Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Axmed mooge wuxuu ahaa nin dabeecad wanaagsan oo dadka la sheekaysta
Alle ha u naxariisto maytiida da
Dadka dhintay maa deyid niyoow illaahay oogabaq iska daah
Alla Necbiya Dadka Qabyaalada kudhaqmo sidda Maxamed farmaajo
Ninkan afsoomaali baanu aqoon malaa wuxuu u jeeday fanaaniinta afka gaaban ee xishoodka badan, wuxuu khalad u fahmay dabeecad xumo iyo xishood ama is ururin, fanaaniintii buu caayayaa leeyahay khamri bay cabbaan kkkk sheekhoow waxaagu waa hoo baaruud
Beenaleh Axmed Mogeh wuxu ahaa nin bulshaawi ah
Dadka dintay 20sano kahora iskadaf nin xun aya tahy😂😂😂
Dadkaan waa Public figure,nin waalan ayaa tahayee
Jamaljaan waxaa la dhihi jirey jamalo tuugtiyo cabtooydu gali jireen Qofka la dhaho Waa jamaljaan ama jamaljaanbuu galayna Waa qof la yidhi maandooriyaa qaatay sida ciyaal koolada Waa eray aflagaado ah goor qof gooni socod ah ama dabeecad kulul in loogu yeero uu noqdayna ma arkin mana kaa mudna fanaaniin waaweyn oo Aabayaal ah bulshada dhexdeedana xushmad ku leh inaa tiraahdo waxay ahaayeen jamaljaaniin
Sxb Maxamed Jaamac Joof.Jamal jaan bu ahaa
Waar gidigood waa reer Somaliland ee adigaa dabeecad xun oo cuqdad ka qaba reer Somaliland