizofficial9669 4 роки тому +137

    Walhi aad baan u jecelahay qaranimada somaliland salaan sare dhamaan shacab waynah reer somaliland froM addis__ababa
    #thankz___WaQaL__studio

  • @GULEIDD
    @GULEIDD 4 роки тому +33

    Raganimo wa lo dhasha VIVA SOMALILAND 💚 * ❤

  • @xamuudacayuun8421
    @xamuudacayuun8421 4 роки тому +74

    Mnsha allah ciidanka somaliland💚💭❤ isha cadowgu idinka dadan✊✊✊

  • @nemaabdi2240
    @nemaabdi2240 4 роки тому +84

    My Home somaliland 💚💭❤ilahayow isha Xun ka hay❤❤❤❤🙏🏾😢Quruxda day tala ManshaAllah wallhi waan u xisay 😢😢😢😢❤My Hargesa cadey and Burco qurux

    • @hamdamohamed1568
      @hamdamohamed1568 4 роки тому +1

      Masha Allllah my somaliland somaliland 👊👊👊

    • @nemaabdi2240
      @nemaabdi2240 4 роки тому +1

      @@hamdamohamed1568 ❤❤❤❤😢

  • @hamzefamuoz4936
    @hamzefamuoz4936 4 роки тому +32

    Heesaha qaranka wayn laxusaa inta igu raaxday💪✊

  • @sahramohmed2998
    @sahramohmed2998 4 роки тому +56

    SOMALILAND OO 100LK ISIISA IGA BADAN😍
    CIDANKA QARANKA LOVE KU AHAY WLHI😍

  • @abdihakimsulaiman4241
    @abdihakimsulaiman4241 4 роки тому +41

    Geesiya Somaliland Allaw Dhawr Somaliland hor balaaadhan baan idin Rajay naya Guulaysta Marwaliba cadawagiinana Unolada ❤❤❤

  • @zakihajji1960
    @zakihajji1960 4 роки тому +18

    Guushiina waa Guusheena Somaliland Sinjiga Somalinima Dadka ka Sareena from Muqdisho

  • @zaakirapdi9254
    @zaakirapdi9254 4 роки тому +89

    HaDaaD QaRanka SomaLiLanD JeceshaHaY Like❤

    • @ahmedofficial637
      @ahmedofficial637 4 роки тому

      Abdirahman Abdi wllo qli subscribe igu caawi wllo qli
      ua-cam.com/video/tbGSuZq6XuY/v-deo.html

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 4 роки тому +17

    Mansha allah
    Ciidanka Qaranka Somaliland
    Allow Idin Xafid oo Isha Doqonta Iyo ta Farmaajo Idinka Ilaali

  • @muniiralpa1343
    @muniiralpa1343 4 роки тому +29

    M.a Somaliland 🔥🔥🔥form jubaland 🤝👌🏻🎧🎧🎶🎶🎸🎹

  • @ridwaanhaji3054
    @ridwaanhaji3054 4 роки тому +25

    the army of my country
    Cadawgiin ma ciil baxo
    Reer somaliland like ta isku muujiya🥰

  • @SuadShALi
    @SuadShALi 4 роки тому +10

    Hablaha kooxda aad ayay u quruxbadan yihiin maansha allah, wilashuna sharaf ayaa ka muuqata

  • @anwaryare9850
    @anwaryare9850 4 роки тому +70

    Guull Somaliland
    Waqal studio warmar wacan
    igu salama mustafe saleban
    Anagu hadanahy reer jubbaland
    Aad ban ujecel nahay somaliland

    • @anwaryare9850
      @anwaryare9850 4 роки тому +2

      Somali tiktok guull wll wankugu cawin Aniga iyo kuwo badan ba

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 роки тому

      @@anwaryare9850 juballand dhawan way goosan rabtaaa baan maqlee maxa Ka jira

    • @anwaryare9850
      @anwaryare9850 4 роки тому

      Cabdi Maaweel insha Allah mar dhow jamuriyada barakeysan ee Somaliland ayaan la heshin donaa
      Gull somaliland

    • @idontcare6649
      @idontcare6649 4 роки тому +1

      @@cabdimawel1932 Halkee U Go"irabaan Ma iyagaba Meel Ay Ku. Go"aanbaa kuyaalaba reer Jubaland 😂😂😂😂

    • @idontcare6649
      @idontcare6649 4 роки тому +2

      @@anwaryare9850 Maya wll Waxba Hanagusoo Darsanina intaayada Nagu Filan Qarax Abateet Uma haynee Meeshiina Naga jooga Xaaarmanjo idin dhibay Waa idinka tagidoonaaye 😂😂😂😂

  • @armaanhajji8540
    @armaanhajji8540 4 роки тому +39

    Waxan ahay ree muqdisho lkn somaliland wlhi waa dad isu tashaday
    Guul ban idin rajeyn insha allah🔴

  • @zakin_m1391
    @zakin_m1391 4 роки тому +11

    Baryahan waa waayay heesihi noocan oo kale SL ❤️ Somalia iyo jabuuti iyo Kenya kuwa jooga iyo Itobiyaba waxanu nahay walaloh 😢😓❤️

  • @fartuuncabdi8758
    @fartuuncabdi8758 4 роки тому +16

    Masha allah reer hargeysa nolada from muqdisho

  • @najaaxyaasiin8893
    @najaaxyaasiin8893 4 роки тому +38

    Ciidanka qaranka somaliland waxaad tihiin xooga dalka la'aantiin habeen maanu ku seexaneyn, alle cadawgiin jabi, guuleysta ciidanka qaranka jamuuriyada barakeysan ee somliland

  • @masumchannel7624
    @masumchannel7624 4 роки тому +15

    Cabdi hani😍
    Cawale deeyr 🥰
    Cali zaki😍
    Sahra kiiin🚶🏼‍♀️❤️
    Najma nashaad 🚶🏼‍♀️😻
    Mom ubax 😍❤️

  • @kaletwiseman1
    @kaletwiseman1 4 роки тому +102

    My country somaliland hore u socda

    • @ahmedofficial637
      @ahmedofficial637 4 роки тому +2

      Khaalid wiseman wllo qli subscribe igu caawi wllo qli
      ua-cam.com/video/tbGSuZq6XuY/v-deo.html

  • @zuperzadri854
    @zuperzadri854 4 роки тому +22

    SOMALILAND ONE LOVE♥️❣

  • @hibaknuora486
    @hibaknuora486 4 роки тому +15

    Mash alllllllah sanad guurida 26 guurada ciidanka qaranka Somaliland alllow noo dhawr 💚💭♥️

  • @xakojr7782
    @xakojr7782 4 роки тому +8

    Ragganimadu maaaha wax la helo
    Eee waa karti ay ku dhaaftay qayrkeed somaliland love from British Colombia canada💕

  • @yousufelmi8629
    @yousufelmi8629 4 роки тому +11

    Masha allah walaalahay SOMALILAND
    from CAABUDWAAQ....keep on ...

  • @umumahamedxamze9949
    @umumahamedxamze9949 4 роки тому +9

    My Hame soomaliland dhulkan
    Ku dhashay kuna barbaray allow iidhawr ❤💭💚

  • @saidaadan1116
    @saidaadan1116 4 роки тому +6

    Waaaw Masha Allah jamhuriyadah barakeeysan waan idin jclhy wlhi from 🇸🇱

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 4 роки тому +9

    Haykali dowladniimo Mansha allah 🎋💯✅ waale laa isma xastiye ciidenke Wuu dhiseey Mansha allah 5 taa denbe naa waAn kugu rideyna

  • @badricolombia8628
    @badricolombia8628 4 роки тому +20

    Mashallah allow dhowr Somaliland 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹

  • @zuzukhaluud8464
    @zuzukhaluud8464 4 роки тому +19

    Ciidanka Somaliland wa jclahy😢😢💚💚❤❤❤

  • @najmamaxamed4493
    @najmamaxamed4493 4 роки тому +25

    my military 💕🔥

  • @amincabdixirsi4382
    @amincabdixirsi4382 4 роки тому +8

    hees aan jecelay inaan ku cesh ceshado alle haidin sharfo ciidanka somalilnd from goblka Daad madheedh 😘💕💕💕💕

  • @hodanali6996
    @hodanali6996 4 роки тому +20

    I love you so much somaliland from punt land reer abtiyaashay geesiyaal am proud of you alow idin dhowr

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 4 роки тому +16

    Damal la hadhsda tihin
    Darbi dhaxanta celiyiyo
    Dugsi lagu Go'aa tihin
    Monetary Somaliland Guuleysta💚💭❤️

  • @beerlulazulthan1463
    @beerlulazulthan1463 4 роки тому +17

    MZHAALLEH WLHI CIIDANKU WAA CIILTIRAYAAL ILHAW INOO BARAKEE😭😭😭😭😭🌎❤

  • @princesssawsan2048
    @princesssawsan2048 4 роки тому +9

    Wooow msha Allah dhashii wadnkaa inagaa difacaa cadowgaa❤❤❤❤❤👍💚💚💚❤❤❤❤🗯🗯🗯🗯❤💚💚💚💚

  • @mustafamuse4921
    @mustafamuse4921 3 роки тому +1

    Dhulka Somalida degto waxan ugu Jeclahay Somali state Djibouti Somaliland wa qoys iyo qaraabo faamiil weeyi Guul baan u rajeynaya Nabad galiyo horumar ku noolada Walaalhay

  • @galaydhmedia1855
    @galaydhmedia1855 4 роки тому +10

    Waqal studio io dhaman ciidanka qaranka Hanbalayo Guulaysta ❤🙏

  • @farhiyadiamond4821
    @farhiyadiamond4821 4 роки тому +12

    Mashallah cadawgeenu ma ciil baxo Somaliland guuul iyo gobanimo 😘😘😘😘😘😘😘dadkii layga beeray

  • @ismo.v.i.p
    @ismo.v.i.p 4 роки тому +29

    Mazha alah re somaliland ismujiya like

  • @hoodoimaan2111
    @hoodoimaan2111 4 роки тому +8

    daddkaygii mnshallah
    Alle haydiin daayo wlhi
    u xiisay duriyadeeydi xalsha
    Ahayd dugsi lagu gam Aan nahay
    mnsh Allah daddkygii
    ❤❤💋💋💋💋💋💋👑👑🙏🙏❤❤❤❤💋👑👑👑🙏🙏👑👑💋👸🍯🍯

  • @cabdiqadarcabdullhikabirow6438
    @cabdiqadarcabdullhikabirow6438 4 роки тому +22

    Masha allah waa wllheen wn ku frxsanhy blse Cadow ayey inoo heystaan rer somaliland lkn wxynu nhy garbahiina ee mhdsanidin.

    • @bilexaduuri8408
      @bilexaduuri8408 4 роки тому +7

      Wll cadawgu waa kuwa neceb jiritaanka iyo badqabka nabada somaliland ee si toosiyo si dadbanba ugu foogan jalaafayiinta, cuna-qabatynta iyo duminta dalka. Markaa somaliland waxay ku waa uga digaysaa isku dayga damacooga. Balse cidtoosaa kuma socoto sida somalia. anaguna waanu ku jecelnahy adiga wll mahadsanid

    • @garaadsame8430
      @garaadsame8430 4 роки тому +1

      Dad ka wixi xun ban neceb nhy cidna iska necbano adigu mid raac

    • @abdymohamud2874
      @abdymohamud2874 4 роки тому +2

      Qof walbo kaso horjeeda Somaliland jirtaankeeda iyo madax banaanideda wa cadow. Marka adigu is miisaan.

  • @hanabiliczan6658
    @hanabiliczan6658 4 роки тому +5

    Ani wxn ka helay intaY leyiHin ka i dodoceyana dab ku guba halkiziyO daad qadabaN ahay dilka wan gayaayO dal_dalaadaH kama naxO😚😚😚😚Nolol warta somalilanders

  • @mushtakibrahim1758
    @mushtakibrahim1758 4 роки тому +7

    Mashallah dhulkaygii hooyo Allahayow nabad igu geee.
    Nabada allaw u siyaadi.😍😍

  • @barwaqoabdi7494
    @barwaqoabdi7494 4 роки тому +8

    Wow Somaliland dhulkygii hooyo iyo fanantayadiii dalkeena💚💭❤️😍😘
    Najma nazhaad
    Zahra kiin
    Ali zaki
    Abdi hani
    Ubax faHmo
    💚💭❤️💪👈👑 iyo kooxdii kle ee qaranka m.allllh allow noo dhawr dhulkayaga hooyo💚💭❤️😍😍😍😍😍

  • @nimconouh9836
    @nimconouh9836 4 роки тому +15

    Dugzi lagu gamaa tihiin waqal studio iyo my country zomalilad hore u zocdah cadowgeenu down mar walbh ❤✨

  • @nanitaguure9379
    @nanitaguure9379 4 роки тому +9

    😢😢😭😢😭😢😭😭intan yaga haysano cadaw Kama baqno warwar la'aan ayan kuso kaca kma baqo qarax Iyo dil mjirto cid wx i geysanaysa ilahy moye 10ka ayan jmacadaha kaso baxna anago lugaynayna wlipa 1 1 qof ah cid ima so eegto wxklena iskapa daaah ilahy nakin siyay ayey mahdi U sugnaatay 😢😢😢😢😭😭😭😭😭allow nokiin dhWr allow somaliland ilaali allow nabada no ilaali alx alx alx

    • @dhulkagahooyo
      @dhulkagahooyo 4 роки тому +1

      Waa sidaas walaal geesinimada waa udhaalan aduunka marka laga reebo doqonta wadan walba wuxuu kaga jiraa difaac

    • @mohamedismail8560
      @mohamedismail8560 4 роки тому +1

      Mnsha allah alle haynogu wado wllo
      Mid kalana ogow wiilal agtooda aduunka dhan aad u tihiin oo iyagana idin ilashanaya inay jiran ogow ❤🙏👈

  • @xikmaawixuseen2688
    @xikmaawixuseen2688 4 роки тому +75

    SOMALILAN IS A COUNTRY BEAUTIFUL

    • @ramadanmedia7632
      @ramadanmedia7632 4 роки тому +2

      Wllo waad fiicantahay lkn qaab dhismeedka weedha iska sax .
      Sidan hoosena uqor
      #Somaliland is a beautiful country.

  • @anfachargeesawi9011
    @anfachargeesawi9011 4 роки тому +4

    Happy 18 may ❤🗯💚dadkeygii io abtiyalo wlhi ilinba iga timid
    From muqdisha 🙏🌹

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 4 роки тому +5

    Tearing my eyes 😭😭😭😭😭
    Wlhi #CIIDANKAN GELAYAA 🦁🦁🦁💪💪
    #LIKE______IISAAR RER #SOMALILAND
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayanabdihussein685
    @ayanabdihussein685 4 роки тому +6

    Wooow👏👏👏👏😍
    Eesh calaa hees wali waa geesi gaadh hayuhu ilaahoow idin xifti xiidanka qarankoow guulaysta abidkiin idinkaanu dad iyo dal nabada idinku nahaye 🇭🇺🇭🇺❤👏👏😍💉💯✅

  • @omaraweyzmoha8596
    @omaraweyzmoha8596 4 роки тому +11

    Jamhurada somali land salan sare from kismayo waa idin tageersaneyaa hore usoco

  • @azoummostaphe2763
    @azoummostaphe2763 4 роки тому +7

    Daandaansi manaqaan😍my blood country zomaliland💚💭❤

  • @abdirahmanfarah7268
    @abdirahmanfarah7268 4 роки тому +4

    Wow 🤩 wow wow wow
    Masha allah waan Idin jecelnahay
    Noolaada geesoyaasha qaranka
    Haybada noloshaad tihiin
    Hambalyo

  • @wardayusuf4132
    @wardayusuf4132 4 роки тому +18

    Walhi wan qiiroodey mi home land wan idin jecelhy

  • @ugbaadilkacasmomjecel7371
    @ugbaadilkacasmomjecel7371 4 роки тому +10

    Mzha alllh ulululululul dadkygiiiH guulayzTa ❤💓💋💔🔥😍😘 viva jamuuriyada barakaYzan Somalilnd ❤❤❤❤💪💪💪

  • @zuldanking5015
    @zuldanking5015 4 роки тому +2

    Jamhuriyada Barakesan ee somaliand salan sare from Turkey 🙏🙏

  • @wardamostaphe4962
    @wardamostaphe4962 4 роки тому +12

    Machallah Waa Duriyadi oo dhan❤️
    💚👀❤️

  • @hamdaq7
    @hamdaq7 4 роки тому +8

    MASHAALLAH MASHA ALLAH Wlhi this video made me emotionally SOOO PROUD DALKAYGA SOMALILAND..💖💋💕💖👍. ALLOW isha cadowga idinka duu. Amiin YA RAB!!!

  • @hodanitachannel3585
    @hodanitachannel3585 4 роки тому +2

    Damal la hadhaadan ahay darbi dhaxanta celiyo dugsi lagu gamaan ahayn wooow manshallah geesiyaasha qaranka somaliland walahi markan arko ciidankayga farxad ayan ilmeeya 💚❤️❤️

  • @richghost6004
    @richghost6004 4 роки тому +5

    Masha’allah allow dhowr ciidankayaga qaranka SOMALILAND.

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 4 роки тому +7

    Maansha Allah ciidanka qaranka Somaliland ilahay haydin xifidyo dhamaantiin💚🕊💝👏👏👍👍

  • @wali__1744
    @wali__1744 4 роки тому +16

    سلام عليكم و رحمة الله وبركاته
    اهنئي صومالي لاند حكومتاً و شعباً واليوم يوم قوات البرية واقولهم كل سنه وانتم اقوئ
    واقول للفنانين شكرا
    انا مواطن صومالي لاند افرح لمن اشوف جيشنا

  • @feedhomedia8152
    @feedhomedia8152 4 роки тому +8

    *Heesta midhaheeda ayaa fajaca* 😱

  • @dadkuuictirafkuhwaalay4246
    @dadkuuictirafkuhwaalay4246 4 роки тому +9

    DhiiiGan u shupaYa
    DalkaYGa wlhi
    Somaliland😘🚶‍♂️